Abaayo waxaan oo dhan wa dhowr kiimiko oo kala nooc ah in la isku daro ma fiicno. Kansar iyo dhiwaato badan laga qaadaa. Allah wu xaraantiyeye wixii umada dhib ku ah in la faafiyo. Xaaran ha galinin risaqa aad ka heleeysid RUclips. Dadka qaar wax fiican ayey u maleeyaan weyna kugu deysanaayaan adigaana leh dembigaas. Waxaan iska dhaaf.
Walalo waxas lacagta laga shaqsto waa xaran Adunka Waxa laga fikiraa biri xologah sadaqo ma.galan.Hajka ma Adi kartaa.markaa waxna dawyinka xaywanka.calm.lo.Adegsdaa xitaa dawada canbarta wajiga mar sanyaan.dumar Waxa badan oo ficn ayaa jira lakin waxan iska daya.ka ganacsga xitaa waa xaran wlshay Adno waa IGA tolo.xologa inay xalal noqodan ka fikir xoloan biri way badnyaan.
Abayo plz wax yalxan cml dadka hakuwacyaglinin in iy marsdan Wayo wax ficn maaxn gabdaxena somaliyed qurux iyo din aya alh nasiyay is kukalsonaw walasheyda Muslimaday فيغير الله خلق
Hbbt adnaay waxani waa daawo jidhka bleaching ku samaynaysa oo jidhka dhibaato badan u keenaysa,,marka laga reebo Glysolid iyo vaseline ta lakin waxyaabaha kale please iska joojiya ‘.. waxyaabaha dabiiciga ah isagu roonada❤️❤️
SubxaanallAah adnooy waxaan waa kiimiko ma fiicna jirkaaga waa dilayaa ee wax dambi ah dadka haku boorin gabar muslim ah oo 5ta salaadood tukaneysa nuur ka maqan ma jiro tankale adiba ma marsanayside maxaad umadda uhalaajin tan marsanaysa xitaa inaa ka waaniso ayey aheed naash naash qubeyskaa ka badan qifka hadii kale timir iyo qasil waxasa la marsadaa oo midabkaagana bedeleyn inay nafaqo jirkaaga gashaan maahee aan waxba ku yeeleyn
Move lama dehe movate ba ladahay Adna😂 koley aniga malin hore ban isku qastay, Glysolid, glycerin, movate, lemovate, clare lotion, vaseline iyo Nivea lotion,kalay iska arag..waligey si ban u cadanin ban u cadhay
Wlh beenta maha adnoadno horta somaliya ana ka huba naag wax is Marin majogto maamoyinki wa weyna aba hada bilabay malaha ana ugu danbeye 2019 bilabay ano magaldiba u madow is arkay wa is daba qabtay de🤣🤣🤣🤣
Creamka perfect wxu yhy ana so ogaaday mudo dheer marka isticmashid jir jeex jeex aa isku arkee iyo wax cad cad ino maqaarkaga kaso baxo siiba jilbaha inta ka hooseyso
Adna qurux wanaagi oo qof ah wlhi mashallah ❤iskabuladana waa qasan karan alaabtan 😁aroosyasha kaliya ma aha
Tnx habibty caream yada wajiga laku qurxiyo noso kali walashey 🥰❤🙏
Abyo wajig inoso raci👸🖤
Inta adna tagerta is muji
Maasha allaah walaasheey hormar wacan ❤️❤️❤️❤️
Adnay dinta mad bartid gabdhaha mulimka ad kaa daysid rabigeen nacay waa igaa codsi wax xuman ah iguma jirto 🙏🙏
Mansha Allaah walasheyn adna iyo familyka qurux badan Allaha idin xifdiyo
Adiga gabdhaha kiimiko maa kulatalinaysaa wax dabiiciya ayaa kufiican gabdhaha ukeen
Adna wanku jeclhy abyo beent maha gabar walb way is naashnaashta lakin siyaadada ma fcna iyo ina ilhy midabkuu kusiyay ku kalsoonaan waydid plz wXaan wax fcn maha iskada dadkana ha uso gudbin somali runta dhibta waan aqaana wlh alaha naso hadeeyo dhamanteen tankale abyo guriga musica badan kadaa quraan ushid everday guriga iyo ilmahaga quran shaydaanka oga xijaab adkaarta iyo tasbiixdana iyo sadaqadana badsada isha iyo iyo xasadka ayeey kaa difaacayaan ilhy isha iyo cadowga ha inaga haayo dhamanteen
