Hogaamiye ismail haniyah wala dilay waxa soo baxay yaxye sinwaar oo kasi xagjirsan xasan mid kasii daran aya soo baxa oo isareal dhulka la simo yahuud dhulka Allah hala jaro waxba ma tareyso markey guul yar la siiyo ay isbido guul aya dhulka lala sima ilahey ciidankisa aya guuleysan ee ma guuleysan doonto ciidanka sheydaanka iyaga aya jab iyo hoog ku danbeyn doono waxan wa imtixan quranka ayana lagu shegay mana daciifin doonto wadamada islaamka iney dhiig cusup iyo dad cusup oo dagaalka soo galo kusii shubto mooye 😢😢😢😢😢
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
AAD BAAD UGU MAHADSAN TAHAY SIDA WANAAGSAN EE FAAHFAAHSAN EE AAD NOOGU SOO GUDBINAYSO WARARKA BARIGA DHEXE.
GO FORWARD BRO.
GEYLAN MEDIA
❤❤❤
Ascw.maasha,alaah farah abdulqadir ilaahay haku xifdiyo wararka hufan ee aad noosoo gudbiso
Aad baad ugu mahda santahay wararka tafatiran
Ilaahay halaag hoog hakuwado ilaa qiyaamaha
Mahadsanid
XB waa miskiimo waa is kala dhigteen waxaa larabay ineey goor hore dagaal ku qaadan Israa’iil inteey Palestine ku fooganeed
Geesi khyr alah kusiiso
Naccallattullahhi yuhuud
Guusha hadeysan aheyn inad leyso cadowga kuhayya saraakiisiisha iyo madaxdiisa ugu sareysa koley anigu ma.aqaan guul kaweyn
Asc😊
xb maxaa ulaaban hadiiba madaxdii laga laayay oo uu kujiro sh Xasaan Nasrullahi
geylan mesha waba lagu kala baxaay ayan is lahaa
Mhdsnid faarax
Illahyow u garar muslmiinnta
Israil xasilooni in ay ku nalooto waa wax aan suuroobayn.
680diyarado dagaal werara halmar hawadagalay miyaa mise 680duulimad oweerarka fuliyay sacado gudohod???? Tanhore hadaytahay isra, kaliged surtogal umaha dawladobadan bakujira midna ogow dalalkoban ogara uk iyo usa hogamiyan ayugumaystuhu kujira siqarsodiya afganistan ciraq iyo talabowalboyqadan qaybbukayahay balse labashego silamida isagana walalagalaa dagalkasta midyar iyo midwaynba wanaqarsodi cidalagaqarinayana wamuslimiinta sigaara carabta ujeedkuna wainlotusiyo quwad awoodbadan aynaisudhiiban iyada aynamamusho mustaqbalka unacaabiso dagaalwaynaha 3aad kuwawayna xulufada rush iyo shiine ugugacanbananadan isra, na carabta iyo tamarta shidalka uguhayso
Beenta maxa idinku wata wey gaartay hadafkedii israaiil dhanka lubnan weliba guul weyn damaceedu wuxuw ahaa iney wiiqdo awooda xisbulah leysana madaxda xisbulah weyna rameysay runtii
Israail maguulaysan mana guuulysnkarto