Tacsi Ceeb & Dhaga hadal isu badashay bal ila arag| Dagaal hada ka socda Xuduuda lubnan| Turki O ara

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 ноя 2024

Комментарии • 278

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  10 часов назад +18

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @suldaanmax9900
      @suldaanmax9900 9 часов назад

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف اخي

    • @Alkaram29130
      @Alkaram29130 5 часов назад

      Adhi maxa noso hortagantahay lacagtas sameysedha, shekhow anaga lacag nagasameyn rabta ee isqaba inta youtube ka noga ekaw

    • @NuurBaashi-jn5qd
      @NuurBaashi-jn5qd 4 часа назад

      Ff

    • @IsmaelByy
      @IsmaelByy 4 часа назад

      😊

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 9 часов назад +20

    Ayaxii qac baa ka yeertay aloow afka yaga iyo caloosha yada xaraan ka ilaali yaa rabi

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 8 часов назад +9

    يوم لا ينفع مال ولا بنون الا من اتاللة بقلب سليم ayaa iman donta انشاء الله

  • @daudibrahimali5864
    @daudibrahimali5864 10 часов назад +15

    Xasan ayuu kusocdaa hadalka waa sax

  • @moallim1000
    @moallim1000 9 часов назад +13

    Waa Tuug la qabtay Talo Ma Leh. Xassan-Xaabsade waa is ogyahay in isagu uu ku suntan yahay Arriinta Xaasaska iyo Caruurta la siiyey Xilalka iyo in isaga lagu Dhaga-hadlaayo. Tuug Xantiisa Ma mooga.

  • @sewy8
    @sewy8 2 часа назад

    Xasan ceeb ma karto, musuqmaasuq iyo qaraabo-kiil waa wax uu habeen iyo maalin uu ku dhaqmo, Ilaahay Soomaali mid kaa kheyr badan Allah noo keeno Aamiin

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 7 часов назад +4

    jabka yahuuda ayuu arkay mareykan reer khasa iyo reer lublaan mareykan ayaa xasuukhay yahuud mar hore ayaa lugu kala😊 bixi lahaa allah jabiyo kufaarta aamiin

  • @CiiseCaray
    @CiiseCaray 4 часа назад

    MW Xassan Sheikh waa nin aduun walee aakhiruu war yaal rabiyow na badbaadi amiin

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 часов назад +2

    Free dhaga Hadal
    Xassan iyo inta la midka ah

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 14 минут назад

    Reer baahal Xasan Sheekh Waa wada neceb yahiin

  • @Banjo-v8g
    @Banjo-v8g 9 часов назад +4

    Shekh no so badi Insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @Bashkapoy-y3q
    @Bashkapoy-y3q 9 часов назад +3

    Dhago hadal ma ahan Waa run xaqiiq ah oo xasan kusocota

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 9 часов назад +5

    TUUG LAQABTAY TALO MALAHAN
    XASAN SHIIQ WAA IS OGYAHAY
    HADALKA INUU ASAGA KU SOCDO
    CEEBTIISA WAABA UU QOSLAAYAA
    ILAAHEEY XASAN SHIIQ UMADA HA DHAAFIYO WAA MUJRIM AAN UMADIISA UNAXEEYNIN

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 9 часов назад +2

    maxamanin hortiisa ayuu warka kacadeeyay ceeb miyaa karta gacan taakte ilaahow mid kitaabka iyo sunaha ku xakuma u keen aamiin yarabi

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 26 минут назад

    Waa run waa arin Madaxwayne xasan kusifaysanyahay waan xaqiiqcad

  • @BadriSheekhabdi
    @BadriSheekhabdi 9 часов назад +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
    Yaarabi umadaada muslimiinta ah ugrmo Yaarabi

  • @ciiseak6897
    @ciiseak6897 4 часа назад

    Farta, iyo meesha bugta ayaa is og soo ma maqli jirin 👉🏿 xasan shiikh .

  • @Aayga7777
    @Aayga7777 9 часов назад +9

    Free dhega hadal

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 5 часов назад +1

    Shiiqow. Yaa ku soodiray. Mida labaad. Xasan xoolo. Waa dayuus yaa udiray

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 9 часов назад +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Seynab-c9h
    @Seynab-c9h 9 часов назад +2

    Dhimasho ALLAH ha u badiyo yuhuuda

  • @al-xikmaprimaryschooljalam44
    @al-xikmaprimaryschooljalam44 9 часов назад +1

    Sida aad mooday maaha sheekh xukunka soomaalidu raadinaysaa intooda badan waa ka shaqayso ee u shaqee ma'han

  • @Desert_flower60
    @Desert_flower60 9 часов назад

    Xassan sheekh ceebu ma karto ciqaabna Allah ha ugu dato isaga iyo dadka wax la walaaqo.

