Horta ma ila araktay dahir dadkaa warka ku celinaa wa inuu dhageesta somalida dabeecadas xun leeyihiin qof marku hadlaayo ma dhageestaan o hadalka ma siiyaan teeda kale haday hooyadaas dhashay maxay gabadh u dhahdaa kuma dhalin gabdhan way dhibantahy tan ugu daran ah qabyalada naag tolka tahy luqa lagala so hadalaa inta public waye ceb waye kuwa kale halkan public ah ku hadal leedihiin saa wa ceeb ALLE ka baqa
Asc Daahirow; wax ka xanuun badan ma lahan waalid ku diidaayo_ee gabadha yaan laysu tuurtuurine odaga ha usheego runta islaanta u dhashay.😍 oo ha u cadeyso inay hooyo u tahay gabadha.SUBXAANKE.
Dahir Alasow waxaan moodi jirnay in uu yahay qof runta sheega lakiin waxaan Soo xassustay haatan ka hor gabadh igu tiri " dahir Alasow maad baranin ee Soo baro, anagaa dad isu xigna eh". Dhawaan yaanu ogaanay in uu yahay daalin beenale ah oo marwalba ka faideysta si uu dadka, dadka kale ugu diro isagoo been uu run u ekeysiiyay baraha bulshada Soo dhigaya. Sidii uu sheekh Umal ba uu ugu fidneyay umadda. Subxanallah!!!
Naag sacad sideey u nooshahay war habar calaseey caqli xumaa kuwa guryaha dowladda laga saaray oo qaylinaya oo xaggeen aadayaa ku hayaa oo dibadda seexanaya sow Sacad ma aha waxa ceelasha biyaha guryaha laga saaray sow iyaga ma aha maxaad nafta ugu been sheegaysaa habar calaseey
Dahir calasow rooble gadaale gowsa weyne isaga gaalgale inu yahay inkirey hal xaaran ah nirig xalala ma dhasho odeyga sheganaya inu dhalay wa tuug waliba khamriya cab ah DNA 🧬 ay rabtaa gabadhas somaliyey an ka cawino muqdisho wa lagu qada Germany aa lo dira ma u sameyn karna simple is that
haala baaro waa sax
Daahir Alasow ganadha maxaa hadalka ugu soo xirxiree
Horta ma ila araktay dahir dadkaa warka ku celinaa wa inuu dhageesta somalida dabeecadas xun leeyihiin qof marku hadlaayo ma dhageestaan o hadalka ma siiyaan teeda kale haday hooyadaas dhashay maxay gabadh u dhahdaa kuma dhalin gabdhan way dhibantahy tan ugu daran ah qabyalada naag tolka tahy luqa lagala so hadalaa inta public waye ceb waye kuwa kale halkan public ah ku hadal leedihiin saa wa ceeb ALLE ka baqa
Maxkamad sharaf ta leh waan salaamayaa iyo gudoomiyaha daahir calasoow
Wallahay waan ilmeeyay
Waa saqajaan gabadhaan waana duli abaheed hadoow leeyahay anikaa dhalay warka halkaas ayey ku egyahay
Waana caasi walideyn
😂😂wxs waa been adiga ma hubtaa aabahaga Ku dhlay😭
😂😂
Asc Daahirow; wax ka xanuun badan ma lahan waalid ku diidaayo_ee gabadha yaan laysu tuurtuurine odaga ha usheego runta islaanta u dhashay.😍 oo ha u cadeyso inay hooyo u tahay gabadha.SUBXAANKE.
