TARTAN CUNTO KARIN DIRISLE ABDI IYO HABOON // CEEB AYAA DHACDAY😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • If you're reading this I love you...
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW RUclips CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    RUclipsKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

Комментарии • 303

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 8 месяцев назад +139

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

    • @user-iu8lp2jk2d
      @user-iu8lp2jk2d 8 месяцев назад +1

      lLoveyou❤❤❤koko

    • @FardowsocaliJamac
      @FardowsocaliJamac 8 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @inaaden2765
      @inaaden2765 8 месяцев назад +1

      Koko scw

    • @abrarmohammed5043
      @abrarmohammed5043 8 месяцев назад +2

      اللهم صلي وسلم على نبيناا محمد ❤

    • @user-eg4cu3ys5c
      @user-eg4cu3ys5c 8 месяцев назад +2

      Scw scw scw scw scw

  • @Fahadisak
    @Fahadisak 8 месяцев назад +138

    Aanku wada salino xabiibkeena mohamed scw❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      asc isoo booqo walal sabiskaraayb igu sharaf thanks

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      اللهم صل وسلم على نبينا محمد

    • @Tusheybby
      @Tusheybby 8 месяцев назад

      Sallahu caleyhi wasalam

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 8 месяцев назад +1

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍

    • @user-zf4dp9rp4u
      @user-zf4dp9rp4u 8 месяцев назад

      Salalaahu calyhi wasalm ❤❤❤❤❤

  • @Dunida191
    @Dunida191 8 месяцев назад +59

    Team gabdhaha milixdu caafimaad ayey udarantahay sida darteed ayey uga yaraysay sugada baastadana in jilicsan noqoto kuma macaana adayga ayey ku wacantahay sida darteed Ishwaaq ayaa guulaysatay ❤😂

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад +1

      Asc sabiskaraayb igu sharf wll thanks

    • @idmanxaji4227
      @idmanxaji4227 8 месяцев назад +4

      Cafimadka waa muhiiim dumarnimo😂😂

    • @Dunida191
      @Dunida191 8 месяцев назад

      @@idmanxaji4227 sow maha 😂

    • @Qa.70
      @Qa.70 8 месяцев назад +3

      Baasto bajaqa yaa cuni karo fur fur wa inay noqotaa baastada kuwaan cunto wax kama yaqanne gabdho halasoo fadhiisiyo😂

    • @user-tr9hv8lt6l
      @user-tr9hv8lt6l 8 месяцев назад

      Ar Ani iibalimiya dirisle

  • @jamalbashir9487
    @jamalbashir9487 8 месяцев назад +46

    Sorry to dumarland 😂😂😂 Dirisle is always the best chef...Keep it up brother 1.2 coming soon ❤

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix 8 месяцев назад +34

    Dirisle is guursada😂 sxb

  • @umiira.maxmed4984
    @umiira.maxmed4984 8 месяцев назад +21

    Dirisle iyo haboon hadal
    ma karaysan wan idin
    Wata😂😂❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад +1

      asc isoo booqo walal sabiskaraayb igu sharaf thanks

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 8 месяцев назад +7

    Haboon waa iskaga jeclahay waxaa tahay qof degan 100\100❤❤❤❤

  • @Adamisxaaq
    @Adamisxaaq 8 месяцев назад +17

    Cooking foundation Team 27,Koko and amiiro ☝️🤣🤣🤣

    • @NadaaQalil-kd5pd
      @NadaaQalil-kd5pd 8 месяцев назад

      😂😂😂 somli copy lagama wayo aqwaan

    • @Adamisxaaq
      @Adamisxaaq 8 месяцев назад +1

      @@NadaaQalil-kd5pd Absolutely 👊😃😃

    • @NaciimaAadam-vc9ox
      @NaciimaAadam-vc9ox 7 месяцев назад

      Darisle iyo samiixaa ka horeeyeen team 27 ok😂😂😂aqwaan

  • @user-if9vf5fg9y
    @user-if9vf5fg9y 8 месяцев назад +16

    Intaan cunta karin dawanaayay tartan ah dirisle best food ❤

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix 8 месяцев назад +14

    Ninkii igu horeyay oo dawada waa ani walhi😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад +32

    From the river to the sea
    Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸
    I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 JUMCA MUBARAK❤️❤