Ilma cad cad ayee dhalaysaa hadii ay Marsato. Dumarkayaga waa cali yar yihiin iyagoo arka waxa xun ayee ku sii socdaan
Waa run waxaan ma fiicna
Waa sax lkn runte ka hadashey ila hada qofna ma dhiwaten
Bisbillah hadan fikirkeyga kadhiibto waxan waa kiimoko jirkana waxbay yeeshaaa. # wabillahi tawfiiq. Adna ayadaa cadanta udhalatay oo waa dadka xamar ee cadcad hadaan qiyaaso manahubo lkn nagaha somalida waxanleyahy midabkiina kufaana ✌️👌🏻
Masha Allah adna Cadey wllhy waa runta inta an wax marsan wey yar tahaye
Masha allh axsan adnaay marwo KGS🇦🇿baankaa soo salaamaaya iga qaad yaqey jag kugu ahay✋
❤reer ayeeyahye from puntland ❤
Masha allah adna qurux ilahey haku xafido abyo
Aniga arooosba kama baxo illaahay markii illaahay ha ii barakeeyo xaajiga iyo ubadka allaahuma aammin
Masha allaah😍😍😍
Abaayo waxaan oo dhan wa dhowr kiimiko oo kala nooc ah in la isku daro ma fiicno. Kansar iyo dhiwaato badan laga qaadaa. Allah wu xaraantiyeye wixii umada dhib ku ah in la faafiyo. Xaaran ha galinin risaqa aad ka heleeysid RUclips. Dadka qaar wax fiican ayey u maleeyaan weyna kugu deysanaayaan adigaana leh dembigaas. Waxaan iska dhaaf.
Abaayo adna waa Runta Gabdh aan is hagaajin ma leh 😀
Noolow walaashey ilaahey adiga iyo qoykaada ha idin xifdiyo isha baxarka
Walalo waxas lacagta laga shaqsto waa xaran Adunka Waxa laga fikiraa biri xologah sadaqo ma.galan.Hajka ma Adi kartaa.markaa waxna dawyinka xaywanka.calm.lo.Adegsdaa xitaa dawada canbarta wajiga mar sanyaan.dumar Waxa badan oo ficn ayaa jira lakin waxan iska daya.ka ganacsga xitaa waa xaran wlshay Adno waa IGA tolo.xologa inay xalal noqodan ka fikir xoloan biri way badnyaan.
Kuwa marsada oo qasta ba leh subaxanalaah 😱 waxs ma nokenty luqana dadky ka dhibayan wuuuw 😅😂😂
Ma ila aragtay wlley
Ishaad ka riday kalsooni laanba ku dhacday
Gabdhow jaahilnimada iska daaya waxan waa kiimiko iyo daawooyin maqaarka buka lagu daaweeyo sida dornada ama dermovate ka waxaa lugu daaweeyaa jir cuncunka , canbaata , fangus ka iyo waana anti bacteria .ama bakteeriyo . Walaalo Anda gabadhaha kiimika kadaa oo Allah kabaq . subxaan Allah
Xbbti ilaahay khayr haku siiyo iska daa xaga ilaahay iyo cafimadkaba uma wanaagsan xanuunada xun baa laga qada waa iga talo walaltinimo plz xbbti adiga iyo inta isticmashaba
Abayo plz wax yalxan cml dadka hakuwacyaglinin in iy marsdan
Wayo wax ficn maaxn gabdaxena somaliyed qurux iyo din aya alh nasiyay is kukalsonaw walasheyda Muslimaday
فيغير الله خلق
Waxaan kugula talin lahaa wax natural ah gabdhaha ineey isticmalan kuwani ayagana waxba udhimeyn adigana ajar ka heshid thanks
Adna hada ka dib alaabta cml noo soo badi queen 👸
Adna mnshaa allah wa qof runta jcl allah kudhowro
💋💋💋💋💋💋💋💋💋
Asturow na astur habdhoow kimiko walahi faaiido malaha subxaanallah walahi anigoo waxa isku dhaman ayaa nuurkaygu baxaa massha Allah waxan marsada waa nstural
Maxad marsataa
maasha Allah Adana waan ku salaamay waan kugu cusbahay isoo dhaweey hee.
