Ma shaa Allah hooyo macanto waxaan aad ula dhacay ducada iyo hadalka wanagsan ee afkaaga ka baxeeninba. Waxan kalo aad oga helay cilaanka qurux badan ma shaa Allah gacantada Allah kuu barakeeyo mama macaan waa videogii uga horeeye ee aan kaa daawado aadna waan oga helay subscribe ne waan kuu saaray iyo like intaas kabadan ayaad istaahishaa momy 😘😘😘
Oo gabadheey khayr walaal Allah ha ku siiyee maad cidiyahaaga iyo farahaaga Masha alaah iska hagaajisid somalidu waxay tidhaahdaan ninkaad KAB ka tolanayso kabihiisaa la eega kuwaaga hagaaji walaal fariid baad tahay Allah ha kuu barakeeyo
masha Allah mcln Allah kubarakeeyo ani waxaa idhibeeyso sida bacda loooqabto inaa bartana wan rabaa eee xaruntaada maisheegi kartaa si aaan kuu sooboqdo hadad muqdisho jogto waye. mahadsanid macalin
Mansha allah mama mcnto wlhi cilaan aad iyo aad u gurux badan waaye ilahay haku fududeyo Intee jogtaa wanba ku iman lahaa wlhi inte ku noshahay habo macaan 🥰💯
@@fatimaharyan262 haaa abaaayo masha allah markii igu danbeysay wey bari jirtay sadax sano ka hor ayaa igu danbeysay ani xitaa hal bil ayaan kasoo bartay masha alaah ilaa hada waan aqanaaa sidiii aan u dadaalaaye akhir waan bartay
Ma shaa Allah hooyo macanto waxaan aad ula dhacay ducada iyo hadalka wanagsan ee afkaaga ka baxeeninba. Waxan kalo aad oga helay cilaanka qurux badan ma shaa Allah gacantada Allah kuu barakeeyo mama macaan waa videogii uga horeeye ee aan kaa daawado aadna waan oga helay subscribe ne waan kuu saaray iyo like intaas kabadan ayaad istaahishaa momy 😘😘😘
Masha Allah mama deynabo wallahi qof daacad eh atahay gabdhaha RUclips ka cilanka San dad ma ufahansinayan illahey gacantada hakuu barakeyo mamo
Aamiin Abaayo yooyo wanaagsan waaye oo dadkeeda wax la jecla
Waaaaaaaaw❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖👍👍👍👍
💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤
Mashallh waaa cilaan quruxbadan gacantada allha ku barakeyo quruxey ❤❤❤🙏🙏🙏
M.a quruxey cilka arooska oo duudka ku soo dar
Mansha Allah cilan qurux badan waye ilaahy gacmaha hakuu barakeeyo habo
Qurux waye Ilahy hakubarakeyo gacanteda anagane hanofudadeyo waliba sidaada iyo si kaqurxan hanogufududeyo so aan usarno amiin .
Masha Allah shukran
M a
Lambarkaga isodir mamo
Masha Allah tabaraka Allah malin daynabo qabiir cilaan waaye wlh bakaarah an uga satan jiray cilan gacanta allah uubarakeeyo
Oo gabadheey khayr walaal Allah ha ku siiyee maad cidiyahaaga iyo farahaaga Masha alaah iska hagaajisid somalidu waxay tidhaahdaan ninkaad KAB ka tolanayso kabihiisaa la eega kuwaaga hagaaji walaal fariid baad tahay Allah ha kuu barakeeyo
Masha allaah cilaan qurux badan waaye wn ka helay ducadaada ayaaba noo muhiimsan iyo sharaxaada hooyo hormar wanagsan
Sharaxida kahelay noo soo badi Abayo 😚
Mansha allah mamo mcn💗💗💗💗💓💓💓💝💝💋🖒
MashaAllah tabarakallah qurux waye hoyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaah haku barakeyo gaaacan taaadha
Mashallah allah waa cilaan ad iyo ad u qurux badan mashallah
Manshaallaah wale macalimad ba tahay inaan qurbaha ado kale ka heli lahayn aa ficnayd sudan ana dishotay dadkoda naga hormariya
