Sheeq waa waajib waana ka qaybqaadaneynaa ee Allah ha ka dulqaado xasuuqa ku socdo walaalaha falastiin aamiin anaga Allah sadaqadaas hanoogu badbaadiyo dalkeena iyo oowlaadeena umada soomaaliyeed aamiin
15:38 😢 ilaahow indhaheena ma ku arki doonaa intaan nool nahay qasa oo xorowdoy oo aan masjidul aqsaa aan saalad ku tukano idanka ilaahay ma foga lakin nafta yar inay nala gaareyso ma ogin ilaahow raali ahaanshahaga iyo nabad iyo caafimaad nagu gaarsii aamiin
Allaahu akbar allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meelwalba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee allah hanagu sugo xaqa aamiin allah ha u maciino hana u gargaaro shacabka falastiin aamiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalah xamaas aamiin
Sheekh Somalinimo in wax lagu aruriyo aya kawanaagsan qabiilka, iska daa qabiil wax haku arurinin hadii kale meelkale ayay nala galeysa, kheer Allaha kusiyo Somalinimada aan ugu gurmano walalaheen tasaa naga badan waa jibkeenanna saas aan ugudano
War qabiil ceeb ma ahan ee qabyaalad ayaa daran qabiil waa waxa Somali ku dhisanthy xuduudaha waxaa difaaca dadka degan lkn haddii qabiil faan iyo qabyaaleysi loo adeegsado waa qurun
insha allah In aan garab istaagno walaleheena reer Falaastiin. Waxan diyaar unahay in aan ku waacino Naaf iyo Maal insha allah. in u allah sadaqaan aan walalehena aan siinaayno in uu Allah dhibaatada shacabka somalida ka qaado. Walalayaal Sadaqada aad bixineeyso adiga ayaay ku canfici. Marka faidada sadaqada aay ledahay waxyar ma ahaan. Meesha ogu fiicaan ee Naf iyo Maal lagu bixiyoona waa tan oo kale. insha Allah aan ka wada faaideeysano.
Sheeq waa waajib waana ka qaybqaadaneynaa ee Allah ha ka dulqaado xasuuqa ku socdo walaalaha falastiin aamiin anaga Allah sadaqadaas hanoogu badbaadiyo dalkeena iyo oowlaadeena umada soomaaliyeed aamiin
ALAAHU AKBAR - ILAAHAY MASIIBO WEYN HA KU RIDO yuhuuda & inta la jirta AAMIIN - FALASTIINA ILAAHOW GUUSHA SII AAMIIN .
SHEEKH CABDI XAYI - ILAAHAY XASANAADKA HA U BADIYO AAMIIN
SHIIKH CABDI XAYI, (ALLE) ADUUNKA IYO AAKHIRABO, JANNO HAKAAGA DHIGO, AMIIN, MAASHA ALLAAH SI GOBONIMO AH AYAA U HADASHAY.❤❤❤
Alle cimriga ha kuu dheereeyo shiikh
alaha kubarakeeyo sheikh
masha allah ale haku barakeeyo
Jazaakallaah kheer sheekh cabdixayi
Waa ruun sheekh cabdi xayi
Shacabka soomaali waa dad fican oo qalbi fican ee siyaasiyinka iyo xalane ayaa dhibtey dadka soomaalida Allah ayaa naga qaadikaro chapter 7 oo qaramada midowga oo caruur yar naga dhigtey oo isma maa molikaran ayaa ladhahey Allah ayaa mahad leh
15:38 😢 ilaahow indhaheena ma ku arki doonaa intaan nool nahay qasa oo xorowdoy oo aan masjidul aqsaa aan saalad ku tukano idanka ilaahay ma foga lakin nafta yar inay nala gaareyso ma ogin ilaahow raali ahaanshahaga iyo nabad iyo caafimaad nagu gaarsii aamiin
Mashalah tabarakalah ilahay hadin barakeyo culimadena ilahay hano xafido
MASHA ALLAH
(Sheikh abdi xayi)
allaha haku xafido
aduun iyo aakhiraba
jazaa'kumullah khayr
❤❤❤❤❤
Illahayow ku barakee sheekhena sheikh Abdi xay ameen yarabi
Walaheen alle guul waarta ha siiyo
