Dilkii murugada lahaa ee Missy Grubaugh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024
  • Kuso dhawada video cusub. Manta case keena waxan kaga hadlaynaa dilkii murugada badnaa ee Missy Grubaugh oo ahayd cunug yar oo 19 jir laguna dilay gurigeeda.
    Poliiska waxay ka shakiyeen dad dhowr ah ilaa yay ka heleen dilaga saxdaa!!!
    Thanks for watching
    Xoxo
    Socials:
    Tiktok:
    www.tiktok.com...
    Facebook:
    www.facebook.c...
    Instagram:
    www.instagram....
    Sub 🪩10,312

Комментарии • 79

  • @Suzunadi
    @Suzunadi  19 дней назад +29

    Guysss case kan dadka qaar sawiradood wan wayay madama uusan case ka caan said noqon so saas ula socda!!!

  • @HodanxuseenHodanxuseen
    @HodanxuseenHodanxuseen 19 дней назад +6

    ❤ masha Allah mamo suzu muqalada kubilow saliga nabiga scw scw oo xususi bulshada umi wa ajare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @marrisaquenofficial9299
    @marrisaquenofficial9299 19 дней назад +3

    i can’t wait inta arkayo suzu oo 100 k gashe ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  16 дней назад

      Inshallah one day🥹

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan 19 дней назад +1

    Ayyyy aad baan u jeclahay case aad noo doortid thank you qaaliyey ❤❤

  • @Saffa_ismail
    @Saffa_ismail 19 дней назад +4

    Cawa video ku seexdo so dhacey adi wax dadka RUclips ah kagag duwan tahy Qof hadal degan ayaa tahey wlhie Walal inolow Ceeb la’aan dunida 🤎👑❤️

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  19 дней назад

      That so sweet🥹 quruxey mahadsanid adi xitaa❤️

  • @araweelonuur7407
    @araweelonuur7407 19 дней назад +1

    Raga qaar waa bahalo subhanallah. Waa sababta aanay u fiicnayn in muxram la aan kali layska dago Alhamdullilah cala nimcatal islam.

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 19 дней назад

    Ayyy waan ku faraxsanhyy ina markle noso laabteyy allhumdillh ❤ mahadsanid sister❤❤

  • @Marriahana
    @Marriahana 17 дней назад

    U can’t imagine how ur videos make me so happy😭❤️

  • @aaminamaxamednuur7083
    @aaminamaxamednuur7083 19 дней назад +2

    Abayo qaali waa codsi adigoo noodadalay waxaan aad ula dhacay qisooyinkaga marka 1weak 3 video inooso gali keep going

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  16 дней назад

      Wan so dadaaali qali

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 18 дней назад

    Mahadsanid abayo

  • @TasliimAli648
    @TasliimAli648 16 дней назад

    War illaahy hadaa taqaaniin gabadha caseska iyada hanoo keentee daaya ku waa dalbanaysaan. ❤

  • @fadumoaxmed7537
    @fadumoaxmed7537 19 дней назад

    Madasanid sid quruxda bada ada nugu dhameysay qisada ❤adan wada uu hadala dagndahy ma sha allha rabbi haku xifdiyo 🥰

  • @balqiisakush3109
    @balqiisakush3109 19 дней назад

    Can't miss your video's i hope hada kadib comment ina iga dhax bartay sis 😂❤

  • @MaxamedJama-uu8qz
    @MaxamedJama-uu8qz 19 дней назад +2

    Soo laabasho wacan (welcome back ). ❤, waxaan jeclahay wakhti-ga hurdada inaan dhageysto , fadlan suzu muqaalada noso badi.

  • @AhmedHasan-w8q
    @AhmedHasan-w8q 19 дней назад

    Masha allah sundus walal codkagu waa sidii xuralcayn janadii ka so hadlaysa

  • @XariirWaa
    @XariirWaa 19 дней назад

    M.a ku soco inaadeer❤

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 19 дней назад

    Thnks,huno

  • @sadiyaahmed6457
    @sadiyaahmed6457 19 дней назад

    Thanks sister ani somali mahiy lakin wan jacelahyi qisooyinka ad so godbiso ❤

  • @Khaalid4220
    @Khaalid4220 19 дней назад

    What a amazing story
    Keep going my honorable sis

  • @MunaSheda-ev2cc
    @MunaSheda-ev2cc 18 дней назад

    Sheekada medeza brothers

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  16 дней назад

      Wan so wadaa quruxey

  • @ahmedesabgdswqq6547
    @ahmedesabgdswqq6547 19 дней назад

    Thanks sundus

  • @FadxiyaDaahir-s2u
    @FadxiyaDaahir-s2u 19 дней назад

    Thanks wllshy

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  19 дней назад

      Adaa mudan quruxey

  • @aminabodleh6733
    @aminabodleh6733 19 дней назад

    Thank you walalo macanto

  • @nazrazead
    @nazrazead 19 дней назад

    Keep going wlloh mcn love you ❤

  • @SubanHassan
    @SubanHassan 18 дней назад

    👍

  • @IfraaxCalli
    @IfraaxCalli 19 дней назад

    Tnx Sunduz 🥰🥰

  • @ygcade6527
    @ygcade6527 19 дней назад

    Mashallah Golden voice le dahay ilahy haku xifdiyo sis habenkasto wan kusexda anigo video gada dhagaysanayo ❤

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 18 дней назад +1

    Faaraxyada qaarkod Ilaahey Gabdhaha ha inoga xijaabo Shartooda.Bal Naag wu haystaye maxa Mid diidan u geyey? Xaasidnimo iyo sideed ii diidi karta,Subxanallaah. Gabar ama Islaan weyn hadad thy waxa fiican inad Qoyskada la deganato adan kali ahaanin.

