QOF KA DUWAN DADKA NAFTAADA FARXADEEDA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Qof ka duwan dadka naftaada farxadeeda.
    naftaada oo aad dhistaa waa waxa kuugu weyn noloshaada, waana wada qofku uu ku farxad helo nolosha xaaladaha kugu wareegsan marna ha isu dhiibin.
    =======================================
    A video with subtitles by:
    AM Productions.
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 435

  • @aishamohamed1093
    @aishamohamed1093 Год назад +64

    Xanuunka aan caawa daremayo Ma ahan midla qiyasi karo wllhi😭😭ilahow sanadka cusub iiga dhig kii,aan noloshayda wax badan uqaban lahaa waad awodaye🤲🤲🤲🤲

    • @deeqonoor9939
      @deeqonoor9939 Год назад +22

      Asc byo. Runtii majecli inaaan comment qoro lkn anoo video ga daawanaya ayaan arkay qoraalkaaga waan kalaba labeeeyey xitaa inaan wax qoro balse Alle dartii baan kuugu soo qoray qoraalkan. Rabi dhib walboo ku haysta hakaa dulqaado walaalo. Hal arin baan kugula talinayaa abyo markasta saliga nabiga iyo istiqfaarta badso Rabina bari hubaal waad liibaani aduun iyo aakhiraba In shaa Allah.

    • @azammuqtaar5795
      @azammuqtaar5795 Год назад

      ​@@deeqonoor9939 😢😢😢

    • @user-cy1ey9wx2h
      @user-cy1ey9wx2h Год назад

      @@deeqonoor9939 waa talo fiican wllo waad mahad santhy jasakalahu khayr

    • @caashoxaji2758
      @caashoxaji2758 Год назад

      ​@@deeqonoor9939 😊

    • @user-sg5wp7xb4j
      @user-sg5wp7xb4j Год назад

      Sorry abayo makabexi maliun

  • @saafiaxmedali9895
    @saafiaxmedali9895 2 года назад +34

    Walahi albaab kasta waan ka quustay kii rabi moyee xanuun walaba iyo bahdilaad kasta wey ii heysataa si aan ugu fagado garanmaayo ilaa rabi iga feyado moyee ma lahi awood aan ka aheeyan oohin iyo alle bari

    • @hamdigelle4349
      @hamdigelle4349 2 года назад +4

      Haquusan malin waa kabaxee noloshada way isbadale wlll

    • @Mowliid2024
      @Mowliid2024 2 года назад +3

      Ha quuusan, si yar si yar uga bax nolosha

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 2 года назад +5

      Dad kulmida jooga ee wllo saliga nabiga scw badi insha allah kheeyr baa ku danbeeya Samir aniga nolasha somaray umalyn myo cid martay alxam dulilah samir

    • @jannogasho730
      @jannogasho730 Год назад

      Allaha ku caafiyo wll sabirkana Allaha ku adkeeyo

    • @abdirahmanmohamed3161
      @abdirahmanmohamed3161 5 месяцев назад +1

      Walaal Alle dhib kasta oo ku haysa Alle ha kaa dulqaado waxaa jira dad badan oo ka dhib badan baa jira baan filayaa hubaashii

  • @ahlaamcdey8851
    @ahlaamcdey8851 2 года назад +30

    Nafteyda wan ugafay lkn muqalkaan dhiri glin bn ka hely yaa allah icaawi🥺

    • @kingay0za125
      @kingay0za125 Год назад

      3bil baa laga joga is adkey bro✊

  • @asmamaxamud-nf8mz
    @asmamaxamud-nf8mz Год назад +8

    Isbadel iyo rajo fican ayaan lee yahay Allow isahal umurahaaga😢😢🤲🤲

  • @hafsaarab330
    @hafsaarab330 2 года назад +65

    Soo jeedin: codka aad qoraalka kor saartay sidaaan ku wad si ay uga faa’ideystaaan dadka aan wax maqlin oo wax aqrin karo mahadsanid.

    • @SaraAli-wm4og
      @SaraAli-wm4og 2 года назад +3

      Haaa kuwaan cmal jeclahy ani Is nkasto wax arag iyo maqal leyahy alxm.