Mahadsanid habibty waxaa tahay abayo ku faano ilah cimri dheer ku siiyo ❤️🥀
Biyo kalarba hadaad kusoo darty shekada waan niyad jaby abayo
Adnay walalay hablaha haw horseedin in ay jidhkooda badalan kiimikal ay marsadaan Adne ilahay uga baq jidhkii ilahay abuuray o labadalaa waaa cadaaabe
Masha Allah adna qurux Allaha noo kaa daayo mcnto
Ilaahey dartiis igusaar sabiskareebka ana wan idinsaaray
Adiga maxa wajiga marsataa nooshg quruxy♥️♥️♥️
Wanagi o qof ah ale ha ku dhawro adn anon la I qabin ba wx bdn ka faiday masha allah
Hbbt adnaay waxani waa daawo jidhka bleaching ku samaynaysa oo jidhka dhibaato badan u keenaysa,,marka laga reebo Glysolid iyo vaseline ta lakin waxyaabaha kale please iska joojiya ‘.. waxyaabaha dabiiciga ah isagu roonada❤️❤️
Waa runta wll ma fiicna in midabkaaga badasho illahay sidu kuyeelay wey ficantay ku kalsoontay
Benta maha abayo dawada waxa logu tala galay dadka maqarka ka xanunsan
Masha Allah adna qali
SubxaanallAah adnooy waxaan waa kiimiko ma fiicna jirkaaga waa dilayaa ee wax dambi ah dadka haku boorin gabar muslim ah oo 5ta salaadood tukaneysa nuur ka maqan ma jiro tankale adiba ma marsanayside maxaad umadda uhalaajin tan marsanaysa xitaa inaa ka waaniso ayey aheed naash naash qubeyskaa ka badan qifka hadii kale timir iyo qasil waxasa la marsadaa oo midabkaagana bedeleyn inay nafaqo jirkaaga gashaan maahee aan waxba ku yeeleyn
Abayo jirka kle iyo wajiga hada marsado mxa ku jaban
Qofka arooska inay tiina faray tahay inta og like
Oo yay is aroosayaan liicaato baa
😂😂😂😂😂😂😂😂
Wbaa la qabaa hooyo 2 wiil dhashay wyeh
Waa diyaano abayo waxani waa chemico waa qatar hablaha ha u dirin inay marsadaan
wll adna waxan ahay gabadh aroosad ah wll waxa igu dhacday jadeeco ka dib madmadaw aya igu hadhay marka maxan ku sameeya
Adno abayo mahadsanid waxa kalo codsi ah faraha madmadowga kalagosyada naga dabagerey
Abayo adno wankutageraa ee sodub wax yabaha lugaha lagu dhaqo codsi
Masha Allah keep going 🥰❤❤❤
adna abaayo waxan raba wax timaha bixiyo iso sheeg ado mahadsan tinti jilciso aya iga xumeysay
M.a adna qurux jirka dhan miyaa ama gacmaha iyo lugaha mcn bdn