    • @amaalaxmed1132
      @amaalaxmed1132 8 месяцев назад

      Qofka kaliye reer commnti lan ugu caanzan😂😂

  • @user-iy3cs4kl1v
    @user-iy3cs4kl1v 8 месяцев назад +14

    Cusbada caafimaad ka uma ficna atariisho u sheg 😢😂

  • @user-xw3gu1hv4y
    @user-xw3gu1hv4y 8 месяцев назад +31

    IDIRISLE BEST FOOD❤

  • @suraleydareradan6607
    @suraleydareradan6607 8 месяцев назад +13

    Wale meshan shux shuxa igaga muqato Allah barakeyo😅😮🎉😂

    • @Hanafilms7
      @Hanafilms7 8 месяцев назад

      Allah barakeeyo ihii weeye

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 8 месяцев назад +5

    Nimanka xaaq uma hdlina😂😂😂 background 😢❤❤🎉ale firsanye ani ale calaf isku dar labadana

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 8 месяцев назад +6

    Malaga yaabaa CWA gudaheeda inaan 1k kugaaro team dirisle 😢

    • @maayloof8993
      @maayloof8993 8 месяцев назад

      Wllo qofka sodhiganeysid iskadaa iskulalsonow wadgaari Insha allah

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 месяцев назад +16

    JUMCA MUBARAK ❤️ INTA daaWAneyso VIDEO GAAN AYAKOO FARAXSAN WAAN IDIN SALAAMAY INTA KA HESHAY MUUQAALKAAN KEEP GOING TEAM 27❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 AND FREE SUDAN 🇸🇩😢😢

  • @user-mw2ev1jj8v
    @user-mw2ev1jj8v 8 месяцев назад +11

    Waa time 😃27 koko iyo amiir ❤🎉

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 8 месяцев назад +1

    Gabadha😂preparation-keeda mawacna😂sorrry Baayo😂!!Suugadu TII Pasta 🍝 maaha!!waa Budhuudhuq😂!!dirisle ma tageero!! Laakiin he’s the best chef 👩‍🍳💕💕💕💕

  • @jamaibrahim6154
    @jamaibrahim6154 8 месяцев назад +2

    Dirisle iyo Mr9, 7 sano ayay baasto gidaarka la dhacayeen 😂😂😂😂

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 8 месяцев назад +6

    Dirisle cabdi iyo ishwaaq waan idin salaamay naga daaya ciyaarto isku yaaca keep going

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 8 месяцев назад +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚🩵❤

  • @IqraNashaad-xu7zg
    @IqraNashaad-xu7zg 8 месяцев назад +13

    Girls power ishwaaqey alle haku dhowro waaan iska kaa jeclehee ❤🎉

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 8 месяцев назад +5

    Girl power😅waa difaacday magaceena nin soomali cunto maba kula tartami karo gabar soomaliyeed

    • @Dr_Jama
      @Dr_Jama 8 месяцев назад

      Maqaaayadaha

  • @Samiraahmed34
    @Samiraahmed34 8 месяцев назад +6

    Haabon waa ku watan zxp ❤❤

  • @nimcoqulub4250
    @nimcoqulub4250 8 месяцев назад +12

    Haboon best food ❤

  • @fatumahanita8125
    @fatumahanita8125 8 месяцев назад +2

    Baastada saasaa lagu cunaa waainey xogaa adkaato jiileeca mafiicna suugadna cusbada walaga yareeyaa😂😂 hapoon 10/10

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 8 месяцев назад

    😂😂😂😂😂 dirisle naagta guursata jiko ma galeso adiga ukarinaa keep going

  • @NazDahir
    @NazDahir 8 месяцев назад +10

    Masha allh waad isku soo baxeesaan ee isku yaaca 😂😂

  • @Taliso1
    @Taliso1 8 месяцев назад +7

    Waa idin wataa my family 👥🥰 d &i 🎉

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb igu sharf wll thanks

  • @jamaaldj
    @jamaaldj 8 месяцев назад +11

    Asad hagio is not easy

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 8 месяцев назад

    Dirisle xaga wax Karinta u ku fiican yahay tartanadii hore xata Wan arkay haboon waa gabadh oo way ka so baxday meshadi

  • @MaryamaSwda
    @MaryamaSwda 7 месяцев назад +1

    Dad kibre ani lee iikeena hadad meesha ku sii aragtiin ani waye😂❤

  • @salmanalka6173
    @salmanalka6173 8 месяцев назад +4

    Cali dadku niyada ka dilaaa😂

  • @abdinasirbillow1546
    @abdinasirbillow1546 8 месяцев назад +10

    Drisle waa nin walan 25 min wx lagu karin 😂😂😂😂😂

  • @ugaasyear4501
    @ugaasyear4501 8 месяцев назад +1

    Zxp dirisloow talent a ka dhamadaay

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar3469 8 месяцев назад +8

    Ali baba wa moms boy😂 ani cunto hadey mel yar kaxuntahy waka istaga waxasna hoy ibarty🫶❤️2:02 iboobsi mataga ihaye war ninka maxay siisay haboon😂😂