Xasan macalin maxamiid iyo husen.macalin aniga culusow macalin kuwaas ayaan war kaga hayaa Xusen macalin. Maxd xamuu kuligeen reer macalin maxamm
Mm
Hoyadediyo abahed bayradinhaysa acawi
Dahir calasow shaqo maxkamada iga sii
Godumiye k.xigeen thy sxp😂
Dahir Alasow waxaan moodi jirnay in uu yahay qof runta sheega lakiin waxaan Soo xassustay haatan ka hor gabadh igu tiri " dahir Alasow maad baranin ee Soo baro, anagaa dad isu xigna eh". Dhawaan yaanu ogaanay in uu yahay daalin beenale ah oo marwalba ka faideysta si uu dadka, dadka kale ugu diro isagoo been uu run u ekeysiiyay baraha bulshada Soo dhigaya. Sidii uu sheekh Umal ba uu ugu fidneyay umadda. Subxanallah!!!
Maxuu been ku sheegey bro daahir tankale balan qaadla miyaa been ah
Waba ujeda inuu qabadhas xaqeedi Sacad ku bedeshay😢!. Sababto ah Sacadka sida eeyo bu u adegsada wagi uu Jooker bursajiray watuu hub intu uso dhiibay ay ubooteeyeen Jooker jufadeeda😢.
Gabadhan waa gabadh daacad ah waana gabadh rabta in wax loo qabto alle gabadha ha ugargaaro
Masha Allaah
Maxkamada beesha hawiye
Maxkamada Sacad dheh😢!.
Xasan macalin maxamiid iyo husen.macalin aniga culusow macalin kuwaas ayaan war kaga hayaa Xusen macalin. Maxd xamuu kuligeen reer macalin maxamuud
Mm 14:18 anigane cabdi xamiid macalin maxamud maxamu
Miskiin! Lahaula walaaqwoti Labilah. This is very touching and sick. 😪😢! Inantas noo radhiyaa. Lahaula. Binaalthinimu!😢🙏🏼
Allehasahlo
One at a time pls. Please one at the time pls. Nidhaam 🙏🏼
Dahirow hadawicin qalbiga gabdhaha iyo dhamaan ilmahayaryar
Wlhi dahiroow gabadha wa dacad ee wax u qabo
Abti iso qabo eekotnk.markaad wax boxing soo wa wac : blllz abti walaahi Akhtar
war hooyada iyo aabaha maxay isku ogyihiin may DNA ga inlaga qaado aqbalaan??
DAAHIR AF ADKAA
War ani abahey dahir alasow magaranayo kwrn
Daahir dahab
Gabadhaan maysan dhalay gabar dulman bay u egtahay ee garac yohow gabadha si sharafleh ula hadal
Sacad sacad layne sacad baahi baa hoolataye waa iyagaa maalin walbo ayagoo oynaayo baraha bulshada oohin lataagane anaga balaayo hanooga dhigine
Ma ilma gumaydyadaan kursiga 2da jeer ka tuurnay oo ciilan baad tahay waligiinba doowlad aad xoolaheeda dhacdeen baad u barateen
maxkamadani daahir waxaan leeyahay jir oo joog ilaa inta maxkamad soomaaliyeed la helayo oo daacad ah
Xaagjoogtaa??
War gabadha lacag ma rabtee mooraal bay rabtaa iyo ixtiraam
Dahir -Gabadaa anaa Gurasanaya Isodir number kedhaa
Warniyahow imaqal Daahirow Adigaa Asal ahayn Walahi in lagubaaro istaahilo.
War Gabadha wax uqabo!
Maxkamada awood maleh sida shuuta maxkamada ciidanka shuuta daahir calasow hadal lee waaya awood maleh
Dowladaad
Atkaatay gabadh I think she tell the truth
War ninyhow mxaa kaa qaldan arinka si hoose u xali😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa arin xaniun ah
DAHIR GABADHA CADAALAD BEEY KAARABTAA.
Wadamada gaalada waxaan laga dheefay wataa xaarka walaaqatey oo xishoodna ka tagtey
War Daahir Asal Ma-ahan ! Waayo Sida uu U- Dhaqmayo wax sahlan
Ma ahan.