Xbbti Adano wan ku salamy liin ta farah wan maraiay lakin madowa bay ka dhigtay maxan mariaya baliis iis oojawab
Kiimikooyinka la isku qasayo ha la iska daayo inshalaah
Oo adi maxa meshan ku kenee yaab soce dana yeelo
@@aishaawees5409 😏maxad ahayd awal
Thanks adna mid aan ku xiranahny
Hhhhhhhhhhh adna manaxayso subxaanalaah walaahi casayso ayay meesha kasoo buuxisay subxaanalaah naa folyo baren iskadaa walee walee inay jidhka kaagubi
Adna wajiga noo soo gali thanks abyo
Masha Allah 🌷🌷🌷🌹🌹❤️❤️❤️👌❤️❤️
Masha allah mahadsanid abayo adna qas qaska oo wajiga ne noo so gelii xabiibti💋💋❤💕💕
Wlshy adna wey ficanthy in laisqurxiyo ogabdhu dayaca iska ilaliso hadana wa inay kafiirsataa waxay marsanaso owixii dhib ulenayo Isla ilaliso hada bashaa dornada waxn usotagnaa inan isticmali jirthy owaxyarkadib wajigii soodhacdhacy run tii kimikadu wakhatar
Abaayo waa runtaa wllhi xamar Qof madoow markesi❣
Masha Allah abaayo
Movet iska ilaliya plz korka ayu stretch marks ka galina ka fogada
Qas qas kaan waa weenka waaye abaayo muufta kuleel ey leedahay mana fiicna iyo biyaha kalar qofki inow isqurxiyo wax yaabo yar yar isku qurxin kara sida karasaliinta iyo kareenka babaabayga isku darsada
Careamka babayga caadi maha wlh ani kaas le marsada bas waaw kama dhigayo maqaarkana qurux kaga dhiga
Abyo magaciisa iiso qor creamka babayga
@@nashaad90 abayo pabay le ku qoran cag dher kujira caraf waye whitening inu kujira ku qoran hada fb ledahay sawirkisa kuso diri kara
@@zahrahussein2703 abyo sithuuyalaa isodir fb Najuu uney
@@missnajma5505 firi bal abay I aqbal wa kuso darsade magacan le igu qorane
Masha allaah xabiibti
Move lama dehe movate ba ladahay Adna😂 koley aniga malin hore ban isku qastay, Glysolid, glycerin, movate, lemovate, clare lotion, vaseline iyo Nivea lotion,kalay iska arag..waligey si ban u cadanin ban u cadhay
Asc abaayo Waxman rawaa waxfinanka uroon mcn
Wll dermophate waxa loo isticmaal xanuunka maqarka kudha waxa ay dha maysaa melnocyte markaa waxa laga qadaa cancer
haddii aan gabar dhalan lahaa magaceyga ayaan kuu bixin doonaa inshallah
Wlhi waa Runtaa
Adna gabdha waa isnaashnashaan runtaa waaye.