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed321 8 месяцев назад

    Bariiiska waa u jeeeday Dirisle halmar markuu karay buu ka damiyy dabka 😂😂😂😂

  • @maaaan6168
    @maaaan6168 8 месяцев назад +2

    Inaadeerkay Dirisle abdi

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc 8 месяцев назад +4

    Ka like iga horsaaarey iga Horeeyay dadka iga danbeeya oo dhan like hala dhaafina mahdsnid❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад +2

      Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

  • @hipohappy700
    @hipohappy700 8 месяцев назад +2

    Always the gril is the best

  • @user-xb3lz4gu1e
    @user-xb3lz4gu1e 8 месяцев назад +1

    Qunza Horta yaqugaray lajn ❤️❤️❤️❤️🥰🙏👑

  • @walalkamilini8386
    @walalkamilini8386 8 месяцев назад +2

    😂😂😂😂😂😂Wlh cwa qosol igumahadhin ninyahow ali baba dhib badana waxbo umarebanin dadka garsaor kaxun waligay maarkn

  • @abdirahimosmaan8267
    @abdirahimosmaan8267 8 месяцев назад +3

    cali iyo maxamed siciid oo wax karinaayo keen next video

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb walal igu sharaf thanks

  • @hanaqaadfamilygruop4805
    @hanaqaadfamilygruop4805 8 месяцев назад +5

    Haboon Marnaba haka Shakinin Wayo dumar 😂😂

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks

  • @Fara.Uk.
    @Fara.Uk. 8 месяцев назад +1

    chicken got bacteria make sure you well wash before cooking. welldone chef

  • @user-em5kk1hr9c
    @user-em5kk1hr9c 8 месяцев назад +1

    Jumca moubarak Habon et dirisle

  • @AnzalMuhammed-oy2og
    @AnzalMuhammed-oy2og 8 месяцев назад

    Rer coment gawadan nilahadleyso makasayesin wa gawada kaliya ruto nagtisi cunta barte waw 🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo idaha

  • @mohaabdi8935
    @mohaabdi8935 8 месяцев назад

    Legend dirisle waa ku salamay

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 8 месяцев назад +2

    Calool xanunki o darisla ah 😂😂😂bariis chicken 🐔 cayrin ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najmacabdi5366
    @najmacabdi5366 8 месяцев назад

    Dirisle cabdi legend ❤❤

  • @YahyeFaarax
    @YahyeFaarax 8 месяцев назад +2

    Waraaa idirso gabdhaada asturo

  • @Alina12395
    @Alina12395 8 месяцев назад +10

    Asad xajiyow waxbu keenaya isla bishiba wixii un ba la keenaya yaaab ileen views kisa o kale lama helaaye😅😂

    • @aswanahmed622
      @aswanahmed622 8 месяцев назад +4

      Asad o an la aqoon ayu sameysay inad RUclips 2023 kuso birtey no cadeysay😂😂

    • @Alina12395
      @Alina12395 8 месяцев назад

      @@aswanahmed622 wixii hore kama hadlayo de ayamahan waxa muqda shegaya xataa qays qayser baa kamida

    • @umuayman8363
      @umuayman8363 8 месяцев назад

      asad wa nin khatar ah masha allah

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 8 месяцев назад

      ​@@aswanahmed622asago hda kuso biray buu boqol lug ka dhereyaa ka shekey he😂

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 8 месяцев назад +3

    Raga waa isku dananiyen😂😂😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 8 месяцев назад +1

    From hewal inuu yahy yaa ila dareemooyo 😁😩

  • @axlaneyalmaz7240
    @axlaneyalmaz7240 8 месяцев назад +2

    Nimaka wee isku dananiye hopn ay badise❤❤

    • @mohansayid7233
      @mohansayid7233 8 месяцев назад

      cuntada cusbada ka daa xaliimo xanaaqa joojiyab😂😂😂

  • @abdiwalimusse2969
    @abdiwalimusse2969 8 месяцев назад +1

    Naa Ashwater adaa kula jiree bastada durbo ka qaad dee😅

  • @farahabdillahi
    @farahabdillahi 8 месяцев назад +1

    Cali baba caruurtuu wax la cunaa baasto adag io bariis adag ayuu sheegay

  • @Muniraabdrisack
    @Muniraabdrisack 8 месяцев назад

    Cute couples 💑 ❤

  • @abdramanmahamud6355
    @abdramanmahamud6355 8 месяцев назад

    Alibaaba iyo Mr9 next video ka soo dhig 😂😂😂

  • @abdimananmuhamed560
    @abdimananmuhamed560 8 месяцев назад +1

    Hhahahahah
    Omg omg omg
    Alibaba kaa muunan xishon wallahi qosol aan qoslaye dartii ayaa dariska is dhaheyn wax dhib maa jiro 😂😂😂

