Fikir iyo Farriin | Xalqada 1aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Fikir iyo Farriin waa barnamij lagu faaloodo arrimaha bulshada
    #biletv
    #bilemedia

Комментарии • 211

  • @walaaltamniil8422
    @walaaltamniil8422 Год назад +137

    Filimka arday inta kaliya ka dawata chenelka ismuujiya ❤

  • @gamessjr3228
    @gamessjr3228 Год назад +180

    Inta film cusub modaysay barnamijkan like sara🤣

  • @ayaanabdiwali71
    @ayaanabdiwali71 Год назад +8

    Omg ❤qaabku Eebe ku uumay qoraal iyo hees ba ma kooban🥺🤴🏼👸♥️

  • @sabirinaofficial1540
    @sabirinaofficial1540 Год назад +2

    Tamiim ragganimuu muujiyey qofkaaga meel public ah laguma jiidjiito respect 🙏 ♥️

  • @DahirAbdille
    @DahirAbdille Год назад +6

    maa shaa Allaah gabadhaan Fatush ah waxay leedahay eegmadii Princess Dianna

  • @najibcadde
    @najibcadde Год назад +12

    naxt hakuul_and boqorada style
    the best couple in somalia❤

  • @amirasabriye8908
    @amirasabriye8908 Год назад +4

    Yarkoow Gabadhaada mid haku dadaasho oo ah asturnaanta ma qurux badna qaawanaanta waayo cara rabbi ayey leedahay

  • @MissGenius-qd5sk
    @MissGenius-qd5sk Месяц назад +1

    Fatuush your Suuro is something else Allahumma barik habo 👸💕😍💯👌🦋🥀💫🔥🔥🔥🔥

  • @bahjabilan2474
    @bahjabilan2474 Год назад +16

    Wiilku waa caqli loow m.a
    Daganansho iyo caqli Ina rageed
    Inanta yarna hbo wad wanagsantahy balse dulqaadka iyo sidagan wax u eegidu waa muhiim ee ka agdhawow labadaas!....
    Barakooba❤

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 Год назад +10

    Wow xiiiiiso gaaaara buuu xsmbaaarsan yhy barnaamijka ❤

  • @marwodumar
    @marwodumar Год назад +16

    Eid Mubarak kulu caam wa into ma bilkheyr walalaha qaaliga ah ♥ 💖❤ 💖 ❤ 💕 ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcokeyf55
    @nimcokeyf55 Год назад +12

    M.a Editor Aisha bashiir ,Director Naima Abdikariin lagama sheegeen karo❤hamplyo quen's❤🎉bilicta muuqaalka waad qurxiseen❤

  • @Wacane.
    @Wacane. Год назад +12

    Waryaa heedhe kan Walhi bilahi talhi barnaamijka waxkle ayuu a Ka dhigay
    Warye heybadiisa wato pro keep going 🔥👌

  • @cabdiraxman_omar10
    @cabdiraxman_omar10 Год назад +73

    Filim cusub miyà 😂 Bile naga dhaaf atoraha dhimanayo 😂

  • @XafsaAbdiwali
    @XafsaAbdiwali Год назад +5

    M.a alaha isku barakeeyo lamanahayga

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +20

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 Год назад +4

    M.a wiilku waa dulqaad ilhooo udaaaa ❤😊

  • @sacdiyahasan2697
    @sacdiyahasan2697 Год назад +4

    Next boqoradda iyo haykaL❤❤

  • @HanaaPpe-qr7hk
    @HanaaPpe-qr7hk Год назад +2

    Filima mode bee wah😂

  • @anush356
    @anush356 Год назад +1

    Manshaallah 🥰😍

  • @JiilkaCusub-vd1hp
    @JiilkaCusub-vd1hp Год назад +3

    Wali inta filin daawanaayay ma arag atoore dhimanaaya bile ugu imow❤❤

    • @CURIYE__CHANEL
      @CURIYE__CHANEL Год назад +1

      Madhiman waa dhaawac

    • @CURIYE__CHANEL
      @CURIYE__CHANEL Год назад +1

      War madhiman waa dhaawac filmka kale ayaa kaga bogan dontan

  • @radwanmohamed5833
    @radwanmohamed5833 Год назад +8

    Mashaalah sxb hawaaro jacaylku hadaan kayaga wax kaaga sheego 11sano ayaan wadasoconay 3sano ee hore xageeda jacaylku ma way nayn halaka aniga dadku igu tirinayeen inaan walanahay lakin hadaa waan u simanahay aniga iyo suldaamadaydu jacaylka kalsooni xad dhaafa haduu heli lahaa wax ka sheekeeya wuxuu noqon lahaa jacay hirgalay