Alllu akbaar ❤❤❤❤
Masha alh sh c/cadi xaji
Maa shaa Allaah allahakuxifdiyo sh,c, xayi
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخنا الفاضل
FALASTIIN HADEY SOOMAALI
DARIS LA AHAN LA HEYN
SIDAAS LOOMA DULEYSTEEN
WAXAY HELI LAHAAYEEN GARAB
🇯🇴🇯🇴🇯🇴❤❤❤❤❤✌✌✌✌☝☝☝💪💪💪
Allaahu akbar allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meelwalba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee allah hanagu sugo xaqa aamiin allah ha u maciino hana u gargaaro shacabka falastiin aamiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalah xamaas aamiin
Masha Allah
Takbir Allahu Akbar
Allahu Akbar kabiira
Mashallah tabarakallah sheekh c/xayi Allah yu barariik❤❤❤❤❤
Allahu akbar Allahayow khayrka nagaransii
Allah akbar 🇵🇸🇵🇸🇵🇸✅
Scw
Allahu akbar alxm Naxnaa Soomaali 🇸🇴👈
Allaahu akbar
Shiikj cabdi xayi waa i deeqday shiikhnimadaada ilaaheyna ha kaa aqbalo wanaajinta falastiin
Allah Akbar Allah Akbar
Aammiin yarabi
Yaaaaa rabi
Amin
Sheikh Xageen kusodirnaa wixii illaahay nosodhiibo❤❤free free Palestine
Mashalh allay yaxfadak shek mudo ad ufog kula socda
SHEIKH KHEYR ALLAHA KUSIIYYEE SOOMAALIDA KENYA JOOGA SIDEEY UHELIKARNAA QOF IDINKAMID AH OON WAXAAN AWOODNO UDHIIBNO FADLAN SHEIKH BAL NOOSOODIR QOF JOOGA NAIROBI AMA KENYA AMA CIWAAN SAX AH QOFKII RABBO INUUU KAQEYB QAATO
Shieq apdi hayi Waad garb taagntahy wllahein Palestine wn MhdZnthy Hory UsocO sheikhyga❤
Xagee laguu soo dir sheekh
Allahu Akbar ❤️
Allahu Akbar
Sheekow jabuuti qormeed imaneysa🇩🇯🇩🇯💯
Alaahu akbar
Illaahay ha noo kaa xaffido
Allhu Akbar
Scw
Allahu akbar palastiine guul insha Allah
Asc allaha ku dhawro shekh xayi
Mansha allaaaah
Alaha ha u dargaaro walalahen Gaza Palestine ❤
Mashalaah shekh❤
Mashaa allah sheq
WALAHI hadan u istagno AQARO iyo ADUN wan kulibaneyna DADKA SOMALIYEDNA NABAD Iyo barwaqo ayan kugareyna INSHA ALLAH
ALAAHU AKBAR
Allahmdulilah
allahu akbar
Howsha aad wadidna insha allah wey noo hagageysa weyna kordhidonta
M.a shiikh Abdi xayi alloow kubarakee waxaad kuhadashay hadal kii oogu qiimaha badnaa hadey #soomaali wax fahmeyso ❤❤❤❤
Reer qudha maxaad hysaan soo dhiiiba ❤ waa fikrad fiican bal aan eegno qabiilka badiya Mashaa Allah ❤😮😢😮😊 reer qudhac diyaar matihiin wllalayaal
Nambar sheeg sheq
masha allaah
Lambarka sh abdi xayi Ayan rabaa
Nadaara show ayaa links soodhigay wll
Sheekh ❤
Sheekha nabarka noo soo qor
Allow ii fudeedee inan qasa tago oo qudus ku tukado alloow guul waarta sii walalaheen
Hadaad qedkeeda heshey mashallah
Fuulinimo ! Musliminta haysaato ! Iyo qaacida xuumo
Sheekh Somalinimo in wax lagu aruriyo aya kawanaagsan qabiilka, iska daa qabiil wax haku arurinin hadii kale meelkale ayay nala galeysa, kheer Allaha kusiyo Somalinimada aan ugu gurmano walalaheen tasaa naga badan waa jibkeenanna saas aan ugudano
War qabiil ceeb ma ahan ee qabyaalad ayaa daran qabiil waa waxa Somali ku dhisanthy xuduudaha waxaa difaaca dadka degan lkn haddii qabiil faan iyo qabyaaleysi loo adeegsado waa qurun
❤❤❤
Sh Abdi Xay Lambaradda lacagta lagu diray soo qora
WhatsApp
Hada ka wacdo asiga ka qaba
Shiikh carabtu carabtaad moodYsaan maaha .
