kirada iyo qiimaha dhulka Hargeisa somaliland 2021 | iibka dhulka guryaha xaafada masalaha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 фев 2021

Комментарии • 162

  • @g555tube
    @g555tube 3 года назад +21

    Maashaa Allaah, aad ayaan u jecelahay Hargeysa, gaar ahaan xaafadda Masalaha oo aan 2017-2018 ku qaatey fasaxii ugu dheeraa aan qaato 15 bilood ayaan ku qaatey, waana markii iigu horreysey aan Hargeysa booqdo, waxaan aad uga heley jawiga iyo shacabka dhaqanka macaan.

    • @hassanabdourahmandembileha6827
      @hassanabdourahmandembileha6827 3 года назад

      Asw sxb
      Balood ku wa imisa mitir diniciba
      Khair ayaan ku rajeynii insha Allah

    • @bilana289
      @bilana289 2 года назад

      @@hassanabdourahmandembileha6827
      24mx18m

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 3 года назад +7

    Beautiful maashallah tabaarakallah illahayow na ilaali aduunka iyo akhriro ba inshallah somaliland guul iyo gobanimo iyo umada islamka oo dhan ameen yaarabi

  • @haboonali7991
    @haboonali7991 3 года назад +5

    Mansha Allah my sweet home Hargeisa caday I missed it so much way shidan tahay 💋💋💋👌🏻👌🏻

  • @maxadtidhiyaa2696
    @maxadtidhiyaa2696 3 года назад +6

    Xafadaydii Gurigaygii ayad ag martay masjidka ayan u dhawnahay 😘

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 3 года назад +9

    Masha Allah hargaysa waan u xiisay 9 years maye arkine walah mahsanid wll 💞

    • @user-cj9cu8gh5e
      @user-cj9cu8gh5e 3 года назад +1

      Ilahay nabada hakugu keno aniga ba mudo waa n kamaqanahay

  • @soobax7544
    @soobax7544 2 года назад

    Hargeisa aad beey uqurux baddantahay. hargaisa waan usoo guuray, from canada. muqaalkada fikrad fican ayuu iga siiyay madaama hargeisa igu danbeysay 2001 anigoo kuraya.
    muqaalka waad mahasantahay!

  • @sali3492
    @sali3492 3 года назад +12

    The problem with Hargeisa is shortage of water because of its semi arid climate. Its nice place though

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 3 года назад +1

      There’s no water and is very expensive

    • @shaafi2937
      @shaafi2937 3 года назад

      That is actually a problem with most of our land.

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 3 года назад +3

    Waa mahadsan tihiin borograamkan wanaagsan ee Hargeysa nooga soo deysaan, runtii aad Bay u qurux badan tahay, Masalahuna waa deegaan aad u magac dheer oo la jecel yahay maashaa allaah, mid waxaan ka odhan lahaa guryaha dhaadheer Somaliland dhimayaashan dheedheer ee sanka iiskaga jira uma baahna, waayo dhulb baynu Leenahay balaadhan oo inaga badan.

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 3 года назад +1

    Masha Allah i love Hargeysa beautiful city

  • @shinelikeadiamond8954
    @shinelikeadiamond8954 3 года назад +10

    Hargeisa would be much better if it’s more greener and have safe roads

    • @hamsemohammedali110
      @hamsemohammedali110 3 года назад

      Insha allah arintaasi Waa futureka

    • @shinelikeadiamond8954
      @shinelikeadiamond8954 3 года назад +1

      Not the future but now safe roads are a must and greenery means that the country is not only beautiful but it means less pollution, dust,
      It also facilitates 💦 water and also the most important one for hargeisa so please no future if everybody frowns on tree it would benefit hargeisa

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 3 года назад +3

    Maasha allah masalaha waa mustaqbalka Hargeysa biyihina wax yar baa ka hadhay

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 года назад +6

    Mahadsanid from Borma.

  • @kaarshevlogsandfilms4372
    @kaarshevlogsandfilms4372 3 года назад +12

    waar sxb Amaanka ayaad ku celcelisaye Hargaisa ma meelo bilaa amaana ayaa jira mise Tuugta iyo waxaasaad ujeedaa waar Hargaisa Amaankeedu waa 100%

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  3 года назад

      Walal wa aman

    • @Mullaaxo
      @Mullaaxo 3 года назад +1

      Waan la yaabay Ninkani Maaha reer Hargeisa Ina Sanweynana ugee War Amaanka aad ka hadlaysaa waa maxay hargeysan deganay na waad leedaye halkay cabsidu kaa haysaa wllo

  • @fatimamohamed2567
    @fatimamohamed2567 3 года назад +1

    Jasakallah khayr walaal

  • @deedee8934
    @deedee8934 3 года назад +3

    Asc wll waxaad so duubta jigjiga yare qaybta dambe ee gaadha 100 mise 150 marka la dhaafo control ki hore qalbeedka Hargeisa.

