NINKEDA AYA KA DHACAY SHIRKADEDA NAAG KU GURSADAY AYADANA WUU FURAY 🤭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 26

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 10 дней назад +2

    Aniga sosoy runta ayaan kujeclahay waa qof aan hadal ka lagam ban masha allah libaxad weeye wlh sheeydaan haduujiro waa oday gaa bilaa sharib kaa ee gar ka weeyn nin qalad kiisa looma sheego waa sabab tay eey ugu dhiirada in eey mara badan sameeyaan qalad ba qalad kuu kadaran yehe mida kale dumar kaa qaldan yaa udir saday nin shiid ah oo aan shaqqeay San oo Samir ku dhehe nin shiid ah ha guur sanina maadi dheheen say mar keey ku wada qeelinayeen farax yaasha dul migaan beey ogaayeen naa dhago yeesha oo wax maqla farax shiid is ka daaya sir tiina kar sada waa dhagar miran iska ilaali oo is ku ilaali farax naa xaliimo 😂😂😂😂

  • @abdirahmanetakaawey1307
    @abdirahmanetakaawey1307 10 дней назад +1

    Gabadhan sida Ka muqato wa Gabar iimaan iyo xishod isku darsatay Wana Ka xumahay ninka inta Lix caruur ah daruuf iyo Dan daro uga dhalay maanta Ka tegay markow kistoo shilinaada helay wa jisaarnimo gabadhane sida iiga muqato wa rabtaa ninkeda maadama ay ciyaal u heyso dhibato kale o weyne Ayan jirin waxa dhihi lahaa nin yahow gabadhan xumanta aad Ku sameysay xaal marin Ka sii noloshiinana Isla sii wata wa qof wanagsane

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 10 дней назад +3

    Hogaamiye herbal nairobi bay ku taalaa islii aweys ma ninka gadhka weyn ee qabow ma ku dhibaa yidhaahdaba ee daawada xayeysiiya😂

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 10 дней назад

    Subhanallah this is very unfortunate sabran jameel Allah is JUST!

  • @caasha93
    @caasha93 10 дней назад

    Wlhi nin in loosamro mahan samir maleh

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 10 дней назад

    Ninka sorry soso dhah😅😅😅😅😅 waa naag nool

  • @degan4
    @degan4 11 дней назад +3

    Iidaa ku faraxsan

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 10 дней назад +1

    War wxn dhib uma arko hdduusan xoola ka dhicin ka har waayo intuu ku qababy hdduu faa iidadaada ku siin waayay waxba hddana hka raadin.

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 11 дней назад +3

    Wixi uu sameynaayo oo dhanba inuu dhaafo oo uu wax kale sameysto miyaa sheekada? Maanta cid walba baa dawo sameysa maxaa xal ah

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 10 дней назад

    Islaamayahoow meeshaan wax wanaaga kafaaiidi maysaane marhaduu rabi isinkala siiyay caruurta calool cumada kadaaya haduu ku dhaco rabi kudaaya Alle ayaa idiin cawil calin doono samra ajarkana Alle kasug adigoo qalbigaagu fiican yahay hunguubi meysid hadii Alle idmo
    Arintiina waxay ka xumaatay waa miskiinkii idin maalkaliyay ayaad kutaahateen inaad qayaameysaan qayaanadaa ayaa qoyakiina lakacday marka qayaanada halayska daayo

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 10 дней назад +1

    Dukaanka uu furo oodhan gub dab qabadsii nacalad haku dhacdee kalabka

  • @weriswerisina1183
    @weriswerisina1183 10 дней назад

    Wa aqana gabadhan sorry abayo hore u soco

  • @sahromohamed-wk2tz
    @sahromohamed-wk2tz 11 дней назад +2

    😅way kaa quruxbadantahay

  • @mohamudabdulahi2517
    @mohamudabdulahi2517 10 дней назад +1

    Soosoo ilaah ka baq ninkan ma ahan nin duq ah

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 10 дней назад

    Maxkamada See u soosocotay xilfad aya leega dhacay meemare adiga hadi lugu dhicin Alx dheh xirfad kulaha 😂😂😂😂

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa5114 11 дней назад +3

    😂😂soy soy daahiroow sidaad sheegtay waa sheeydaankiyoo qof ah bisinka ayada waxaaba dhibeeyso laba is qabto waxeeyna ka heshaa laba is furto , talloow soy soy ayada hada ma la qabo miyaa ? Hadaan la qabina naag soo guursatay ma ahan miyaa ? maxeey sidii soorada ugu dhaqantaa ? Waa yaabe 😂😂

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 11 дней назад +3

    Wayba faraxsantay wax dhacan uma ego

  • @NasroShigaaye
    @NasroShigaaye 10 дней назад

    Nin somaali ah dhamantot waa sidaas marke wax yar isku arkan we katashanayan

  • @IskutashiGuud
    @IskutashiGuud 10 дней назад

    maanta saad usocoten ma sxbkey maxkmada uso dhigtay aad ban uga xumhy waxa gabadhn ku dhacy
    '

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 10 дней назад

    SOOY SOOY walaaleey waxaan dhihi lahaaba adaa ii dhahay naa qosolkaa iga dhameysay maa ila sxbtid magaalka aan kula qasee😂

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 10 дней назад +1

    Abaalkagu ku mariyey maxaa waxaaga kaaga dhiibey naaguhu horta ma waantooban miyaa hadaadba fikrad keensatay oo ganacsi abuuratay maad shaqaale u dhiibatid adiguna ka war haysid ganacsigaaga naag kasta oo nin isku wada dhiibta aad bay ugu macdahay in sidaas la yeelo

  • @jahaazipoy7757
    @jahaazipoy7757 10 дней назад

    Ar nin aweel malahan
    Gbr usoo zawartey saan miyaa u galey😂😂😂