JUWERIYA JANO HEESTA FILLOSOOF MUSIC VIDEO 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • Juweriya Jano, heesta fillosoof official music video music by Bulshaawi, ustaad Qaasim Macruuf,
    Erayada: Shevodinio
    Laxanka: Al Ustaad Qasiim
    Music: Bulshaawi
    Produced by Afro Waqal Furinle

Комментарии • 221

  • @wayel6515
    @wayel6515 5 лет назад +46

    Heesaha alle ha naga madooweyo

  • @alihaykal7439
    @alihaykal7439 5 лет назад +52

    Please maanta lambar kow ayaan ahay please guys like inta af soomaaliga ku hadasha thanks my dear 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍keep going waqal studio 😍😍😍😍👇👈👈👈

  • @batmanhassan7241
    @batmanhassan7241 5 лет назад +3

    Inantu codmacaaana. Dhoobadi habluhu wajiga marsanjireen ma marsana. Daadax.... Maasha allah qurux.

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 5 лет назад +12

    Gabdhaha somaliyed ad aye u qurxan yihin Marke diraca wataan 😍

    • @cawiyahadadweynaha
      @cawiyahadadweynaha 5 лет назад

      Waa make up

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 лет назад

      @@cawiyahadadweynaha kkkkkk gabar walbo Aya make.up marsato sanadkan lkn gabdhahena wxe kamid yihin gabdhaha ugu quruxda bdn qaarada africa ayaga iyo kuwa ethiopian ka inkato kuweena cayilka ku bdn yhy lkn so jiidasho qurux ddn aye leyhihin 😍💓😁

  • @Foosi_sky
    @Foosi_sky 5 лет назад +5

    Inanti ugu Horeysee magacayga Foosi ku heesta Allalyle heest Qarniga ❣️
    JaweriYa Jano Top ❣️

  • @maariyaismaildhashisomalil5417
    @maariyaismaildhashisomalil5417 5 лет назад +3

    First qofkii ugu horeyey ayan cawa noqday juweriya 👏👏

  • @ahmedfarah3998
    @ahmedfarah3998 5 лет назад +1

    Wah wah juweeriya gabadhii aan jeclaa . Nice song

  • @degentakhal8912
    @degentakhal8912 5 лет назад +2

    Mnsha allah quruxba ku dhan wa blia maykup ku dayda habllow

  • @miskiabdi7300
    @miskiabdi7300 5 лет назад +1

    🙆without Makeup challenge🙌Juweria your greatest friend is Confident gd jb Waqal studeo 👍👌

  • @AhmedQurbo
    @AhmedQurbo 5 лет назад +12

    Heesaha allle ha idinka modobeeyo dhamantiin ani iyo idinkapa cawa liketa igu qabta inanta ad aragtan isku xafado nahay somalay

  • @abdirashidelmi2438
    @abdirashidelmi2438 5 лет назад +1

    Hala hala juweyriya hees degan bulshawi u bartisi dhigey waqalna wa no so walwashey wad wada mahadsan tihiin

  • @ustaadsiciid6951
    @ustaadsiciid6951 5 лет назад +2

    Waaa markii igu horysay ee aan inanTa daawado Juweeriyo jano

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 5 лет назад +9

    Walahay fanaaniin badan ayay godkoodii biyo ugu soo galeen
    Amazing Voice

  • @dajiyainayaasin2533
    @dajiyainayaasin2533 5 лет назад +1

    Www juweeriya jano fanand Qaliya

  • @maanjama
    @maanjama 5 лет назад +2

    Waqalkii hantiYaY indhaha bulshada😘

  • @dheemanaragzan5003
    @dheemanaragzan5003 5 лет назад +2

    BoqoradaYdii Jano ilahow Janada ku gee gacalo💋💋💋💯

  • @exqalbitagay7334
    @exqalbitagay7334 4 года назад +5

    Lisma xaqire gabadhan cod macan ayuu illah ku maneesti hada Ayan magceda soo radi markan arki iyado abdirizak anshax hees laqadeso

  • @abdikenimohmmed173
    @abdikenimohmmed173 5 лет назад +1

    Hhhhhh
    Waa halkii axmed Zaki ku soo heesey
    Berbera in the house 🏡 love 😍 😘