  • @munamohamed3462
    @munamohamed3462 3 года назад +2

    Masha allh wax kale

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 года назад +2

    Mashalah waaa qurux

  • @munaozman8849
    @munaozman8849 3 года назад +3

    Mshlaaaa hore usoco wllky

  • @Eng.Qorrane
    @Eng.Qorrane 3 года назад +1

    Mnzha Allah

  • @khadigasallah2856
    @khadigasallah2856 3 года назад

    Mansh allah waa waa xaafad khurux badaan eekubeera dhir badan

  • @foozia426
    @foozia426 3 года назад +1

    Maasha Allah xilwa hargeysa

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 года назад +10

    baloodhkii $20,000 wuu badanyahay dhulkaa aan adeegyo iyo wadooyin iyo biyo lahayn maaha in uu ka bato $5,000 baloodkiiba

    • @Fatiti94
      @Fatiti94 3 года назад

      Jigjiga yar baloodhku wa 100k walhi isago dhul kaliya ah waliba marmar uuka badan karaa 20k waxba uma aha dadka qar

    • @jamalfaras5063
      @jamalfaras5063 3 года назад

      Xaafaduhu way Kala dhul qaalisanyihiin

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 3 года назад +1

      Anigu waaban garan la,ahay dhul aan biyo lahayn oo dhawaan laysaga yaaci doono intaas oo lacag ah siiso.Hadday Xamar hagaagto dad badan oo lacag geliyey Hargayas Biyo-la ayaa hantidoodu ka khasaaroowaysaa.Meel aan biyo lahayn yaa ku sii noolaan kara?

    • @nashadmoh
      @nashadmoh 3 года назад +1

      @@abdihakimmohamud9373 Sheeko baralaydan xaggeed ka akhriday war hargeisan ku noolaahy Muddo 17 sanno ahba biyo wan helayay waliba kuwa qasabada markaa hanabwaalina kollay magaalada wnd joogin oo waa wixii aad medi ha ka maqashay uun oo ahaa Bad image suuqa ee hanoo imane xamartaad ku hadaaqaysid aad

    • @shaafi2937
      @shaafi2937 3 года назад

      @@abdihakimmohamud9373 xamar dhulka riqiis miyaa sxb. miyay biyo ficantahay

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s 3 года назад

    Mahadsanid

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 года назад +5

    Waxaan ahay halkas Aad video kasoo duubtay ninka dhex jiifa aqal kaligii Alhamdulillah MAsala I love 😍❤️🙈😘😘😘

    • @user-re4lg5ir5w
      @user-re4lg5ir5w 3 года назад +1

      Asc walaalo sedeen kuula soo xidhiidha

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 3 года назад +1

    Maasha allaah waan ka helay Laakiin guryahay gudohooda noo soo duuba waayo in aan u soo guurno ayaan rajeyneynaa

  • @khalifabdi7586
    @khalifabdi7586 2 года назад

    Mch alh
    Alle ha barakeeeyo caasimadyda 8 years ma rkin ilaahy sanadkan horaantiisa nabad qap hygu keeno

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 3 года назад +1

    mansha allaah

  • @mpslesom1548
    @mpslesom1548 3 года назад +1

    Keep going up

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 года назад

    Mashallah mashallah xaafada qabiilkastaa madagi karaa. Mise waa la is cunsuriyaynayaa

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 3 года назад +4

    Masha Allah waan idinsalamayaa

  • @nimcoibrahim3886
    @nimcoibrahim3886 3 года назад

    Thank you walhi wankal bartan hargaysa

  • @nimoyusuf2588
    @nimoyusuf2588 3 года назад +3

    Wallo Hodan hiils mad soo duubi imisay ujirtaa suuqa ugu dhaw qiimahoduna waa imisa

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  3 года назад

      Waan idinlasowadagaya insha allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад

    Balbatusa Khayr Alle haydisiiye

  • @shukricabdi5669
    @shukricabdi5669 3 года назад +1

    Waa xafadahayagii soo dhawaada

  • @caaqilsakariye3638
    @caaqilsakariye3638 2 года назад

    Muhiimada sxb adoo mahadsan

  • @XamdaXuseen-kw5he
    @XamdaXuseen-kw5he 3 года назад

    Masha allaah waa xafadayadii halkasay dhaxantu nagu garacdaa

  • @shooga2731
    @shooga2731 3 года назад

    How much for dahab shel houses ?

