Fartuuney sidan Kuma wanagsanen abayo Quruxda io dumarnimada Maha so Jiidashada indhaha Raga ee waa Xishoodka sidan Wax ka badal Waxa tahay Gabar Kheyr aan Ku baranay
Fartun miyaa mise indhaheeyga waaye Allah dad ku dayashada waa ku xumeesaa waa inaan Malaysia 🇲🇾 imaadaa saan hadii lagu noqonayo horey ayaa u sheegay dadka social media ku jira must ayagoo qurux badan oo xijaaban soo gala yaa hada ugu qaawnaasho badan illahow na astur asxan lebiska iska sax hadii aad dhar dhiganayso illahow nacafi
Masha Allaah haydin xafido sanado badan wada jira idimka Alle ayeeydee ilma adeeradeed❤ Dadkaan ku haayo may is asturaan maxaa ka qaldan anagoo dhan ayaa saako iyo turaaxad xirano idinkuba wad wad xirataan ya idin ku oogaado ee ummada ka fadhiisata😏
@@FordosaCabdinaa Amiira maxa meesha keenay mida kale maaqa dad caana jira maa kuwaas ba sheegtid war dadkaan gabadhaan yar maxa daba dhigay Amiira maba is qaawiso mar mar waa laga yaaba saako ku dhagan inay xirato lkn dharka kale ba way xirataa markaa qaar tinta iyo jirkaba baneeyay baa jiro kuwaas maa tusaale usoo qaadatid mida kale Fartuun waxa hadalka loo dhahay gabar xijaaban bay ahaan jirtaye gabadha waaninaysa maxa ula yaabaysaa adi
Fartuuney sidan Kuma wanagsanen abayo Quruxda io dumarnimada Maha so Jiidashada indhaha Raga ee waa Xishoodka sidan Wax ka badal Waxa tahay Gabar Kheyr aan Ku baranay
haa wllhy wanxay goorma ayay maryihi dhigteen habluhu
Sabriin arooskeed dartiis waaye qali caadi iskadhig🎉🎉🎉
Subxanallah naa gabadhii sawdiga qawiyay
mnsha allh walal
jiraa tahy sabiriin gabdh kaa yar oo walashaa ah inay ku caawisana malaysiya u timid way is taahishaa thanks fartuuun😮hamblyo sabiriin yar❤❤
Masha alaah ifrax way kugarabtagantahy masha alaah
Sabiriin caadi boo dharka u sawiray nabiga scw waxuu dhahay gabarta xirta dharka sawiraayo waa saniyad marka ha iska dhaafto u sheeg hadee ogaan hadee ogtahanay alle yee ka xanaaji waa tallo
Naaya fartuuun see cmal gabdha abtigaa waa Qaawisay😢😢😢😢
Subxanalah waxaan sugeeyna karbaashki walashen niciimo dhaqaaq aat dhaxashide
Mash allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
HAPPY BIRTHDAY SABRIINA ❤ CAFIMAAD MACAAN BADAN❤🎉❤🤲🌹🤲🌹😘🌹😘🌹😘💚💚💚
MAsha Alaah. Walaal. Qaaliya. Sabarin iyo. Fartuun. Dhalasho Wanaagsan🎉🎉🎉🎉🎉
Fartuun saan waxkabadal xabiibti
Somalida qaar xijaabla waxey moodaan bes in madaxa la daboolo xijaabkiina usoo noqda illaahey ka baqa
Masha allah walal wanaagsan ayaa tahay fartuun qurux
Fartuntii xijaabnyd meeday abaayo Allah ka cabso
Happy birthday, sabriin qurux
Mashallah
Fartun miyaa mise indhaheeyga waaye Allah dad ku dayashada waa ku xumeesaa waa inaan Malaysia 🇲🇾 imaadaa saan hadii lagu noqonayo horey ayaa u sheegay dadka social media ku jira must ayagoo qurux badan oo xijaaban soo gala yaa hada ugu qaawnaasho badan illahow na astur asxan lebiska iska sax hadii aad dhar dhiganayso illahow nacafi
Ma. Wll wlhy tan xfdl waa dhaaaftay fartuun wad qalbi hadahashay wll
❤❤♥️♥️♥️♥️♥️
Way istaaaa hishaaa maashaa alaah habar yarta ciyaaalka 🎉
Www masha allaha xabibti shukran wallanimo walhi waa qiroday💯💯💯💯💋♥️🤲👌😭
Happy birthday Sabrin quruxleey ❤
Congratulations 🎉👏
Masha Allah ❤❤
Mash Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉
m.a farxatkuwara sabarin qurux inbadan jirojok abyo hapipadey ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allaah haydin xafido sanado badan wada jira idimka Alle ayeeydee ilma adeeradeed❤
Dadkaan ku haayo may is asturaan maxaa ka qaldan anagoo dhan ayaa saako iyo turaaxad xirano idinkuba wad wad xirataan ya idin ku oogaado ee ummada ka fadhiisata😏
Fartuun siday isku ciyaalaynaysay Bay faceed ka hadhay xishood qof wayn bad tahee hablaha kale ayaa kaa labis wcn adoo ka wayn
