Nimcaan waa legend waxaan ka dhex arkaa President of Somali wayn inuu noqon doono mustaqbalka dhow Insha’ALLAH. May Allah protect you iyo dadka aad u yar oo noocaada ah
7:34 Waa kaxumahy kashka oo ciyaal xamar eh ayaa dhahayo hagodo wadankiisa meel kamid eh .nimcaan hlc asiga ayaa kudhashay ee ku soo barbaarey ayaa kasohor jeedo in ee kalagodo somali 😢 nimcaan hlc never give up brother
Ruux qalbiga Ka xanuunsan Kashkana Maaha Ciyaal Xamar ee Waa Nin Reer Kismaaya Ah " Tan kale Ruuxa Reer Xamarka Ah Kama Xikmad yara Dadka kale Kama Xuma Inuu ka sareeyo Mooye Ee sidaan maleenayo Xiqdi ayaa Buuxshay laabtaada Xamarna Waa Xuduntii dalkeena iyo Xiniinyihii Raga waana Alle Xamdigii Alhamdulillah" Salaama Inta samaha Jecele Adeero Asc🤝🥰💯🇸🇴🇭🇹🇵🇸 Free Falastiin I.A
Ilaahoow aqligaaga iyo aqoontaada Iyo somalinimadayda kuu dayso Wiil somaliyeed nimcaan hilaac Nooloow walalkeey nagu qaaliya Cadowgagu wa badan yahay ee Allaha kaa qabto Amiiiiin
Waxa dadka is dhaafshay Waa dadnimada Iyo Garashada" Nimcaan Iyo Kashka midbeey isaga egyihiin Ama Iska shaabahaano midaa oo Ah Nimcaan Inuusan ku Dhalan Hargeysa Oo uu Boorama Ku dhashay Halaka Kashka Uu Ku Dhashay Jubada Hoose Dhankaa Iyo Kismaayo Wallow uu baryahan Danbe Xamar kolkuu yimi uu Sameeye Xogaa Magaca Ama Uu Baraha Bulshada Kusoo Biiray Wallow Uu yar fogeeyay Dad aanu wllo nahay Kuma Raacsini Anigoo Ah Nin Reer Mugdishaawiya Ahna Dadkii Ku Dhashay Kuna Dhasheyn Awoowyadii Marka wax ka wacan ma jidhaan Midnimada Iyo Wallnimada iyo Weheshiguba Waa tuu lahaa Al Imaamu Shaafici Alle Ha Unaxariiste Ardaygiisu markey isku qabteyn Hal mas'alo oo uu ka cadhooday Ardaygu Majliskii Sheikhu intuu Dhaqaaqay habeennimo Imaam Al shaafici ayuu aqalkiisa ugu tagay Ardaygiisa una sheegay Waxa ay isku qabteyn in ay tahay Uun Hal Masalo Ee Ka badan tahay inta aan ku mideysanahay ama isku waafaq sanahay Marka waxaa isugu dhaw Carab iyo Ilko weyna is qoomaan Somaalina waa dad wada Ah Ilma Abti iyo Ilma Adeero Samaha Alle Ha ian tuso Iyo Wanaaga I.A" Salaama Inta Samaha Jecel Asc🤝🥰💯🇸🇴🇭🇹🇵🇸 Free Falastiin i.A
Fanaankaan waa fanaan somaliyeed waliba ixtiraam badan guuleeso saaxiib nimcaan hilaac
Nimcaan Cabdirahman Xasan Nimcaan Hilaac Fanaan Soomaaliyeed oo akhlaaq ixtiraam iyo Cod ilaahey siiyey Alle haku barakeeyo wll guuleyso marwalbana❤
Nimcaan hilaac wa fanan af-gaaban misaan leh hadalkiisa mashaAllah Allah ku dhooro wll big love ❤️
Nimcaan waa 2 xiniinyood, hal-adag, Degan, Akhlaaq leh oo og wuxuu samaynayo🙏
Hilaac is No.1 in Somali Music right now🙏
Nimcaan hilaac salaan iga gaarsii kashkow waan taagero buuxa uhayaaye❤❤❤🎉best fanan
Nin weyn nimcaan hilaac wiil soomaaliyeed✍👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nimcaan waa legend waxaan ka dhex arkaa President of Somali wayn inuu noqon doono mustaqbalka dhow Insha’ALLAH. May Allah protect you iyo dadka aad u yar oo noocaada ah
Nimcaan abdirahmaan Hasan allah ha ku sharfo fanaan aan aad u taageero aadan aan u jecelajay hore usoco hno nimcaan
Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸. Wish you the best legend. Allaha macaka. Thanks for sharing with us, brothers 🙏 ❤️
Igula saliya rusulkena csw
Scw
عليه افضل الصلاة والسلام❤
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
Scw scw scw scw
Scw
Nimcaan waa geesi mowqifkaaga ku taagnow horey usoco ilaahey soomaali hamidaayo aamiin 🎉🎉
😂😂😂😂😂
Boqorka codka Al fanaan Nimcaan Hilaac guuleyso lipax keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Anagaa kuu qirayna inaa tahay hogaamiyaha Fanka soomaaliyeeed ahna Fanaanka kaliya ee Fanka nagu metela Hilaaac Hiil Qaran 🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️
😢
9:58 ''Adigu hadii asxaabtaada ixtiraamayso wakuu gaar aniga ehelkayba kaso jeeda oo ku ixtirami waayay waxa adiga ku ixtiramayso waa asxaab yaro hada baratay'' hadalba waa gam.
