Maa Shaa Allah Maa Shaa Allah ! May Allah Subxana Watacala reward you for your effort . Really appreciate for us who has difficulties with doing folio for sambusa so delicious when we can make in so many different ways . Thank you so much. Xabti ❤🫡✊👏👏👏💯🥰😍😘.
Wa sanbuski indha yarta İyo carabta iyaga makinad logu tala galay bey heystan lakin bayo waxaso dhiba adon galin on sugin laba daqiqo waxaso silica tan naqanay iska sameyso wllo
Abaayo foolyada sidaas qafiifka u ah soo saliida ma nuugayo ama. Ma dhuuqayo hindu iyo Pakistan ayaan ku arkay laakii 2 xabo oo fool you ah ayey saxiibtay isku qabataa si aan saliida iga galin
Aniga sidii hore ila wanaagsan Allah gacantaada hakuu barakeeyo
Maa Shaa Allah Maa Shaa Allah ! May Allah Subxana Watacala reward you for your effort . Really appreciate for us who has difficulties with doing folio for sambusa so delicious when we can make in so many different ways . Thank you so much. Xabti ❤🫡✊👏👏👏💯🥰😍😘.
Masha Allah walashey tan foolyada caadiga ah ka roon sidaan waaba saliid miran.
😂😂😂😂
Waad fiican tahay👍💖♥️🙏si fican baad u KEENTAY🙏👍🙏waxaan kaso arkay Gabadha Carabiyada ah, beri hore!! waad la keentay!!
Masha Allah Abaayoj jazaa Allahu khayr awesome ❤️👍
JazakAllah Kher mcnt.Amira waad naga Duceyaatay & waan nagana farxisay runti.
Masha Allah ❤️ sis hool fudud, ilahey qeyr alaha kasiiyo amiin
looks good, thank you will try and see 😍😍😍
Mahadsanid wllshay sidan baa aniga ii fudud ❤
Asalam aleikum warahmatullahi wabarakatu sis macaan maa shaa Allah I follow you and likes your cooking ❤❤❤❤❤❤ may Allah sw bless your hands xx❤❤❤❤❤
Maanshaa Allaah waa sifudud abaayo salida uun hadaan kayareyno waa fiicanahay ❤
Wa sanbuski indha yarta İyo carabta iyaga makinad logu tala galay bey heystan lakin bayo waxaso dhiba adon galin on sugin laba daqiqo waxaso silica tan naqanay iska sameyso wllo
Mnsh Allh Gacntaada Allha ku barakeeyo abyo Mahdsnid
Jizaaka Allah kheyr xabiibtii ❤
Manshaallah abaayo waad nala dadaalaysa allah haku xifdiyo❤❤
Maashaalah tabarakalah ❤️❤️❤️😘😘
Xppti wu iga xumaday folayadan cusub😂😂😂😂😂
aamiin aamiin Nabad Alle ha ingu gadhsiyo🤲🤲🤲
Maashalah abayo waa sificn guuleyso
Mahadsanid hoyo mcn
Mashallah tnx abyo❤
Abaayo khyr allah kusiyo waa in antijaabiyo
❤ from India
Masha allah mahadsanid ❤❤abyo
Mashallah!
M.a tamaam 🎉
Masha alaah ❤
❤❤❤❤masha allah abaayo
Abaayo foolyada sidaas qafiifka u ah soo saliida ma nuugayo ama. Ma dhuuqayo hindu iyo Pakistan ayaan ku arkay laakii 2 xabo oo fool you ah ayey saxiibtay isku qabataa si aan saliida iga galin
Masha allah
Sanbuuski hora igala qurux sidaan lkn waku mahad santahay
Maasha alaah ❤❤❤
Mansha Allah tabarikalah
Machallah tabarakAllah
Wlle waxan kaga digaya waxaso kale ina ku afurto mahan wax cafimad leh kuli waxanuun 😢
Waxaas sambuus maba ahane se cml
maasha allh❤
Ala rafad badana kii hore dhama wlhi😂
Good job
Maasha allaah
Thnks Abayo
Bassh salidkumafina. Ways. Salid baguduba. Gudimafina
Sida malax camal ma lo jilcina cajiinka
Asc
Asc
❤❤❤❤❤
Tankis wlo wano faidesa
Shukran
👍👍👍👍👍
Kkkkk sanaba ah rade halkii xabo meqa sugena
Rafad waye kkkkk
Maaliin jabaati/kimis/sabaayad aad sameeneysid baa foolyada na la sameestaa, hooyo baa igu tidhi taas
San waxaa ka dhibyar sida kale
ABYO BACLAVA SAN MALOSAMEN KARA
foolya la qasaayaa ar soonka sanbuus ka dharag ahaa ani foolyada wy i dhibtaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Noo soo badi
Sanbuuska ma labi garanaysod
❤❤❤❤
Rafaad.waye.san
Dumarku ku adagkaa saambuusku.
Plastic is unhealthy tto use.
Maashaa Allah
Maashaa Allah
❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