  • @JowharFilms
    @JowharFilms Год назад +6

    Barnaamij shidan iga dheh❤❤❤

  • @shaafiinhoali3094
    @shaafiinhoali3094 Год назад +4

    Filim arday waa wataa❤❤❤

  • @ifraahifka292
    @ifraahifka292 Год назад +3

    next boqorada stylka iyo heykal pls🙏🥰

  • @MursalAbdi-fz8th
    @MursalAbdi-fz8th Год назад +13

    Next Heykal iyo Boqorada❤

  • @MunaHussein-w9x
    @MunaHussein-w9x Год назад +4

    Guuleysta Wllyal ❤️‍🔥

  • @Suweysmaxamed-zj3ke
    @Suweysmaxamed-zj3ke Год назад +2

    Masha allh ❤❤❤❤

  • @ibrakadabra5102
    @ibrakadabra5102 Год назад +3

    ❤❤

  • @HaboonOsman-lv5uv
    @HaboonOsman-lv5uv Год назад +3

    Next boqorada istylka iyo haykal Soo qabo wllo❤❤

  • @fartunbishar
    @fartunbishar Год назад +12

    Next boqorada steylka iyo heykal❤

  • @ermababy7178
    @ermababy7178 Год назад +2

    Aduunyo kutee afsomali iskuma ficnin talow ma say wlhi bay ismoday anyway mi family❤️

  • @shacraawi101
    @shacraawi101 Год назад +15

    @bile Tv .....fariin .asxaapta bahda bile tv war nio filmkii arday Hadii aan faalo ka bixiyo waa film sii socon kara waxa uu ku dhamaaday qabyo waana la sii wadi karaa . Kaliya wuxu u baahanyahay maskax iyo ka fiirsasho waana idiin faaido
    Wxn rajeenaya inaad I fahanteen sidii qorshihiinu ahaana aan idinkla hadlay😊

  • @AbdishakuurMaxamed-on5mg
    @AbdishakuurMaxamed-on5mg 9 месяцев назад

    Waalahaykayari waaninrageed

  • @umuamiira1418
    @umuamiira1418 Год назад +2

    Fatush waa laga dulqad badan yahay m.a tamiim wuu daganyahay gabarey dulqad yeelo si uu reerkiina uraago

  • @bakarcamo9862
    @bakarcamo9862 Год назад +1

    Firs views and first comment 😊

  • @MaxamedAamin-bl5cx
    @MaxamedAamin-bl5cx Год назад +1

    Barnaamijkaan waa mid fiican noo sobadi 🤔🤔🤔🤔🤔🤔❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Год назад +4

    Ilahayow ha igu keeni qof aan whatup iyo media ka bartey. 😂😂😂😂

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi4059 Год назад +2

    From 🇩🇯🇩🇯🇩🇯☪️ i Love 💞 films Ardayda

  • @AmaraMahad-ds7rt
    @AmaraMahad-ds7rt Год назад +1

    Wllhi tamim io fatush lamane aan kajeclahay majiro💯💕

  • @farhiasharif6372
    @farhiasharif6372 Год назад +1

    Iyado lakala fog yahay wa la is jcln kara wax kasta nah wa kalzoni iyo calaf 🥹wn rajeynaya in an hello qofkeyga an jclhy hadana masafo padan ino dhaxeyso ❤️

  • @CURIYE__CHANEL
    @CURIYE__CHANEL Год назад +1

    Dadka dhahaya atoore dhimana wiligey ma arkin ee bile tv ugu imow mexee rabaan war wilka waa dhaawac xalqada danbe asigoo isbital yaalo laga bilaawaaa eee wax fahma kuwa dhahayo alla maxa loodilay febaro hada madhintay wabaaa wan layaabay wllhi kuwaas dabaalaa