CAADIBUU NINKA U MAYD GARAACAY
Nin madhan weeyi kashku
Wlhy waa hadal aad iyo aad uculus
Nimcaan c/raxmaan xasan N.hilaac fanaan somaliyeed Nolow intay Nololi jirto pro ❤❤❤❤
Allha kaasoo hadeeyo fanka ilahay raali kama ahane😢😢
Nimcaan hilaac goatka 🐐fanka somaliyed fanankaa cod macan somaliya kuma jirto
Kkkkkk. Bacaac neef maseerey.
Waa nin fiira dheer Nimcaan oo caqli badan.❤❤❤❤🎉🎉🎉
Nimcaan hilaac legend soomaaliyeed Baladweyne guri iyo beer kaasiineynaa haduu alle yiraah
Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸. Wish you the best legend. Allaha macaka.
The legend goat 🐐 fanka somaliyed nin somalinimada ku ween tahy nolow fanaan qaran baa tahy 🫡🫡
I love Your Song 😍😍😍
Nimcaan waan ku salamay from hargaysa
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
Scw scw scw scw allaahu akbar ❤❤❤❤
LAGEND NIMCAAN HILAAC
Kashaka waxa lagugu sameeyey qac waa dhaaf nimcaan wlhi gacanbaan utaagey ww❤😂😂😂😂😂😂
Mashallah iinaadeerkey Nimcaan Hilaac geeysiiga Somaliyeed
Boqorka Codka Al fanan Nimcan Abdirahman Hassan Nimcaan Hilaac guuleyso lipax
Long life king hilac,qofkan warwarka iyo khalkhalku ka muqdo ee fisqiga ku dhex nool fuqa dheerle ,sualaha xun leh ka rali noqo🙏
Nimcaan clraxmaan xassan Nimcan hiLac FanKa ❤
Kole nicman wa wataaa goats fanka 🎉❤ keep going wllo❤
7:34 Waa kaxumahy kashka oo ciyaal xamar eh ayaa dhahayo hagodo wadankiisa meel kamid eh .nimcaan hlc asiga ayaa kudhashay ee ku soo barbaarey ayaa kasohor jeedo in ee kalagodo somali 😢 nimcaan hlc never give up brother
Ruux qalbiga Ka xanuunsan Kashkana Maaha Ciyaal Xamar ee Waa Nin Reer Kismaaya Ah " Tan kale Ruuxa Reer Xamarka Ah Kama Xikmad yara Dadka kale Kama Xuma Inuu ka sareeyo Mooye Ee sidaan maleenayo Xiqdi ayaa Buuxshay laabtaada Xamarna Waa Xuduntii dalkeena iyo Xiniinyihii Raga waana Alle Xamdigii Alhamdulillah" Salaama Inta samaha Jecele Adeero Asc🤝🥰💯🇸🇴🇭🇹🇵🇸 Free Falastiin I.A
Bro Qofba si buu saxnaantiyo u arkaa wanaage u tix geli sidu rabo!
Soomaali labo af ayeey ka hadashaa, war qofka fikirkiisa u dhaafa.
