SUMAYO OO MASERSISAY LIICAATO 😱

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024

Комментарии • 778

  • @abdirahman.xaaney
    @abdirahman.xaaney 4 года назад +505

    Uduceeya intii qarax cwa muqdisho ka dhacy intii ku dhimaty io intii ku dhawacmatay😢😢

  • @exxiiinfaniinchanel7735
    @exxiiinfaniinchanel7735 4 года назад +173

    ALLAha unaxariiisToH dhamaaan umada somaliyeD eee caaawa qaRaXu ku HellaY Magalada mUqdisho . InTii dhawaca allaHa uBooG dhayoH. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 HOteL eliTe baY dhipTu ka dhacdaY 😭👍

  • @hanadmohamed5968
    @hanadmohamed5968 4 года назад +170

    Calacal maficno mana ihii carurta ku qarabato wax Yalahaa qarkood eeee Like ragtinimo iyo gabar nimo igu see

    • @hanadmohamed5968
      @hanadmohamed5968 4 года назад +1

      Sii

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna 4 года назад

      Bal muxuu kuu Faaideen aan kusiiye

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад

      walal wa gabar walashada ah igu sacidey subscribe please ilahay dartiis igu sacidey fariine ireeb walal kor iqaad

    • @umarayaanmylove5276
      @umarayaanmylove5276 3 года назад

      kkkkkk masha alah

  • @jamiilamjeyte6855
    @jamiilamjeyte6855 4 года назад +191

    Arimaheena allaha xafido aamiin 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @naajiq7869
    @naajiq7869 4 года назад +188

    Inta jiif ku
    Dawaneyso
    Like muu jiya 👈

  • @zuuzuu4072
    @zuuzuu4072 4 года назад +148

    Liicate idinka farxad idinka muqqata farxada allah idin siyadiyo lkn muqdisho caawa qarax ayaa ka dhacy noo soo duceya in oo alle nbd alle noo siyaadiyo😢😪

    • @sarayusuf4876
      @sarayusuf4876 4 года назад +2

      sorry abaayo ilahay hainii siiyo ilaahay cadowga hanaga qabto walhi waa sad 😢 😢

    • @zuuzuu4072
      @zuuzuu4072 4 года назад +2

      @@sarayusuf4876 aamin abaayo

    • @umunaimaofficial4675
      @umunaimaofficial4675 4 года назад +1

      Allah idinku badbadiyo inta ku dhimatey allah u naxriisto inta ku dhawactey allah ka bogsiyo inta ku noolna allah ku amaansado amiin yarbi🤲🤲😭😭

    • @zuuzuu4072
      @zuuzuu4072 4 года назад

      @@umunaimaofficial4675 aamin yaa rabi

    • @Gogoldhiga
      @Gogoldhiga 4 года назад +3

      Amiin wllo anago reer hargeisa waan idinla jirna abidkeen

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 4 года назад +75

    inta ila sugaysey reactionka liicaato like❤✌

  • @aishaxasan9075
    @aishaxasan9075 4 года назад +120

    Dadkii ku dhintay elite hotal alah u naxariistoh🙏🙏😭🤲🤲

  • @najmaali5382
    @najmaali5382 4 года назад +37

    Teama Dirisle Teama liicato iyo Team Arimahina wana ina salmay

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 4 года назад +17

    Mash Allah wllkeyga lii cato
    Iyo xaaskiisa
    Caafimad Ku kulma iyo farxad
    Ubad kheyr qabo Kala hela aamiin

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 4 года назад +18

    Lii caaato dumashikey rer galmudug 🥰❤️🇸🇴👑🦁

  • @somalichallengetube6947
    @somalichallengetube6947 4 года назад +11

    LIICATO IYO SUMAYO ONE LOVE IDINKU AHY KEEP GOING 🙏🙏🙏

  • @yolpziofficial2394
    @yolpziofficial2394 4 года назад +5

    Liicato sidan ha dhihin naf waye waxan walal ma ogankartiD inu dhimanayo Isla waqtigan kaftan haka dhiganin sabab ama ajal ilaahey Bari inu danbi dhaf Ku siiyo thank you All Lii,family