M.a hambalyo hambalyo 🎉😊❤❤
I became an emotional idk why illahay ha isku kiin daayo ❤
Mashallah ❤❤❤
Wll dad dilow ha u saadin cunuga ilahey kuma sababo dad diloobe
Fartuuney adi sabiriin sosameeya kan ilmaha xaga laistajinayo so orod ladhahaayo hab isii pleas
Masha allha🎉🎉🎉❤❤❤Aabyo ❤❤❤
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Masha allha hamablyo Hamablyo
Masha Allah fartuun farido filked karoon
Mnshallh abyo farxdiina illahy haidinsiyaadiyo
Fartuney xijaabkagii kuso laabo xbt❤
Xijabkii iyo asturki sidan miyaa kudanbeyay subaxanalaha ilhay hanaa halagin hes music qawanii
Meshn ku yaaba fadhiya
oo amiira waad usac bisiin gaba dhaan maxaa ka rabtaan
@FordosaCabdi maba naqano amiraa wl lkn gabadhan xijab ayaa lagubartay iyo astur hadana sidanay noqotay
Wax o aad ka sii daran waa dadka o adenaha gadaashoodo ka hadlo , dadkaas wax kasto o samaayan malaga aqbalo, fartun iyo sabariin anigaa maalinkasto uu ducayo iyo duco istighfar waa uu samayaa akaa welwelin ,
@@FordosaCabdinaa Amiira maxa meesha keenay mida kale maaqa dad caana jira maa kuwaas ba sheegtid war dadkaan gabadhaan yar maxa daba dhigay Amiira maba is qaawiso mar mar waa laga yaaba saako ku dhagan inay xirato lkn dharka kale ba way xirataa markaa qaar tinta iyo jirkaba baneeyay baa jiro kuwaas maa tusaale usoo qaadatid mida kale Fartuun waxa hadalka loo dhahay gabar xijaaban bay ahaan jirtaye gabadha waaninaysa maxa ula yaabaysaa adi
Asc wr wb wll aan Allah kacabsanno waa ladhimana wxn waa dhaqan gaalo من تشبه بقوم فهو منهم
Walal oo Fartuun Happy cml ah😭❤️❤️❤️❤️
Naag waalan adaa waashay oo dharkii dhigtaye maxaad gabadha yartaa u qaawisay maskiin waan ka xumahay waalidkii gabadhaa yar dhalay waxay dareemayaan ayadoo asturan oo jalbaab qabta baa laguu keenay waxaan rajayn intaadan ka fasahaadin inay kaa kexeyaan
Mashaallah wallahi waangiroday
Maashallah
m.a😊😊😊❤❤
Masha allaah
Samiiro gabarbasturan oo afgaaban aheeday dharka kugu djagan ma fcno abaayo jirkada muujinayo plz
Sida kale mash allaaah lkn walaasha fartuun dharka saas maaxa ugu so dooqtey wayba asturnaanjirtaye ha umaleyn walaley❤
gadaal ku gaar waa goob dumis Yaarabi na astur
Xitaa maqurxana 😂😂😂
Masha allah wllo
Fartun faraxsan 🤌🏿
Mash,alle❤
Mnshallah Mnshallah lkn wlley gabadha maxaa Dhar sas ogu dhagan ogu xidhay
Fartuun dooq xuumo dhaark majiro saabrin
Manshaalah way uqalantaa
Waa xaran dhalashada in loo xafladeeyo tankale allah baa loosujuda ee sheeg gabadha was sida diinteen islamka qabto taasi waa isxasuusin
Aroosada aaa
Gabadha ma fartuun baa qaawisay mise ayadaa isqaawisay ? Dadku mxay ugu hyaaan naa so adigii gabadha qaawiyay yaan!
Sabariin sharafsan 🤌🏿
Masha Allah 👑🌹🔥💯👍🫶♥️🫶👏👏
Mash alaah ✋
Gabdhiina xijabneedna sidan miya u qawisay inaalilaah maxay nasaha gashatay hhhhh
Gabdhan waan dawan jiray markay wanaaga faafin jirtay lkn hada hory u dhafaa
Masha allah abyo ❤❤❤
اول حاجه مسوين عيد ميلاد وهو تشبه بالكفار ومحرم
وثانيا ملابسكم مو ساتره بالذات صابرين مفصل كل جسمها
عموما الله يهدينا ويهديكم😊
Abyo gawada mxa uqawise wey asturnedhe 😢😢 walashed kawen tahay lakiiin inadkuwanesey ehed ineysanxiran dar nocan ah
Ayadaa ba uso gaday
Wxaan aa xiratay mxaa waaye fatuun qof cunno karin rabo cml😂😂😂
Garab wallaalo isku guura yaa gaarikaraa
Walaalkay Cumemir hawayartaa migu darikarta adaay Fartun faraxsan e diido 😂
Arooskeed comn soon sabriin qurux
@NuurtaMohamed-t2k ee ducaay inaa helo 🤲🏿
Waw
Amiin allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Cunugta yar mxa madax ugu so hagajin weysay
Masha Allah❤❤❤🎉
Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉
Masha Allah ❤🎉❤