Daawo Sucdi Waxan Kushaqeystaa Waxana Idulmiyay Ninkii Aan Ilmaha Udhalay Mana Cafinayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2022
  • Daawo Sucdi Waxan Kushaqeystaa Waxana Idulmiyay Ninkii Aan Ilmaha Udhalay Mana Cafinayo
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 130

  • @aamino6763
    @aamino6763 Год назад +6

    Waan idin salaamay walalahayg qaali ah allah ha idin xafido walashay qaali ah iska cafi ayaan kugula talin lahaa ilaahay dartii u cafi aduunyo ayaa la joogaa hooyo badan ayaa dulman walashay ilaahay ha kuu booga dhayo

  • @hibaaqmohamed5839
    @hibaaqmohamed5839 Год назад +6

    Miskiin dumarku dhibtaa way wada qabaan waxan haystaa wiil 13 jira aan waligii arag wuuna noolyahay halmaalina muu maqal wax aabe yidhaahda kadibna waxan dhalay laba yar yar oo sidiiyo kale aabodood katagay isagoo wadan lajoogana aanay aqoon Ka ugu Yari saakoo igu dambaysay buu iwaydiinayay

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад +13

    Dumarka africa dhan weey ku dulman yihiin😢😢😢 nimanka soomaliyeed markeey qurbaha joogaan lee edab leeyihiin wlaahi alhamdulilah meelahan leen ooga adagnahay
    Markii africa la joogo wexey noo qabaan xayawaan ay guriga keensadeen

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Год назад +3

      Aabaha ahmad walaalka iyo wiilkaga waa rag soomaaliyeed ogow waxaa cayeysid waa raga kugu hareereysan.

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Год назад

      Doqon iyo dhaadan kasta nin soomaaliyeed ayey caayeysaa yakudhaley balaayo kudhashey

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD Год назад

      Eedo waad khaldan tahay fadlan isisax dadkaad uhanjabeysid adba wey kula dhasheen wuuna ku dhalay

    • @sahromohamed4375
      @sahromohamed4375 Год назад +1

      Halkey noga adagyihin rali na wan ka nahay waxan ugu hoganeyo ano qurbo chogo wa in an gabdaheyga tuso akhlaq wanagsan oy ragoda kula daqman ilahay na haila garab galo hoyo umba wax tosisa

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 Год назад +1

      @@sahromohamed4375 adoon u noqo adoon hakuu noqdee ayaa diinta laguuguu sheegay lagana soo wariyay rasuulkii alle csw
      Laakiin wlaalo inuu ku silciyo oo kabaha kula dul maro diintee ku fartay?? Oo xaqaaaga ku siin nimanka aan aragnay ee somaliya ku nool qaarkood guur la aan baa dhaantaa hadii aad rabto sidaas cidina kuuma diideyso wlaal adaa goaanka leh
      Anigu Teydaan Ka hadlay qofkan waan is guursanay wax baan isku darsnay micneheeda ma ahan inuu isoo gatay oo siduu rabo iga yeeli karo jaceyl iyo ixtiraam iyo kala danbeyn labada dhinac ah ayaaa I deeqda ma ahan in uu igula dhaqmo naag uu soo xoreystay gabar aan dhaleyna kulama dardaarmayo in lagu dul socdo

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Год назад +5

    Illahay farad qayr qaba ha u furo gabdhaha ilmaha lagudayacay o dhaman iyo intii Muslim ah o dhibaataysan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Год назад +7

    Gabadheena raali noqo waydhacdaaa samir ilmahaaga baaa kuu abaalmarin doono insha Allah

  • @leylonuur9935
    @leylonuur9935 Год назад +4

    Xanuunkaas waxaa dareemikaro qofkasta oo ilmaha lagu dayacay😭😭😭😭😭

  • @xamdiyare4593
    @xamdiyare4593 Год назад +3

    Alla Cabdi shukri yaa noosoo fariisiyaa oo sidaan ookale uwareestaa

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 Год назад +5

    Aniga waxa iga nacasan ninka xaaskiisa ubadkiisa ilaawa dayaca ninkaas baa iga doqonsan iga calool adag xagay ka aadey naxdintii iyo dareenka qofnimo wlahay kuwaas maalinta qiyaame warbaa u yaal

  • @marianali9559
    @marianali9559 Год назад +2

    😭😭😭😭 I'm very sad wallaahi gabdhaha sida loola dhaqmay midii hore oo yareyd iyo Sucdi, alle uga baqa gabdhaha aad guursataan kuwa aad dhasheen kuwa idinla dhashay Subxaanallaah.

