DEG DEG SAYID CALI DIL TOOGASHO SABTIDA SHARMA BOY EOMALIYA XOR MAAHA DAGALAM DHALYARO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • 26 June 2024

Комментарии • 106

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 месяца назад +9

    Sharma Boy Waa runtiis❤🇸🇴😊👍

  • @maashaaallahguhad2998
    @maashaaallahguhad2998 3 месяца назад +5

    Mohammad rasululahi sallallahu calyhi wasalim

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 месяца назад +11

    Scw scw scw scw scw ❤♥️

  • @maryammohammed229
    @maryammohammed229 3 месяца назад +4

    Waa.run.hadalkiis
    Xur.ma.aha.waqtgi.siyaad.bare.ayaa.xur.ahaan.jiray.janada.ilaahey.geey

  • @bashiirxaajiaadan2168
    @bashiirxaajiaadan2168 3 месяца назад +2

    Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam

  • @XaajiIbraahim
    @XaajiIbraahim 3 месяца назад +5

    اللهم صل على سيدنا ونبينا محمد

  • @Keway603
    @Keway603 3 месяца назад +1

    SAW SAW SAW ALAA MAHAMAD AMIIM YAARABII 💥🌎🙏

    • @Keway603
      @Keway603 3 месяца назад +1

      Ilove WATHANI NIMO QATIYAT 🇸🇴 shilin maaxa

  • @FarhiaAdan-lz3yu
    @FarhiaAdan-lz3yu 3 месяца назад

    Scw scw scw salada alla hnga aqblo shukran wall salada baa dadka xasuusidaa ❤❤❤

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 месяца назад

    Ha ciyaane nacabku hayska ciyaane hore usocda reer somaliland guul insha allah somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤

  • @NimcoDirir-t9d
    @NimcoDirir-t9d 3 месяца назад +1

    Laakaha média mashaAllah jogjiga wada joognaa walaalkay wanku taageernaa waxan ka yaabana biyo iisoo qabo ayan ku kasay inaad joogto dhulkeeni

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 3 месяца назад +5

    Scw scw scw

  • @ademmahamed2233
    @ademmahamed2233 3 месяца назад +3

    Soomaliya xormaaha waxa gumaysta qabyaalad iyo qori

  • @Cabdulaahi875
    @Cabdulaahi875 3 месяца назад

    Alaahu akbar alaah is one

  • @ab.d2536
    @ab.d2536 3 месяца назад

    26joun Wa. MARLBAD iN LAXOREYO. ABN KOFE

  • @wiloraghe2892
    @wiloraghe2892 3 месяца назад

    Somalia 🇸🇴 xormaaha

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 3 месяца назад

    Alla cimranow in an kula kulman jeclaan lahaa anigana qurbo jog bn ahay jigjiga kula jogaa

  • @KhadijaRashidIbrahim
    @KhadijaRashidIbrahim 3 месяца назад

    Rabbi waxan kabaryeyna dowlada nagu mamusho kitaabka Alle

  • @najma649
    @najma649 3 месяца назад

    somaliya xormaha dalka waa la haystaa

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 3 месяца назад +1

    Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdulaahi875
    @Cabdulaahi875 3 месяца назад

    Salalaahu caleeyhi wasalam

  • @shukriomarmohamed2076
    @shukriomarmohamed2076 3 месяца назад

    Qabiil ayaan caabudnaa waa Qali’s sax

  • @NasroSh-i4b
    @NasroSh-i4b 3 месяца назад

    Masha allah magaaladeena quruxda badan iigu salaan aniga muqdisho ayaan joogaaye hhhhh

  • @CabdaleGaafane
    @CabdaleGaafane 3 месяца назад

    Dadow saliga rasuulka badiya

  • @xogtaheesaha530
    @xogtaheesaha530 3 месяца назад

    Show kan la yidhaa laakaha waa doqon mici dheer hooyadaa midnimada somali weyn wastay