  • @dr.abdulahali9958
    @dr.abdulahali9958 8 часов назад

    Waxaat noosheek falcelin waxmacadeeso ee adiga waxaa kuogtahay inoosheek kheer Allah hakusiiyo insha Allah

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 8 часов назад

    Xasan munaafaq waan filaayey
    Waxas iyo waxka daran in
    indhaha lagasaridoono, balse
    markuu dhinto waxa lagusi
    feendoona inu aha madax
    weenihi ugu musuq-masuq
    badan iyo qabyaalada, waliba
    waxa loo raadin-doona karfan
    aan hantidiisa laga bixin.!!!!
    "Subxaanallah maxad u Dan
    beendoonaa.

  • @SubersaladCabdule
    @SubersaladCabdule 3 часа назад

    HAA WAYJIRTA WAAWAHA HADDA HASAN USAMEYYO

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 5 часов назад

    Waa markii ugu horeysey oo wejiga laga saaro weliba uu is qaafinayo, gabadhiisana ay aad ula yaabtey in hortoda laga dhaho qarabo kiilka ay ku sifeysan yihiin…😮😮😮

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Час назад

    Xasan wallaahi dooro qoyduu noqday dadka hortooda Ilaaheey hortiisna waa sugeysaa ceeb u dhimo

  • @cabduqadirnuur6613
    @cabduqadirnuur6613 4 часа назад

    Xaley aya roneyda xayeysisyadi wa naga yareday👍

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 8 часов назад

    Jiroole xanuunsan run baa kuu fiican

  • @CalidhuuxmahamedCalidhuuxmaham
    @CalidhuuxmahamedCalidhuuxmaham 4 часа назад

    Masuul waa wax laga xumaado
    Waxa uu ku dhaqmayo xasan shekh

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 7 часов назад

    Cajiib, Cajiib
    Waa dharku kugudhag baan maqlijiray

  • @Ibrahimka38
    @Ibrahimka38 7 часов назад

    Allaha unaxariista madaxweeynaha 🤲

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 9 часов назад +2

    Aniga waxan hubaa in madaxda Somali a ay mooryaan dhiig yacab toogo ah ay yihiin illaahay Shartoda hanaga Qabto

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 8 часов назад

    Qeylidii yeertaa nimuu kheyr uyahay..

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 6 часов назад

    Bowe warakana xasan sheeqi ayau kusocodaa 👌✅💯✅💯

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 часа назад

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 4 часа назад

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 8 часов назад

    Illaahay guul sii Xizbulllaah iyo Falastiin Madaxadeena soomaalidans soo hanuuni oo xaqa tus Aamiin

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 8 часов назад

    Waa sax waa wax jira xasan waxas oo dhan wuu sameyey

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 часов назад

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 8 часов назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 7 часов назад

    Hal su, aal ayaan rabaa inaan waydiiyo Sheekha dadka qaraabadayda inaan shaqalaysiiyo ma sharcigaa diiday waxaa ceeb ah qofka oo qalad lagu hayn in laga dhigo qalad inuu sameeyay camal waliba la buun buuniyo war alla halaga cabsado wax cadayn loo hayn lama gudbiyo , dunida dhan ayay haayaan shaqooyin ilmaha madaxda

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 6 часов назад

    Thanks 🙏👍

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 Час назад

    Mw xasan meshaan waa ku ceeboobay runtiii waana wixii wax badan looga digay laakin ma dhageysan

  • @fataha1
    @fataha1 7 часов назад +1

    Maba soo gali karaan family gaga waa Ceeb waa Boqortooyo miyaa?

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 8 часов назад

    Hagaag wriye hadalka wararun bese wax malaku qadanaya siba hassan shekh

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 9 часов назад

    🥺🥺 😪 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 7 часов назад +1

    Waa rug laqabtay talomalahan weeye waayo waxuu Abraham boogtiisii

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 7 часов назад

    Hadalkaas Xasan buu ku socdaa waana run

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 6 часов назад

    Xassan tuug buu ku dhalaaliyey! Walaahi nin ragga weeye Khatar! ceebtuba ma karto indho adeyg wuu dhameeyey!