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 Год назад +2

    Asc. Abaayo ninka haduu ku furo horey u soco Illaahey ha ku caawiyo. Abaayo Irsaaqad xalaal Allaha ku siiyo dhamaanteen.

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 Год назад +2

    Asc Suuhii walal Allah KOU GARGARROH Oubadkakoula gorriwoooo Hoyoadamacanne Allah kou Affiyoooo Alsammir Jamille Samra Sadkiii Maaawaawooooo y am.very Emotional Good luck Tank you very much ABDICHOURI LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW

  • @wardaali3529
    @wardaali3529 Год назад +3

    Abdishukri wanku salaamay sucdi nimanka qaar ayaaba sidaan ah Akhiro maxasuusna ilaahe xaqa ha tuso abaayo mcnto adiga na iska cafi ilaahe badal kheyr haku siiyo

  • @ruunabdaleofficial8569
    @ruunabdaleofficial8569 Год назад +2

    12 jir aan aabehed waligi boqol shilin siin
    Adunkana wu joga reeera kala ayu dhaqda
    Mana ujoojiyo nolasha way isbadali donta
    Nabsiguna wu iman dona
    Dumarow ilmihina dhexda uxirta samra
    Ragana ilahy hainaga qabto
    والله يفعل ما يشاء
    Somaliyana inta hooyo iyo carurted ladulminayo
    Dumar lasilcinayo nabd kaiman mayso roob imaan mayo
    Dacwadanada alah ayan ugudbimay

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 Год назад +3

    WALAL CABDISHUKRI CAFISKA QOFKA DDAMBIGA GALAY WAA INUU CAFIS WEYDDIISTAA MAA HAN IN AAD ADIGA DADKA KUQASABTAA FIKIRKEYGA WAA SIDAAS HUNNO 🇸🇴😭

    • @hhoyohooyo4026
      @hhoyohooyo4026 Год назад

      Waa run cafiska waa in la dalbadaa .qofka danbiga galayna danbigiisa qirtaa

  • @hafsodahir3751
    @hafsodahir3751 Год назад +2

    Allah waan iska ooyaay sucdi Waa gabar adag wallhi illaah haku lakoriyo abaayo

  • @ruqiyomohamed5898
    @ruqiyomohamed5898 Год назад +6

    😭😭😭😭😭😭😭😭abdi shukri abow gabadhan caawe wll canel usanee

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Год назад +3

    Sucdi waa gabar daalan culayskii baan weli dhaman oo socoda sidee loo cafiyaa war ninow hadhow baad dhihi waa caasi hoyadood baa sidaa ahayd war caøruurta wax siiya nolosha way kulushay walaøahi sucdi waan soo koriyeyy waan ku jiraa weli way iga fududaatay hada aniga adiguna wax wanaagsan xalala h allaha ku siiyo

  • @xabiibocabdullahi9027
    @xabiibocabdullahi9027 Год назад +3

    cabdizhugri waan ku salaamay wllo horay u soco

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 Год назад +4

    Abayo iska sabar anaa kula mid ahaa

  • @nimcomaxamuud4906
    @nimcomaxamuud4906 Год назад +5

    Walhy abayo wan kuladareemaa xanuunka wakabaxaysa

  • @MrsRAli
    @MrsRAli Год назад +1

    Hadii la waayo Xaqa Ubadka... u daa Allah iyo Xisaabta Aakhira

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 21 день назад

    nag hadii labo jeer lafuro qaladka ayada leh waxbo emotional haga dhigin anaga .