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 3 года назад

    Mashaalah

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 3 года назад +1

    Wankusaray walaal Hargaysa o anoyar igudanbaysay iyo dhul anangaranayn o igadanbeyay badnatustay shukran wll

  • @AC-jj2iz
    @AC-jj2iz 2 года назад

    Thank you for sharing, xafada magaceed and biyo maleedahay? Jzk

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 3 года назад +2

    waa arin aad muhiim ah bulshaduna ka faidwysaneysoh

  • @cawilcabaaye3865
    @cawilcabaaye3865 2 года назад

    Maanshalah walalo shaqo wanaagsan baad haysaan waanu idinku garab taaganahay

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 3 года назад +3

    Masha allah walaalkay aad ayaan idiin taageeraa waayo aniga laftarkaygu waxaan ahay reer hargeisa weliba area masalaha markaa aad ayaan uga helay laakiin waxa inagu qaali ah qiimaha codsigaa iga gaadhsii kkkkkk

  • @bilana289
    @bilana289 2 года назад

    Gabadhani maxay Ciro gurigiisa ka rabtaa!?

  • @bodhariyare3888
    @bodhariyare3888 3 года назад +3

    Sxb qali xafada jigjiga yar inoogasoo waran dhulkeeda meelaha biyaha leh

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 года назад

    Thanks guys

  • @mustafasaalax8384
    @mustafasaalax8384 3 года назад +3

    Saxb waxan jooga qurbaha waxan u bahnaa dhul jaban masalaha ah bal arinkaa iga soo jawaab lacagta aan haystaana ma badna 5kun meelaha

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  3 года назад

      Wa sax walal ciwaan iireeb aan kala so hadlo

  • @nimcoahmed6674
    @nimcoahmed6674 3 года назад

    Guri kiro ah ayaan ubahanay hno

  • @umutyu694
    @umutyu694 3 года назад +1

    Vedio so badi jago raadis la wada yahay

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 3 года назад +2

    100/100

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 3 года назад +1

    waar yementu waa iska buuro jecel wadankana way kuso badanaya halaso dhaweeyo

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 3 года назад +2

    Oh my Allah protecte our people this's very dangers for the children.

    • @EDITZ_JR
      @EDITZ_JR 3 года назад

      waan dawan kari waayey little boy near the biyah

  • @sacadjaamac8388
    @sacadjaamac8388 3 года назад +1

    Acw wall Guriga qiimo jabban isoo wargaliya waayo waxan ahay qurbo jooga rer somaliland wad mahadsantihin

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 года назад

    Mchllha pro

  • @mohamedesseibrahim3580
    @mohamedesseibrahim3580 3 года назад +2

    MADASHA MURTIDA ABWAANKA
    RUclips channel.
    Ugu kaalay Gabayo , maansooyin, heeso .
    Jacayl , wadaniyad, wacyi galin iyo madadaalo

  • @maestrodaes9934
    @maestrodaes9934 3 года назад +2

    Masha Allah brother very good video from London. Hope to see more insha allah

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  3 года назад

      Thanks bro

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 2 года назад

      @@Akvlogs_2023 dhul ka radinaya mesha wax jaban oo an dad macqul ah ka gato Tnks

    • @mubarakmohamud5522
      @mubarakmohamud5522 2 года назад

      Mesha laheyd 12-20 hadey noqoto kuwa kanbanigu gadayo iyo hadey noqoto kuwo dadba ciwankoda igu cawi jisakallah Adna

  • @souleqassali9766
    @souleqassali9766 3 года назад

    Maxay kuugu taala kol hargeisa hadii aanad nabad ku dhex mareyn oo telephoneka lagaa qaadayo hadey habeen gaadho.