Naag walan tahay lugta gabdhada oo cura ah ba dadka tusa na hordoo gabdha lugahiida astur waxkasto waad ku ficnaad lakiin lughiida gabdhasda qawisay ka yaqyaqsatay walhi hablayo hablyo will iyo caano gabar iyo tahib guurkii lagu nastay oo lagu nagiy Allaha haga dhigo isku waara ❤❤💙💙💚💚💛💚❤❤❤
Manshallah gacantaada allahakubarakeeyo waniskudayaa gabar yar aandhalay aan iidi umariyeye waxaan jecelahay inaan barto inshallah
Jazakalaahu kheyr ukhti bacada sida loo xiriyo Abaayo nooga faa’iidaaa
Msha.allh xabibtii nosobadiy abyo mahadsanid xabibtii jazaka.allh kheyr
Asc macalin deynabo ilahay hakubarakeyo numbarkaaga noosoo dhig
mashaa allaah ilaahey ajer iyo xasanaad hakaa siiyo xabiibti ilaahey hakuu barakeeyo gacantaada aad ayeey u qurux badan tahay masha alaah horey usoco sharafey noo soo geli xinah sharootada xina sudaani alha ku barakeeyo
Maryan Barre inte jogta abaayo
Masha allah maamo deynabo gacantada ilaah haku barakeyo inosobadi lmbrkada inte kahelaa
Masha llh wlhi like iyo coment igm wey neesid allh ku sharfo wlhi ani ahaaan wka hely msha allh
Maasha allah Macalin allaha gacantada allaha kuu barakeyee xage dagan tahay hadan isku wadan jogno in aad i cawisan rabaye
Mashallah walashey qali allah ha ku barakeyo amiin🤲🤲🤲
Masha allah mama walee wali man arag qof kaa xine qurxon inta somali yutubka ka dawanayay illahay gacanta haku barakeyo
Mashallah wllo ilahay ha kuu barakeeyo gacantaada wllo waa xinno qurxoon sidad usharaxaso ayaaba cajiib ah shukran
Maashaa Allah ilaahay gacantada hakuu barakeyo
Sawir ahan no so dhig ajir allah ku siyo bil Ramadan aya lagu jira
Masha Allah walalkey hor USC anigana iso boqo wan ku so boqaday Abayo mahad sanid 👏👏👏👏👏👏
Mansha allah habaryar saa u sharexeyao ka helay macalin waanagsan tahah
Mashallah very nice and beautiful art
Masha Allah walashey qurux guuleeyso waligaa qaaliyey
Masha allah abyo deenawa cashir bilaw ha noso gali noso badi
Masha allaah gacantaada allaha kuu xafido walaasheey si xurux badan aad u saartay
Masha Allah abayo gacmo fudud no so gali cidi ilmo Yar u saraya insha allah
Masha allh abyo wanku cusbahy chnnelkaga horumar wacn abyo
Masha allaah Tabarakallaah Waxaatahay qof daacad ah
Masha Allaah Abaayo ilahey ha ku barakeyo ♥️♥️♥️♥️♥️
Aamiin yaarab
Masha Allah habo macan Allah ha ku xafido
Qeyr allh ku siiiyo abyo waan bartay jazakallah qeyr
Intee kaahelaaa maaama muqdisho maaila jogtaa mase dibadaha jawaab 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 gabdhaheygaa urabaaayee
Masha alah macalimadey alaha ii ka xafiido dhaman igu salan waa leys wayaay
Mama inteee jogta masha allah gacantada allah ku barakeyo
Maasha allh hurey usoco intee lagaa helaa
Masha alah abaayo adigana gacmahaga alaha ku barakeyo wana mahadsantahay
Masha allaah ilahay haku barakeyo gacantada wll
Masha allaah walaasheen qurxey waad mahadsantahay lkn suaal ayaan qabaa sidee bacda loo xiraa?
Maashaa alaah
Masha allah bacda sida loo sameye iyo daawada qasideeda
Thnkz sis Sweden Yurub an ka dawanaya ❤️❤️❤️
Mansha allah waa cilaan qurux badan ilaahey haku barakeeyo
Masha Allh ilhy hakubrkeyo mamo mcn hore usoco inshallh
Masha Allah
Maansha Allah gacanta Allah ha kuu barakeeyo .