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Год назад +2

    Inantan hadaan qiyaaso dabeecad xumaa looga yaacay qofkuna hadaanu dulqaad lahayn cidna lama noolaan karo
    C shukrina suxufinimada waxoogaa baa uga dhiman waayoo qodqodka hoose weriyinimada kuma wacna weliba haweenay miskiin ah

  • @NasraArai-gp8nc
    @NasraArai-gp8nc 28 дней назад +1

    MashAallah. Abdi 🎉🎉

  • @halimofarah4949
    @halimofarah4949 Год назад +2

    Allaa maxaam qìirooday shukri waad kabixi abaayo in sha allaah

  • @sagalmohamoud2548
    @sagalmohamoud2548 Год назад +3

    Cabdishuguri rag sida laga cabanyo meda so dhigyso iska eeg

  • @mmosafia6421
    @mmosafia6421 6 дней назад

    Mashalahh😢😢 cabdi

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 Год назад +3

    asc wllo wan idin salamay abdi shukri iyo sucdi

  • @MrsRAli
    @MrsRAli Год назад +1

    Sallaam walalaha o dhan.... kadib gabadhaas iyo Aniga iyo dhaman gabar kastaa waxaan Fari lahaa

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd 22 дня назад

    Ilaahay ha ku saacido wll indho been ma ooyaan

  • @aaminoxasan2619
    @aaminoxasan2619 25 дней назад +1

    Sory nimanka arxan daranaa wlhi aney igu dhacday wilkeyga aso aba leh oo agon cml yahay malin mal maha ka mid asago korsan bow inta jecladay aaba raba idhahay ban siiyay eda arxan lay an maqli jire aba arxan lawo ow ku noqday dhawaca ow ku so dhigay maaha mid cimrigisa ka go ayay hada ana hesta alxm 14jir malinti ow iga tagayay calosheyda 6bil bow ahaa marka hoya ilaahey jana abalkeda haka dhigo 🥲😭😭😭

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 Год назад +1

    Qofka quruxda badan aya ugu nasiib xun adunka ad iyo ad iyo ad iyo aad ayan uga xumahay lakiinse walagula qaaba dhibkaa kaigaa maha qaali quruxey

  • @thanksyussuf1013
    @thanksyussuf1013 Год назад +10

    Sori ma ma wakusalq

  • @hanaanaragsan9465
    @hanaanaragsan9465 Год назад +1

    Zorry mamo sucdi alle hakaga aarjaro kuwa Niman maahe

  • @zaytuunmohamed9620
    @zaytuunmohamed9620 21 день назад

    Plz isoo boqda
    SIMAN MAXAMED CHANNEL🙏👍🏼

  • @nimcomohamed6200
    @nimcomohamed6200 Год назад +2

    Alle hku garab galo awladana hkula koriyo Raxmanku

  • @hashimhashim4563
    @hashimhashim4563 Год назад +2

    😂😂😂sax marki filimanta jileeso waanku mooda qataato

  • @ladanjamac8451
    @ladanjamac8451 Год назад +1

    Walahi wanla oyaay please cabdi shugri walaal gabadha mar kale hawaraysan gabadhan waxa dareemi kara qogka somaray wankabixi walaal samir

  • @samiirashaafici518
    @samiirashaafici518 4 дня назад

    Kkk labadan isma dhaman

  • @MrsRAli
    @MrsRAli Год назад +2

    Hadii la kala Tago iyo hadii laysla Joogaba mar kasta Ubadka Xaquuq ayuu ku leeyahay labada Waalid

  • @khadijamuse2429
    @khadijamuse2429 Год назад +1

    Dhexda xidho Sudiyey

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl 27 дней назад +1

    Asc Abdishukri wllo horey u soco

  • @halimahussein5834
    @halimahussein5834 Год назад +1

    Pole siz

  • @CaboGabood
    @CaboGabood 25 дней назад +1

    nin an nag latirsanba muqdisho majogo walahi

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed 26 дней назад +1

    Walaahi waa xanuun

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 23 дня назад

    Sorry wlley. Hala Sabro 13 kaaga ayaan kuugu Rajeynayaa inaad ugu gudubto. Insha allaah

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 Год назад +2

    Sagalaei hadad lagairahdo soaalahan logowaidinaya adiidin waQasab wainalogowiidiyo

