XIRSOW DADKAN DHAKHTARKAYGA KA BUXA KAALAY IGA QAAD INTAANAY DHIMAN HAAYAD SHAQAALENA GARANMAAYAANE.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 77

  • @AhmedOmar-mb9pm
    @AhmedOmar-mb9pm 11 часов назад +5

    Habar Awal waxan leeyahay ciidamo madani ah sameeya oo badhna bari u dira, badhka kale poliska hakala shaqeeyaan ilalinta wadanka iyo nabadiisa. Garxajisna sidaso kale ha sameyan.

  • @alihussen2464
    @alihussen2464 9 часов назад +1

    Waaw ALi Duul duul ruun baaddannaah😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤😅😅

  • @hodanidris-p6h
    @hodanidris-p6h 9 часов назад +1

    Adero caawa rerbad ku dhagahadlaysaye barnamijka wan dhagaysanaye maxa isbadeley reraha iska dhafo wax dadka kadhagaystan barnamij kadhig

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 14 минут назад

    Xaaji Caliyow Jawaabtu waa fududay oo waa In Golaha wakiilada la kala Diraa Albaabka laga xidhaa Lakin Cidii Fulin lahayd baan la hayn ..

  • @SiciidSelebaan
    @SiciidSelebaan 11 часов назад +2

    Ali garsoore

  • @Hudisa2025
    @Hudisa2025 3 часа назад

    CIRO WAA MUSHARAX CALOOW 5 SANO EE DAMBE😊😊 SUBEER AWAL AYAA SOO SAARAYA❤ HJ XUSBIYADEEDA HA KU HESHIISO😂😂😂😂

  • @omerkhadar6485
    @omerkhadar6485 8 часов назад

    Walaga dareeriyay dhaman waxi agasime waxad leh wa laga qaday waana laga qaday
    Marka dareerku wu jira

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 11 часов назад +1

    Oo.wali.Caliyow miyanay dhamman xilaalkiin waxan islaaha waxqalib waa dhammadan .

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 5 часов назад

    Waa lagu kala tagayaa ayaan
    Umalaynayaa doorkan😂

  • @abdilahimoge1092
    @abdilahimoge1092 11 часов назад

    Cali Duulduulow Ciidagale waxba ha weydin, Ciidagale dib ayuu u caruuroobay.

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 11 часов назад

    Ilaahay ha u sahalo siyaasada somaliland aamiin aamiin.

  • @abdilahimoge1092
    @abdilahimoge1092 10 часов назад

    Sidii Garxajis yeeli jiray markiiH.Awal meesha fadhiyeen ayaanu yeeli.

  • @abdilahimoge1092
    @abdilahimoge1092 10 часов назад

    Xirsi C. Xaaji Xasan iyo Ciidagale u sheeg H. Awal dhiman weyday iska quusta.

  • @ridwaanmaxamuud1345
    @ridwaanmaxamuud1345 10 часов назад

    Mj cali ismaaciil carab madax sare

  • @gureyhamze
    @gureyhamze 9 часов назад

    Kani war maaha ee xadiis nin kasta oo kulmiye ahaa ha lagu badalo mid wadani oo walalkii ama inder lakiin wadaniya

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 11 часов назад

    ALI YOOW XILDHIBAAN INA GUUN MAXAA CIISE MUUSE U GEEYAY 😂🤣🤣🤣🤣 NINKII WEYNAA

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 8 часов назад

    HALKAYA KA IMANAYAA GARAXAJISA DHAQAALA ILLAAHAYA MASIININA OO CAYADHA HABARA AWALA WAXEEDII WAYA HANADARAABA TAYE MA SHEEGI INAYAA GEELA QALAANA OO DADKA HILIBA SIIYAANA

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 11 часов назад

    Caliyow wali bukaanka dawee ma lagaamaarmi Kate waxaad tahay wadani xalaal ah noolow in badan mudane

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 7 часов назад

    Dawlad nimadii waa la isla fahmi la"yahay ee mayara duuduubanaa si uu cadawguna hawlihiusa ka qabyada ah u dhaystirto inana aan soo kala hadhno markaa kii rooni hataliyoo boqortooyo hakaba dhigto dalkan yaree ina wareeriyay
    Fro Anoo H AWAL ah

