Odaygaan sheekadan saam iyo xaam iyo yaafis haduuba ka hadlaayo ma caqli badno sababtoo ah sheekadaan quraafaadka ah waxaa sameyay dadka cadaanka ah si ay u bahdilaan dadka madoow una xalaalshadan gumaysigooda Marka odaygaan wax badan ma oga
Waxad tahay Beenaale ma xishooda ah,nacaybka aad reer sheekh Isxaaq u haysaa waynaa.Anigu waan ka xishoonayaa in wax aan jirin aan ka sheego reerka aad tahay. Adigu waxad ma xishooda beenaale ah .Ma adgaa sheekh Isxaaq hooyadii ka umuliyay?Afka Allah haku gooyo .
Exactly waa sheeko ashkansi Jews ay sameeyeen. Waa self hate idaygani wuxuu ka hadlayaa. Majerrteen wax ka mod iyo foolxumo badan oo Somali ahi ma jiraan hadana madowga wax la habaaray ayu ka dhigay
mahadsanid Wasiir JUXA wax badan ban ka faiday. Buugas Hala so tabaco
Waa khuraafaad yaa qoray waxaan. Ma jiman baa qoray!!!
Nabi nuux waa addoon Ilaahay oo dadka xaqa ugu yeerayey. Carruurtiisana ma caayin
Odaygan wuxuu ka hadlayaa waa wax sax ah
Manshaalaah ❤️🙏 ilaahow sii gimri dheer cibaado suuban MF amin 🙏🙏 waana agoon Yahey tariikh ka buuxdo. Mr juxa noo soo gali qeybta 2 waadka ku mahadsan tahey 🙏❤️
mahadsanid awoowe
Dhaliyaro idinkuna wax barta
Maah-maah qoto dheer leh ayaan ka bartay sheykha.
Mahadsanid Juxaa.
landheere reer fqiah adeer guulyso❤️❤️👩❤️👨
Noo soo badi odaygaan waan qoslay wlhi
Waa quraafaad
Wax yarbaa sax ka ah.
sheekadaan wax badan ayaa ka qaldan adeer
waa khuraafaad waxani waxana og cidii taarikhda akhriday
Waa run dhirta geedka u dheer haada xaar keeda ayaa ku taal ninka dadka ugu fiican dadka xan tiisa ayaa ku taal
oadygu kolay wa oday somaliyed
lkin wax badan aya ka qaldan
reer sheikh isaxaq wa layaqana
lkin odayga miyu qabyalad hadlaya
iga mudan sharaf aniga
Adeyga carabiga uu ku hadlayo sax ma aha ma fahmin waxuu shegayo ama tarikh sax ah ma ahan
shikhan wuxu wada sheekagi carabta oo ay soomaali ku kala qeybisay oo aheyd nuux wilashisi mid ayu habaray wuxuna noqday madow..
triikhdisaa sobdi odgaan wa lgend
Odayga wax badan ayuu isku qalday
Boogaan oo dhamays tiran xagee laga helayaa
Sheekada nin suufiyaa qoray niman diroo odaygii daarood eyanayaa dhulku la goay hhhhhh
Been badannaa, ninkaan iyo da' diisa iyo waxa uu sheegaayo isma laha. 3-4 boqol Sano ayaa joogtaa dalkan Ilmo Samaale & Sab waana Marti edeb Darren.
Odaygaan sheekadan saam iyo xaam iyo yaafis haduuba ka hadlaayo ma caqli badno sababtoo ah sheekadaan quraafaadka ah waxaa sameyay dadka cadaanka ah si ay u bahdilaan dadka madoow una xalaalshadan gumaysigooda
Marka odaygaan wax badan ma oga
Marka ma adaa wax sax ah sheegayo oo odaygan ka aqoon badan
Waxlaga fahmayo malahan
Waxad tahay Beenaale ma xishooda ah,nacaybka aad reer sheekh Isxaaq u haysaa waynaa.Anigu waan ka xishoonayaa in wax aan jirin aan ka sheego reerka aad tahay. Adigu waxad ma xishooda beenaale ah .Ma adgaa sheekh Isxaaq hooyadii ka umuliyay?Afka Allah haku gooyo .
Exactly waa sheeko ashkansi Jews ay sameeyeen. Waa self hate idaygani wuxuu ka hadlayaa. Majerrteen wax ka mod iyo foolxumo badan oo Somali ahi ma jiraan hadana madowga wax la habaaray ayu ka dhigay
carab waxay qoran madow ayey ku caayaan.
Asc
Iska ilaaliya odgaan aqoon diineed malha dadka carda laga abuuraa kala duwane daca iyo habaar kuma iman qaarne ey madow yihiin ama ey cadyihiin
khuraafaad badnaa waxaas baa been darood ah
sheekadii isaaqa ee abaagadhayaasha ninkaan ayaa ka danbeyay oromadi
Ben badana odayga oday majeerten la dhaho ma jiroo majeerten wa islan adoon eheyd
Habaar heee majeerteen waa amlaal yakuma curadkiisii waa boqorkii mekela iyo axum 😂
@@dilara-jj5yj sheekh ismacil jabarti axum buu ku aasanyahay intaasi runbay u egtay
Adeer beenta carabta naga jooji
yeman maxay qori karaan wa dadka aduunka ugu jaahilsan .
Kkkkkkkk oo odaygani soomaalidii, ilaa NUUX buu kala kaxeeyey. Oo wuxu ka dhigay umada 100000 oo awoow isu jira .adeer kolayba quraafada bad sheegaysa!!!!!hataan quraafo isu soo dhawaysa noo akhari
Beenloowsanaaa buuga majeerteenbaa qoray iyaga ugusheekay
Heego down viva qaatumo
habaadhay kkkkkkk maxaa been kabuuxda
Ninkaa wax halaga qoro, waa Daaroodki la yaqiinee beenta noo qori jiree kk
Duqa maxuu been soo dhoodhoobay
Kkkkk Darood wa banu qowma luud cadayntuna wala haysta Ina majerteen khaniisow😂
Hota dadka aan taariikhda lahayn iyo kuwa wacaladaa cay badanaa war majeerteen haku waalan waad ku masayrsan tahee isaaqoow shiikh isaxaaq gabadhuu dhalay waa lawada ogyahay iidoorba iidooridii inanta weeyaane horaa laydiin ku gabyay
Ciyaal ABARSO ba dad Qomuluudnimo ku caynaya 🤣🤣🤣 Rer Faisal Cali CILAAJ sanadkan GAROOWE bay ku washeen.
Waa heego dawaco waalan kunoqday laascaanood hala yaabina inuu mantago