@MohamedHariir-n7t wake up brother 🙏
Nimcaan hilaac qof wangsan ❤
Nimcaan cabdirahaman xasan inader goat fanka ❤ fanan ka akhlaaq badan ma jiro Walhi bilahi keep going
Nimcaan Hilaac waa nin waaya arg ah runtii ,Hdalka uu yiri oo ah somali waa midna waa xaqiiq ,Guulyso Fanaan Hory usoco✊
Nimcaan Abdiraxmaan hassan Nimcaan hilaac Halyayga uma somaliyeeed nolow adoo sharafle wllkeyow❤❤❤
The legend nimcaan c/raxmaan xassan hilaac❤
👍🏾🫡 -"GUULEYSO WALIGAA SULDAAN" NIMCAAN HILLAAC. you are the leader mshllh.🎉DHalinyarad¿《It's your time now!!》💰
Boqorka codka Al fanan Nimcan Abdirahman guulso❤
Boqorka codka al fanan Nimcan Abdirahma hassan macha allah 🎉🇩🇯❤
Maasha Allah nimcaan geesi sharaf badan guuleyso dumaashi
Guuuleeso wll nimcaan hilaac Allah haku xafido
Mansda Allah ❤❤❤❤
Mansha Allah Nimcaan nin qaran kashka dhulkaaga lagugu jiiday hadaad waxkala garanayso
Fanan qaran nimcan cabdiraxaman Xsan hillac❤❤❤
NIMCAAN HILAAC ❤
Ina adeerky waku salaamy from awdal 🤍💯
Guuul io gobonimo ina adeeer ❤
Masha Allah Faanan Qaran Nimcan Hilaac👏👏👏
Goatka fanka 🐐🎧
Jizaakumu Allah kheyr jamiican
War Legend baad tahaay, wacyi leh, Nimcaanow.
My fav Singer for all Somali
Nimcaan Waxaa u qalantaa hogaamiyaha Dhamaan gobalada Somaliyeed. Insha Allah, ❤❤❤🎉🎉🎉you will one day
Nimcaan hilaac legend
Nin wadani ah magacaa jir 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Aakharaa dambaysa aad iyo aad. Hooyadaa waa salaamayaa iyo hooyokasta oo dadaalaysa, dhiirigalij buu ii yahay hadalkeedu oo wiilal ban koriyaa oo sidaas wax u sheegaa Ilaahay ha igu asturo. Waxa fanka sawirka xun ka bixiya waa kuwaas oo wasaq ka dhigeen. Hebeenba meeley u sii hoyanayaan waa naxaa daawasho iska daaye
Suaal Walpo seytahuu uga jawapayy nimcann wa fananjira❤
Wsc ❤Mashalla Hamblyo ❤❤❤❤
Laandheere, hargaysa kuma dhalinin kumana barbaarin ee borama ayaan kudhashay kuna barbaaray. Aggah war ninku wlh bilaash NO1 kayga ooma ahayn
Gobanimada laguu sheegaba waa Go'aanka guuleyso libaax.
Ilaahoow aqligaaga iyo aqoontaada
Iyo somalinimadayda kuu dayso
Wiil somaliyeed nimcaan hilaac
Nooloow walalkeey nagu qaaliya
Cadowgagu wa badan yahay ee
Allaha kaa qabto Amiiiiin
Wow good to see you again
Awale Aden iyo nimcaan hilaac yaa goat me Awale aden
Walaalo wan jecelahay talantigaga hore uu sooco cabdilahi cabdi salad 🥗 ❤🎉
Kashka Qac baa laga yeersiiyey waa lagu Fahmay shaxda 😂😂hilaaac is not easy😂
😂
😂😂
Sowmaha😂
@@simanali7559 haa wllhi nolashaa lagu qabtay
Waxa dadka is dhaafshay Waa dadnimada Iyo Garashada" Nimcaan Iyo Kashka midbeey isaga egyihiin Ama Iska shaabahaano midaa oo Ah Nimcaan Inuusan ku Dhalan Hargeysa Oo uu Boorama Ku dhashay Halaka Kashka Uu Ku Dhashay Jubada Hoose Dhankaa Iyo Kismaayo Wallow uu baryahan Danbe Xamar kolkuu yimi uu Sameeye Xogaa Magaca Ama Uu Baraha Bulshada Kusoo Biiray Wallow Uu yar fogeeyay Dad aanu wllo nahay Kuma Raacsini Anigoo Ah Nin Reer Mugdishaawiya Ahna Dadkii Ku Dhashay Kuna Dhasheyn Awoowyadii Marka wax ka wacan ma jidhaan Midnimada Iyo Wallnimada iyo