Shiikh Mustafe, waxan ka soo biloway aniga oo jooga Mareykanka, waxan imid Kenya Kadib Tanzania, Congo, waxan kudhameystay Kenya. Wan kuso jid madhay. Very interesting life story.
Alle hadawgaaga ha jabiyo tawxiidkaad u shaqaysaase. Aduunka cizi ku noolow aakhirana. Janaadka qaaliga ah. Ee alle adoomihiisa u diyaariyay. Hakugu. Irzaaqo akhii waan ku jacalahay tawxiidka. Dartiis❤
Maasha allaah sheekh waad mahadsan tahay taariikhda cajiibka ah oo ad nala wadaagtay iyo sida dagan oo geesinimada leh oo ad noogu soo gudbisay koley qof kasta waxbuu ka faaiidaywaxaanse jeclaan lahaa marka u danbaysa inaad ku gabagabayso muxaadaro waano ah oo ku saabsan in la is caawiyo inaan meel cidla ah la iskaga tagin in in qabiilkaan lugu waashay la iskaga tago iwm
Shiikh Mustafe, waxan ka soo biloway aniga oo jooga Mareykanka, waxan imid Kenya Kadib Tanzania, Congo, waxan kudhameystay Kenya. Wan kuso jid madhay. Very interesting life story.
Thanks
Alle ha naxariistee Yaasiin Nuur Bidde wuxuu ahaa wasiirka arimaha gudaha dowladdii Cigaal iyo cabdirashiid kulligood allaha u naxariisto
جزاك الله خير الجزاء أخونا ❤
Lkn sh mustafow qabtii udambaysay wey kala gu'a day iyadoon dhammaan
Waaruntaa
جزاك الله خير يا شيخ
Asmikn
Aamiin
Khayr allah haku siiyo sheekh Dagaaladaa Soomaalida waxba haka waramin
Jazakallah shiikh waa qisa wanaagsan
Alle hadawgaaga ha jabiyo tawxiidkaad u shaqaysaase. Aduunka cizi ku noolow aakhirana. Janaadka qaaliga ah. Ee alle adoomihiisa u diyaariyay. Hakugu. Irzaaqo akhii waan ku jacalahay tawxiidka. Dartiis❤
Allaha kujeclaado
Masha Allah Tabarakallah Allahuma baarik jazakallah kheir
Shiikh mustafe wad mahadsantahay adiguna sidaad ugu mahad celisay kuwi kudhibay iyo kuwi kuu axsaanfalyba barnaamijka waxan kala socday yutubka wana 31 fadhi hada wexi kadabeeya koley wa dalka dhaxdiisa iyo 26sano wexi aad lakulantay allaha hakuu fudeydiyo
Dacadi dhulala badan ayaad martay waxana mesha iga baxay waxayala badn sida calol adeeg iyo inaad aheed qof cibaada badan markan hadalada dhuxey Alle haku xifdiyo ❤❤
Aamiin wll,sidaad ii malaysay allaha igadhigo
Maasha allaah sheekh waad mahadsan tahay taariikhda cajiibka ah oo ad nala wadaagtay iyo sida dagan oo geesinimada leh oo ad noogu soo gudbisay koley qof kasta waxbuu ka faaiidaywaxaanse jeclaan lahaa marka u danbaysa inaad ku gabagabayso muxaadaro waano ah oo ku saabsan in la is caawiyo inaan meel cidla ah la iskaga tagin in in qabiilkaan lugu waashay la iskaga tago iwm
Inshaalaah walaal,talada isoobadi siaan u xasuusto marwalba,caqliga iyo caqiidada wanaagsan allaha kuudhowro
❤ماشاءالله جزاك الله خير
Allahumma ixfid sheekhuna
Ninkii LAAMu ku gu marti geliyayna Anagaa u mahadcelinayna
Mahadsanid waad I matashaa wll
Sh mustafow ilahi hakuhafido cadowgada cagta hosted hanaga tagiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin walaal,idinkama tagin allaha kujeclaado
Allah haku bara keeyo aduun iyo aaqaraba
Waa casharo iyo taariikh muhiim u ah qof damiirka ehlu tawxiidka
Sheekh kheyr allaha ku siiyo wax badan baan kaa faaiiday oo shirkiga iyo ehelkiis inaan lakala reebin
Shiikh Mustafe xatà casharadà hadii aad iibin lhyd walllhy wàn gadan lahàa
Mahasanid wll
Walaahi sheikhow niyadaa ii dhistay in weli ay jiraan dad gob ah somalinimo ku hartay
Asc.ninka.rer.abayunis.magacisa.wa.yusuf.balcoshe.ale.ha.unaxaristo.wa.dhintay
Xabsiyada noo hormari sheekh
Walhi waan ku jeclahay Rabbbi janada hanu kulmiyo
Maxaaad khuraafaaad iga daaadisay iyo qabuuriyiinta ooon iskala tukan jiray iskatooona ahayn waaad iii ifisay
Abaaalkada jano firdows Allah haka dhigo
Aamiin
Aamiin wll
Gaal aamiin dhahaayo waa adiga
Sh cabudwaaq waa magaalo waad dhadaa cawdaaq qabiilaka magiciisa waa sidaas
Abtiyow wad mahadsanid wax badanban kafaaidnay.