  • @omerkhadar6485
    @omerkhadar6485 8 часов назад

    Wa yab iyo yaabkan yaabkisa
    Waxana dawlada wadani utaal inay wax ka qabtan

  • @saciidhersi1811
    @saciidhersi1811 11 часов назад

    MR. ALI IN BADAN KULA DHACASANAHY MAR-MAR MOOYAANE.I.ILAA AN HELNO ICTIRAAF MOOYAANE HALKAN ANUUBA JOOGAYA MA DHAAFYNO.
    TAN CUSUBNA , WAXA NASIIBDARRO AH INYNA KALSOONI KU SIIINYN HABQQAADKEEDU

  • @CadeGude
    @CadeGude 10 часов назад

    Waxaad wadaa waa halays dilo
    Oo dawlada halagu koco
    Anoo isaaq ahayn baa og
    Wiil aan abti u ahay
    Waa sarkaal
    Wasaaradna kuqoran
    Hayadna ushaqeeyaa
    3 mushahar buu qaataa
    Kulmiye muxuu miino dhigay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 11 часов назад

    REERKU MEEYNA AHEEYN MUWADANIN BERBERA HAA KUU WAALYAN

  • @hanadhanad787
    @hanadhanad787 11 часов назад

    Mid anu walalo nahay o ciro u olalaynayey dhawr sawirna lagala naxijiye dhakhtarkasanu kenayna

  • @AhmedOsman-ss3le
    @AhmedOsman-ss3le 11 часов назад +1

    Asc 😂😂😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 11 часов назад

    Siyaasadi dalku xin bay noqotay alle how sahlo isha allaah

  • @AhmedOmar-mb9pm
    @AhmedOmar-mb9pm 11 часов назад

    Dowladan Wadani dagalka bari bay inaga jeedinaysa deedna Habar Awal iyo Garxajis bay isku diraysa.

  • @AbdirahmanDirie-z9r
    @AbdirahmanDirie-z9r 7 часов назад

    Waa arrin wanaagsan ee sidee markaa burco loogu dhiibey, ciise muuse oo ka yar 10%.markaa maanagaa laxoox qoosheyna. Miyaaney is dhegaysanen?

  • @MustafeQulunqul
    @MustafeQulunqul 10 часов назад

    Halkaasayimarayiisa

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 10 часов назад

    Kasoo jawaabnaye isaaq wuu isdilayaa inta cadawga la socota iyo inta kale somalilandna dibay u dhacaysaa reerkii dawladnimada loo dhiibay miyuu is raacayaa

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 8 часов назад

    Wcs

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 8 часов назад

    Abwanku qodobo dhab ah Ayuu sheegaa Wlee markastba dee

  • @Ardaagaciyaaraha33
    @Ardaagaciyaaraha33 9 часов назад

    Jabuuuti😅

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 11 часов назад

    Maanta odaygu gaas ayuu cabsanyahay

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 11 часов назад

    Waa isbedelka la gaadhay

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 11 часов назад

    Siyaasada dawacadu cid garankartaa na jitee

  • @rashidmuse1349
    @rashidmuse1349 10 часов назад

    Waar waa sheeka xumaateen oo inanka wuu sua'alo xunyahay. Wax ka bedela nacasnimada.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 10 часов назад

    Cali isticaaro Ayuu ku hadlayaa We hala fahmo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 7 часов назад

    War dhakhtarna ma lihide waxa
    Jira kahadal e xaram8gu walaqayo

  • @bulaxaari
    @bulaxaari 8 часов назад

    Berberaa lagu waashay

  • @AhmedOmar-mb9pm
    @AhmedOmar-mb9pm 10 часов назад

    Shir weyne ayo katashi ha la iskugu yimado.