  • @Dunio-p7d
    @Dunio-p7d 9 часов назад

    Waa arin dhagahadal waana run oo aan caadi ahayn

  • @tratraijonache5050
    @tratraijonache5050 6 часов назад

    Iyo Djibouti walamid dolada somalia

  • @s.warsame9689
    @s.warsame9689 7 часов назад

    Scw waa been ninka xukunka haya mar walba waa la ceebeyailaahey aa dhashay walaa ta siruu waa siratul oqraa aniga waba ii maho ceyaal waabare aan ahay

  • @shafijama8532
    @shafijama8532 8 часов назад +2

    Munafaq haduu jiro adiga waaye

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 6 часов назад

    Gurguurte iyo wuxuudhalay Cerberus Makharsana.

  • @AbdiAde-k5z
    @AbdiAde-k5z 9 часов назад +1

    😃😃😃😃xasan garguurte wuu jeesjeestay wlhi waa la karbaashay

  • @amalomar380
    @amalomar380 7 часов назад

    Free Dhaga hadal

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 7 часов назад

    Ceeb baa iiga muuqato
    Falcelinta
    Waxaa layering farta iyo meesha bugta ayaa is'og

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 9 часов назад

    Rab ama harabin waalagu rabsiin waana ciil iyo calool xumo waxna kaqabankarin

  • @AbdiqadirMaxamed-u1e
    @AbdiqadirMaxamed-u1e 4 часа назад

    XASAN Dameer Wuu Is Ogyahey Nijaaskaxun

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 26 минут назад +1

    😂Haa wey jirtaa , wax run ah baa odeygu sheegey, xasan na khuseysa ,😅.

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 9 часов назад +1

    Allahu masali cala❤muhammad❤scw ❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @MrKulule
    @MrKulule 11 минут назад

    Asc... Oday Soomaaliyeed oo xalaal ah, runtanq sheegay. Eebbow hanna ceebayn

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 5 часов назад

    Siidi food liida buu ugu dheego haadalay

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 7 часов назад +1

    Farta iyo meesha bugta ayaa is'og

  • @CabdiaxmedFoodcade
    @CabdiaxmedFoodcade 8 часов назад

    Waa run waxaa ku dhaqmo waa la shegay wajigiisa Ayaa ka arki kartaa xantisa ma moogo

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 6 часов назад

    Machaallah

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 7 часов назад +1

    Fuley xantiisa mamooga

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 9 часов назад +2

    😂😂😂😂 sifican buwax ugushegay xasan shiiq wasax sifican buwaxa ugushegay

  • @halimaahmed9602
    @halimaahmed9602 Час назад

    Sheikh ceeb wey dhaaftey tani

  • @BillanXuseen
    @BillanXuseen 12 минут назад

    HADEY AQOON LEEYIHIIN, UQALMAAN ILMAHA WAA CAADI SHAQANE UBAAHAN YIHIIN.WAA DAD SOOMALIYEED

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 9 часов назад

    🥺🥺🥺😪 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @CaliRaage-kg5bz
    @CaliRaage-kg5bz 8 часов назад

    Waa nin waalan ee xarig adah ku xira. Afkana sharoto jiq.

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 9 часов назад +2

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 9 часов назад

    Asc.
    Sheekh , Adeer :
    Geebtii iyo wixii laga xishoon jirey miyaa ammaan noqdey , tolow ? !
    Ninkan , Odeyga ahi , wax jira ayuu ka hadlay , isaga oo aan cidna durayn.
    Wax faraha lagula jiro oo la qasanayo ayuu ka hadlay ,
    Ilaahay , khayr ha siiyo .
    Adiguna , waad mahadsan tahay , Ilaahayna khayr ha ku siiyo . Wadankana , Ilaahay ha inoo hagaajiyo .
    Aammiin .

  • @CarabMuxumed-b1l
    @CarabMuxumed-b1l 4 часа назад

    Wa karawa❤❤❤

  • @mustofaibrahimdiriye4247
    @mustofaibrahimdiriye4247 9 часов назад

    Sheekh waa sax Hassan sheekh family ayaa wadanka ok dhan haysta waa ku socodaa xariifta fahamay 😂

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 8 часов назад

    Jsklhh shikh maxmed

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 7 часов назад

    Madax wayne xasan wuu qaldan yahay in uu caruurtiisa hor wado umada soomaaliyeed

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 5 часов назад

    Sheekh weli ma aragtay qof ceeb u dhintay

  • @enggarcade6279
    @enggarcade6279 8 часов назад

    Dhiiqow xanka waa in wax lagaa baro sababtoo ah xan waxaa layraa waxaa tahay oo lagaa sheego loona sheeego cid aan waxaba kaqaban karin.
    Tankale ninkaas waa dadaalay xasanna waa lahadlay
    Lakiin adigu waxa aa tahay waan fahmi la ahay sababtoo ah xankaagu waa nagu bata
    Walal alle kabaq madax da hanoo caayn.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 4 часа назад

    C c shakuur wuxuu leeyahay haahey waa adiga

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 8 часов назад

    Aden Cadde waxi ka dambeeye kulli madaxweynayaasha ilmahooda iyi qaraabadooda waddanka ayakaa u talin jiray.

