Ilaahay baan idinku dhaarshee magodkii daacish bay saan ugu baashaadayaan. haday saan runtahay walaahay waa in hadii aan qurbo joogta reer Puntland nahay waa in naloosameeyo Koonto dhulkaas Laami iyo wadooyin wacan loogusameeyo, qof wanaagsana Reer Puntland uxilsaaran koontadaas iyo qaabka dhismaha loo hirgelindoono.😍😍😍😍😍😍😍😍
Masha'Alaah. Gool. Gool. Cimraan. You're also .Commander of. Chief Social media. Base. Of Puntlander .Kursuga. ga. Kaga garan. Guuleyso. Information Saad. Second second.noogu Soo gudbiyeso. Xitaa. Maa
Mashalaa illahey hadin xafido amiin guul guul guul puntland thank you mr lekaha media sida aad u garab tagan tahay ciidamada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul ciidamada gesiyasha puntland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah
Maasha allaah wasiir caydiid guulaysta puntland
Alxamdulillaah rabilcaalamiin guusha nasiiyay
GUUL PUNTLAND IYO GOBONIMO ❤❤❤❤
Cimraan guulayso mujaahidbaatahay❤❤❤
Ilaahay baan idinku dhaarshee magodkii daacish bay saan ugu baashaadayaan. haday saan runtahay walaahay waa in hadii aan qurbo joogta reer Puntland nahay waa in naloosameeyo Koonto dhulkaas Laami iyo wadooyin wacan loogusameeyo, qof wanaagsana Reer Puntland uxilsaaran koontadaas iyo qaabka dhismaha loo hirgelindoono.😍😍😍😍😍😍😍😍
Cimraan Cokaaga waa cuudud malatatari 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allaha illaahay ayay mahad usugnaatay umadu xabsibeykujireen reerpuntland iyo umada somaali ileyn carab iyodascish,iyocaadiqaato soomaali ah ayay uxabisnayeen balfiiriya dhulka quruxdiisa oo ay qolka kagajireen maasha allaah kubashaala dhulkiina.
Masha alaah alle ayaa mahad leh guul dadkayga 👽🇸🇴👽
MASHA ALLAH GUULEYSTA PUDLAND FROM MUQDISHO ❤❤❤❤
T
manasha allahu Dacish waa laku baashalay
Dhibka heysta Somalidana, waxa weeye haday xataa guuleystaan hees iyo dhaanto, war Quraanka Kariimka daarta bilaa calayk , wax quraanka.Alle wax dhaamo okale majirto.
Mahadsanid Abwaan good show Masha Allah
Guuleysta geyshkeenow inshaallh 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Argagixisada maanta haaah inaaan gambibaayoo haaah aan gawracayoo haaah waan garanaayeey haaah Gaashaan dhigeeneey guushu raacdee geesh ka yagoow guukeeysta
Guul iyo gobonimo Ogaden war Veteran 1977 from Canada 🇨🇦
💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
Masha Allah Tabaarakallah ❤❤❤Guul Puntland insha Allah 🇺🇿🇺🇿🇺🇿❤️❤️❤️❤️❤️
Masha'Alaah. Gool. Gool.
Cimraan. You're also .Commander of. Chief
Social media. Base. Of Puntlander .Kursuga. ga.
Kaga garan. Guuleyso.
Information Saad.
Second second.noogu Soo gudbiyeso.
Xitaa. Maa
Laakaha media guulayso walaal
Maansha Allaah guulayta
buntland guul
Guul pountlan power somajeestayaasha ciidamada pountlan
Masha Allah ❤❤
Way dhacaysaa insha allah in magacooda iyo muuqooda la waayo
CIMRANOW DIINDIINKII BEEY DHAMEEYEEN MASIIBO ILAAHOOW HANA CIMRANOW HOYADAA MAAQAAN INEY BUURAHAAS TAGTAY AMINA CIGE GUULEED RAXIMAHULLAAH WEEY TAGTAY MEELAHAAS LABA KABOOD INTEEY TOLATAY RAXIMAHULLAH AMINA CIGE🎉🎉🎉🎉
War zxp waxaa tahay puntlandar dhalad Ah guulayso zxp
Masha allah mabruk mabruk
Maasha Allaah reer puntland. Hadii reer puntland kaligood daacish karaayeen maxey gobolkasta isaga bixin layihiin alshabaabka iyagoo wixii askarta Africanka ahaana kaashanaya.?
Isha allaah waa ladabar jaraya argagixisada daacaqudhun
Waa layaabey Business bey kawadaen
Noolaaday puntlander vive
Guul iyo gobanimo puntland
Music ka saar muuqaaladaada zxp
Ku dayo putland ku dayo maasha Allah guul iyo gobanimo dadkaygii
Reer putland shacab iyo dowladba guuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Insha allahaa waa arkaysaa
Ma ahayn in ay hees ay dhegaystaan, maadaama illaahay guusha siiyay waxay ahayd in ay alle u mahdiyaan oo duco iyo in ay quraan dhegaystaan.
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Puntland dadkeedoow dadaala
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Majeerteen ku caadi maaha😂😂😂😂
War waxaasi arinmaaha aaway ragii laqabay dhagax iyo inaad wax iska soo duubtaan meey eheeyne
Kkk diin diinka abaata iyo dhagaxamaadilay mase dadbaacunay
Waaaw❤❤❤❤🎉🎉❤❤😂😂😂😂
Odaygii ayuub abdirisaaq ahaa
Baa meesha ka hadlaya inta
Codkiiga garan is oo raaca
Alaha hanagasaaro ku waas
Maxaa meesa keenay lacagta somaliland
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 caajiib
Waa diin badeed qubo weeyey
Scw scw
Dhalinyarooy magaalooyinka baara
Ilahay haynaga saaro war dalkeena waa lagu soo duley lkn maxay ka dhefen
Diinku ma xalaabaa?
jiirgaanadaan ay wataan armay dahabkii ay qodanayeen uu ka buuxaa. hala baaro
Halo cuno
Wadanka gajo mataale ameey dinkadheemanti kalabaaxeen
Alleyle waa yaabe bal maxaa noo keenay...wadkoodi ayaa buurahaa kusoo ururshwy..
Taligaaram
@@mukhtarxaaji7206bal inoo sheeg telegaramka magaca ugu qoran puntland ciidamadeeda buuraha Saaran thnks
🔥🇺🇿👀💪🏽
Qof diidiin cunay qof human miyuu dhafayaa
Waar wax jooga malahan halkaa ee waa suriyiin dahab buurahaa ka raadsanay
Iyo qaar kaloo lagu yidhi filimka nala jila .
Intii aad hawiye ku mashquulsanayd ayaa dhulkii putland la qaatay macdantii
Laaya nacalada
Silac u dhimo dhex Bal meesha uu
Ku dhashay iyo Buuraha uu biyaha
Kala soo Dagayo dhibka uu Marayo ! Gaajada ! Danta uu -
Leeyahay baa ka wayn !! Ninka -
Aad Aragtaan ! inuu bilaash u -
Dhibtoodo maku la tahay !!