  • @user-cz4rl3fc8q
    @user-cz4rl3fc8q Год назад +1

    Caasho bashiir ahaa❤❤❤❤

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 Год назад +4

    Waxan musalsal cusub modayey ma sheekaa😂😂😂

  • @Aisha-nk2tr
    @Aisha-nk2tr Год назад +4

    Dad nikinaayo hadey dadka ugu saameyn badanyihin waa yaab

  • @zuhuurabdirisak3479
    @zuhuurabdirisak3479 Год назад +3

    Macha Allah 🎉

  • @naciizhayousuf2254
    @naciizhayousuf2254 Год назад +6

    you tube xitaa cominti aqris usoo galay😅

  • @shucaybxaraf7167
    @shucaybxaraf7167 Год назад +3

    Gabadha maseerkeeda AA top ah, wiilkana daganaan ayaa ka muuqato. 😮😅

  • @nimcomuxumed5475
    @nimcomuxumed5475 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-st2ex4by8j
    @user-st2ex4by8j Год назад +3

    Next heykal iyo boqorada isteylka😂❤😂

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Год назад +5

    Filmkii ardey in lasoo dhigaa moodey waa soo ordey😂

  • @amiiracabdiamiiracabdi-ox6sc
    @amiiracabdiamiiracabdi-ox6sc Год назад

    M a lamaanaha ugu quruxda badan

  • @MaxamedAamin-bl5cx
    @MaxamedAamin-bl5cx Год назад +3

    Wiilka fanaanada cad aniga waa iga caqliga badan yahey 😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩

  • @istarise1773
    @istarise1773 Год назад +3

    Next Boqorada iyo haykal❤❤😂

  • @Alina12395
    @Alina12395 Год назад +2

    War gabadha warka si ha hawaydiise😊😮

  • @JamilaJamilaupdy96
    @JamilaJamilaupdy96 Год назад +2

    Allha isku kiiiiin haaaayo❤

  • @sahalshariff1953
    @sahalshariff1953 Год назад +1

    By By bile tv 😢 mybe you bring Ardy part2

  • @imanerbad4424
    @imanerbad4424 Год назад +1

    🎉

  • @marhoresameeyey8580
    @marhoresameeyey8580 Год назад +1

    Caan ka ah baraha bulshada ayaa tire lkn anigu waligey ma arag 2 laamaane

  • @AbdiAziizAhmed-i8s
    @AbdiAziizAhmed-i8s 18 дней назад

    M..a❤❤❤

  • @munasalad4605
    @munasalad4605 Год назад +2

    My duma shuceeb deroow dhaqane❤

  • @drnaemaabdullahi1462
    @drnaemaabdullahi1462 Год назад +1

    Adinkoo is qabin ceyshkaa wada cunteen iyo Halka meel ka so wada kacdeen maxey aheyd walal ma fahminee

  • @dhamays5603
    @dhamays5603 Год назад +1

    Next haykal iyo boqorada

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 Год назад +2

    Waxaan daya xalqadda 1aad kulahaa filimka bilaa xayaysiintaa muxuu yahy baan is lahaa

  • @imaanabdisalaam9283
    @imaanabdisalaam9283 Год назад

    Mnsha allh

  • @user-sw5fg8du3g
    @user-sw5fg8du3g 8 месяцев назад

    Waw❤❤❤

  • @whizzkalay8343
    @whizzkalay8343 Год назад +3

    Waa kuu jeda xaar Qoyan 😊

  • @farhiacadey
    @farhiacadey Год назад +2

    First comment

    • @farhiacadey
      @farhiacadey Год назад

      First people or first like or comment

  • @MunaNoor-h4b
    @MunaNoor-h4b Год назад +4

    Keep going ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤😂

  • @caaliyaabdi298
    @caaliyaabdi298 Год назад +1

    Muhiimadu maaha meesha lagu nool yahay ee waa in labada qalbi hal mid yahay

  • @cabdinuurmaxamed8255
    @cabdinuurmaxamed8255 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂 mama mama mama no