  • @qaadirocali9433
    @qaadirocali9433 5 лет назад +1

    Farajka eebe wuu soodhaw yahay insha allh kurus hees wacan

  • @nasraabdikaninasra9160
    @nasraabdikaninasra9160 5 лет назад

    Woow anaa uhoreeya like igu sharfa caadi mhn juweriya jano

  • @khaalidofficial7092
    @khaalidofficial7092 5 лет назад +1

    Woooow erayada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100% muuqaalka 100%

  • @usaamekaastar905
    @usaamekaastar905 5 лет назад +14

    Qofkii ugu horeeyay ahay
    Like ta hayla dhaafin 😂😍😂

  • @barkhatismail1014
    @barkhatismail1014 5 лет назад +1

    Fanaanad waan iska taageera Mncha allah codka iyo muuqaalkuba,Intii gacan ka geysataba✋🏻❤️

  • @amerfarah77
    @amerfarah77 5 лет назад

    Xidigta xidigaha huweeriyo jano go forward wll
    Rag baa isugu tagay heestan maxamed abdilahi diriye bulshaawi
    Al ustaad qaasin macruuf
    Producers waqal

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 5 лет назад +3

    Berbera somaliland m.allah dalkaygu qurux badanaaa 🇮🇹🤗❤❤❤❤

  • @khaliduibnucanjexx2749
    @khaliduibnucanjexx2749 5 лет назад +1

    Juwriya jano madax
    Illhy dhigaa ugu sharaf badnow

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 5 лет назад

    gabadha aan is cadeen ee isku kalsoon quruxdeeda waa Jaweeria qurux Janno

  • @melaninqueen6891
    @melaninqueen6891 5 лет назад +1

    Axey axey jidhidhico aha inantu codkedna 🔥🔥🔥🔥🔥☺️

  • @dalmardeeqsimedia1536
    @dalmardeeqsimedia1536 5 лет назад +1

    Keep going jano 🙏🏼🙏🏼

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 5 лет назад +1

    Fanka codkaaga ayaad kujoogta lkn erayada haloo wanaajiyo marka kale👍👍like inta igu raaacsan👍

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 5 лет назад

      MUXIYE HAPPY
      Erayda Iyo Suuganta Culus ee heesta
      Iyo Qaafiyada Ay ka heesayso Way Adagta in heees lag curiyo
      Abwaan Abqari Ah un baa samaynkara

  • @mahamedfaroole8611
    @mahamedfaroole8611 5 лет назад

    Haa baan u hayaa wlhi fanaanad buuxda hore u soco

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 4 года назад

    Caadi maaha qoftaan top fanaanad

  • @إعلمفيالحولالعالم
    @إعلمفيالحولالعالم 5 лет назад +1

    Waqal iyo mustafa saleban sharaf ayaad ka mudan tinin somali weyn madax ayaad ii saran tiihiin guul guul sxbyaal

  • @dirisleabdi364
    @dirisleabdi364 5 лет назад

    Woow Xeebta Liido Inta Ka Heshay Like Saar

  • @xamdikicky7618
    @xamdikicky7618 5 лет назад

    Juweriya jano habo alle ha ii kaa daayo intay nololi jirto

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 лет назад +8

    #JUWERIYA#JANO muqal sHidan
    Jawi Qurxoon Fankii Duriyadu Xawlibuu Ku socda waynka #Somalillander Horaa Loo soconayaa

    • @mohamedabuabdulah5436
      @mohamedabuabdulah5436 5 лет назад +1

      Zanadkan Haloo daayo
      Duriyada iyada hogaamine

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 5 лет назад

      @@mohamedabuabdulah5436 Caynkaa weYi

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 5 лет назад

      @Mohamoud Ali Malayacni Qabyaalad baa maskaxda gashay Soomali siday iskugu soo dhawan lahayen ka shaqe intaad Awdalderland iyo buuqlandta hayso 🙄

  • @dalmardeeqsimedia1536
    @dalmardeeqsimedia1536 5 лет назад +2

    Wa gabdhi ugu horaysay ee iyada bila makeup ah hees duubta legend and skoor

  • @genyoabdi1881
    @genyoabdi1881 5 лет назад +1

    Waaw masha'allah muqaal qurux badan iyo meel qurux badan

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 лет назад +8

    Ragu kala fariidsanoo kala fiiro dheere,
    Ha ka faquuqun waayaha ruux uu faraqiisu madhan yahay