  • @Hibaaq-sagal
    @Hibaaq-sagal 9 часов назад

    Sidee loo dareerin hargaysa ayagaaba u sandheere

  • @AidDjamaabwaan
    @AidDjamaabwaan 10 часов назад

    Siiday
    Udhukuray
    Hinbay
    Faruq
    Caqliga

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 10 часов назад

    Dakada barbaraa dawladbaa xidhasa xisbiga talada haya ayaana ogol

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 10 часов назад

    Xirsi qaayin wax u umada u shiigaya aya biin aha

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en 11 часов назад

    Awal cidna wax ka qaadi maysee caloow hanagu ceeboobin.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 11 часов назад

    XIIRSE MAXU KAA YAAHYE XUKUMDA ILAAN WAA GUUDOMYE XUUSBI MAXA BADAN GASHYE XUUSBIGA HAA KUU EEKADO

  • @mokhadar
    @mokhadar 2 часа назад

    dawladi kulmiye kamay dambayn qof walawba waxad xal u aragto samee

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 11 часов назад

    0:23 0:25

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 9 часов назад

    Wadani faqash ha lagu kaco

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r 11 часов назад

    1:01 ha dhintaaan

  • @RamxaHuh
    @RamxaHuh 10 часов назад

    Cali adigana maxanuunkiibaa kugalay ìstaaqfuruleso

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r 11 часов назад

    Wax aad ķa sowarantaaa cirjiidhe miidhiye maxaa ka jira muuse .ciidan madax banaan ayuu haysataa

  • @HarYMaguire-sl6xy
    @HarYMaguire-sl6xy 6 часов назад

    reer kasi ma madigaanba talaw

  • @MustafeQulunqul
    @MustafeQulunqul 10 часов назад

    Kkkk

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 11 часов назад

    Cali cawa ma sikala😂😂😂😂

  • @sahalegal5254
    @sahalegal5254 11 часов назад

    Hahaha hospital ALI

  • @CaliAwmaxamuud-c4g
    @CaliAwmaxamuud-c4g 11 часов назад

    Kuwii horu shaqaynaya wadani ucodeeyay maxay helayaan

  • @mxmedadn4194
    @mxmedadn4194 9 часов назад

    Calow maxaad kan ka dhegaysataa....waa naxli aan quusan

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 10 часов назад

    Aliyow adiga Minaraq aadtahay

  • @AxmedCabdimaxamuud-r8u
    @AxmedCabdimaxamuud-r8u 6 часов назад

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 8 часов назад

    Cali waxaad ka hadshaa fataaliinta habar jeclo eeuu ugu wayn yahay sabiil guuleedi inika reer badeed ee naagihii uu dhaly inagaraad soofe ku taxay macal walaalihii waxa uu islee yahay hadii habar jeclo la madhiyo aad siilkii hablahaaga ku babaadid ilayn lama atag ninni hablahiisii oo dhan guska qurjiile ku taxa tan labaad waxa uu uxiisay wasmadiiyuusuf doob eexasn ugaas ee baliwayn ooda u rogay walee wasamadii yuusuf doob wayy kuusoo socotaakan labaad waa sakhraan boqol jira ina xaaji xuseen waan yaabay kii baa caaqil lagu sheegayaa hada dooxa burco ayuu xabagt ku cabijiray kolay cali wuu garnayaa odayga oo taajira ayuu dabakafuil ahaa aduunyo waataa

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 11 часов назад

    Berbera yaan lagu wareerin

  • @nimcoaadan4970
    @nimcoaadan4970 11 часов назад

    Wa yab

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 5 часов назад

    Waar yaa maxaad tidhi😂

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw 11 часов назад

    Shaydaan 😅😅😅😅😅

  • @Fariid
    @Fariid 11 часов назад

    bil bila dheh kkkk

  • @SayidCabdi-qn1wx
    @SayidCabdi-qn1wx 11 часов назад

    Waar calaw caawa sifiican ayaad ukaftantay

  • @AbdirashidHassan-b9o
    @AbdirashidHassan-b9o 11 часов назад

    Ali Duli duli

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 7 часов назад

    Anigu waadh kaagii ayaan u soo socdaa

  • @daahircismaan8018
    @daahircismaan8018 11 часов назад

    Cali dul dul nolow

  • @DayibawmuxumedFaarax
    @DayibawmuxumedFaarax 9 часов назад

    Maxaa laga soojawaabi hogbayku dhacdee

  • @nimcoaadan4970
    @nimcoaadan4970 11 часов назад

    Isku dirka iskads

  • @MustafeQulunqul
    @MustafeQulunqul 10 часов назад

    Aqooni waataa

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 8 часов назад

    Ka soo jawaabaye waxay maraysaa xaaladu NINKII XOOG HAYOOW XULUULI HADABA