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 9 часов назад

    GOOD JOB

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 7 часов назад

    Well Sheikh, president Hasans body language showed a Shame to The Somali People 🇸🇴🤔🇸🇴

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 9 часов назад

    Hassan Sheikh kama xishoodo khaladadka isaga iyo qoyskiisa ay ku sameeyeen ku tagrifalka hantida qaranka ceebna uma arko balse waa ku talogalay inta uu joogo Kursiga qaranka inuu boobo hantida qaranka isaga iyo qoyskiisa

  • @safiyaali2641
    @safiyaali2641 8 часов назад

    Adeygana wa debawday lacag dibey loga shaqayo

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 9 часов назад

    Erayga dhegahadal dumarka ayaa gaar u leh. lkn eraygan raggu shaqo kuma leh wax la yidhaahdo dhegahadal. Afka ha la ilaaliyo oo yaan lagu ciyaarin.

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 8 часов назад

    Siilaanyo wuxuu ku qubeystay dhiigii reer SSC, Allah SWT na waa ogyahay oo uma naxariisanayo ee idinku qabriyadiina ha gubinaya.

    • @abdi-e7t
      @abdi-e7t 2 часа назад

      ssc anaa wasa faqash

  • @abdirashidhussainomar5598
    @abdirashidhussainomar5598 9 часов назад

    xasan shiikh intaas baa ugu filan hadal hadii uu wax ku qaadanayo aaqiro waxaa la yiri 10 farood baa kugu marqaati furayo hasan shiikh intii aan aaqiro la takin wax yaabihii uu ku hadlay baa ku marqaati furayo ilaahoow ceeb astur

  • @SubersaladCabdule
    @SubersaladCabdule 3 часа назад

    Waba koala hadta mahishonay illahow Hanna eebbeyniy

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 9 часов назад

    Kkkkk xasan shiikh wajigiisa waxaa ka muuda war Idhig anaa iga hadlayssaye

  • @saharayahye8633
    @saharayahye8633 7 часов назад

    Madaxweynuhu sharaf ayu leyahay lkn kamamarna qaladkas latabtay. Tusalo wilkisa waku gawarida dublimasiyada Sii qaldan uu isticmalay

  • @AbdulkadirKutub
    @AbdulkadirKutub 8 часов назад

    Sheekhu waa nin dhinac u raran

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 7 часов назад

      Hadalka UU sheegay mabeenba muxuse dhinac Oga raran yahy

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 часов назад

      Runta ayeysan Ku dhiibin ee liq

  • @xamarimohamed1900
    @xamarimohamed1900 9 часов назад

    Si fiican ayuu wax ugu sheegay ninka u taliya dalka somaliya xasan sheekh ee ilayn ceeb looma dhinto ????!!!!!

  • @farhiyoaden9332
    @farhiyoaden9332 7 часов назад

    Sheekh hadaan madaxweyne ahey ilmaheygana aqoon sare leyihiin ma hala curyaamiyo miyaa ka wataan aniga waa ila qalden tihiin ilmaheyga waa mawadiliin waaye weyna shaqeysanayaan ayagoo dastuurka wadenka ku dhaqmaya.wadamda aan joogno meeqa walidiinta iyo ubadkooda ka tirsen hal xisbi isla markaana hayaan masuuliyad sare kama reebayo abaha aya raisal wasara ama madaxweyna.

  • @saeedmohamedsaeed1709
    @saeedmohamedsaeed1709 7 часов назад

    Sheikh suaasha waxay tahy shacab somaliyed mayihiin dad waaqaca kubararugsan oo kadhiidhin kara xadgudubka madax dooda?

  • @CabdulaahiMaxamuud-l4m
    @CabdulaahiMaxamuud-l4m 8 часов назад

    Islaanimadadu ma ogola in qof muslim ah lacaayo

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 7 часов назад

      Ceeb iyo cay miyaa runta HDi lasheego

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 6 часов назад

    Gurguurte Ma Xishoodo Mana Yaxyaxo