Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Horta reer lafta gareen baraabe maxaa u yaalo
hadaadan ciishoon wax walbo sameeye ayey dhahday diinta, kuwani waa sidaaas.
kgs ❤❤❤❤❤❤ guuuuuuuu😂😂😂😂
Baraawe dad somaliyed oo barwaani ladhoho ayaa iska leh ee adinka dhuusamareeb iyo guraceel ayaa leedihiinee aada Meel walba oo dad somaliyed daganyihiin ma waxaa ku heeneesaan unukaa leh Dulmiga joojiya hadaa maamul rabtaan kunoqda deeganadiina
Waryaa raba sxb dhuudanareeb iyo guriceel ayaaga leh tana ayaa iska leh barava aad sheegayso iyo kuwa afmaayga ku hadla waa yaqaaniin waxa ay yihiiin
@@dahiromarwarsame4234 waligaa unukaa leh iskaga haaya bro dad muslim ah inaad dhulkooda ku dulmisaan kuna qabsataan xaqoodii waxaadse ogaataa waligaa adigana dab iyo inkaar ayaa ku heesaneesa waxna kuu dhismi maayaan waa kaas saakay gurigaagii dab cusub ka shidmay iyo ahlu suno iyo hebeloow, war dadka islaamka nabad galiya aad nabad gashaanee hadii kale dulmigiina wata adinkana holac lee saas idinkugu shidnaanaya waligiina kama bexeesaan dhibta ilaa dulmiga iyo dhaqan xumada aad kajoojineesaan
@@safaradacaalamka4218 caac ayaa raba hee
@@dahiromarwarsame4234 Baraawe digil iyo Mirifle baa leh kaali wax naga qaad hadaad rag tahay
@@Hammoodi1995 Digil iyo mirifle iyo dadka barwaaniga ahba weey isla leeyihiin waligoodna wanaag ayeey ku wada noolaayeen lagamana maqal dhib Intaas umada somaliyed weey aqoonsantahay Kuwaan gobolada dhexe ka imaaday ma ahan deegaankoodii halkaan
500 sano kulaha, waa waashay. Dadka kasoo jeedo barava waa dadka la dhoho brawani. Waxaa ku hadlan chimini...beenta iska daa.
Adaa beenlow ah waa sax waa runtiis 500 aa sheegaysaa 1000 sano aan deganahay
Dhuuso mareeb miyaa shirkaan kkkkkk
Horta reer lafta gareen baraabe maxaa u yaalo
hadaadan ciishoon wax walbo sameeye ayey dhahday diinta, kuwani waa sidaaas.
kgs ❤❤❤❤❤❤ guuuuuuuu😂😂😂😂
Baraawe dad somaliyed oo barwaani ladhoho ayaa iska leh ee adinka dhuusamareeb iyo guraceel ayaa leedihiinee aada
Meel walba oo dad somaliyed daganyihiin ma waxaa ku heeneesaan unukaa leh
Dulmiga joojiya hadaa maamul rabtaan kunoqda deeganadiina
Waryaa raba sxb dhuudanareeb iyo guriceel ayaaga leh tana ayaa iska leh barava aad sheegayso iyo kuwa afmaayga ku hadla waa yaqaaniin waxa ay yihiiin
@@dahiromarwarsame4234 waligaa unukaa leh iskaga haaya bro dad muslim ah inaad dhulkooda ku dulmisaan kuna qabsataan xaqoodii waxaadse ogaataa waligaa adigana dab iyo inkaar ayaa ku heesaneesa waxna kuu dhismi maayaan waa kaas saakay gurigaagii dab cusub ka shidmay iyo ahlu suno iyo hebeloow, war dadka islaamka nabad galiya aad nabad gashaanee hadii kale dulmigiina wata adinkana holac lee saas idinkugu shidnaanaya waligiina kama bexeesaan dhibta ilaa dulmiga iyo dhaqan xumada aad kajoojineesaan
@@safaradacaalamka4218 caac ayaa raba hee
@@dahiromarwarsame4234
Baraawe digil iyo Mirifle baa leh kaali wax naga qaad hadaad rag tahay
@@Hammoodi1995
Digil iyo mirifle iyo dadka barwaaniga ahba weey isla leeyihiin waligoodna wanaag ayeey ku wada noolaayeen lagamana maqal dhib
Intaas umada somaliyed weey aqoonsantahay
Kuwaan gobolada dhexe ka imaaday ma ahan deegaankoodii halkaan