Weheshiguba Waa tuu lahaa Al Imaamu Shaafici Alle Ha Unaxariiste Ardaygiisu markey isku qabteyn Hal mas'alo oo uu ka cadhooday Ardaygu Majliskii Sheikhu intuu Dhaqaaqay habeennimo Imaam Al shaafici ayuu aqalkiisa ugu tagay Ardaygiisa una sheegay Waxa ay isku qabteyn in ay tahay Uun Hal Masalo Ee Ka badan tahay inta aan ku mideysanahay ama isku waafaq sanahay Marka waxaa isugu dhaw Carab iyo Ilko weyna is qoomaan Somaalina waa dad wada Ah Ilma Abti iyo Ilma Adeero Samaha Alle Ha ian tuso Iyo Wanaaga I.A" Salaama Inta Samaha Jecel Asc🤝🥰💯🇸🇴🇭🇹🇵🇸 Free Falastiin i.A
Viva kashka ❤
Nimcaan hillac nin qalbi xabxab ah
Qaq ayuu kayersiye nimcan wan kuwataa wllhi nin win😮😮😮
Nimcaan iigeeya ❤❤
Nimcaan hilac nin somalia nimo ku weyn tahay nolow intey nolol jirta boqoro❤
Nimcan hilac halyeygesi ah wxatxay halaka fankaa oguwangzan 🎉❤ Wankuwata wll nin wakii dhalkisa dhifaco dhalka midhnimo ujeclow weligaa wllky❤ Waxan kasosalamaya Dankas iyo Kenya ❤🎉🎉 congratulation kuleyaxay sual iyo wanaa wngzan ayatbixisay allahakubarakeyo wllka🫡🫡❤️🫀💯
My big brother nimcaan abdirahman hassan hilaac ❤
Ha lagu saliyo nabiga scw scw ❤️
Hilaaaca qaranka ❤🇸🇴🇸🇴✅💯
Masha Allah what's legend Nimcaan ❤❤❤
Hadaad asxaab yarood hada baraty Fikirkooda ku ixtiraamayso
Anigu Walidkay ayaan ka diiday fikirka ah somaliland waa wadan
😮walhi waa hadal nin Weyni ku hadlay ❤GUULAYSO LEGEND NIMCAAN ABDIRAHMAN HASAN #HILAAC
Nimcaan hilca Goat fanka❤
Nimcaan gobb weeye guleyso
Nio heesihi ay xidigaha isku qaden mad waydisid funny bu si noqon laga barnamijkagu zhp kashka .
Al fanan nimcan clraxman axmed 👋❤️
Waa huwantaa xaarmaajo beeeenle xaarood dameeer xaarmajo ushaqeeya faqasha xaarmajo
guuleeso hilaac ❤❤❤❤❤
Somaliya dawlad nimadu xagay uga timid ilahay naguma daro somaliland iyo somaliya waligod is gadhi mayan nabad iyo qurux iyo horumar guul somaliland alx ilaahi somaliland iga dhigay🤲🤲
The goat nimcaan hilaac ❤
Ninkani isagaba Legend isu aqoonsan Inuu is faaniyona waa laga fiicanyhy madama oo boqolaal dhalinyaro ah oo ka cod macaan jiraan.
Hilaaca Qaranka Hilaac❤
Guuuuuuul somaliland somaliland somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva Somaliland viiva guuuuuuul somaliland ❤❤❤
Nimcaan hilacow awdal waa heer Soomaliland adiguna soomalilander bd thy sidaa ulaa soco
Mahesh Allah ❤❤❤❤
Welcome my brother
Kashka wlh sualahii iigu dhimanaa nimcaan ayaad waydiisay. Waxaan umalaynayaa nimcaan hees tiisa ah ama waraysi kiisa oona daawanin malahaan. Laakin sualihii aan sugaayay ayaad waydiisay.nimcaanoow ciyaala suuq waynbaad tahay JIGJIGA mxaad kunacday taliyooow kkk big respect sxb
Hilaacii Hirgalay allh yacizaka
Masha allah hadii alle balwad ku galin
Wareysi xiisa leh buu ahaa
asc maansha allah
Nimcaan hilaac wllhi fananka wanaagsan somali kumajiro cod hadhihin ixtiraam daganaan somalinimadu kuwayntahay m.a
Legend nimcaan hillac
Kashkow waanku wataa , mar hadad soomaliland wadadtid
Qofku siduu ku dhashay unbuu yahay lkn kuwa kale ogaada shacabka wax ku tihiin noqda sida ninkaan oo kale