    • @sayidclaahi
      @sayidclaahi Год назад

      ha wallhy waa sida inad qoralka dul saartid codkaaga ayaa faa iido weyn ah

    • @Mrwaryaa0
      @Mrwaryaa0 11 месяцев назад +1

      Fikir salima

  • @Sermin223
    @Sermin223 2 года назад +30

    Never ever give up waa run inan marayo nolol adag hada lkn waxan rajeynaya iney biri ka fiican tahay insha Allah 🤎

  • @HodanmohahajimuuseHodman
    @HodanmohahajimuuseHodman 10 месяцев назад +5

    Mar walbo waxan aamin sanahay inan gaadhi doono mesha an rabay
    Dhibka iyo wax walbo nolosha caqabadana an ka gudbi doono I.a🤲☝❤

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  10 месяцев назад +3

      Inta qofku ku dhismaa waa caqabadaha raaxada iyo barwaaqada waxba lagama barto dhibkaa wax ku bara runtii adkayso Alle kaasho waad gaari hana kala joojin dadaalka

    • @beastmode.4012
      @beastmode.4012 Месяц назад

      @@ayuubaxmedmedia😢

  • @hamdih9551
    @hamdih9551 Год назад +4

    Alhamdulilah video waxaan helay Sannad kithib laakiin never too late. Habaryar waxaad tahay Amazing gift that Allah has given us. may Allah protect you from evil eye and reward you with best life for this Duniya and put you in aakhiro Jannatul Firdous

  • @sumayosaciid5783
    @sumayosaciid5783 2 года назад +24

    "Maşallah Shukran Yaa akhii caziz
    Aad ayan ugu bahnaa Runtii dhirigilintaa wan kufarxay Sidaa igafarxisey Eebe Hakaga farxiyo "🙏

  • @fardowsocabdi5930
    @fardowsocabdi5930 Год назад +7

    Wakhti xadirkan an Dawanayo muqalkan culeyskan Daresmayo Allah una og dhic walbo nolosha markan firiyo inaan si murugonaayo unban Daremaya
    Fadlan iso duceeyo walaalayal😪

    • @aragsametheman6489
      @aragsametheman6489 Год назад

      Alle hakaa dulqaado Culayska wll

    • @abdinajiib4886
      @abdinajiib4886 Год назад

      Wlhi blhi aniga xitaa wn kula qabaa abyo walwal iyo murugo ayan daremayaa😢

    • @Faraxarts98
      @Faraxarts98 Год назад

      Ilahy waxaad jecshahay ha ku siiyo

  • @HanadAkOfficiall
    @HanadAkOfficiall 2 года назад +14

    Never give up wllhi muda lawa bil kahor aya xaalad xun gale balse Alx isma dhibin waaan sigte wllhi hada noloshi Hure nolol kfcn kujira wllhi

  • @missraajo70
    @missraajo70 2 года назад +22

    Snadkan ina isbadala rajeyna nafteyda 💔💔😭😭😭

    • @Mohamedaliahmed555
      @Mohamedaliahmed555 Год назад +1

      ma is BedesheY saxib 11bilood kahor bad dhahday wan is BedeLaYaa Ana mnta Goaan qaatay inan is BedeLo 11/11/2022

    • @foosirashiid5652
      @foosirashiid5652 Год назад

      Aniga

    • @zuhaip8551
      @zuhaip8551 Год назад

      Ma is badashey wllo🤷‍♂️

    • @ugbaadmaxamed4486
      @ugbaadmaxamed4486 10 месяцев назад

      @@Mohamedaliahmed555 maka dhamabaysay wllo

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 8 месяцев назад

      ​@@Mohamedaliahmed555isbadal ma heesa walaaal😢

  • @naimahassan7840
    @naimahassan7840 2 года назад +7

    Really marka xanun qalbiga ka dareemaysa wax kaliya ee aad jecelaysa wixi ku ilawsiin laha illahaw qalbiyada murugtada dareemaysa 😭 farxad noogu badal but I never give up I promise my self 💔

  • @mohamedamiin6830
    @mohamedamiin6830 Год назад +5

    the hardest year of my life,
    I will not give up next year and this month I will visit my post.
    I hope we will be better than this
    2023.aug 10.saacada 10:30
    Yaa allah make me strong😢

    • @Mocade123-dn2it
      @Mocade123-dn2it 8 месяцев назад

      Pro hada noloshaada makuu hagaagtay

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 2 года назад +12

    masha Allah macalinkayga Ayuub nolow intey nololi jirto ❤❤❤❤🦁✊

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 Год назад +4

    Anigah wll ayuubaw alxamdulilaah intaan dadaali karaayo wan dadaala naftyda xumaanta iyo iska raaxaysiga dhamaanteed wan u diiday sidaas ayn ku wadayaa ila inta ka dhimanaayo alle jidka xaqaa haina fawaajiyo aduunyadan wax dhex yaalo oo an wng ahyn ma jiro aduun yadan tacab iyo wax qabsi Aya laysku dhaafay❤