الله يسعدك. لفت نظري اكتر شي انك بتقولي انشالله 👌👌👌😍😍
Masha allaaaah macalimo gacantaada allaha ku barakeeyo
Hoyo Canada 🇨🇦 kadawanaya ManshaAllah wuu ianface zaid
hooyo mcn horo usoco
Mashaa allaah abaayo allaha ku barakeyo noosoo badi inaa bartaa rabaa cilaanka see u fudud oo ubaran karaa
Mashallah macalimadeyda aniga wa isaartay mana ilawayo quruxdiisa hoyo gacantada ilheey haku barakeeyo
Abyo intee taganthy
Masha Allah abayo qali cilaanka lugaha nooso badi....jazaka Allah
Thanks abayo allah kuu barakeeyo lugaha aad buu ii dhibaa sida loo mariyo ee nashqado badan oi lugaha noo so gili abayo
Masha Allah ku barkeyo aniga alle ha na baro
Amiin
Masha allah ilaaheey gacantaada ha kuu barakeeyo habar yar mcn
Masha allh macalimadayda alle haku xifdiyo adbad u mahadsanthy
Masha allah daynabo cilanka halkan ma kabaran karaa wllo
masha Allah mcln Allah kubarakeeyo
ani waxaa idhibeeyso sida bacda loooqabto inaa bartana wan rabaa
eee xaruntaada maisheegi kartaa si aaan kuu sooboqdo hadad muqdisho jogto waye.
mahadsanid macalin
Mnsha alle haku barakeyo nosoo badii hooyo mcnto
Masha alaah daynabo cali shiiq igu sln
masha allah macalin meel ankaga soo xiriro sidan ku tuso sidan kaga bartay cilanka
Maasha Allah waa kalmad wanaagsan laakiin qoladani markay saxaroodaana Maasha allah
Masha allah ducadada wax loodhigo majirto guulayso wllo😙😙😙
Asc,maashaa,alaah,abaayo,gacan,taada,alaha,kuu,bakeeyo,sida,loo,qasaayoiyo,sida,bacda,loo,sameeyo,noo,soo,gali
Xabibiti waakusoo booqday adana isoo booqo insha allah qurxeey horay usoco qaali
Maasha aalah Waligeey ma arag qof saan wax noo fahan siiya cilaan badan waan daawaday Hooyo waan aqaan lkn bacda qabashadeeda idhibeeyso
Masha alah mama deenawa
Masha Allah xabiibti gacantaada alaha kuu barakeeyo
Mansha allah mama mcnto wlhi cilaan aad iyo aad u gurux badan waaye ilahay haku fududeyo Intee jogtaa wanba ku iman lahaa wlhi inte ku noshahay habo macaan 🥰💯
Masha allah abayo illahay gacantaada hakuu narakeeyo
Maaha allaah cadeey isoo boqo ana
masha allah macalimadeeyda deeynaba gacantaada allaha kuu barakeeyo wlh codkaaaga ayaaan aqoonsaday
Abyo cilan miye dadka bartaa
@@fatimaharyan262 haaa abaaayo masha allah markii igu danbeysay wey bari jirtay sadax sano ka hor ayaa igu danbeysay ani xitaa hal bil ayaan kasoo bartay masha alaah ilaa hada waan aqanaaa sidiii aan u dadaalaaye akhir waan bartay
@@mustaqbalchannel7589 haaa anga ubahnaa inaa barto wlhi adga xage jogtaa queen
@@fatimaharyan262 suucudiga ayaan jogaaa abaayo
@@mustaqbalchannel7589 haaa Masha Allah abyo
Abaayo deynabo masha allaah
Masha Allah so qurux thanks hooyo ilahay ajir haka siiyo
Mashallah beautiful
mansha allah ❤❤
Mash Allah mash Allah
Allah il cadow kaama tudo
Masha alah aaaway cilankii noosoodirijirty
Cilaan qurxoon gacantaada Ilaahay haiku barakeeyo
Masha alaah maamo ilaahay haka abaal mariyo
Masha allah,the best macalin Allah haku barakeyo
Mashallah aad wajecley
Masha Allah mama deynabo cilanka qof fican iya tahay
Hooyo McN Walia cilaankada waanka helay waxaaan u baahnaa Namberkada hadii macqul aytahay
Masha Allaah xabibti hadalkaga mcan aya kahelay 👍Hore usoco guul macalin xul ah 👌👌💕💕❤❤
Masha allah abaayo gactaada alle ha ku barkeeyo
Mansha allh habo sidaa no fahansise mamo fcn ayaa tahy allow ku xifdi
Masha Allah allaha ku barakeyo
Mahdsanid hbo GacanTaaDa Allah haku barakeyo
Maasha allah allaha kuu barakeeyo kacantaada
Asc mamo masha alaah ilaahay indhaha haku nuursho
maansha alaah aad baan uga helnay cilaankaaga cajiib
Masha allaah illaahey hakuxafido maama
Masha allah ilah haku xafido gacanta mama ❤️🙏🙏🙏🙏