  • @Istarwarsame3535
    @Istarwarsame3535 3 месяца назад +1

    Scw scw scw scw scw

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 месяца назад

    Allaha adiga kaa hor mariyo

  • @Hibanuurayusuf
    @Hibanuurayusuf 3 месяца назад

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SheekhBuraalecasharada
    @SheekhBuraalecasharada 3 месяца назад

    صلي الله عليه وسلم وبارك عليه وسلم وبارك

  • @ZahroAli-p5l
    @ZahroAli-p5l 3 месяца назад

    Masha allaah nuur cala nuur

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 3 месяца назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zamzamsalahcilmi2413
    @zamzamsalahcilmi2413 3 месяца назад

    soomaaliyeey aan qabiil katagno oo qaran ugudubno😢

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 3 месяца назад

    Waxaan is irih waxuu joogaah Buurtinle ❤kkkk

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 месяца назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cayaarshealiomar877
    @cayaarshealiomar877 3 месяца назад +1

    Scw

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 месяца назад

    Maraa waxid waan kugu raacsanahay👍

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 3 месяца назад

    Asc cimraan walaale u hiile Adeer Abdicasiis Allaah kuhiiliyo

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 3 месяца назад

    Wajaahilin Somalia wameel qabiil bakuwareerin

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 3 месяца назад

    Sharmo Badhyo culus kaalay wax Qaad power of Somaliland

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 3 месяца назад

    That’s right that’s right

  • @zamzamsalahcilmi2413
    @zamzamsalahcilmi2413 3 месяца назад

    soomaaliya hanoolaato allaaah wadankeena nabad haynoogadhigo dadkeenanah haysjeclaysiiyo qabyaaladana haynagacaafiyo soomaliya soomaali baa leh

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 3 месяца назад

    Maha xor rhnti

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 месяца назад

    Iska illaali snock geedka kaabanbeeyeh🌿💐🌿💐🤣🤣👍🕊️

  • @shukriomarmohamed2076
    @shukriomarmohamed2076 3 месяца назад

    Xormaha

  • @ibrahimabdula4698
    @ibrahimabdula4698 3 месяца назад

    Beri ma fogo qofkii ilaahey dila ayaan dhinta

  • @cayaarshealiomar877
    @cayaarshealiomar877 3 месяца назад

    Calanka buluga ah baa waqooyi laga tagay 26 jun

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 месяца назад

    Hortii dhimo oo madaxa lagaa toogay

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 3 месяца назад

    Yes yes

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 3 месяца назад

    Bintiland siday Somaliland u koobiyeenayaay bay ku daba waalatay

  • @maryanruun8670
    @maryanruun8670 3 месяца назад

    Somaliya hada ayeyba ugudarantahy ositoos ah gaalada umaamusho dalka walaheesta maskaxdana wanalaga gumeestaa

  • @FadumoSala
    @FadumoSala 3 месяца назад

    Acs somali xarmaha waa run my son

  • @Cr7FanTeam133YT
    @Cr7FanTeam133YT 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel8777 3 месяца назад +1

    Maya dhulka ida ayaaa las ku heestaaa waaa in loo dhintaaaa

  • @halimaabdi5143
    @halimaabdi5143 3 месяца назад

    ❤❤❤

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 месяца назад

    WAA INDHAHAGA OO TOOSH AH
    AYA XASAN SHEEKH DALKI BAABI'IYEY, MA KEYNA KA LIIDANA DALKA HIILO U NAGA RABA KACA KACA KACA
    XITA HADI NAFTA LAGU WAAYO
    CIIDANKIW OGADA INAD MASUUL TIHIIN KUWI DUURKA JOOGEY DALKI,DADKI IYO DIINTI
    WAA LUMISEEN AKHIRO WAALA XISABTAMIN

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 месяца назад

    10:14 Qaldaantii ku dhasay, Slam.
    Baa dhihi lahaa.
    Reer Waqooyi lee, Diin caaya..