  • @yasircade4026
    @yasircade4026 Год назад +3

    I.a rabbiya talada sartay waxaa rajena sandkan ka dhimin 8 beri inoo inoqon dono sanad 2023 nafteyda wax badan kabadalo waxaan ku jiraa dagaal aad u weyn 🙏☝ waxaa rajena inaa soo noqdo sandka xiga anigo nafteyda wax ka badalay i.a😭🤲

  • @farhiyaabdiqaadir857
    @farhiyaabdiqaadir857 Год назад +2

    M.a wll ayuub wlhi waxa thy qof nolasha wax badan ka fahamsan anigana waxa ii thy dhiiri galiye mar wal oo aan dawado viodowyadaada waxaan dareema inaa ahy qof wili wax qabsan karo tnxs wll🥰

  • @nabiha270
    @nabiha270 2 года назад +3

    Masha Allah Caqliga saliimka Ilaahay wuxuu siiyaa qofkuu doona
    Waxaa maqli jirey caqliga kaa maqan walaalkaa buu ku jiraa
    Jzk khayran Waa Noo faaidey

    • @MaxamadYare-vi9yx
      @MaxamadYare-vi9yx 6 месяцев назад

      Ala muqaalkan Mar an bahana aya helay 😢

  • @fardowso.ibraahiim0129
    @fardowso.ibraahiim0129 9 месяцев назад +3

    QOFKII Fursad Shaqo Ubahan Ila So Hadal ❤❤❤

  • @ardocumar6779
    @ardocumar6779 2 года назад +6

    mashaallaah
    waxaad u tahay wehel muhiim ah oo uu weheshado qof kasta oo wehel u baahan. physiologically
    💚❤💚

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 2 года назад +9

    Qof aan go'aan lahayn waa qof aan fekerayn aniga halkaas ayaa ii taabatay deriska maanta Kan Ayn Ka qaatay wxn ku qoran doona buugayga .

  • @ubaxarahman829
    @ubaxarahman829 2 года назад +10

    Wlll ani qof miskiina ahy hadana dadka laygu saliday maalin walba bahdilaad ala hayow samirka I adkee

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 года назад +3

      ilaahay ka magan gal subax iyo galab shartooda samir badan Allaha ku siiyo

    • @maqzuumcade2221
      @maqzuumcade2221 2 года назад +3

      Allah kaa magan galiyo shartooda

    • @ubaxarahman829
      @ubaxarahman829 2 года назад +1

      Amiin wllky waxan niyada ku dhista vidoe

    • @Mowliid2024
      @Mowliid2024 2 года назад

      Badalo deegaanka aad kunooshahay, xataa intii muddaah

  • @raxmoilyaas5080
    @raxmoilyaas5080 2 года назад +4

    Masha allh abowe allha kaa awaal mariyo shaqa wanagsan baa noo haydaa

  • @abdiqaniabdiqadirmohamed7189
    @abdiqaniabdiqadirmohamed7189 2 года назад +9

    Every time be anew person because this is your dream and your life Never give up 🥰🥰

  • @user-el6be5ss3l
    @user-el6be5ss3l 2 месяца назад

    Maashaa'Allaah. Adeer, Allaha ku barakeeyo. Waxaad tahay dhiirrigeliye aad u wanaagsan oo codkiisu dhalaaliyo maskaxda daxalowday.

  • @alandeqsi4570
    @alandeqsi4570 Год назад +1

    Walhi wan jify lakn markan dawaday muqlkan waxan daremaa in waxbadn ey idhiman yihiin aana rajo leyahy ❤❤
    Allow intii jiifta So toosi😢❤❤

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz Месяц назад +1

    Wa run Ya Allah na karabkal la hawla wa la kuwati il bilAllah

  • @maryamaidaros6848
    @maryamaidaros6848 Год назад +10

    Thank you 🙏🏾 so much finally our community will understand and help there selfs

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 2 года назад +8

    Masha'Allaah. Thanks alot brother 🙏👍

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 Год назад +4

    Who watching 2023 this motivations

  • @lqjr7848
    @lqjr7848 2 года назад +6

    U always motivates me Keep going Walaalka weyn

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 2 года назад +90

    It's time to change...2022 will be my year insha Allah 💪

    • @cabdiraxmaansuliman8994
      @cabdiraxmaansuliman8994 2 года назад +8

      THAT IS NOT TRUE BRO YOU HAVE TO CHANGE YOUR LIFE A ATHAT MOMENT DONT EVERSAY I WILL CHANGE MY LIFE TOMMOROW OR NEXT YEARE BUT SAY I WILL CHANG MY LIFE NOWE AT THIS MOMENT

