DEG DEG WAALA QADAYA KHADRA SILIMO ARKA IYO RAXMO IYO BILAAL OO CAYAY JABRA IYO GALKI ABIHI DHINTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • 15 July 2024

Комментарии • 46

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @HiboMahamed-uw1dv
    @HiboMahamed-uw1dv Месяц назад

    Inaalilaahi wainaa Ilahi raajicuun

  • @Mana-fg7lv
    @Mana-fg7lv Месяц назад

    Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam

  • @najma649
    @najma649 Месяц назад +2

    allaha unaxariisto abaha somaliyeed

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n Месяц назад

    This is our country

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Месяц назад +1

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim wiilka muufada bur bursanayay baa soo gudbay xamar wixii hanti taalay iyo wixii warshad ku taalay hawiye

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Месяц назад

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed Месяц назад +1

    Yaa mafarmashiyasha burka kaniniga laga dhigo

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Месяц назад +1

    Asc waal kaasoo kale hadalkiisa lama soo qaado ninka aabihii oo dhintay saa u hadlaaya please mar kale ha ka hadlin kaas oo kale

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Месяц назад +1

    Farmasii kuyaal dagmada boon dheere uraysay marabno butladi haku masayrin

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Месяц назад +1

    Bilaal dadkaan dantooda bay haystaan nabdooda bay ilaasha daan muufada uraysa iska yaree isbitaalada dawladuhu dhiseen haku faanin

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Месяц назад +1

    Naagihiina iyo gabdhihiinna habeenkii shabaab kaxaysto ka sheekee masjid calguduud kawar waxa yaala naagaha habeenkii la kaxaysan subixii la soocelin nabada baadan baad ka xuntahay. biliqo dambe waa taad kudhimataa arki maysid

  • @mohamed-cz9gs
    @mohamed-cz9gs Месяц назад

    saxib soo radi hadalkan hadal aa ka horeyay

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Месяц назад +3

    Bilal wuxuu kujira dhalinyarada loo han weyn yahay waxaan rajayn inuusan dhex gelin dhiiqada qabyaladda

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Месяц назад +3

    Sababta isbitaladu xamar ugu badan yihiin waa qaraxyada xamar ku badan iyo dhibatada ganacsiga ayey kamidyihiin isbitalada ee puntland kama dhaco qaraxyo isbitaladeda uma badan sida kuwa xamar

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n Месяц назад

    Be calm, puntland, and Mogadishu are the same

  • @user-he9hz2uw1g
    @user-he9hz2uw1g Месяц назад

    samar iyo garoowe waa dhul soomaaliyeed dhibna malahan cisbitaaladu gancsadayaal baa dhistey puntland waa dhisan doontaa cey ma ahan bilaal bulshaawi dhalinyada ugu fiican buu kujiraa hadal xanaaq ka keeney buu uegyahey caadi iska dhiga

  • @najma649
    @najma649 Месяц назад +1

    wiilkan waa wiil waalan

  • @MuraayoCumar-gr7qd
    @MuraayoCumar-gr7qd Месяц назад +1

    Dee qof dhan ma aha muuqaalkiisuba

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD Месяц назад +2

    Cimranoow hooyo maad iska deysid youtube kan dadka akhasta ah ee Nolosha ka dhacay baa loogu tala galay ama shaqayso ama misaajidka ubadnoow oo iska cibaadeyso

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Месяц назад

      Cimraan wuu khasaaray waayo asagoo wadan shaqo leh jooga ayuu bakhti soodaa yaa siduu ufiicnaa waar walaal waxaa iska daa oo sidaadii hore ku noqo

  • @najma649
    @najma649 Месяц назад +1

    subxanallah

  • @user-ry6do9sq4v
    @user-ry6do9sq4v Месяц назад

    Scwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwsscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscw

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Месяц назад

    Puntland walahi dadbay indhay utahay sorry but isbitalada uu kufanayo askar haku samaysto qaraxana hayska daafaco 😂😂😂

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Месяц назад

    Cid wacyi karabta majirto kaaraan oo uraysa buu jooga xamar dowlado baa dhisa abgaal in burburshaan maahee maxay qabtaan

