XIRSI BEEN CAD IYO INDHO ISKA TUUR AYUU DONAYAA INU INAGU QANCIYO HAMSE ABDI BARENA RUNBUU SHEGAY.!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024

Комментарии • 72

  • @QaajeBooje
    @QaajeBooje 20 дней назад +9

    Hala xidho Xirsi inta aanu qaranka wada galaafan

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 20 дней назад +8

    Xirsi sidii uu ka yeelay silaanyo ayaa kugu filan. Kun jeer maanta haddii uu yidhaahdo somaliland waa muqadas ha ka qorina waa xeelad waqtiga soo dhowaaday lagaga gudbaayo runtu waa sida zamse barre sheegay. Haysoo dhiwaan dhoosay. Dalka waxa daacad u ah Ucid iyo kulmiye ee kaad doontaan doorta

  • @shakiibfarah152
    @shakiibfarah152 20 дней назад +4

    Cirjiidho tv ❤

  • @mahamedclaahi5982
    @mahamedclaahi5982 20 дней назад +2

    Comatiga,ayaan kuugu marqaatiga markii xirsi lagu xidhay London waxa Soo daayey xamar cabdi bare miyuu Soo dayn lahaa ictisaam ayuu xirsi ka mid❤❤❤❤❤

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 20 дней назад +2

    Ingiriska waxa kasoo daayay xamze iyo xasan sheekh
    Xirsi iyo xisbigiisuba waa huwanta gudaha

  • @NemoAbdi-l5v
    @NemoAbdi-l5v 19 дней назад

    Xisbiga waddani xirsi halaga qabto inta lasocota iyo isagaba xisbiga wadani waxa isugu tagay intii reeraha ugu xumeyd mudane cabdiraxman ciro waxan kugula talinlahaa dadka xisbigaga ku jira fiiro gaar ah ku eeg mudane waxan halkan uga mahad celinayaa mujaahid cali duulduul halgamaa qaran iyo shacabka reer somaliland❤❤❤❤

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 20 дней назад +5

    AABO MUSSE IS NOT EASY?❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Sirad47
      @Sirad47 19 дней назад

      @@JamalAli-pz6kn adiga ma mùsa ku dhalay. .Waa madaxwaynahaagi lakin abbaha mahaa..waa xaraan haddaad nin aan ku dhalin sheegato.

  • @mohamedabdikarim3820
    @mohamedabdikarim3820 20 дней назад +1

    Eeyaahe adeer cali iyo abti Best slm2 u❤

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 20 дней назад +2

    Mansh alha GuuuuuL S.L GuuuuuL S.L ❤❤🎉🎉❤❤

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 20 дней назад +3

    GEESI QARAN NOLOOW....... ❤❤❤❤❤❤SOMAILAND. GUUUL GUUUL

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 19 дней назад +1

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Mid aan ku darsado Xirsi isagoo iga raali ah waxa uu lagalay heshiis Somali 🇸🇴 Waqtigii Siilaanyo I uuna Cidna kala tashan waxa la ogaa odey dhaqameed you isagu u diray Miqdisho waxba u dheeraan maayo Bal kuwa saxafiyiinta Somaliland isku sheegayaa ha weydiin Xirsi….Waa arin cad
    Waa Khayran Katiiran

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 19 дней назад +1

    Shacabkaa reer somaliland hadaay durtaan ciro Iyo hisbiga wadani fartaay dhixdaa ka qaniini

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 19 дней назад

    Rabi ayaa ilaashanaya somaliland oo ilaahay ayaan u wakiilanay in uu naga qabto

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 20 дней назад +1

    XISIBGA WADANI XAMAR BAA LOOGA TALIYAA WAANAY U RAHAMAYN YIHIIN EE MA QARSDAANE MAXAA JIRA

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 19 дней назад

    Markuu ilaahay ku kashifayo ee Shacabkii aad khiyaamada ku waday Runta ilaahay tusayo waa Sudan oo kale❤😂

  • @ayaanleshafi
    @ayaanleshafi 19 дней назад

    😂😂😂😂😂😂 waa biyo kama dhibcaan taasu somaliya way farax santahay waxay sugausaa wadani mahadi guuleed iyo ragbadan baan Kada beeya ❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 20 дней назад

    Warcadaaday wadani warkiisii waa cadaaday reer soomaalilaanoow😮😮😮😮😮

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 19 дней назад

    Maansha Allah cirjiidho tv

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 20 дней назад +2

    CIRRO WUU KU JIRAA OO WAAKII XASAN SHEEKH QARSOODIGA KULA KULMEY NAIROOBI OO NINKII BAABUURKA U WADEY AY KU DAGAALAMEEN

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 20 дней назад +2

    Xamse sirtu wayka fakatay huwanti aad bay uga xanaqen xirsi xamar ka dhimatay xamar haysaka aado

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c 20 дней назад +1

    Xirsi waatuug khaainul wadana

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 20 дней назад +1

    Ha kala reebiin ciiro ba wa kii u dhukusayey hassan sheikh oo waati la soo sawiray isago airportka Kenya jooga oo kaab laladinaya.