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 4 года назад +7

    Liiicaato iyo sumaya inta sukayso in aay isku yimadaan like dhackusiiya ,💋👄❤❤

    • @fiazali5734
      @fiazali5734 2 года назад +1

      Kwrn hee isku imaan shihii aduuunka

  • @rihanbbe7477
    @rihanbbe7477 4 года назад +43

    Sumayo io wiilka tiktok amiid mrka izkuzo aragty kadip hda daawaneso like😂

  • @mulkiabuubakar2676
    @mulkiabuubakar2676 4 года назад +166

    hddaaa maseeri lahyd nagtaaada social media makeeni lahyn manaa haboona nagtaaada inaa social media keento

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed8845 4 года назад +2

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯Dumashi haa xinaasine gabadhayada nin kale ku ma ogine adiga aheeyn. Sumaya iyo lii isuu wara abiid. Amiine.💓💞💞💟💞💖💖💜❤💗❣🙏.

  • @ibraahimshire7558
    @ibraahimshire7558 4 года назад +9

    Inta xanuunsan allaha caafiyo 😩🤲

  • @ritaash70
    @ritaash70 4 года назад +15

    Number one ayaan ahay maanta 😍

  • @muhabaashe199
    @muhabaashe199 4 года назад +10

    Liiban and sumay beutiful famliy wllhiy idin jeclahy ♡

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Год назад +1

    Sumayo Qatar ❤lii caato maseer loow❤❤❤😂😂

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 года назад +5

    Ina isuso noqotana rajaynaya 2021 ama wixii prank noqondo😫❤️💪

  • @samiraadontiallemaskinti3517
    @samiraadontiallemaskinti3517 4 года назад +8

    Waaxa cawa nasib uyeshay Inaan,noqto qofki ugu horeyaay wanku salamay walalkey licaato

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +102

    Anoo yara hoyaday kamaqli jirey "naag masayrin naag maaha😅
    Ileyn waba run😂

  • @shamhanze7087
    @shamhanze7087 4 года назад +11

    Aim first person legend keep lii caato dumaashi somaya

  • @nimconajah5326
    @nimconajah5326 4 года назад +7

    LiipaN adeN ali salamantihin adi io xazkaGa aadka uu quruhda padan love puran idiin hayNa from soomaliland 🥰🌏💋💋

  • @nasrahani174
    @nasrahani174 4 года назад +10

    Lii caato is daaji sadi
    Reer Djboutiii waa kaa daanbi 🇩🇯🇩🇯❣❣❣🥰🥰🥰

    • @djqanciye5890
      @djqanciye5890 4 года назад +1

      🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤❤

  • @hikmamouledosman2279
    @hikmamouledosman2279 4 года назад +5

    😂😂😂liicato wlhi waa tageera funny waye

  • @wizzjabra3798
    @wizzjabra3798 2 года назад +1

    Lii caato waan ku slmy lajonow wlh zaid ayaan kuu taageeraa

  • @zamuuuinahaaji7007
    @zamuuuinahaaji7007 4 года назад +6

    Maasha allaah guuleysta Wll liicaato&sumaya 🖤💖🙏🙏🙏💪💪

  • @zakivlogsother3736
    @zakivlogsother3736 4 года назад +11

    Liicaato iyo sumaayo walahi waa qosol miidhan 🥰🤣

  • @nimcodahir2623
    @nimcodahir2623 4 года назад +6

    Walalkay lipaan Adam keep Going brother
    Sumayana igu salaan❤❤❤

  • @hawakuria3961
    @hawakuria3961 4 года назад +7

    hadaa masayr aqon lahayd qof social media ku jirta maba la wadaagten nlosha waayo Wxadan udulqadaten ragga dawanaya ee ❤ka usaaraya

  • @faysalxasan7168
    @faysalxasan7168 4 года назад +187

    First coment one love guys

  • @halimaabdullahi9386
    @halimaabdullahi9386 2 года назад +1

    Hhhh lii cato waa fani iyo xaskisa mashaallah ❤️❤️❤️

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 4 года назад +41

    Tina farey. Abayo macan ma xanuunsantahy wajiga waxa iga muqda qof tacban ah hada xanunssnthy ilahay haku caafiyo xabibtii 🥰❤️🌹

    • @basriinacadey7268
      @basriinacadey7268 4 года назад +2

      Hhhhhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😋😋

    • @lajecleeygurika922
      @lajecleeygurika922 4 года назад

      Wlhi qalbi nadiifaa tahay abaayo waa dareentay miskiinta xanuunaa ka dareemay ani xittaa

    • @makkadagan876
      @makkadagan876 4 года назад

      @@lajecleeygurika922 Haa Xabibtii ❤️ adiga xita Masha Allah abayo wax garad ba tahy ilahay Kheyr haku siyo 🥰🌹 qof walbo kuma fahamo ila qof ku daremayo Moye

    • @fardowsoofficial9243
      @fardowsoofficial9243 4 года назад +1

      Barnk waaye

  • @wacadaroofficial5278
    @wacadaroofficial5278 4 года назад +21

    Lii caato waa kufiican tahy maseraka

  • @iqracabdi3595
    @iqracabdi3595 4 года назад +5

    Keep going caato intii daageersan love haiisaarto ❤❤❤

  • @mss---napiila419
    @mss---napiila419 4 года назад +52

    Liicaato nagTaada hadaad ka mazayrayzid zocial media uma ogoLaaten✋😎😎😎

    • @umamohmet7450
      @umamohmet7450 4 года назад +1

      Sax suuurah nagale kor tag dheh

    • @hachiozuzu6571
      @hachiozuzu6571 4 года назад +1

      Adiga mxa ku kenay social media 😂adiga walal ama ninka maser malihid

    • @mss---napiila419
      @mss---napiila419 4 года назад +1

      @@hachiozuzu6571 waan leeyaHy Lkn panaanada kama DHaho amiira waan ka mazayrzanaHy oo zocial media aYay gazhaaa😂😂😂✋

    • @hachiozuzu6571
      @hachiozuzu6571 4 года назад +2

      @@mss---napiila419 exactly 😂😂😂😂❤

  • @kowsarmohamudmohamed5218
    @kowsarmohamudmohamed5218 4 года назад +24

    Waw waw qofkii uku horeye ayaan noqday
    Nasiib wanaag my bro dumashi inow ilaali wan jecel nahay ❤💞

  • @faynuustamudug3245
    @faynuustamudug3245 4 года назад +8

    waxaad xishood kuwaydo qawanaan ku helimaysid xaqiiiq💯

  • @sacdiyo4873
    @sacdiyo4873 4 года назад +6

    Masha allah wlhi wad iga qoslise lii caato one love and my duma keep going 🍇❤

  • @Eng-cabqari.
    @Eng-cabqari. 4 года назад +8

    Liiyow sxb sumayo marka ay sidaa kugu imaado horay prank kaga samey 😂😂😂😂

  • @ramlomahad1791
    @ramlomahad1791 4 года назад +5

    Ilahy ha isku kiin brkeeyo wada jira waaayo bdn insha allh Adiga iyo marwadada liicaato iyo sumayo

  • @mohamedfouad5831
    @mohamedfouad5831 4 года назад +8

    Machallah du bonheur vous li caato et soumeya 🇸🇴❤🇩🇯

  • @rukiahussain7784
    @rukiahussain7784 4 года назад +4

    Keep going up my bro I love you

  • @mumtazahmed4880
    @mumtazahmed4880 4 года назад +1

    Bro wlhi rly lyk u aad ba iga qoslisaa jir oo jooga adi u xbbyy sumeyo 💓💓💓💓💓

  • @ayodee1463
    @ayodee1463 4 года назад +9

    First one's view and comment respect🌏🌏🌏🌍

  • @cabdimahadmohamed2213
    @cabdimahadmohamed2213 4 года назад +24

    Lii Caato labada nino waadilaa aad leedahay ama lagu qabsadaa adoon dilin

  • @diiniboyofficial1870
    @diiniboyofficial1870 4 года назад +36

    Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha I dhaafin adoon subscibre isaarin😢 ilaahay waalidka iyo adigaba janada haydin geeyo amiin❤️💯🙏

  • @micraajcadeey7953
    @micraajcadeey7953 4 года назад +9

    Masha Allah

    • @farxiyodiiriye2333
      @farxiyodiiriye2333 4 года назад

      😁😁😄🙃🙃🙃🙃🙃🥰💋💋💋💋👇👇👇👇👇🤘

  • @shuabrage6659
    @shuabrage6659 4 года назад +3

    Inta rasulka jacel kusaliya rasuulka scw scw scw scw scw scw

  • @AxlaamAxlaam-i8g
    @AxlaamAxlaam-i8g Год назад +1

    Lii caato. 🥰🥰 Lii cartoon. Wallkiy mcn
    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💍🫡🫡🫂soomay

  • @steventhekiller6921
    @steventhekiller6921 4 года назад +12

    hanad update waye nin beutiful manoqdo handsome or Awesome Aa la dhaha🤣

  • @safiyoabdinasirbaslaawe9357
    @safiyoabdinasirbaslaawe9357 4 года назад +1

    Love my king adi iyo my duma sumayo alha idin xafido

  • @abdiweli3640
    @abdiweli3640 4 года назад +11

    First person ahay like wash kusii he😁

  • @hindadaganofficiallh2783
    @hindadaganofficiallh2783 4 года назад +20

    Wllken li caato 😍😍😍

  • @osamefoad5774
    @osamefoad5774 4 года назад +6

    Liiiiiiiiiiiiicaaaaaaaato my proooooooo
    Legend keeep giooonnnng pppprrrrrrooooooo

  • @xidigtahiiraanelmi3308
    @xidigtahiiraanelmi3308 4 года назад +3

    Masha Allah lii Cato Rer Djabouti waan jclnhy love you

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 4 года назад +4

    Masha allah👍👍👍👍❤❤

  • @baashiabdiazizbaashiboy5365
    @baashiabdiazizbaashiboy5365 4 года назад

    Lii CaaTo maseer iska ilaali hadi kale hayeey dooliga😀😀😀😀😃😃😃

  • @umuakil2398
    @umuakil2398 4 года назад +86

    Hadaad maseer lehed iydoo is qabineyso ceshan lehed oo tinta qabsaneyso rag isku soo duubeyso bro

    • @aishaamohammed4638
      @aishaamohammed4638 4 года назад +4

      Zaxiix wye runt indhaha ka sartay alha ku xafido wll qli

    • @samaraamohaa1617
      @samaraamohaa1617 4 года назад +3

      Hadey rabigeeda u xiran weysay dartiis sabab ay nin ayadoo u cabudeyso dhar u xirataa ka daran oo danbiya

  • @yuossraUpdy
    @yuossraUpdy 4 года назад +2

    Lmbr one 🙈🧐❤💋💉 lov yuh liibaan and sumaya 🥀🤳😍🧠

  • @umaimamohamedali820
    @umaimamohamedali820 4 года назад +2

    Lii my bro sumeyo mey noo imaato👍👍

  • @ahmedmaandeck6126
    @ahmedmaandeck6126 4 года назад +2

    Liban abowe i support to you everything from Djibouti land

  • @dagandheman6514
    @dagandheman6514 4 года назад +1

    Jabuuti baan ka so salamaya lii caato

  • @neylaanis1
    @neylaanis1 4 года назад +1

    Walaal keep going wacan, waxaan kuu rajeynayaa farxad adduunka oo dhan adi iyo sumayo , annagoo reer Jabuuti ah waan ku jeclahay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🙏

  • @mushtakapdi769
    @mushtakapdi769 4 года назад +7

    Keep going dhamaantiin ❤

  • @sihamabdullhi5054
    @sihamabdullhi5054 4 года назад +13

    Iam the fast one😁😍

  • @iqracardoof1319
    @iqracardoof1319 4 года назад +9

    Inta wax kale uma leynaayeen so ordeen👍dhac dhac ku siiya

  • @souheiboffcial6263
    @souheiboffcial6263 4 года назад +6

    Nous aussi frère ont aimé trop sinon keep going ❤️❤️

  • @sharaxjr8012
    @sharaxjr8012 4 года назад +12

    Lii caatow english american ma taqaanid He's beautiful ay dhahday🤣🤣🤣

  • @queenzoniaofficial6119
    @queenzoniaofficial6119 4 года назад +12

    First ahy likecsaar

  • @abdishukri9407
    @abdishukri9407 4 года назад +6

    Hooyyyooooyy warsaneey hhh lii cto kutager snhy bro 💞✨🥀🌷💫🔥

  • @lilbabyhood3558
    @lilbabyhood3558 4 года назад +9

    She is Beautiful 😂😂😂😂

  • @natashanatasha2262
    @natashanatasha2262 4 года назад +28

    Nagadaya beentaa social media madaan waregii laheine hadad kalamasere sanee ninwalba dinaceesa maqarabaan laheen

  • @nagadrobleh8304
    @nagadrobleh8304 4 года назад +2

    Soumeya notre reine🙏❤️😍

  • @hanuuzamohamed3899
    @hanuuzamohamed3899 4 года назад

    Liicato wuu xishooday m.a allh haku dhaafo aaminnm liicato

  • @hahadabdipare2873
    @hahadabdipare2873 4 года назад +9

    lii sxp kamaal iyadana wey dishay adigana waad ku sugty ayaad dhahday sxp adigana waa ku taageeraa asigana waan taageeraa

  • @xasanoshekhxasan4205
    @xasanoshekhxasan4205 4 года назад +1

    Hhhhhh liicaato maseer😅😅😅😅😅😅😅😅😅😋😋😋😋😋😋😋

  • @xafsafaysal5444
    @xafsafaysal5444 4 года назад +1

    Arimahena qof didan maba arkin Masha Allah waa qof xigmad u sxb ah

  • @mohammedkaabsol9769
    @mohammedkaabsol9769 4 года назад

    M.a liicaato oo maseray

  • @shaafixiiz5452
    @shaafixiiz5452 3 года назад +2

    Inta daawanysa markii suamyo iyo lii Cato kala tageen farta taag

  • @drssbrinahmed5966
    @drssbrinahmed5966 4 года назад +14

    Wallalkey liicaato salan sare adiyo tiina

  • @ahmedayan372
    @ahmedayan372 4 года назад +3

    Kip going lii cato i am 🇩🇯

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 4 года назад +10

    Mash Allah lii wlh you are you so funny anyway mob love guys ❤❤

  • @sacdiyoquureeysh4488
    @sacdiyoquureeysh4488 4 года назад +17

    Asc waxaan lahadlaaya dadka so qoraayo hadow maseri lahaa soshel midya makenen xaaskiisa horta mid ayaa idin ka qaldan nolosha kuma xerno soshel midya walaalyaalow dulmiga daaya xitaa hadey ku jirto soshel midya inow uma seero waa xaq yaa leeys bar bar dhigin waa iga waano dadka noloshoda waa uxur 🙏🏼🙏🏼

    • @marwoismahanmohamud3692
      @marwoismahanmohamud3692 4 года назад +2

      Lkn ogow ninka raga wxaa loo bahnyhy in uu xaskiisa asturto ninka nagtiisa qaawan inuu firsado waa dayuusnimo dayuuskuna waa kii naarta laga fogeeyay

    • @jamesrodriguez4625
      @jamesrodriguez4625 4 года назад

      @@marwoismahanmohamud3692 hadal sax ah

  • @osmanmohamed1228
    @osmanmohamed1228 4 года назад +3

    9min 4k maashalaah keep going pro

  • @farhiadirie2498
    @farhiadirie2498 4 года назад +1

    Sumaya kamal shaqaale uma qalmo yaaaah 💕💕💕

  • @amiiracadey4730
    @amiiracadey4730 4 года назад +1

    myyyyyyyyyyyyy prooooooooooooooooo
    liiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiicaaaaaaaato
    zalaaaaaaaaaaaaann zareeeeeeeeeeeewee

  • @hodanhamud332
    @hodanhamud332 4 года назад +4

    Hhhh wlhi waaa funny keep going

  • @Xilgute
    @Xilgute 4 года назад

    Mr aweys Duurow wanaagiisa anaga oo aan arkin ama Aan la kulmin ayaa dareenay masha Allah

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 4 года назад +1

    somali illhy dhibka haka dul qaaddo amiin😭😭😭🤲🤲🤲

  • @faaideysochannel8031
    @faaideysochannel8031 4 года назад +13

    Nin maa beautiful ladhahaa ma sidaasa America kujogtaan Englishna mataqaanen ceeeb🤔🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @amalabdiwali1453
    @amalabdiwali1453 4 года назад +3

    Keep going pro

  • @DunidaCusub
    @DunidaCusub 4 года назад +12

    Licaato the one and only legend ❤️

  • @malapobintuali30
    @malapobintuali30 4 года назад +44

    Lii caatooy muniir prank ku sameey

  • @hamdicawil7919
    @hamdicawil7919 4 года назад +4

    Keep going walal licato dum sumyo kkkk 💕💔👄💋💋

  • @abdimalikkedsane3556
    @abdimalikkedsane3556 4 года назад +1

    Lii your soo funny

  • @nashaadaliofficial7270
    @nashaadaliofficial7270 4 года назад +1

    Masha alh sumaya