  • @Abdirisak-almito
    @Abdirisak-almito Год назад +1

    Runtii ma jeclaysan meesha iyo qaabka uu kudhamaaday intaba Filmkii arday ilaa hadana bargo'a ayaan dareemayàaa

  • @salmoyuusuf6241
    @salmoyuusuf6241 Год назад +5

    Hhhhh badsada wax baa ka faidaysaan ku dhaheen😂😂😂😂😂maxaan ka faaiday

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Год назад

    M.A Lamaneheygi Farxad warto Io wyo bdn wada Nolada

  • @umalkhayrmaxamed1236
    @umalkhayrmaxamed1236 Год назад +1

    Barnamij ficn

  • @user-qu9ki6sw2n
    @user-qu9ki6sw2n Год назад +1

    Fatuush waa xishooneysaa

  • @asmaaabdikariim6707
    @asmaaabdikariim6707 5 месяцев назад

    Walhi quf taan ani cal weeye walhi .m.xaa maser udaawaa 😂😂😢😢

  • @CumarCisman-vs6cf
    @CumarCisman-vs6cf Год назад

    Next boqorada iyo haykal

  • @cabdinuurmaxamed8255
    @cabdinuurmaxamed8255 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HabsaMohamed-nc6qh
    @HabsaMohamed-nc6qh 6 месяцев назад

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ahlaamqueenn841
    @ahlaamqueenn841 Год назад +3

    Labo ciiyaaal laso casuumay hadalka dhibaya😂

  • @axlaancadey4541
    @axlaancadey4541 Год назад +1

    Boqorada iyo haykal baa kuwan ka sameen badnaabe

  • @fcwiriqclub1680
    @fcwiriqclub1680 Год назад +3

    Afar qof oo afku (ilkuhu) u xiranyihiin😂

  • @youngdinho8710
    @youngdinho8710 Год назад

    Hore uscodaa lamanaheygaaa❤❤❤❤

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 Год назад +1

    Gabartan maxa u qarsoon dirac qaawan ayay wadata dadka waxan hala wadagina bile tv alle kabaqa

  • @SahroMaxamed-zy7in
    @SahroMaxamed-zy7in Год назад +1

    Soodhawo duumshidey❤️

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 Год назад +1

    Next boqorada iyo haykal

  • @AhmedFahad-he5zk
    @AhmedFahad-he5zk Год назад

    Noo😮😮😮😮😮😮😮

  • @muniitawehlie
    @muniitawehlie Год назад +2

    Oki hada barnamijka cilmiga ku jira mexethy wall qali dadka wacyi galin ubahnyihiin wxa rajeyna ina barnamij hormari farsamadada sharaxida bugaga aduunka sida buga dhaqamada 7ah iyo bugag kle oo bulshada faido uleh qasatan jiilka hada jira wxa rajeyna ina dhalin yarta manta wax noloshoda hormariya in loso Jediyo😊
    Sorry hada hadal kulul ku bilawe somali hormarkeda jeclahy xuman igama ahan😞❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Год назад

    Bile ❤🎉

  • @luckymohamed3018
    @luckymohamed3018 Год назад +1

    Musalsal kalo oo jaceel ah nogu dhiba labadan😂😂😂

  • @NuuraAhmed-rz3vo
    @NuuraAhmed-rz3vo Год назад

    Masha

  • @asmaabdilahi8614
    @asmaabdilahi8614 Год назад

    Wooow

  • @user-we6cy9wd5n
    @user-we6cy9wd5n Год назад

    Wey is fureen hada 😢😢😢

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Год назад

    Fabero Maa iga dhimaty😢😢😢😢

  • @ZakiYare-qt4po
    @ZakiYare-qt4po Год назад +3

    Inta filin moodey oo kliya like saar 😅

  • @xamdimaxamedcali4214
    @xamdimaxamedcali4214 Год назад

    M.a❤❤

  • @hibaaqibraahimcali2857
    @hibaaqibraahimcali2857 Год назад

    Waa la qarin jiree naga daaya

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Год назад

    Aniga filimkaa rbaa 😢😢😢😢😢

  • @sacdiyoxuseenbare4917
    @sacdiyoxuseenbare4917 Год назад

    Ax jeCel