    • @zackhajji0000
      @zackhajji0000 Год назад +3

      Kwrn ma is dabashey quruxey

    • @siciidcabdiraxman7483
      @siciidcabdiraxman7483 Год назад +2

      @@zackhajji0000 mxa kaga jira abwanba laga hayey : ku mashquulka qayrka qorshe dhaama ba jira

    • @amaldahir405
      @amaldahir405 Год назад +2

      I.a guuleyso

    • @foosiyomaxamed8844
      @foosiyomaxamed8844 Год назад +2

      Maxaad iska bedeshay 2022 wee idlaatay maalmo yar baa kaharay is xisaabi bal

  • @adontiallah4202
    @adontiallah4202 2 года назад +1

    Wa haqiiq jasakumalahe ayub xalado adag ayan somaray anigo badwen dhaxda uga jiro badbaadada nafteda u istagay go anka an qatayna wa mid mira dhaliyey kuna faiday alxamdulahi Allah ayey mahad usugnatay

  • @nasracalixuseen444
    @nasracalixuseen444 Год назад +2

    Waa mahadsanatahay wllo saanoodhiira galisay waa balan inaan maanta wixii kadanbeeyo naftayda wax uqabto i.a ilaahay ajar hakaasiiyo

  • @halimamuhyadin7372
    @halimamuhyadin7372 2 года назад +2

    Sax wlh anigaa sas cml shaqo leyga soo bixiye hada allah ayaa ka rajeyna mid ka qayr badan midaa kasoo tagay insha allah.

  • @abdirisazqsalaad745
    @abdirisazqsalaad745 2 года назад +14

    Thank you for your encouragement🥰🥰🥰🥰

    • @maxamadshire9653
      @maxamadshire9653 Год назад

      Asc wall aniga malinwallba wallmakabaxo dhibato sanadkahoe igudhacdy ilahad kamasexdo waxy ighoristagtay waxkasto anqabsalahaa wall talo isii

  • @awilabdirizak5098
    @awilabdirizak5098 2 года назад +2

    Markasta oo aan daal dareemo wax soo beega halkaan dib ayaa u noqdaa anoo awood leh Mahadsanid abaal ayaan kuugu hayaa dhiirigalintaan qaaliga ah

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 года назад +4

    Dhal waxgarad walalkey ayuub axmed 💯💯👈

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Год назад +1

    Ilaheey haku xafido walal waxaaan daremaya in aan kalsoni ka helay hadaladada insha Allah dhiri galintada waan ubahna cawa wlhi

  • @jibrilabdalla6452
    @jibrilabdalla6452 2 года назад +82

    Never give up forever 💪

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 2 года назад

    Mawduuca iyo Tusaalaysha aad dul saartay ayan wax loodhigaba lahelayn jzkallahu khayr😍😍😍😍😍😍

  • @user-cn1em5fd3i
    @user-cn1em5fd3i 5 месяцев назад +1

    Nolol yahay adagi allow ii kaa fudeede
    Wn soo samaray wn kaga goay dadkaygi wn kaga safaray alla xanuun badana 😢 lkn alle ayaa jira alx😢😢😢😢

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 2 года назад +1

    mashalaah jasakalaahu kher ALAAHA ku xifdiyo hore u soco

  • @azoummoh3825
    @azoummoh3825 2 года назад +4

    Mocha allah alle haku xafido wlll Ana kugu soo horeyeyyy malaha 😎🤞🏻

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 2 года назад +2

    Thanks teacher with subtitles

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 2 года назад +1

    Absolutely 👍 👌 💯 aad iyo aaaaaaad aad umahadsantahay walaal qaali alah kuxafido

  • @hayaatmahamud4882
    @hayaatmahamud4882 2 года назад +2

    Abtiyo khatar baad tahay markasta oon ku dhagysto awood baan yeshtaa waad mahadsantay

  • @Suldaan438
    @Suldaan438 2 года назад +2

    I bleave you pro and I proud you You'r my favorite motivater

  • @XafsaCali-fx7rq
    @XafsaCali-fx7rq Год назад

    After 2yrs ago
    4.56 am insha allh waxan rajaynayaa isbadal weyn inaan sameeyo maanta la gabilaabo qoralkn xusuus ii noqon