  • @ahmedjacayil8830
    @ahmedjacayil8830 5 лет назад +5

    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Musiga 100%
    Duubista 100%
    Codka 100%
    Quruxda 100%
    Jeclahy juweria isku xafad gali jirnay Burco malin dhawayd is dhahay inaanti la hadalo ilaba hadli waydy lkn hala mahe

  • @sni6554
    @sni6554 5 лет назад +1

    Caawa heesta ayaan kucel ceshanayaa sababtoo la iskama heeso sida gabadhan oo kale ayaa loo heesaa sida ay ujiidayso bal dhagaysta like isaara ayaad nagu wareeriseene Heesta dhuuxa gabadha codkeeda mnsh alah

    • @sni6554
      @sni6554 5 лет назад

      @@saadoabdi73 sida ay uqadayso wax laheli kari maaha wll

    • @sni6554
      @sni6554 5 лет назад

      @@saadoabdi73 haaheey aniga iyo adigaba isku meel ayaa la inaga hayaa ayaan umalaynayaa kkkkkkkkkkk

    • @sni6554
      @sni6554 5 лет назад

      @@saadoabdi73 haaheey aniga iyo adigaba isku meel ayaa la inaga hayaa ayaan umalaynayaa kkkkkkkkkkk

    • @sni6554
      @sni6554 5 лет назад

      @@saadoabdi73 alaha sakhiro kkkkkkkkkk

    • @sni6554
      @sni6554 5 лет назад

      @@saadoabdi73 insh alah qof qalbi wanaagsan ayaa tahay shugran walal sidoo kle

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 лет назад +3

    Naag wax badan og, sharafaa leedahay awoowo😆

  • @boqoradapuntland1250
    @boqoradapuntland1250 5 лет назад +1

    Qof somalilnd jooga oo suuniyuhu sa yihiin yaap maho🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

    • @Degaliah
      @Degaliah 5 лет назад +2

      Boqorada puntland FBI da maraykanka ku baahan madama aad inaanta sunahega firisay hana so marin

    • @boqoradapuntland1250
      @boqoradapuntland1250 5 лет назад

      @@Degaliah kkk wax kleba ma ana mesha uso galay heestey qadayso xata.ma fahmine wajigeda le i quseya

    • @Degaliah
      @Degaliah 5 лет назад +3

      Kkkkkk walahi yab inaantan anu quruxlay baan u arka at least she doesn’t has a fake face yacni bila makeup beautiful

  • @abdifitahkalif7462
    @abdifitahkalif7462 5 лет назад +1

    Qoftu quruxzanaa oo Cod mcnaa m.a Fanka ku bahaN Jaweria so dhawaw

  • @mahamudcalishiine3557
    @mahamudcalishiine3557 5 лет назад

    Muqaalku dhin dhin
    Yartu waa dhin dhin
    Erayadu waa dhin dhin
    Adiga daaawanayo kadalika 🤔🤔🤔🤔💘💘

    • @mahamudcalishiine3557
      @mahamudcalishiine3557 5 лет назад

      Comment ayaa really loo celiyaa miyaa maqashay qaabdaro don't make busy for me oky

    • @mahamudcalishiine3557
      @mahamudcalishiine3557 5 лет назад

      Hhhhhhhhh sxbw isku magacne weynu nhye maxaa igu heysataa
      Don't worry I'll tell you waye I'm staying

  • @flyboy516
    @flyboy516 5 лет назад +1

    I'm from oromia I liked somali music wooooow her song &about video edit real beautfull so keep it up sis

    • @guutaale
      @guutaale 4 года назад

      Do you mean Ethiopian who knows Oromia

  • @RahulDEV-vh2yq
    @RahulDEV-vh2yq 5 лет назад +2

    Wow dis song go 🔥 kp gin my sis

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 5 лет назад +2

    Wwww quruxbdn 💯🔥👏

  • @aaminasheikhnurmohamud2038
    @aaminasheikhnurmohamud2038 5 лет назад

    Soodaantii soomaliya weeye waqooyi

  • @elinmaxamed2027
    @elinmaxamed2027 5 лет назад

    Waqal studio keep going 👍

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 5 лет назад +1

    Stylka Barwaaqo weeyan markay salax carab la qaadayzo beerta lpxyada ee dharka cas inta hlkaa ka eegtay labiska juweeriya like igu qabta farakhdaaaaay