  • @NasriinMahamett
    @NasriinMahamett 19 дней назад

    Shukran sundus🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 19 дней назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey sharafeey ❤❤❤

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 15 дней назад

    Wcs

  • @aminocabdullahi8487
    @aminocabdullahi8487 19 дней назад +1

    Maalmahan waku sugaa RUclips waa ilaaliyaa❤

  • @QueenQatra
    @QueenQatra 19 дней назад

    ❤❤

  • @Urfavuser-c3n
    @Urfavuser-c3n 19 дней назад +2

    Mendez brothers ban sugyaye ihope is gonna be next

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  19 дней назад +1

      I’m still doing research walalo

  • @Ayan-yr9
    @Ayan-yr9 19 дней назад

    Thanks Abayo ❤

  • @qweenhalimahqweenhalimah1950
    @qweenhalimahqweenhalimah1950 19 дней назад +1

    Marku hal sodoco farxad marko damaado gormee sodigee😂😂😂😂

  • @NawalFaisal-rg5hp
    @NawalFaisal-rg5hp 19 дней назад

    Ayy markasto wakuso firiya ina wax so dhigty🎉❤

  • @roonzacadey398
    @roonzacadey398 19 дней назад +1

    Sunduzey qisada menendez brothers ka sugaayi be😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  19 дней назад

      @@roonzacadey398 weli research ban wadaaaa

  • @SafiaaliSafiaali-rc3tw
    @SafiaaliSafiaali-rc3tw 19 дней назад +1

    Ku xiisnay

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 19 дней назад +1

    Hello Zundus seetahay ma iificantahay

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  16 дней назад

      Ha abayo alx adi setahay

  • @Najaxfaaraxharleen
    @Najaxfaaraxharleen 19 дней назад +1

    Balantaadu miyaanay ahayn abaayo halkii isbuucba labo fiidyow , saa id baad noogala soo habsaan

  • @dualeelmi371
    @dualeelmi371 19 дней назад

    Walaaley mcn maxaad ku jeclaatey Dilka?anaaba kaa cabsadey

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 19 дней назад

    Saan kusugayay waad timid🥰🥰🥰

  • @HasanCABDlFTAAX
    @HasanCABDlFTAAX 19 дней назад

    Keep going siss❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 19 дней назад

    Dugaag aan la ogayn baa helay miskiintaa

  • @samzworldchanel7686
    @samzworldchanel7686 17 дней назад

    Suzu iga badan kaligey

  • @NajaxNajax-cf5kr
    @NajaxNajax-cf5kr 17 дней назад

    Zuzu kiiskaan ma soo hadal jungko furuta😢

  • @Baareey
    @Baareey 19 дней назад

    Asc barmamijyada aad soo deyso wan ku qanac sanahay waana ku mahadsan tahay

  • @MariMarita-m2q
    @MariMarita-m2q 18 дней назад

    Ka hadal sheeko yinka somalia gabartii la gubay

  • @BarkhadMahad-z9c
    @BarkhadMahad-z9c 18 дней назад

    Waxaagu waa ka xarBaysi

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 18 дней назад

    Wll maad dilalka cusub noogasoo diyaarisid barnaamij kuwan qadiimka weynu ku daalnay plz 😢😁🙏

  • @FadumaBorow
    @FadumaBorow 19 дней назад

    Abayoy fananadi dhimaty aa saleena

  • @CabdulqadirJeexgale
    @CabdulqadirJeexgale 19 дней назад

    So laabaahanwac

  • @ibraboy3822
    @ibraboy3822 19 дней назад

    Kiiska aniga ayaa xataa ku warerayyy😅😅😅😊

  • @QadiijoAdanfarah
    @QadiijoAdanfarah 18 дней назад

    Daganeey jecliya saa wax uso kudbiso malinta RUclips kusobirtay qisoyin nosogud bisay qeyra qabtay😅 abanka jano❤😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  16 дней назад

      Awwwww igadaaa yaanan cawa sexan waayina🥹 thanks mcnto❤️

  • @Mudane-
    @Mudane- 19 дней назад

    Asc dhamaan jimco Mubarak dhacdooyinka aad soo deyso waa kuwo talo yeh mahad sanid

  • @wabaxa
    @wabaxa 18 дней назад

    Hi sundus

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 19 дней назад

    Wcsb

  • @sapreenah
    @sapreenah 18 дней назад

    New storyyyy🥹🥹🥹

  • @bashiirgeelle826
    @bashiirgeelle826 19 дней назад

    Susu waxatahay qof wax sogud,binta hibo uleh mashallh lkn maqnantada badan maxa ku baysta

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  16 дней назад

      Ciladaaas waa la haagaaajin

  • @sapreenah
    @sapreenah 18 дней назад

    Sissyyyy we neeeed sheekatha didddyyy🥹 por favor

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  16 дней назад

      If u say so sis

  • @balqiisakush3109
    @balqiisakush3109 19 дней назад

    Can't miss your video's i hope hada kadib comment ina iga dhax bartay sis 😂❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  19 дней назад +1

      Ofc sis ❤️🫶🏽

  • @Aafraax
    @Aafraax 19 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @NajaxNajax-cf5kr
    @NajaxNajax-cf5kr 17 дней назад

    Zuzu kiiskaan ma soo hadal jungko furuta😢