May, dacwada iyo doodaha ayan ka jacelna taarikhda sheikh
Asc shekhanaa shekh mustafaa xafidahulaah araahu
Waxaan codsanaynaa mida xabsiyada noo hormari
Sh dib uhabey xalqadaha
M.Allah sh . Lakiin doodi xamasadedi nahaysey o sugaynay caawa 😂😂 ku so dhaqsada
MASHAALLAH WANKA FAIDAY ANI
Cabdulaahi Cartan (Wagad)Hadaad kawado waa uu dhintay allaah hawnaxariisto
Masha allah
Masha sllah nin abaal leh baad tahay
Aan kula kaftamee sheekh dublamaasi waad iga,aoslisay sheekh mustafe
Mahadsanid sheekhunaa sheekh mustafa
Baarakallaahu fiik
Waxaan kaa codsanayaa inaad dadkaan wacyi gelin usamayso oo suufiyada dhalinyarada kasoo hoos saarto iyo hooyooyinka ay duufsadeen
Waliba waxaan kaloo kaa rabnaa inaad khawaarijta ciyaalka ay duufsadeen aad kasoo badbaadiso waayo dabka ayay kushubaayaan sidii xaabada ayagana dagaalka matagaan mahoodana uma diraan
Marka ku cibaadayso wacyigelinta dadka soomaaliyeed
Sheekadii Waa sii kulatay sheikhow xabad ayaa la iga dhawacay aaa
السلام عليكم ورحمة الله رب يحفظك يا شيخنا
Aamiin wll
Assalamu alaikum ww sheekh ilahay haku xafido waa mahadsantahay tariikhadaad waax badan ayaan kabartay jazakumullah
Aamiin
صلو وسلمو على خير الأنام
Scw
Way dhamaatay kaama yeelaynee wax un noo sheeg😂😂😂
Hadalka wanaagsan waa sadaqo
Wu kaftamaya walal @@Mujaahid11
Waan kusalaamay sheekhow waa mahad salaan kadib qeybtiigu dambeyday waa haaf
Nooga waran mucaskarkii Khaalid Bin Waliid ee kismaayo aad ka aasaastay Sheikh Mustafe Cali Caanood.
Asc abtiyow alaha kuxifdiyo
Insha allaah
Alhamdulilah
Sheekh dib ubelaaw xalqaadka
Xabsiyada waa muhiim sh
Manshaa Allah
Jazaakallaah
Sidii kusoo xifdiyay si lamid ah allaah hakuu xifdiyo
Aamiin
Amiin dhamaanteen alkaha naxifdiyo
Wixii aan sugeynay. Ayaad joojisay
Inantii Ina Ban Yareyye ee Informationka idin siin jirtay baa diliw day sheekh kkkk
Waaruntaa
Magace ku soo gasha tik tok sheeqow
Cllaahi cali
@@al_tauhidchannel4526 Shukran
Xerta sheeka hadanu nahay banyareye calool xuman u hayna
Shekh waad mahadsantahay lkn namberkaga ayaa ubaahnaa
+252682588890
Waxaan rabaa innan su alo diiniyaa
Casimadaadu waa Jilib adiga lkn Shuute ayaad halis u tahey
Maihi daacish iyo kuwa kalaba ow yiri
Shabaab miyaa kawadaa?,urur waahore Ayaan iskadiiday jaahiloow.
@@al_tauhidchannel4526masha Allah sheekh
@@al_tauhidchannel4526shiikh Fowsiyo gabadhii uu ka dhintay Yaasiin Nuur Xasan bide Ogaden ma ahayn. Cumar Maxamud reer Mahad bay ahayd