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 20 дней назад +2

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 20 дней назад

    Move forward s/land❤

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 20 дней назад +1

    Xirsi xamar ha iska tago wasiirka doorada haw magacabaane

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 20 дней назад

    Qubrus waxaa jira qaybta turkida waxaa jira Qayb Giriiga iyo maraykan lashaqaysa iyo qaybta muwadiniinta rasmiga ah

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 19 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 20 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 20 дней назад

    Mansha allaah
    Cali mujahid iyo jsl ilaahay
    Ha guuleyo cadawgana hajabiyo

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 19 дней назад

    MAAMIL WALBA MARKHAAATI AAD SI SHEEGTAY AYA MEELAHA LAGAAGA FURAA

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 20 дней назад

    Wadani waa somaliya

  • @XasanCisman-iv7qv
    @XasanCisman-iv7qv 20 дней назад

    Hakalareebin mujaahid huwanta

  • @iali8540
    @iali8540 20 дней назад

    Ninka yidhi ilaahow tolkay sidayda ka dhig ama sidooda iga dhig ninka yidhi Waxa la Odhan Sayre Carabloo oo ahaan Xaakim ka hawl galo deegaanka Buushaale .

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 20 дней назад

    Xirsi kuwii dhalay ha qabsadaan...
    Nin waliba sarajoog wuu ku kaaji karaa 😅

  • @hodanhussen2656
    @hodanhussen2656 20 дней назад

    Asc tasana wuu sheegaya xirisi

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 20 дней назад

    0:12 0:13

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b 20 дней назад

    Geesi. Qaran. Soomaliland. Guuuuuul. Guuuuil🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 19 дней назад

    Waxba inooma kala qarsoona inaga Xamar oo dadkeena Xamar joogaa way ka makharaati gacayaan ina XISBIGA WADANI uu Xamar la socodo oo dadka Xamarku amaanayaan oo ay yidhaadeen wadanka ayuu mideynaysa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 19 дней назад

    Maanta ma muusana yidhi ma faysal waa yidhi Xisbiga Ciro ilaahay baa kashifay cadawga u adeegayeen Ayaa sirtoodii fashilisay kkkkkkkk

  • @mohammedaali-jk1kj
    @mohammedaali-jk1kj 19 дней назад

    Cali duulduulow nabadsugidda ayaan ku xasuuste Nin la odhan jiray Jeneral C/rahman Cali Baranbaro oo haysanjiray nss waqooyi galbeed 75 to 81 oo aad lo jeclaa oo salxaan iyo afweyne shirqool u dhigeen maxaad war ka haysa? Qoloma ayu ahaa? Aabahay ayaa ka shakayn jiray oo sxb ahayeen

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 19 дней назад

    Xisbiga wadani waxa uu yahay iyagaa iscadayn doona tusaale waxaa u ah r wasaarihii xasan gurguurte waxaa kashifay kkk

  • @user-kc3ki6cq8f
    @user-kc3ki6cq8f 20 дней назад

    Kani waa Nacas Cali.
    Adeerkay ismaciil Carab fariid buu ahaa.
    Waar wadanigaaga eryo.
    Oo iska dhaaf Culimada

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 20 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc 19 дней назад

    Caloo hakala reebin reer wadani waamuqdisho waxanay hore uyidhaahdeen dhexbaankanahay

  • @MustafeCali-ok3lf
    @MustafeCali-ok3lf 19 дней назад

    Cali yaw wxd dadka usheegtaa in 5kun ooqof Hadid ay saxeexaan inlakala dirobarlamanka u mdxwaynuhu kala dirt Karo gaadhsii fariintaa shacabka plse

  • @Sirad47
    @Sirad47 20 дней назад

    Caliyoow waddabi iyo huwanta uu watch inaga Ilaali, lakin culimada aad raacinayso cadowga iyo dadka qalloocan ka joog ka joog.

    • @xaroguled3126
      @xaroguled3126 20 дней назад

      Culimadu xagay jogta ma tukatan ictisam ka ee cadowga umada

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 20 дней назад

    Qoraalkii ay kala qorteen baa baraha bulshada la wareejinayaa caawa!!.