  • @shukrihirsi6992
    @shukrihirsi6992 3 года назад

    Walal abarmantiyada halke lagala xidhidhaya

  • @ayaankayse7740
    @ayaankayse7740 3 года назад

    Masalaha xaafad an waqti xusule aan kusooqaatay

  • @rodajibril7168
    @rodajibril7168 3 года назад +1

    Iska ilaalaaiya dhulka dadka

  • @munomohmed1437
    @munomohmed1437 3 года назад +1

    Si magalada u qurux badato fioqaqa markuu mid dhiso ka kale dusha haibsado oo isdu sarsara sida ayaa quruxleh hadi kale waxay u badanaysa guryo gaagaban

  • @najmahassan8087
    @najmahassan8087 3 года назад

    Apartment waa imisa

  • @sahraabdi1152
    @sahraabdi1152 3 года назад

    Walahi aad ayey ujabantay 20 kun balodhi marka la eego halkay marayan qimaha hargaysa

  • @khadaraweys4398
    @khadaraweys4398 3 года назад

    Barkadaas waxa la yidhaahdaa barkada sarabka waaban ku dabaal-jirray muddo hore.

  • @mohamoudali704
    @mohamoudali704 3 года назад +2

    Walaal waad mahadsantahay
    Xaafada kalana Kosovo dar

  • @mohamedesseibrahim3580
    @mohamedesseibrahim3580 3 года назад +1

    MADASHA MURTIDA ABWAANKA
    THIS is my RUclips channel.

  • @sahralucky7772
    @sahralucky7772 3 года назад +3

    Masalaha

  • @mohamedesseibrahim3580
    @mohamedesseibrahim3580 3 года назад +1

    MADASHA MURTIDA ABWAANKA

  • @UWULOVESYOU1
    @UWULOVESYOU1 3 года назад

    W
    Wallallo sudankulasohirira

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 года назад

    Degmada hargeisa caadi maaha waa degmo aad u fiican waa degmo Hargeisa

  • @Amedmohd
    @Amedmohd 3 года назад

    Hadad dilal Tahy Lanbarkaga soda

  • @rahmanoura6867
    @rahmanoura6867 3 года назад

    Ilmaha yar ma arkayan baa

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 года назад +1

    Berkada qashinka ayaa ku riday?
    Caagado iyo baco ayaa ka buuxa.!

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 года назад

    Buurta kala jeexan 20 kun ma ku heli karaaaa

  • @Galad866
    @Galad866 3 года назад

    War hacabina biyaha wasaqda noqday

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 года назад +1

    Shirkado dhisaya guryo Mortgage Halal ahi ma jiraan sxb, dad badan oo Mushahari ah ayaa jecel inay guryo yeeshan. Bishiina xooga laga gooyo.

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  3 года назад

      Ha walal wa lahelaya shirkado
      Badan oo aan inters aanu kujirin ganacsigooda

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 года назад

      @@Akvlogs_2023 fadlan xiriirkooda nooso gudbi shirkadaha dhisi kara guryo Mortgage ah dhulkii waan haystaa mid aan mar hore iibsaday. Waana Jig-jiga-yar

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  3 года назад

      @@fuadwarsame6688
      Insha allah ciwaan ireeb

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 года назад

      @@Akvlogs_2023 marshal203@hotmail.com

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  3 года назад

      Okay walal

  • @hamseharir5737
    @hamseharir5737 2 года назад

    Barkadan ilma uur doox ayaa lahaa

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 3 года назад +2

    Dhulka ma imsa indeer

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 года назад

    Haegaysa Nolosheedu waa qaali

  • @saafimedia3589
    @saafimedia3589 3 года назад

    Halkii balook ma 20.000kun uunbaa walle waa raqiis halka weydow oo 12 kilomitir xamar u jirta tahay halkii balook oo yahay 80.000kun ilaa 100.000kun

    • @jamalfaras5063
      @jamalfaras5063 3 года назад

      Saafi jigjiga yar ayaa dhulkeeda qaali yihiin, baloodhada qaar ayaa boqol kun lagu iibinayas

    • @ibrahimhadame4946
      @ibrahimhadame4946 3 года назад

      Balooggii maaha ee Bloodhka wll

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 3 года назад

    Meeshu waa tuulo

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 3 года назад

    Dr Gaboose waa niin reer muduga Hargeisana caadi ayu uu degeey show yaac

  • @nimoyusuf2588
    @nimoyusuf2588 3 года назад

    Boodhinka amaano inteebuu magalada ujiraa xaguuse kuyalaa waan maqalay oo kalia

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 3 года назад

    Wakhtiga barwaaqada ee dhulku roobanyahay ayaa videoga la duubaa, jilaal badhtankii yaa wax sawira? Bisha May soo noqda idinka yaabi oo odhan doona waar meeshii miyaynu ka lunay.