  • @nasroaweys7726
    @nasroaweys7726 2 года назад +2

    Ustaaat+wall thnku dhiiragalintaaga
    Micna ween iigu fadhisaaa guulayso❤️

  • @BileBashiir-hy8sp
    @BileBashiir-hy8sp Год назад +9

    never try to be depressed ❤

    • @madiifoxasan1991
      @madiifoxasan1991 11 месяцев назад

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @madiifoxasan1991
      @madiifoxasan1991 11 месяцев назад

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
      😊😊😊😊😊😊😊l

  • @shuushuuabdalla3764
    @shuushuuabdalla3764 Год назад +1

    Ani qalbiga xanuun kadaremaya waxana ogaday dhibatada iheeso inee talefanka thy oo waqtigey ku lumiyo marba kabay oo ka maqnaa 4maalmood waxan dareemay nolol aan weligey dareemin waxan helay fardax talefanka markaa iska damiyey lkn waxee dhibatadii iigu soo laawatay markaan dib udaray talefanka hada waa haben dan ban kaleyahay talefanka i.a beri laga bilawo wan iska joojina taleefanka waxana ujeesana guusha nolosheyda io farxadeyda i.a

  • @aasiyoxassanaasiyo2671
    @aasiyoxassanaasiyo2671 2 года назад +1

    Maasha allaah allah ha ku xafido wll

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 года назад +2

    WALEE ANIGUU IGA HADLAA MOWDUUCAAN 😭😭😭😭😭

  • @iqbaalmohmet9246
    @iqbaalmohmet9246 2 года назад +25

    You're the best❤ wlhi

  • @user-dh9mp8vo4s
    @user-dh9mp8vo4s 28 дней назад

    Isoo duceeya asxabeey wllhi wxn daremaa niyad jab aad ah alow iga qaad culueskq😭😭😭😭

  • @balqisamohammadshacire288
    @balqisamohammadshacire288 2 года назад +2

    جزاك الله خيرا 👍

  • @ZOUBERIbrahim
    @ZOUBERIbrahim Год назад +1

    شكرن ياخي أخبرت كل شيء خقيق

  • @abdullahiaden9903
    @abdullahiaden9903 2 года назад +20

    Never give up💪

  • @abdirashiidmohmed5373
    @abdirashiidmohmed5373 2 года назад +2

    great words thanks pro for your encoaragement

  • @hibonuura9462
    @hibonuura9462 2 года назад +9

    ماشاء الله بارك الله فيك أخي العزيز

  • @abdoaar5888
    @abdoaar5888 3 месяца назад

    One of the best slmik chanis

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 2 года назад +2

    My fav channel ❤

  • @rahmahaji9797
    @rahmahaji9797 Год назад

    Masha allah walhi waxan ka helay dhiri galin

  • @cabidwasacdeefka3732
    @cabidwasacdeefka3732 Месяц назад

    maalina kasta Waan fikiraa Waan yraada saan ufikirya nolosha markaa na hore u soco idhaado Waxbaaa ihortaag magranyo wax ihotaan aqbada waynbaa ihysta noloshaa ciidhii igu noqothy Isooo duceeya Wll dhaamntii allha dartii

  • @sacduushxaji6384
    @sacduushxaji6384 Год назад

    Masha allh allah kuxafido wll wax badan ayad no faa idey say run tii mahad sanid allaha ku abaal gudo

  • @hamdushibraahim5381
    @hamdushibraahim5381 2 года назад

    Thanks wll ayuub qalbigeyga qaboo jisay allah hku xfdo akhii

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 2 года назад

    Masha Allh abowe mahadsanid jazakallaahu khayr wajasaa.

  • @mahamudahmed1965
    @mahamudahmed1965 2 года назад +1

    Mahadsanid wll hadaba xalad adagi kujiraa lkn dhar adegeda waleyahay owaxa amisanahay qadarka rabi subxana watacala aduyada hora ayey usocone omajiran wax did ulabanayo marka hora usoco takaltu calaah

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 года назад

      wllkay samir Allaha kaa bixiyo xaalada adag Alle bari Allaha dhibka kaa qaado dhamaanteen dhibka Allaha inaka qaado

    • @sahramuuse1782
      @sahramuuse1782 2 года назад

      @@ayuubaxmedmedia wlhi cajiib weeye

  • @SundusCadey-xe5io
    @SundusCadey-xe5io Год назад

    Isha allh isbedel aayan rajeynayaa isha allah

  • @yoniselmi8871
    @yoniselmi8871 2 года назад +2

    Really You have a way with words

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 Год назад +1

    Go. aankayga. isma. dhiibo. lkn. waxan. qaada. talaaba. kasto. hlka aankahelayo. horay. usocod. wixii. tagayna. casharbaan. uqaaraa

  • @cgf383
    @cgf383 2 года назад +7

    NeVer give uP!!!