  • @nazmahamed2915
    @nazmahamed2915 3 месяца назад

    Bada ma hooyadaaba leh sakhraanyahow

  • @nasradaher1777
    @nasradaher1777 3 месяца назад +2

    Somaliland baa 26 june calanka buluga qaadatey

  • @XajiABDI-z3o
    @XajiABDI-z3o 3 месяца назад

    Adeer xirnimo wazba ka garanmeysid sxb daaqiliyada waxaa la qaatay 1950 ee maaha 1960 waxa la siiyay 10 sano io daaqiliya ah ee maaha sida aad u dhigtay sxb waxeyna uga ekeyd 1960kii sudaa darteed rewr waqooyiga ayaa hormaray oo iyagu waxey gumeysigii ingiriiska ka xoroobeen 26 juun 1960 isla shan maalmood ka dib koofurta ayaa iyagana ka xoroobay gumeysigii 10ka sano daaqiliyadii siiyay ayaa gebi ahaanba leyska dulqaaday waa sidaa sxb ee sidaad uga faalootay maaha walaal mahadsanid

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 месяца назад

    Miyaad miyir beel asqawdeen faqasheey somalinimo wanu idiinka baxnayba Ethiopian ayanu isu bedelnay qaata magaca somali sinjigayaguna awalba wuxu aha carab ehlul bayt ah nabadeey

  • @MaxanednuurSanbuur
    @MaxanednuurSanbuur 3 месяца назад

    Soonaaliya xormaahan calanamajirounadabaaldegimaayo

  • @amounajibril5606
    @amounajibril5606 3 месяца назад +1

    Maya

  • @abubakarmaxamed3081
    @abubakarmaxamed3081 3 месяца назад

    Waa runtaa qabiil baa ina rogahaya

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 3 месяца назад

    Kan waxan moodo jiray in leeyahay caqli laakin waa xoolo waa qofkii u horeeyey een ka maqlo sheekada ismaamul 4 maalmooda waxa uu sheekeyo Baarlin iyo caruurtisa

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 3 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nimcomahamedliban4758
    @nimcomahamedliban4758 3 месяца назад

    Benale benale dhalayi faqasheya😭😭😭👎👎👎🎃🎃🤮🤮🤮🤮💩💩💩👹👹👺👺👺👺👎👎👎👎👎

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 3 месяца назад

    Caqligaagaad hadashay macaaaaaa

  • @MakkahMadina-hj7tb
    @MakkahMadina-hj7tb 3 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @AaminoMaxamed-m7z
    @AaminoMaxamed-m7z 3 месяца назад

    Scw❤

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 3 месяца назад

    War dameer ka soo qaada warka ninkaan

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 месяца назад

    TURKIGA WAA IN SAFARADIISA LA WEERARA LAGU BANAN BAXA
    KEYNA WATAS LAGA JOOJIYEY
    LACAGTI CASHUURTA LAGU SO ROGEY. GUULBEY GAAREY BANAANBIXI IYO FOOWDADI

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 3 месяца назад

    Culumada ayagaa Qabiil Kudhisan Dib ufiire

  • @Adbi6789-oc6oe
    @Adbi6789-oc6oe 3 месяца назад

    Bal beenalahan bedelayaa taariikhda cad oo xoriyad SOOMALIYA GOBOLADA waqooyi

  • @mssbashiir2858
    @mssbashiir2858 3 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @khalifmahamed1187
    @khalifmahamed1187 3 месяца назад

    Waa sax sxb qof somaliga waa qawiil caabud

  • @qaali4589
    @qaali4589 3 месяца назад

    Xaasidnimo cidna waxba kuma yeelaysid afkaagu ma karo xaqiida soomlilayan

  • @ilkacasehasan9949
    @ilkacasehasan9949 3 месяца назад

    Xormaaha

  • @maxameddaahirkulan8917
    @maxameddaahirkulan8917 3 месяца назад +1

    Eey eey dhalay maxaa ku daba dhigay wilkaan

  • @mamoqaalimaxamuud4360
    @mamoqaalimaxamuud4360 3 месяца назад

    Cimraan beenta jooji Hargeisa Laga taaagay calanka buluga ah anaga samaysanay anagana tuurnay esxaarka iskaga bii lama dafiro taatlriikhda😁😁😁😁😁😁😁

  • @najma649
    @najma649 3 месяца назад

    scw scw scw scw

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 3 месяца назад

    Qabiil laba goodle cid uga horeeysey ma jiro.