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 5 лет назад +3

    Top song juweeriya janno

  • @sni6554
    @sni6554 5 лет назад +1

    Cod fadhiyaa ayey leedahay WAAAW si ay umiisamaysaa heesta

  • @hamseabdi8464
    @hamseabdi8464 5 лет назад

    Waaaw bilaa makeup juweeriya qrxdiii hablaha hore u soco

  • @queenbintiahmed136
    @queenbintiahmed136 5 лет назад

    Beautiful meesha ma shalaanbood baa qurxanaa

  • @maxamedsiciidbrs1682
    @maxamedsiciidbrs1682 5 лет назад

    Mnsha allah quruxda adunka 😘😍

  • @alfanaansuperdayaxdalnursh811
    @alfanaansuperdayaxdalnursh811 5 лет назад +13

    walal yalow waligey maka helin inta 100K like bal manta igu sharfa please 👈🙏

  • @Baarilyricssomali
    @Baarilyricssomali 5 лет назад

    Waqal WStudío
    SHAQO WACAN

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 5 лет назад +11

    Janno
    Form burco
    Village october

    • @Sumaya_iran
      @Sumaya_iran 5 лет назад +1

      khadar media &vlogs sas miya

  • @BalanbalisStudioPato
    @BalanbalisStudioPato 5 лет назад

    Waw inaba caadi ma ahan masha alaaah

  • @18maychannel23
    @18maychannel23 5 лет назад +4

    Waw codmacaanaa inantu fananad somaliyeed halkay kunoshahay yartu kolay waa hoygii fanka hargeisa. Plz subscribe ta iigu kudhufta somaliyeey

  • @cishqilyrics
    @cishqilyrics 5 лет назад +1

    #WAQAL #STUDIO HORAN USHEGAY INU HATIF KA AFRIKA YAHAY WLHI MIDH SHUCAACI KUMA JIRO MUQALKA INANTA WAY KA DHEX SAREENBA WOOW😍

  • @championlover7794
    @championlover7794 5 лет назад

    Mansha Allh Juweeriya inbti intaan quruxdaada daawanayay ayay heestiiba i dhaaftay , alla hablaheenu bilaa make up wax kaga qurux badan haday ogaan lahaayeen raggu inuu ugu jecelyahay dumarka markay bilaa make up yihiin kharash badan baa u dhigmi lahaa , wllhi inantan Juweeriya waa Dhamays haweenoo Dhex yarideeda madagta luqunteeda dhabiga ah dhaayihii jaleeca dhibaatada halmaame ❤️

  • @Mgl22-p2h
    @Mgl22-p2h 5 лет назад +21

    *makeup* la'aan weeye gabadho wa waxa iso jiitay

  • @cabdiraxmaancabdirisaaq3849
    @cabdiraxmaancabdirisaaq3849 5 лет назад

    Nice song first commont

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 5 лет назад +3

    Heestani Waa Heesti Ugu Murtita Cuslayada sanadkan

  • @hafzaahmed995
    @hafzaahmed995 5 лет назад +2

    Heesta duubista gabadha waxuba WA kaalay iska arag

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal6408 5 лет назад +2

    Juweeriya jano wax yaro wacan isku kalsob oo dagan io muqal shidan

  • @hodmanfaahiye8162
    @hodmanfaahiye8162 5 лет назад

    Wooow.hestan intan dawaday tiro maleh

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 5 лет назад

    Proppa song ! Waqal good job bro ! Gubataa🔥🔥🔥

  • @mubaarikabdlaah3036
    @mubaarikabdlaah3036 5 лет назад

    Woow jaweeriya fooljan dhaxmare walashii

  • @cabdallebeehanmustafe9230
    @cabdallebeehanmustafe9230 5 лет назад

    Pls ana number two ahy 😇😀😅😅😅😅

  • @haachideeq1168
    @haachideeq1168 5 лет назад

    Islaamihii sabta karin jiray ayaa so hesay

  • @schakadx324
    @schakadx324 5 лет назад +8

    waqal clipyada uu duubo caadi maah. saxarahan baan ku haystaa wxn filayaa inuu ku yaal xeebta Gobalka saaxil🔥