  • @nasriinmire8991
    @nasriinmire8991 Год назад

    Anoo is dhibe oo niyad jabe ayaan hele muqalkan😢😢waxan rajeynaa inaan isbadalo

  • @khadarmuhumed3803
    @khadarmuhumed3803 Год назад

    Alle ku rumeeyah ma niyada Jabiyo 🥰😍

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 2 года назад +1

    M.a dear teacher good Motivation 🙏

  • @zhaymaabdi9129
    @zhaymaabdi9129 2 года назад

    Best RUclipsr wlhi wll mahadsanid dhiithalintad nala shere garaysay ✊

  • @kadijabule7801
    @kadijabule7801 2 года назад

    Ani ahaan hadaladaada aad ayeey isaameeyan thanks wllo

  • @aragsametheman6489
    @aragsametheman6489 Год назад +1

    Ilaahay hakaa abaal mariyo wll ❤

  • @ilhanadenilhan6122
    @ilhanadenilhan6122 2 года назад

    Ok teacher Masha Allah tabarak Allah cilmika Allah ki siyadiyo

  • @fahuuushdiamond8235
    @fahuuushdiamond8235 2 года назад +9

    Never give up🔥♥️

  • @maryanawessmaxamed4289
    @maryanawessmaxamed4289 2 года назад +2

    Respect my teacher

  • @deqosicid4033
    @deqosicid4033 Год назад

    Canantada sidii mida hoyadey ba uqataa thank you so much 💓

  • @XasanshireMaxamad
    @XasanshireMaxamad 2 месяца назад

    IlaaHow Hmigeyga iirumeyy🤲🏻😭😭

  • @Raage11
    @Raage11 2 года назад

    Ustaad💯💯 Repect allah haku xafido aduun iyo aqiro

  • @laylalaylaxasan8203
    @laylalaylaxasan8203 11 месяцев назад

    masha allah wll qali shukuran m.a hdlkn wax bdn kabrte

  • @safaamaxamuud7935
    @safaamaxamuud7935 2 года назад +1

    Jazakallaaah ustadii 🤴😘

  • @queenayaan4612
    @queenayaan4612 Год назад +1

    Waxn rajaynay in aan badalo nolosha aan hada ku jiro waxan rajaynay murugad i haysa in ilahay iga saro oo farxad igu badalo anig iyo inti murigaysan

  • @cumaraxmed4556
    @cumaraxmed4556 Год назад +2

    Ax wllkei mcn ilahy haku barakeeyo wanka xumahy waqtiga hore ina kula socon plse hada ayan kula socdaa tnx🙏

  • @abshirdhiirane-gr2cu
    @abshirdhiirane-gr2cu Год назад

    Ilaahow nolozhayda isbadal khayr qaba isii

  • @ameliarotina141
    @ameliarotina141 4 месяца назад

    VEDIO gaan Maanta ayuu I anfacay thanks😢

  • @ruweidawarsame9666
    @ruweidawarsame9666 2 года назад +5

    Asc

  • @maqzuumcade2221
    @maqzuumcade2221 2 года назад +1

    Masha allah wll ayuub waad mahadsantahy

  • @saskianuur6062
    @saskianuur6062 2 года назад

    Cariiri iyo culeys ban daremaya alxm alle baa mahaad iskale 🙏

  • @ubaxarahman829
    @ubaxarahman829 2 года назад +2

    Anaa ugu horeeya

  • @cabdikaafisteylka4944
    @cabdikaafisteylka4944 Год назад

    Thanks very much Ugaas sare.🎉🎉

  • @cadeisma1476
    @cadeisma1476 День назад +1

    Alxamdulillah akbar 🥰🥰

  • @aayanmodelofce4401
    @aayanmodelofce4401 2 года назад +3

    MASHA ALLLH shukran😘😘😘

  • @user-rq7to8xm7h
    @user-rq7to8xm7h Год назад

    يا استاذ جزاك الله خير برك الله إليه