  • @NaimaDahir-vg6px
    @NaimaDahir-vg6px 27 дней назад

    .ilahay.hakubogadhayo.walashen

  • @MrsRAli
    @MrsRAli Год назад +1

    Waxaase mahiim ah in aan Ilaashano Cafimad kayna si Buuxada.... si aan u so Saarno Ubad khayr badan

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 Год назад +2

    Ala hadaanahay dumar maxaan ciilanahay xaqsoore waa ale

  • @katraismail5893
    @katraismail5893 Год назад +1

    Ragga soomaliyeed intooda badani waa cadaw dumarkana addoomay uhaystaan lkn maalin aan maanta ahayn ayaa laga jarayaa

  • @farhiahashi3136
    @farhiahashi3136 Год назад +2

    Abyo cunugtada korso o ha wacan niinkas asaga so radindona markey weynto waxba calol jilec ha tusin nin an hadlkaga rabin😔

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 Год назад +1

    Waanka xumahay dhibka haysta hooyooyinka somaliyed

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 Год назад +2

    Abdi shukri hanaloo waraysto isagana

  • @shadiyomorisshadiyosharaf9183
    @shadiyomorisshadiyosharaf9183 Год назад +1

    Cabdi shuguri gabadhah haka oohine igadaa

  • @qadroaxmad9733
    @qadroaxmad9733 Год назад +1

    Ana ii waraysta walee wala yabilaha.kkkkkkkkkk

  • @mariyoquen7083
    @mariyoquen7083 27 дней назад +1

    Abyo alla haku gargaro😢

  • @aragsan1874
    @aragsan1874 Год назад +5

    Sorri hooyoo macan😭😭😭😭🇸🇱

  • @seyali4113
    @seyali4113 Год назад +2

    Asc Walaal cadishukr arintan wa atabatay ana waxan haysta gabadh aan lasoxirirn

  • @safiyaaxmed9971
    @safiyaaxmed9971 Год назад +1

    Anoo hiliwaale joogiyo adoo howd helawaale jooga anaa hooyada

  • @cadayluula7184
    @cadayluula7184 Год назад +1

    Ceebeey tacaal waxaan waa wax laga xishoodo intaad views raadinaaysaan ceeb haysku soojeedina dumarka waligood ayaa lafuri jiray waana wax diinteena jidaysay in lays furo hadii lays fahmi waayo video meesha kasaara wax dhaqanka soomaaliyeed kuhaboon maahan

  • @user-jq3os6kn1y
    @user-jq3os6kn1y 26 дней назад

    Ku shaqaysataa muxuu ka wadaa😂😂😂

  • @user-dn7jf8ui6r
    @user-dn7jf8ui6r 21 день назад

    Horta garacdan dumarka ciila wax dila mala wayay naa melaha u gala o waxa gagabiya uf

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 Год назад +1

    Hno ilahay ago siriroh gabaddaadah

  • @leyloxusen3809
    @leyloxusen3809 Год назад +1

    Qofkii maanta nool beri manoola aduunyadaan waa2malmood cafiska ayaa adiga kuanfacyo walashey iskacadi

  • @shukriadan1438
    @shukriadan1438 Год назад +1

    Wll nabsibax wagasanban kurajenaya

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Год назад +1

    Am sorry walaashay ilaahay hakula koriyo

  • @saiidaabdirasaqyusuf8395
    @saiidaabdirasaqyusuf8395 Год назад +1

    Asc

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Год назад +1

    Arooska iska dhaaf ilaahay u talo saaro biilkaaga

  • @sahrujomacalinahmedmacalin3293
    @sahrujomacalinahmedmacalin3293 Год назад +1

    M.a

  • @zeynabhajizeynuu5254
    @zeynabhajizeynuu5254 Год назад +1

    Guur kuheshine lkn asaa iga dawa cararoyo ani waxa ku necbahe naxaris maleh hada xanunsanahe senoqote xataa maleh guurkisa bis dhaha maxa

  • @user-eq4or3rm4c
    @user-eq4or3rm4c 24 дня назад

    ❤❤❤❤❤

  • @hodanhodan8446
    @hodanhodan8446 Год назад +1

    Sorry wllshay nimanka somaliyed waji malahan😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 Год назад +1