Waxa jiro naago marki la dhaho maxa marsatay dhaha qajaar iyo qasil iyo haruud ba marsaday 😠xasidiin intay diyanadi magalka isla dhacen bay waxa nola imanayaan
Wax fican umada mad usheegtid iscadeys miyaa wax fican ah
Asc Abayoo mcn waax natural oo guriga lagu hagajin Karo ooo gadgadut bixii nayo iyo wejiga xidhi dhaha bixinayo isheg athoo rali ahh
Scrub marso abayo wax kiimika fhan ku jiro iska ilaali xidid iyo gaduud waad ka reysanee aniga tijabiyay 9 mouth wax cadeys dhan ma marsan scrub liin ama noocyada qudaarta oo kala duwan ka sameysan marso waad isoo duceyn doontaa 2weeks baad wax iskaga garanee abayo aniga gaduud iyo xididba waan qabay Alxmd hada haku sheegin abyo waan ka reystay adigana soo tijaabi cadey
@@rahmokiin2295 scrub waa maxay
Please english subtitles.. really need it
Ar anaa aroos eh adnooy🙄🥰😍❤🙏
❤❤❤❤❤👌👌👌👍👍👍👍
haa wnisnash nash na adnoy 😄
Mansh Allh
Mnsha allah adna qurux ciza Iyo sharaf kunolow
Adna waa ku salaaamay abaayo manta anaa ugu horeeyo
Masha allaah shukran xyti
Masaha Allha lmikal wyande
Abyo barakfaktiga soma fcnoo plz iso sheeg
Wax saan la isku qurxiiyo noo soo badii wajiga qali dumarey adna ❤️💯
Xppt waa runtaa naag aa isnaanaashin majirto tii aamar yay daawan ha iska dayso horay usoco xppt anagaa kujecele
Hhhhh ooo show waxan ka cadi waa kimikal hhhh alle haku sahlo beentan nagag daa barigi hore waxad uu ekad inankagi ridwanba la dhehe
🤣🤣🤣🤣
Waan salama mamo asli
Waxaa idiinfiican wax dabeeciah in aamarsatan waxaan kasalka jidhka aya laga qada iskadaay midabkiina dhalaaliya bes
Hi,a new subscriber,please what are the products in english ,i would like to know
Gabar angursan Wana qurux
Masha allah adno wllhi dacad nimada kugu jeclhy allah haku sharfo hppti 🥰❤️❤️🥰🙏🏻
Maaasha allha♥️♥️♥️🙏🙏👌👌👌🌹🌹🌹💐🥰🥰🥰
7:21 Heesta saran magaceed wllayalow
Mashaa allh il xum kuma aragto adna
Perfect iska ilaliya walh dhibke igesatay ana oge😭😭😭😭
Nala wadag perfect dhibkisa adigo mhdsn
Shukria omar
Asc adna wan kusalamay xbbti waxan raba. Ina noso galisit karemadka jirka odhan qurxiyo wajiga noor iyo shifaya marsada lakin korka kale xldisa lagama shey key karo shib iska dheh kkkk qorka ilayo lugaha wax lagu qurxiyo wax dhibato isababeyn iso shek blzz
can you aplly lemonade iyo garsalin
Adna abayo runti wn kujeclahay video kasta ad sogilisid RUclips kaga sifican ayn olasocdaa lkin waxyalahaan okala inaad nuguwacyigilisid solagamaficno wayo waa kimikal wlhi wax faa ida uu leyahay majirto e abayo sidaada hore kusoco waxyalaha dabiciga inoosogili sidaan maficno gabdha yaryar aya kuguxiran run ahaati kutagera adnaa kahadashay wax wanagsan waye ayey iskadhadhicinayaan gabdhahaga iney marsadaan majeclid adna sidaan hadalkaga kadhadhaminaye mamarsadi ayd kawaday e kadaa amaanta waa igatalo iskadaa
Adna abayo sanadkaan waa liisboorqaada iskala kiciya gabdho
Wlh beenta maha adnoadno horta somaliya ana ka huba naag wax is Marin majogto maamoyinki wa weyna aba hada bilabay malaha ana ugu danbeye 2019 bilabay ano magaldiba u madow is arkay wa is daba qabtay de🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂
Mashallah.♥️
Adno thnks abayo mcn wax badanaa raadinayey sirtaan
Mashallah tabaraka Allah ❤
Mhdzanid abaayo qurux😍
Hppti wajiga nooso gli we love you so much 💕💕💕😘
Creamka perfect wxu yhy ana so ogaaday mudo dheer marka isticmashid jir jeex jeex aa isku arkee iyo wax cad cad ino maqaarkaga kaso baxo siiba jilbaha inta ka hooseyso
Beenta maha
Wallhy beent mhn
Shukran aabayo wan ka fii daysanaynaa
Abayo mahubta mise wad. Iska dhahoysa
Xabibti
Waala hubaa xabiibti
💖💖
Abayo faraha madmadowga waxa lagu ba bit iyo isheg
100% waaye
@@talisoduubane8018 liin dhananta iyo sokor isku qaso marso