  • @mohamudelmi4745
    @mohamudelmi4745 20 дней назад

    Miyaa lagu deldeli uu ka mad wada dugaadhaysid

  • @mohamudelmi4745
    @mohamudelmi4745 20 дней назад

    Maxad cirro uga reebaysa

  • @raxiimaladan-wt3ho
    @raxiimaladan-wt3ho 20 дней назад

    Nacas bahiku Koray kunagaboobey badhaciye

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 20 дней назад

    Ruux ka caqli xun majiro xirsi gaab

  • @samirr546
    @samirr546 20 дней назад

    Ururada diiniga ah ee isku xidhan goorma ayaa barakadooda la arkayaa hadii meel kasta qabyaalad laysku dilayo sow kama fududayn oo dadkan cawaanta ahina ma arkeen xukunka Allah ee wanaagsan hadii ninwaliba beeshiisa ku maamulo shareecada dhalintiisana qaadka iyo macaasida la sheegayo iyo tahriibta kama hor istaageen ka dibna bulsho nadiifa oo dal iyo dadba wada difaacanaysa oo isjeceli ma soo baxdeen!!!!!!!

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 19 дней назад

    😂😂😂

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 19 дней назад

    Duul-duul been ayuu ku dhaartaa ee toloow-caruur-ma-dhalay???

  • @MohamedahmedSaed
    @MohamedahmedSaed 19 дней назад

    Cali ka soo hadal wasarad arimaha guduhu hawsheedi ayey gabtay siyasada arimaha dibada ayaa dagaal inaga socdaa
    Waa maxay jileecani

  • @samoc5405
    @samoc5405 19 дней назад

    Hala foojignaado. Labada beesha dhexe ugu halista badan ee somaliland ka fog.
    1. Meeqaam sare maxamed abdillahi very dangerous oo u adeegaya midnimo soomaliyeed.
    2. Xirsi xaaji Ali oo kooxda ictisaam u adeegta oo weliba ganacsato badan dabada kuwata uu fahad yasiin uu kamid yahay kuwa members ka ah.

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 20 дней назад

    Waxan shaqeyneyn aya dabada heysaan haduu Xirsi warkaa aminsan yahay waa indhergarad wayo Oromkii waa idin aqonsan lahaa waaka xamar amar ka qadanayo magacii Somaliland ku badalay somalia adiguba caqla leedahee carar maxa dhaama lagu kala yaacyay

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 20 дней назад

      Maan faan magac la badala macno aduu kuu sameeya maawelo ka dhigta taas dano kale malihid miyaa

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 20 дней назад

      @@user-mr6sp3yh7e shirkii turkiga somali ma tageyso ciidamadiisana waa lasarayaa adis iyo jigjiguu ka taliyaa Oronku dantiisuu garanayaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 20 дней назад

    reer kulmiye imankiiba ba xirsi iyo xashi buu ka raacay salamaad walahay ragas waan u ducayn si aan kulmiye u cowryin

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 20 дней назад

      XIRSI WAA NINKII SOMALIYA U SAXEEXAY WAXAA AY MAANTA SOMALILAND UGU CAGO JUGLAYNAYSO!!!!!!.IN YAR OO LACAG AH, BUU SIISTEY!!!!!!.WAXAY YIHIIN BA WAAN SOO ARAGNEY!!!!!!.

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 20 дней назад +1

      Xaashi meesha maxa keenay xirsi laba wajiile ayaa laga hadlayaa

    • @زهراءمحمد-ج4ر
      @زهراءمحمد-ج4ر 19 дней назад

      Adaa laba wajiile ah iyo waxad doonya qaad utahay caawa ragii qaar lacag baysiiyeen ​@@user-mr6sp3yh7e

  • @saeedyusuf7329
    @saeedyusuf7329 20 дней назад

    Muuse is finished
    7 years and still useless 😂😂😂😂

    • @amranaden3059
      @amranaden3059 20 дней назад

      Muuse Waa geesi Waanu soo noqon Yaa
      Ictiraafkiina keen Huwan qaran dumis Kursina Helimaayaan
      Hadowgu ha iska ciyaane. Somaliland guuull guul

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 20 дней назад

    Muse Somalilandtii loo dhiibay ma hayaa maxa lagu doortaa

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 20 дней назад

    baba u r not tilling the truthful about Hersi Haji Ali and Mohamood Hashi and Ero 98% they r directly have a full relationship with Mogadishu government Mr u have no idea of the opposition political road map Mr u r ignorant personally 😅😮😅😢