  • @dhaweedmohamed8755
    @dhaweedmohamed8755 5 лет назад +1

    Bulshaawi qumay'ga Music on th3 #Beat

  • @feedhomedia8152
    @feedhomedia8152 5 лет назад +1

    Nice Base #juweria😍😘

  • @fardusali781
    @fardusali781 5 лет назад

    Woooow👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @somalichess9140
    @somalichess9140 5 лет назад +1

    Juweria gabadh yar oo fanka mustaqbal ku leh

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 года назад

      @Mohamoud Ali meelwalba sawjaadi baad la tagatahe naga amus madhaxlayahaw😀

  • @cnasirudhis7401
    @cnasirudhis7401 5 лет назад

    juweeriya jano wan.Ka haynaa

  • @dalxamedia5769
    @dalxamedia5769 5 лет назад +1

    Waqal alla maxaad fankii somaliyeed
    Kor u qaaday

  • @Maajidgamer
    @Maajidgamer 5 лет назад

    Firs

  • @fahmaabdiazizhzzn6027
    @fahmaabdiazizhzzn6027 5 лет назад

    juweria jano😍😍😍

  • @shinbir_Hussein
    @shinbir_Hussein 5 лет назад

    🥁 Sahara desert fanaanada Reer Libya 😁😁😁🤩

  • @dalxamedia5769
    @dalxamedia5769 5 лет назад

    Waqal production

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 лет назад +6

    Bilaa Make-up 😂😂
    Gabadh Kalsooni isku qabta weeyi
    Xiligan Cartoon ayay u eegaan lahayd😂

  • @myth_1013
    @myth_1013 5 лет назад

    Abyo I love 💟💟💌 you and you video🎥🎥

  • @mahamedfaroole8611
    @mahamedfaroole8611 5 лет назад +4

    Ereyada 100
    Laxanka100
    Codka100
    Duubista100

  • @nimcomohamed7209
    @nimcomohamed7209 5 лет назад +1

    juweriya janno nolow xbtti

  • @aalkafilms5898
    @aalkafilms5898 5 лет назад +1

    Heestan waxa sameyey nin hada isla joogno qisada heestane waxay ku imadey asiga iyo walashiis asaga waxa ujoiga gariiga ayadane mareykanka xooga waxay uga faantey lacag iyo mareykan aan jooga hada mudo 2 sano islama hadlin rag wa kii jabo allow inta waqtiga xun ku jirto kasaar

  • @ashlicadesingam2270
    @ashlicadesingam2270 5 лет назад

    Masha Allah ilaahow daa

  • @WaqalmusicProduction
    @WaqalmusicProduction 5 лет назад +8

    Mansha allag zxpyal shaqo wacaan ayaad qabteen

    • @sagalb9780
      @sagalb9780 5 лет назад

      Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww juweeriya jano waxsaa hees la yidhaah dareen midhan ragu kala fariisdsane kala fiira dheere waa runteed nin fariida oo fiiro dheer aallh ha nagu soo hagaajiyo

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 5 лет назад

    Waan kuhaystaa heesta

  • @mukhtaarhusseinaden619
    @mukhtaarhusseinaden619 5 лет назад +2

    Hablaha duriyadu waxay filkood ku dhaafeen asturnaanta sharaf iyo cisibaaad leediin ilaadhada q
    Dhaqanka iyo diintaba hablaha kale somaliyaadna waxan layahay is astura markaad wax matalisaan

  • @Guuleit19
    @Guuleit19 5 лет назад

    First ✊🏽

  • @FAAD21
    @FAAD21 Год назад

    Nice song

  • @Garaadka143
    @Garaadka143 5 лет назад

    I'M the first person first view

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 5 лет назад

    Somalilanders alow daa

  • @oomaarbarbarofficial1098
    @oomaarbarbarofficial1098 5 лет назад +5

    Wax kale walahi 💥💥💥 #Subscribe Hala dhaafin ...

  • @iqrajapriljr5909
    @iqrajapriljr5909 5 лет назад

    Waaaw😍❤😘

  • @kamalofficial6057
    @kamalofficial6057 5 лет назад

    Waqal pro keep going