  • @malyunabdi9392
    @malyunabdi9392 3 месяца назад

    Asc lakahaa waxaan ka mid ahay dadka ku daawada waxaan kaa rabaa haddii daqliyo ay ehed hageyso 1960kii maxaa calank loo saaray xamar ayaa kaga horeysee maxaa calanka loo saari waayay daqliyo waa layaqaaneeye

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 3 месяца назад

    cadaalada waa in lagu fuliyo .hadii ay dhici wayso waxaa cadaan doonta in qabiilku ka xog wayn yahay dawlada taasina waa tii lagu kala tagi lahaa .
    sharma boy run ayuu sheegayaa hadii aan maanta la kicin gumaysi ayaa wadanku gali doonaa

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 3 месяца назад +1

    Geesi dhaba nolow arin xaqiiqa ayaad kahadashay

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 3 месяца назад

    Csw csw csw❤

  • @UrbanGeneralService
    @UrbanGeneralService 3 месяца назад

    Badan maxan kuhesta halagato wali geed yan laso celin

  • @digitalphysical4228
    @digitalphysical4228 3 месяца назад

    Dhalin yarada manta joogto Raag & Dumar Ma Faham sana Inosan aheyn Xuur. Ruun ahaanti mabo Yaqanaan Xuriyad waxa eey tahaye.😅

  • @yassinabdilow3428
    @yassinabdilow3428 3 месяца назад

    Reermiyi uur leh weeye kani
    Waaa beenaaale habartaa u sheeg neefyahaw neefku dhalay.

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 3 месяца назад

    Luul aabaheed muu mag iska qaato 100 000 dollar ubadkaas rajada iyo agoonta ah muu ku korsado dilkiisa maxaa ogasoo kordhayo

  • @AbdiwaliHassan-yu6lj
    @AbdiwaliHassan-yu6lj 3 месяца назад

    Waarun xomanin

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 месяца назад

    Somaliya xor maaha gumaysi bay ku jirtaa unta ka sokow dalal la mida ayay u af duuban tahay sida jabuuti, Kenya, itobiya, carabta iyo reer yurub

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 3 месяца назад

    Hhhhh somali iyo xurnimo kala fog

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 3 месяца назад +1

    Taariikhda been ha ka sheegiin hargeysa ayeey ahayd meeshii ugu horaysay ee iyadoo xora calaañ laga taagaÿ

  • @user-ugaasonuur
    @user-ugaasonuur 3 месяца назад

    Jigjigahadatimdidiridhabananoguimo

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 3 месяца назад

    Kan waa beenaale somaliland buu necebyahay waryaa somali waa iskugukaa mid maxaad qaar ucunsiriyeen qaarna usoo dhaweesan maiyagaa kukala jecel sida Jubuuti way ahaan laheed laakiin iyagaa israaca somali doorbiday

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm 3 месяца назад

    Xaadid

  • @SamiraMohamed-l4o
    @SamiraMohamed-l4o 3 месяца назад +1

    Laakaa wax taariikh ah ma haysid waayo 26 Juan ayaad leedahay xoriyad may ahayn ee daakhiliyad ayay ahayd jaaluus ayay tahay sow ma ogid in saan lagaga saxeexday xoriyada miskiin ayaad ahayd kkkkkkkkkkkkk

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 3 месяца назад

    Wautakera laken oliyadakajeso kutubta kafiri

  • @RowaydaHassan-l1z
    @RowaydaHassan-l1z 3 месяца назад

    Wan.kutagera

  • @faadumoabdirahman9098
    @faadumoabdirahman9098 3 месяца назад +1

    Scw scw scw scw

  • @SheekhBuraalecasharada
    @SheekhBuraalecasharada 3 месяца назад

    Scw