DNA please 🙏
💔💔💔😭😭sorry Abaayo
gabadhan Dna da dhiiga waalid keed hala isla baadho
Gabadha kadhafa kusiga kadhafa kusiga
ALLE murugada haka saaro
Dagaaladii wax badan ayay khaldeen
Ganadha qurxoon maaha gabadh lagu cayaaro. DNA halaga qaaado
Amin
@@TEAMWASHWASH-f3r wll gabadha hooyo wanagsan aya dhashay balse gabadha iyada qaldan hooyo mcn wax ceyb maleh balse casiwaliid aya Somalida kuso badaneyso gabadha allaha SO hanunsho
Afxumaah Wacoal aah war xishooda
Governo sacad❤❤❤❤❤❤
Cida kudhashay iyaba umayhaysan inad sidan uqurxoontahay miyagi naarta loola codeeyey adna janada haraadsan habibi qaali quruxeey balse
Gabadha habartu inay dhashay ayey ka shakisantahay
Faan badnaaa mega gabdhood baa bashan o sacada
😭😭😭😭😭😭
gabadhan waa somali oromo shaqo kumalaha
Meeshu waa maxkamad please
GABADHAAN BENA LEY WAAYE WAX QIIRO AH KAMA MUUQATO WEYBA QOSLAYSA WHY QIIRO KAMD MUUQATO
Hii dunia kuna vituko
War naagahan buuqaayo ka saar.inanta yarta ah xaqiiqey ka hadleysaa
Daahir aad ayu U AF xun yahay wecel Miya tahay kulaha
Dahirow khaladkajoji
Haa waa run
DNA aya jirto.
Murudsade.mashaq sibaa
gaba dhan waa runted sey u cishotay
Iso qabo
gabadh aan dhaly oo leiv la iigu keeny sidaas ulama hadleen ee odaygan madhalin gabadhaas
Aniga xita arinkas wan kashakiyay
Gabadha waa daacad wallaahay siday isu ciil kaaminayso ayaad garan kartaa
Wey guuleysanee
Naag sacad sideey u nooshahay war habar calaseey caqli xumaa kuwa guryaha dowladda laga saaray oo qaylinaya oo xaggeen aadayaa ku hayaa oo dibadda seexanaya sow Sacad ma aha waxa ceelasha biyaha guryaha laga saaray sow iyaga ma aha maxaad nafta ugu been sheegaysaa habar calaseey
😂😂😂😂😂😂😂
Ninka ka dhalay gabadha ee murusadha ah haka wato hooyadiis hanugeysto
Bisinka aloow hana waalin
Gabadha wexey tiri dadka xantooda Ayan maqlay fahma
Balaya nilacagaysay Gabadha tageero iyo uraadin qooys Bay ravtaa walhi waa daacad ilahay ha sahlo walhi waa xayi gabaryar dulmi laga galay
naa dahir calaasos waxa ku qabaan maakaro ee dhigaa dii in eega ka qaad hooyada iyo Abaaha intow ku fashiliin qofkan ka dhacsan
Waxa doonto ahaw oo horto way quruxbadnaayeen mida kale adigaykudhaleenbaan wali arage anaguxageenu kazoo helaynaa
Naagahan xaarkoodey walaaqdeen diin iyo xishood xurmo baqdin intaba waa tuureen maryahey xoorteen
Dahir calasow rooble gadaale gowsa weyne isaga gaalgale inu yahay inkirey hal xaaran ah nirig xalala ma dhasho odeyga sheganaya inu dhalay wa tuug waliba khamriya cab ah DNA 🧬 ay rabtaa gabadhas somaliyey an ka cawino muqdisho wa lagu qada Germany aa lo dira ma u sameyn karna simple is that
Gabadha yaanla afduubin meelbey kagubaneysaa ilmana maaha gabdhehena mey naga cararaan sida loola hadley maan ula hadalno waadna kumahad santahay xalkaad uraadineyso
abaayo dadka maqal
Waaa vuucr
Way xanuunsan tahay
Wlashy maqal dadka
Nacas
😂😂😂😂😂
Sax
Qof xanuunsan u egtahay, hadiiba waalid keed ay la dagaalayso
Wwww❤❤❤❤❤