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Месяц назад

    Subxaanalah

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Месяц назад

    Subhanallaah

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Месяц назад

    Adiga madhisin isbitaalka dawlad baa dhistay hawiye in uu wax bur bursho maa hee muxuu dhisaa bilaal muraayad baa ubaahan tahay xamar abgaal madhisin dawlad baa dhistay

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Месяц назад

    Waligiis dhiiqada qabyaalada wuu ku jira markuu arko dad dhulkooda ku kalsoon buu guban see unoolaan karaan buu taagan yahay afkooda ha ceshtaan cid talo karabta majirto guri dambe daykiisa kuwii lahaa intaad ku duugto dagi maysid h

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m Месяц назад

    Bilal xanun ayaa haye jabra isaga idinka waalay hadana muqdisho wa caasimadi dalka oo dadka oo dhan ayaa xoolahoodi yalaan oo laga haystaa ismaqal ma jiraa

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Месяц назад

    War xamar waa uga tagnay hanadaayaan war qofkaan afka subaga kuleh ateeshin buu raadin adoo macawista siibta baa oo isbooro kuu taal oo dadka miisaama baa dawlad khasab ku timid

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Месяц назад +2

    Hadaysan reer Putland Jabra afkisa edeb u yeeli karin waa muhiin in Bilaal bulshaawi difaac daa Xamar 😊🥰 viva Ciyaalka Caasimada ❤😊🥰👍

  • @aminaabdi877
    @aminaabdi877 Месяц назад

    My friend be neutral. It could be that he is sad, and he dealing with his father. Please don't comment on other people 's situation. You need to be kind.

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Месяц назад

    Adoo xamar gagalin kadhigay baa dawlado dhiseen adoo kaaraan urayso jooga dad hala hadlin ma murursade oo dhulkiisa dalxiis loo aado baa ismooday

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад

    Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh

  • @11naa44
    @11naa44 Месяц назад

    Qofka muslim ks ma ficna inad gaal ku tilmantid

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 Месяц назад +1

    Lakiin qabiil maha waa run butlaan kaliya maha gobolada dalka isbitaalo malaha xamar isbitaalada kuyaalo waxaa buux dhaafiyay dadka kaimaada gobolada waqooyi iyo bari

  • @user-mn7gx9tm9d
    @user-mn7gx9tm9d Месяц назад

    Soo dhegeeyso jabre before inta aadan
    Soo qaadan balaal
    Adibaaba hada jiran
    Oo waliba majeerteen la daaqa
    Sedeey noqon majeerteen kii runta ahaa
    Pudlain baa ka fiican Galmudug
    Oo Lama barbar dhigi karo baad meesha la soo fadhiisatay
    Waa laba maamul gobaleed
    Gamudug baaba la qaataa
    Oo dad kala duwan ku nool yihiin
    Soo Somali udhantahay
    Reer baad inoo xayeeysiin neeysaa
    Horta dadkaan La heeb sooco walaahi wixii loo soocay weey ka muuqataa
    Waa is qor ror dad xuraba maaha
    Bal ufiirsada nin kaan
    Cimraan la yidhaahdo
    Wuxuu leeyahay pudlain iyo
    Galmudug lama simikadho

  • @user-mn7gx9tm9d
    @user-mn7gx9tm9d Месяц назад

    Bilaal hadal kiisii in labadelo buu diidanaa
    Hadlkiisii buu Sxb kiis jara ubedelay sixun
    Tankale balaal uma jawaabi laheeyn qof kale laakin jabre maa heen qokii usoo jawaabay.

  • @SaraAli-ob9sy
    @SaraAli-ob9sy Месяц назад

    Putland marka laso hadal qaado xoog ayaad uu gubaataa hhhh waa runtii maxad uu diidi

    • @queen22-r7p
      @queen22-r7p Месяц назад

      dee wa runtiis reer xamarnimo miya kuwda😂

    • @fatumaahmed7548
      @fatumaahmed7548 Месяц назад

      ilaahay ha u naxariisto janatul fardosa ha ka warabiyo aanah soomaliyeed

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Месяц назад

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Месяц назад

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM