Waa is qaawinaa ama lacag isiiiya🥺

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 25

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 27 дней назад +4

    ALAHA u gargaaro gabadhaas iyo anagaba ,qof kasta qumanahiisa ayaa qoorta ugu jira ,adkaarta iyo salaada waa noo muhiim ,gabar cadaado hore u soco nin wngsan maka iyo madiina kuugu dawaafiyo ALAHA ku siiyo .

  • @theREALHoo_Hoo
    @theREALHoo_Hoo 26 дней назад

    Gabar cadaado waan kula qabaa in aan la caawin. Ilaahay ayaa risiqa bixiyo

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 26 дней назад +1

    Qalbiga Allah ha u Dajiyo waa madkin dulman

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 26 дней назад +1

    Gabar cadaado adiga af carabiga garanayee bal qisooyinka carabta inoo soo duub ❤inoo soo turjun insha allah

  • @Vattenmelonenplayz
    @Vattenmelonenplayz 26 дней назад

    Subxanallah Allaha hadeeyo dariiq qaldan ayay wax kuraadisay wayna aqlaaq xuntahay waan kugu raacsanahay inan lacaawinin.
    Boqolaal kabaahi badan ayaa nool Allahna kumahdiya

  • @sharafmali8868
    @sharafmali8868 26 дней назад +1

    Iimanka Allah u siyaadiyo Allah xafido Allahuma Amin

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 27 дней назад +1

    Ha la waaniyo hana loo duceeyo kadibna dhaqtar ,kaliya ma arkin allena ima tuso bisinka iyo alifkee.

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 26 дней назад

    Maxaad uga sheekeenee
    Waxay kuu sheegaan waa run
    Maqal oo dhaaf

  • @salma.abdule
    @salma.abdule 24 дня назад

    Rabigaye anigoo cawin wayedisan kara allow bini adadan anan baryin ama somali ha noqdaan ama cidkale rabi zubxanawatacale Yan cawin uga banahaye kuligeen

  • @HiboGuled
    @HiboGuled 26 дней назад

    Walaahi waa run xaaraan ilmo la siiyay ma hagaagayaan.

  • @quenfaatuush
    @quenfaatuush 25 дней назад

    Iiimanka waa shay qaali😢

  • @jabshe1665
    @jabshe1665 27 дней назад +1

    Lacag hala siiyo gabadha hadii kale camerada ayee ku aadineysaaa duleelka😅😅😅

  • @ishakmohamed9173
    @ishakmohamed9173 27 дней назад

    Ina adeereey waan ku salaamey, Aniga waan ku tag yeeraa. Inaadan ka gaban dulumada caa cileed eee somalida dhaqan u noqdey sidoo kale gabar qurxuunbaa tahay hadad excercise balwad ka dhigitid your pretty will be durable

  • @MakAday-g8e
    @MakAday-g8e 26 дней назад

    Alow datka jiran oo qalbiga ka xanuunsanayo naga badbaadi

  • @MakAday-g8e
    @MakAday-g8e 26 дней назад

    Qawani ceeb Maha lakin waxaa ceeb ah kuwa falxun samenayo

  • @RunWarsame
    @RunWarsame 26 дней назад

    Masar soo kunanasan maxaa ugusootagtay Quran kaa lagubartaaye abayo

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 25 дней назад

    Hooyo adag tahay kuusoy

  • @AnfacAli45
    @AnfacAli45 27 дней назад +2

    Duco ayee ubaahan tahay 😢

  • @sadihassan7045
    @sadihassan7045 27 дней назад +1

    Guuleyo abyo mcan

  • @fatxiyanur7403
    @fatxiyanur7403 27 дней назад

    Illaahey ha isku xirto

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 27 дней назад +1

    Qadea qalbi xabxab abyo gabadhaaas horay ee wax saqajanimo oka sheken jirty benbe xijab so xiraty hala cawiyo dhahday wataaa hadana dhar dhigaty😅😅😅

  • @Ubahmumin
    @Ubahmumin 26 дней назад

    Sax