  • @fadumohassan6308
    @fadumohassan6308 3 года назад +1

    Hawada masalaha aad bay ufiicantahay waa xaafad fuyujar Arabka waa kuwa ugu dhulka wanaagsa

  • @fathifathi9779
    @fathifathi9779 3 года назад +1

    War barkada shabak kuxidha waa laku dhacaya caruuruta kaxidha bahasha

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 3 года назад +1

      Meel fog baad ka fikirtay. Carruurta waa u halis. Hadday ku soo shalwadaan naf lagu gaadhimaayo. Waa denbi in berked bilaa dayri magaalada ku taalo!

    • @HaniHani-xw2is
      @HaniHani-xw2is 3 года назад

      Wlhi wa halis wayn

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 года назад +1

    Kii Arab Ku leeyin cunsiriyin hadaa MA hooyadiibinba le masalaha Arabba le

    • @mowletabdi2439
      @mowletabdi2439 2 года назад

      Malaa siinay iyo badhkaad ku qaldayza 😂 masalaha dhinaca baad ka degtaan dhankana xataa ma dhisataan

    • @cabdalemohamud917
      @cabdalemohamud917 2 года назад

      @@mowletabdi2439 arod soo eegde

  • @umutyu694
    @umutyu694 3 года назад

    30,000 without guri ah waa qaali

    • @Fatiti94
      @Fatiti94 3 года назад

      Baloodh 100k with out guri jigjiga yar bad ka helaysa wallhi hhh

  • @umutyu694
    @umutyu694 3 года назад +1

    Jaajurku muxu yahay seeski miyaaa

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 3 года назад

    Yee biyuhu waa so dirty

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa32 3 года назад

    Nin hanti iska gelinaya masalaha ma jirto waayo isaaqa ayaaba aaminin mise soomaali kale

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 года назад

      waayo maxaad ku aragtay wll

    • @munna9537
      @munna9537 3 года назад

      Xaasid makhruqaad tahay oo jalas

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 3 года назад

      Nin hargsysa gudaheeda ka baqaya nin laguma tilmaami karo ha uunsado sida dumarka

  • @cige3636
    @cige3636 3 года назад

    Kani waa doqon

  • @deeqaabdulle9228
    @deeqaabdulle9228 3 года назад +1

    Dad biyahaan uraayo cabaayo tubo nadiifa heli karin baa kuleh aan gonoo na fasaxa yaa islaanoo ka qabta waqooyi isaaq yab

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 3 года назад +4

      dadkan massakiinta ah maxaad ugu diganaysaa, haddii aad kolleyba cid caayayso miyaad kuwa kibray caaydid. illaahaybaa irsaaqada bixiya . dad biyo la'aantu biyahaa u gaysay baad caayaysaa, zoomaalia dad faqiir hi kuma noola miyaa? khasb way ku noolyihiin. lkn kuwa somalilandku nool biyohoodaa uraya ha iska cabeen laakiin AMISOM habeenkii ma foororiso. nabad gelyo ayay ku seexdaan. ugu danbayn fasaxa aan adiga kaa doonayaa waa maxay? waa la yaab qof bullaacad ku nool oo cid kale qadhmuun ku caayaya....

  • @maryanmohamed6311
    @maryanmohamed6311 3 года назад

    waar ma reer soomaaliland kaliyaa IIBSAN KARA MASE SOOMAALI OODHAN

  • @fadumomohamud2922
    @fadumomohamud2922 3 года назад +1

    Camera marka laga arko waa qurux laakiin markaad tagto waa nasty

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 3 года назад

    Ninbaa guri kujoogaa 1000 dollar wuxuu iibinayaa 20.000 waa dhibka magaalada haysta.
    Dhibta kalee meesha taalaa waa DILAAL mamey oon waxba xeerineyn

  • @deeqaabdulle9228
    @deeqaabdulle9228 3 года назад

    Oo hada waa hargeeyso meshaan miigaa reer gobol waxaa badow u tihiin qabtiin

  • @maansheeye2021
    @maansheeye2021 3 года назад

    Biyo la'aan daran ayaa dishootay Hargeysa iyo tuulooyinka Soomaalilaan oo dhan.

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa32 3 года назад

    War aboowe masalaha waxaa loo nacay niman miidiyaha ka qayliya oo Liibaan Hussein ka mid yahay kkkkkkkkk

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 года назад +1

      naftaada ka hadal heegooy anagu waabaanu ku soo hiranaynaa Liibaan awgii

  • @wadania932
    @wadania932 3 года назад +2

    No such thing as Somali-land, it's a small region amounted to 🚫 in 30+ years who chant amongst themselves their weird victimization mindset.