NAXDIN || AABIHI 65 JIRKA AHAA OO XOOG LAGU WATAY || CANADA 🇨🇦🥲

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 27

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u 20 часов назад +3

    Dhulbahante wiilkaan Abaal bey u hayaan inta Caqliga leh inta kalena yaan loo qaban

  • @NimcoCumar-y8t
    @NimcoCumar-y8t 12 часов назад +1

    Super hero hambaliyo wllo, waxba qabiilku yaanu idin xanuujin maanta

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 21 час назад +3

    REERKA DHULBAHANTE WAAD KHALDAN TIHIIN WAXAY AHAYD INAAD WIILKAN AAD QOIRTIISA SURTAAN BILLAD SHARAFTA SOOMAALIINIMO🇸🇴

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 20 часов назад +1

      Walaalo anigo dhulbahante ah baa wiilka leh thanks brothers ❤❤❤🙏❤️‍🩹❤️‍🩹❤️👑

  • @ismailabdi2235
    @ismailabdi2235 15 часов назад

    supar hero thanks Allah hakubarakeyo

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 20 часов назад +1

    Wiilkaas wanaag buu sameeyey illaahay ayaa abaalkiisa marinaaya insha allaah

  • @CabdiraxmanmuxumedAlaale
    @CabdiraxmanmuxumedAlaale 21 час назад +2

    Illaahey wiilkaa wanaaga usameeyey wanaag haku abaalmariyo

  • @Sarah-q6c5d
    @Sarah-q6c5d 20 часов назад +1

    Illahey qeerka ha kaa siiyo

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 14 часов назад

    Wauhayna abaalka habo guulayso

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 20 часов назад +1

    Dahir calasaw Wuu dhintay isagaa lacag ku guranaayey 😂😂😂😂

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 21 час назад +2

    Ilaahey hakaa abalmariyo
    Soomaaliya weyn wax garnwayen ayuu wiilka yari gartey boqor weeye
    Masha allaah 🇸🇴❤guuleyso
    Dadka daka masakiinta ah
    Caawi weliga qofna weji
    Hakaga raadin ilaahey wejigisa ayaa kawyn waxkasta
    Sadaqda waxa ugu fiican xogaga iyo caqaliga odeygas
    Xaladiisa halasocdo dadki markii hore dayacey yan lagudeyn

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 14 часов назад

    Asc
    Habaryar alehakubarakeeyo ilahaybaku abslmarin guulayo

  • @NeimaMahamad
    @NeimaMahamad 16 часов назад

    Waxa fican bad qabatayi good job

  • @NeimaMahamad
    @NeimaMahamad 16 часов назад

    Super

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 21 час назад +2

    They Can Kill Him........Ils peuvent lui tuer... mais ils ne peuvent pas lui manger..!

    • @aminamohamed3971
      @aminamohamed3971 21 час назад +2

      Wiilkaas aad ayaad umahadsantahay aabahaa dhiban aad caawisay jzkl khayr waxii kuhanjabay anagaa xalkasiinay habo❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 20 часов назад +1

    Tuugadi odeygii ma laga badbaadiyey
    Saaxir Calsow wuu dhuuntay

    • @hodanhashi8493
      @hodanhashi8493 19 часов назад

      Allaha kaa abaal mariyo aaqiro iyo addunyo Tan Allah ayaa ka weyn❤❤❤❤❤❤

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 20 часов назад +1

    Thanks ❤️ brother ❤❤❤🎉🙏❤️‍🩹❤️‍🩹❤️❤️💖

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 20 часов назад

    Ninkaan waa magafe waa laga yaqaanaa canada Ottawa 😂

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 21 час назад +1

    ASWW❤❤❤

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 20 часов назад +1

    Lacag dambe ya lasing reerkodi ba watay

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 20 часов назад +1

    Somaliyay odeyga guri ba larabay in lo kereyo kuwas lacata kadhameysan tuuri bananka

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 20 часов назад

    Odeygii ma hostage ayuu Hawiye u yahay waa wareey Allah ka soo badbaadi waxaad moodaa inay sanado hayeen sidee asaga iyo walaashii loo dhex geli karaa