Waa baaqigii reer banii qaynuqaac iyo banii nadiir masarna dhowaan ayay saareen yahuudiga dhiigya cabka.ah Mr siisi.
Markaa ilaa aad fahantaan boqortooyooyinka uu ingiriis wada saaray bilaadul carab waa yahuud
insha allah
In aan garab istaagno walaleheena reer Falaastiin.
Waxan diyaar unahay in aan ku waacino Naaf iyo Maal insha allah.
in u allah sadaqaan aan walalehena aan siinaayno in uu Allah dhibaatada shacabka somalida ka qaado.
Walalayaal Sadaqada aad bixineeyso adiga ayaay ku canfici. Marka faidada sadaqada aay ledahay waxyar ma ahaan. Meesha ogu fiicaan ee Naf iyo Maal lagu bixiyoona waa tan oo kale.
insha Allah aan ka wada faaideeysano.
Sheikha haku been abuuran iyo ciwaanka muxaadarada
🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽
Sheekha waxaan ka codsanayaa inuu soo dhigo nambarkisa tilifonka isaan ulasoo xidhiidhno waxaan ku darsanlahayn
Shiikh cabdi saying illaahay haku barakeeyo waa udam qanay reer gaza illaahoow cadowka gumaadaya kadul qaad 😂😂😂😂the 😂😂😂😂😂
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin shiikhow anigu qurbahaan joogaa sidee uga qayb qaadan karaa arintan dhaqaale bixinta walaalaheen reer falastiin Allah waxaan uwaydiinayaa inuu u soo dadajiyo nasrigiisa dhibkan uu ka korqaado biidmilaah
Asc barak llaah sheekh nambarka noo sooqor wixi taba naga, ah aanku darsannee shukran
Somaliland 25 milyan ayay bixiyeen masha allah
Idinkuba waydinkii safaarada maraykanka calankeedii meel dhigay markuu is lahaa somalia maxmiyad ula Soo orday caydiidna geesigii ugu horeeyey ee maraykaan jabiyey waa kala nooc
Maasha Allah
Shiiq Abdi Xavi qabiilka Soomalida Qeyr waxba kuma bixiyaane Tallo ahaan Dagmo Dagmo iyo Gobal Gobal Ka dhig
Number sh cabdi xayi ayan rabaa
Nombarkaaga noosooqar sheekh. Noogureeb halkan
Walaal waxay ila tahay somalida xoolo badan ayay haystaan waa in xoolo laga uruuriyo
Geel iyo adhi, bandana ayay leeyihiin waa in Adhi, iyo geel was in laga qasdo
Asc
telka Sh. See looheli karaa?
Kabadan ayaan bixin karnaa sh dad ayaan lawada ahay qofkasta number ayay inay diiyeen marka aaway number kii
Sidaan ahaaan jirtay way kadaran yihiin sh number kii aaway
Sh somaliland 20 Milyan ayay bixisay
Anugu jijiga Ayaan joognaa ooka dhagaysaa??
Sheekh figradda Qabiilka ha kalaba labaynin,waa midka ugu fican falastiin oo kiliya ma ihine anagoow noo fican yahay waa isku dagaalnay qabiil ,qabiil lkn maanta qabiil qabiil hadaan sadaqo ku aruurino waa guul iyo raxmad,
Tv u isticmaal,
Waa Sax
soomaali walhy hadan jano rabno weydhiibi karaan inaan walaalahen garab istaagno wlhy sharaf ayey no tahy ilaahow ugargaar masaakintaas
Shikhow Somalia ka hadal alshabab iyo dowlad la aanta 😅😅😅😅😅 iska daaa falastiin iyo yuhuda teeni ayaa bilaa jaho ah
Masha Allah
Allahu Akbar ❤❤❤
Scw
❤❤❤❤❤❤
Allahu akbar
Scw
Scw
Scw