    😭😭😭

  • @caishafaarax7136
    @caishafaarax7136 Год назад +2

    Dhowye waaba kasaahe aby

  • @Xaawo399
    @Xaawo399 28 дней назад +1

    Kan calooshuu hurinaa

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 Год назад +2

    😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲❤️

    • @asturxasanali6033
      @asturxasanali6033 Год назад

      Walshy samir iyo dulqad muji awladana Allah ha ku la koriyo Allah bariyal ha kaga dhigo sidado kale wan hayna kuwo abihi dhalay usa war kahayn

  • @user-zk6ps5ge3m
    @user-zk6ps5ge3m 29 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @anzalhaji4586
    @anzalhaji4586 Год назад +2

    Wll same ba nahay sorry

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Год назад +1

    😭

  • @nuuramuuse7497
    @nuuramuuse7497 Год назад +2

    Waar su aal xumida

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 Год назад +2

    gabdhaha teamkaan 30 mid gaartay ma jirto miyaa

    • @indhooshaji9192
      @indhooshaji9192 Год назад

      😂😂😂 waa yaab aniga dib isku fiiriyey

  • @thanksyussuf1013
    @thanksyussuf1013 Год назад +1

    Ha o

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 Год назад +1

    Dad isfuray afaarahooda maxaa naga galay

  • @sahrowarsame
    @sahrowarsame 26 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 12 дней назад

    Waa yaab Naagaha SOMALIIDA ayagoo Silicsan ayeey Haddana ma yaqaanan Siilkaga Cesho 🤣🤣🤣 Bal haddii aan 4 Caruur ayeey la kicin o la kufin 😡 Meey Korsato kuwii Hore

  • @hawaluul655
    @hawaluul655 Год назад +1

    Sorry abaayo

  • @sagalmohamoud2548
    @sagalmohamoud2548 Год назад +2

    Alle haw so jeediyo ubad koodana hatuso

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Год назад +2

    Ilahay ha kulakoriyo ilmaha iska samir

  • @user-ib1bs6sw8l
    @user-ib1bs6sw8l 24 дня назад

    Sorry abaayo😊

  • @myasdjourney2430
    @myasdjourney2430 Год назад +4

    Sorry abaayo waad guuleysan insha Allah

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 23 дня назад

    Sorry

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Showbadanaa maaa walalahaga udhiibtid wakanaa abahaa asagana iska dhaaftid hush oyinta naga daaa youtube furo kala gacso deee shaqeyso

  • @nasroipraahin9509
    @nasroipraahin9509 Год назад +1

    Sorry sucdi wllo samirka dugso

  • @dheemanlula3837
    @dheemanlula3837 Год назад +1

    War waxaaba waa ceeb maxaandad isfuray afaarahooda kugeliyey dankalenayaad isleedahay Qaasatan reser Camar ayaad rabtaa inaad caynayso ayada Kuma fahmayso daarood markas waa.daarood balday maxay ugu ooynaysaa ninkaan rabto inuu dadqaasa wax udhibo bal naagaha daarood sidaan Uma waydiiyo

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 Год назад +1

    Abdi yoo sagal soalahan Sucuda maaha loowaidini layahay ihekabaal

    • @ayanmahamad8
      @ayanmahamad8 Год назад +2

      😂😂😂waxaad qortay afsomali miyaa adoo raali iga ah

    • @gacalmedia7220
      @gacalmedia7220 Год назад

      @@ayanmahamad8 Haa wll

  • @user-hh5ug9xe7j
    @user-hh5ug9xe7j 23 дня назад +1

    Sucudi naag adag maah aad bey u jilicisan tahay maxey mel kasta uga ooysaa calool adeeg habarto calool adeeg waa wahel

  • @user-jc7sh7xd8y
    @user-jc7sh7xd8y 29 дней назад +1

    Sucdiyeey ilahay kabaq xasan wuu kujeclaa

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 26 дней назад

      haduu jclaa marku furay ilmihiisa muxuu u nacay

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Год назад +5

    😢sorry abayo guri walba in gubata hostalaa

  • @saiidaabdirasaqyusuf8395
    @saiidaabdirasaqyusuf8395 Год назад +2

    Waan idinsalamay dhamantin hal baa iga dardaran ah buugta yaan latataban khatar waaye yey labaqarxin