Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Subxanalah bal kwrn shack dhxdiidsa aya rasaas leeks ridaa wlh wa Cawaan faasiqiintaan Islaam ka alle haka qabto
Sifican ufiiri yarka dhinaca camerada jogo baa dha,haya war yaa shacab jogo mesha
@Maskacllaahi sxb shacab iyo nadaam lama barin wa wax qariban o daalimiin ah wlh wadankeena Caro alle aya ku dhcday from spain 🇪🇸 MADRID
Wa ilmihii isbaarada lagu so koriyay isku baaba'a
Kkkkkkkkkk kaaga sii daran dharcat dacas wata
Dabcan isagaa qaldan waa in uuqaaataa amarka police ka, waa in uu iscadeeeyaaa...
Waa yaab 😮😮😢😢
Iskuulka Al-Imra waaye halka uu galay
Dharcadu waa TuugKibir badan
Magaalada Muqdisho ma waxay Noqotay meel Laamaha Amnigu isku balansadaan shacabka dhexdiisa Arimahan youtubka iyagaa qabsaday iyo maxkamada ciidamada qalabka sida Cajiib
Askartan ma la barin miya wax badaadiya wax dila lee maa loo tababaray subxanalah aaqiro zaman alow sahal
Sxb Askari ma jirtee Ciyaarta Naga Daaya😅😅
Askari hawl gal Ku jiro oo qaylinaayo Tababar ma haystoWaxaad mooda Suuqlay
Askarta isma taqano miya ❤
Haa saxib. Qoof qoofkale oog majiro
Nimankaa dib dhaqan celis lagu dir😮😮😮😮
Askari reer hebel lagusoo xulay....
Waxan police maaha Tuutaha xiran belo qal qalalan oo aan taba bar ayn weeyeh
Haye shuute
Wale wey aar sadeen kkķkkk
Dharcad haduu yahay muxuu bistooolada oolawareegaya, hadii istaag layiri muxuu ladagaalamayaaa....
Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
Muqdisho wexey kulaawatay xiligii hogaamiye kooxeedyada waayo aabihii mooryaanta ayaa xamar xukuma
Wax lpp qabtay malahan kiiski shalay munasaroow yarki muuqaalka kuuspp dirayna xabsiguu jiifaa meesha cadaalad ma taalo 😂😂😂😂😂
Yaa la gaarsina oo wax ka qabanaya hadii la soo qabtana maxkamada beenta iyo marqaati beenadka ka jiro uff alow dowlad caadil ah keen
Nabad ma jirto waa u jednaa xlada
askari iyaga is dhibaateynayan.maxay Dal difaacan
Shacab miyay yaqanaan wa fasiqiin alle iyo rasuul ka furtay
Hadaa lajirto dadka dulman.Maxaa macallimiinta banaan baxo kujiraaan arinkooda aa uga hadli la'dahy mise Ehelkaaaga waa dadkaaas
Mooryaan askar laga dhigay adigana munasar mooryaan saxaafadeed baad tahay. Nisa askariga ah inuu ID giisa tuso ku filan muxuu u ordayaa.
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Subxanalah bal kwrn shack dhxdiidsa aya rasaas leeks ridaa wlh wa Cawaan faasiqiintaan Islaam ka alle haka qabto
Sifican ufiiri yarka dhinaca camerada jogo baa dha,haya war yaa shacab jogo mesha
@Maskacllaahi sxb shacab iyo nadaam lama barin wa wax qariban o daalimiin ah wlh wadankeena Caro alle aya ku dhcday from spain 🇪🇸
MADRID
Wa ilmihii isbaarada lagu so koriyay isku baaba'a
Kkkkkkkkkk kaaga sii daran dharcat dacas wata
Dabcan isagaa qaldan waa in uuqaaataa amarka police ka, waa in uu iscadeeeyaaa...
Waa yaab 😮😮😢😢
Iskuulka Al-Imra waaye halka uu galay
Dharcadu waa Tuug
Kibir badan
Magaalada Muqdisho ma waxay Noqotay meel Laamaha Amnigu isku balansadaan shacabka dhexdiisa Arimahan youtubka iyagaa qabsaday iyo maxkamada ciidamada qalabka sida Cajiib
Askartan ma la barin miya wax badaadiya wax dila lee maa loo tababaray subxanalah aaqiro zaman alow sahal
Sxb Askari ma jirtee Ciyaarta Naga Daaya😅😅
Askari hawl gal Ku jiro oo qaylinaayo Tababar ma haysto
Waxaad mooda Suuqlay
Askarta isma taqano miya ❤
Haa saxib. Qoof qoofkale oog majiro
Nimankaa dib dhaqan celis lagu dir😮😮😮😮
Askari reer hebel lagusoo xulay....
Waxan police maaha Tuutaha xiran belo qal qalalan oo aan taba bar ayn weeyeh
Haye shuute
Wale wey aar sadeen kkķkkk
Dharcad haduu yahay muxuu bistooolada oolawareegaya, hadii istaag layiri muxuu ladagaalamayaaa....
Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
Muqdisho wexey kulaawatay xiligii hogaamiye kooxeedyada waayo aabihii mooryaanta ayaa xamar xukuma
Wax lpp qabtay malahan kiiski shalay munasaroow yarki muuqaalka kuuspp dirayna xabsiguu jiifaa meesha cadaalad ma taalo 😂😂😂😂😂
Yaa la gaarsina oo wax ka qabanaya hadii la soo qabtana maxkamada beenta iyo marqaati beenadka ka jiro uff alow dowlad caadil ah keen
Nabad ma jirto waa u jednaa xlada
askari iyaga is dhibaateynayan.maxay Dal difaacan
Shacab miyay yaqanaan wa fasiqiin alle iyo rasuul ka furtay
Hadaa lajirto dadka dulman.
Maxaa macallimiinta banaan baxo kujiraaan arinkooda aa uga hadli la'dahy mise Ehelkaaaga waa dadkaaas