Waraysi Burco Academy Arday Dhigta U.S College

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 40

  • @Hamza_Abdirahman
    @Hamza_Abdirahman 12 дней назад +30

    Aad baad ugu mahadsantahay Abdirahman fursadan Aad ii ogolaatay inaan La hadlo Ardayda Somaliyeed. Waxaan Rajaynayaa in waraysigaa yar ee kooban ay ardayda dhalinyarta ee Hawshan bilawga ama dhexda kaga jiraa ay si’uun uga faa’idi doonaan .Dhamaantiinba waxan idiin Rajaynaynaa Wax wanaagsan.

  • @MohamedYousuf-zo2mt
    @MohamedYousuf-zo2mt 8 дней назад

    Runtii maanta ayaa iigu horraysa channel-kan. Cabdi iyo Xamseba aad ayay u mahadsan yihiin, waxaanan ka faa'iday macluumaad aad u badan. Su'aalo loo baahnaa ayaad waydiisay oo heer sare ah. You deserve subscription bro👍

  • @rahmamohammed2294
    @rahmamohammed2294 12 дней назад +3

    Thank you for sharing

  • @AsmaOsman-j4d
    @AsmaOsman-j4d 12 дней назад +1

    Great interview, also Abaarso school does the same thing.

  • @ali-eidmohamed3833
    @ali-eidmohamed3833 12 дней назад +2

    Ma Sha Allah

  • @MohamedAhmed-bg1gw
    @MohamedAhmed-bg1gw 12 дней назад +2

    Mansha allah keep it up

  • @cqanimohamed6329
    @cqanimohamed6329 4 дня назад

    Welcome Virginia

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 12 дней назад +1

    Mnsha allah hore u soco sxzp

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 12 дней назад

    Mansha Allah warbixin fiican weeyan horay u soco bro hamsa

  • @mustafefaysal1578
    @mustafefaysal1578 12 дней назад

    Masha allah keep up pro hamse

  • @Itssfariido
    @Itssfariido 12 дней назад

    Burco dhexdeeda ayaan muuqaalkan ku daawanayaa. Aad baan u bogaadinayaa inankaas iyo weliba Buroa Academy. Sidoo kale yaan idin ilaawin Aar

  • @daqanidbac8483
    @daqanidbac8483 13 дней назад

    Mahadsanid Abdi Aar waa sugaynaa

  • @Fadwa.Milana
    @Fadwa.Milana 9 дней назад

    Qof Mareykanka arday ka ah nafsaddayda, wareysigan aad buu u fiican yahay. Aad baad ugu mahadsan tahay wareysiga!

  • @gurisanrealty
    @gurisanrealty 12 дней назад +4

    Great interview. We are proud of Burao Academy Students❤

  • @zadiikgahayr453
    @zadiikgahayr453 12 дней назад

    Hamse abdirahman hiis nin dadaal badan weeye aadba ugu hambalyayna my childhood friend ❤

  • @AyoubYassin-25A
    @AyoubYassin-25A 12 дней назад

    Mahadsanidiin asxaabta

  • @abdidarwiish740
    @abdidarwiish740 12 дней назад +6

    Duolingo waan galay balse laptop ayaa lahaa predictive text markaa waxay dhaheen waad qishtay markaa iska ilaaliya predictive text oo iska xidha. Markastood imtixaan online galaya.

    • @abdallabaar2664
      @abdallabaar2664 11 дней назад

      Sorry wll; su'aal baan raba inaa ku weydiiyo ado mahadsan. Doulingo test inaan diyaariyo ayaan qorsheynaye, ee meel igu haboon e aañ preparation ka helo ii sheeg?? Mhdsnid

  • @mdirye4764
    @mdirye4764 12 дней назад

    Thanks Abdi aar

  • @sharmaakecabdikood9068
    @sharmaakecabdikood9068 12 дней назад +3

    Sxp hamze hadii qoraalkeyga aragtid iso qabo wll xogaa xog ayaan kaga bahanahay inan ku weydiyo raba ama iga cawisid wan heystaa aqbalada jamacada klih dalbashada viisaha iga dhiman

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  12 дней назад

      Channelka Hamza commentiga ayuu ku jiraa ee halkaa kala xidhiidh!

  • @OmarandiHaaji
    @OmarandiHaaji 12 дней назад

    Masha allah

  • @mdirye4764
    @mdirye4764 12 дней назад +1

    Mabruuka iyadan soo waryso

  • @Somalizerobudger
    @Somalizerobudger 12 дней назад

    War sxb alle haku daayo after he finished his topic aduu waxaad nga siinaysay consob guud tnkz

  • @mohmd_0
    @mohmd_0 11 дней назад +4

    Aad ayaa uga faa’iday wll, wliba labadii part e ka sameesay mustafe I think it was 1 year ago alhamdulilah. Duolingo ayaan galay and my score was really good and I got accepted from Normandale Community College. So now I’m omw to the embassy In Sha Allah 15th of December ayaan interview ku maraya Egypt wish me luck dhamaantin inta aragta comment kyga. Adigana Abdi Aar wll intaa ka hadhay 15th-Dec soo gali videos about the F1 visa interview su’aalaha bdna la wydiiyo ardyda iyo wxyaabaha lyska ilaaliyo iyo wxii talo iyo tusaale ah. I also wanna ask you English kygu still is not good and maybe I will be nervous mrka interview ga marayo hdaan grammar ka wax khaldo dhibaato may I keenysa?

    • @innacawil2199
      @innacawil2199 10 дней назад

      Wll horta illahay hakuu fududeeyo second seed ku heshay visaha wx barsho

  • @sharmaakecabdikood9068
    @sharmaakecabdikood9068 12 дней назад +3

    Sxp marka kowad mhdsnid aad wad nocawisey marka xigto melo badan ayaa kala so hadley ardey aqbalad jamacad USA heystaa visihii ayaa dalban rabaa cawinad neh wanka rabey hamze igu xir ama adiga iso qabo wll ado mhdsn

    • @fastfilms2
      @fastfilms2 12 дней назад

      Instagram kaaga soo sheg ana kugu xidhaye

    • @innacawil2199
      @innacawil2199 10 дней назад

      Sxb ado mahadsan seed ku heshay jamacad ama saad u xaraystay ma iyara sheegi karta

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 12 дней назад +3

    Asc Abdi aar walal markale Amir sayid wareysi kle ka qaad.

  • @hamdushjama3106
    @hamdushjama3106 11 дней назад +1

    Burco wanjooga wan ma qalalay lakin waligay magalin

  • @cabdilahimaxamed3916
    @cabdilahimaxamed3916 12 дней назад

    Link RUclips kiisa soo dhig

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  12 дней назад

      @@cabdilahimaxamed3916 halka hoose ayuu ku jiraa

  • @somaltech6829
    @somaltech6829 12 дней назад

    codkaag echo leyahay insha allh next time try to fix it

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  12 дней назад

      Insha’Allah! Mahadsanid@@somaltech6829.