  • @KeyCAbdirizakh-qb8uj
    @KeyCAbdirizakh-qb8uj 8 месяцев назад

    Ok Ashwaq girl power ninka naga Celi de 😊

  • @hamdayuzuf5039
    @hamdayuzuf5039 8 месяцев назад +1

    Girl power🎉❤

  • @user-ms1wz3sl1j
    @user-ms1wz3sl1j 7 месяцев назад

    Idirisle faan badnaa😂

  • @mrkinghazzo8502
    @mrkinghazzo8502 8 месяцев назад +1

    Ar Samiixa AaaaaawaY

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 8 месяцев назад +3

    Ishawaaq Madama ay Tahay Gabar Wax Baratay
    Cusbada Badan waxay Ogtahay in Xanuun Laga Qaado Somali Maryooleey Cunto Cusbo badan ayay Jecel yihiin
    Gabadha Caafimaadkiina ayay Ka Fikiraysay Taas Waa Mida Suugada
    Tan Pasta hadan Ka Faaloodo Pasta da ay Karisay Waxaa La Dhahaa
    Maasakooto Somali Maryooleey Ma Taqaanan Pasta Bajaq ah inaad Cuntan ayaad Barateen
    Marka Aniga
    Ishwaaq Suugada 10
    Ayaa Siiyay aniga oo Aan Dhadhamin 😁
    Pasta waxaan Siiyay 10 😁
    Cadaaladu Waa Taas
    Dumarland Ma igu Raacsan Tihiin
    Haa Soo Qora
    Ama
    Maya Soo Qora
    Dirisle Naga Raali ahoow Habo 🤣

    • @mohansayid7233
      @mohansayid7233 8 месяцев назад

      cusbada waa la gartee baastadan adagna ma caafimaadba xaliimo😂😂

    • @Kazim_277
      @Kazim_277 8 месяцев назад

      Haa😂

  • @korowcade1216
    @korowcade1216 8 месяцев назад +1

    Walasha Alibaba istustuska daf

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 8 месяцев назад +1

    Legend 😅

  • @user-iw3br8jj6m
    @user-iw3br8jj6m 8 месяцев назад +1

    Mos maleh 😂😂😂 salar maleh😅😅 liin maleh😂😂😂

  • @user-gb3en8oh4g
    @user-gb3en8oh4g 8 месяцев назад

    Dhaga hadal about derisle c/

  • @Taliso1
    @Taliso1 8 месяцев назад +2

    Girl power 🍝🍜❤

  • @maahirmacow7647
    @maahirmacow7647 8 месяцев назад +1

    Ali baba waa laga daremaa inuu xaasle yahay habka uu sida ugu dhaqsiyaha badan cuntada dhan dhankeeda io dhanka kleba ugu fal cilinaayo😂😂😂

  • @ubaxqalbi843
    @ubaxqalbi843 8 месяцев назад +1

    Waar gabadha wey ku goobten ka qabta 😂😂😂😂😂

  • @Faiza-el4nr
    @Faiza-el4nr 8 месяцев назад +3

    Mr9 he's real friend weli waad wada socota 😂😊

  • @Samsungabout00
    @Samsungabout00 8 месяцев назад +4

    Dirisle abdi 😊✌

  • @user-bh9tu6ys7u
    @user-bh9tu6ys7u 8 месяцев назад

    Wariyaa dirisle mar walba maa laga badinayawun mìyaa is adkee abo

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 8 месяцев назад +1

    Girl pawer❤

    • @Abdibaba1
      @Abdibaba1 8 месяцев назад

      Lkn wll hadeey cuntada cusba la heeyn dha dhan ma lehe lkn mar walba dumarka cunto karin kuma gaarno xataa keena gacanta macan dumarkena yar iyo weynba kunolaada nolon farxad badan I.n

  • @user-nd7se1ri4x
    @user-nd7se1ri4x 8 месяцев назад

    Scw scw scw

  • @fatoumahassan1993
    @fatoumahassan1993 8 месяцев назад +1

    Naga taana waa n'a ceebisay 😅😅😅😅😅😅

  • @SAANJOLYRICS
    @SAANJOLYRICS 8 месяцев назад +1

    Kiwanis Jaanis Bay Heleenba 😅

  • @user-xn8gs4fv2o
    @user-xn8gs4fv2o 8 месяцев назад +2

    Team 27 😢😂😂

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei 8 месяцев назад

    ❤ina abdiyaw gabadhu ma dumashideen misa wali waa sugna sln sare ina adeerkay from djibouti

  • @agforexgold7307
    @agforexgold7307 8 месяцев назад +2

    Scw ❤❤

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 8 месяцев назад +3

    Sssniperwolf ga somalida waye ninkan copy 😂😂😂

  • @qadanaxmed1619
    @qadanaxmed1619 8 месяцев назад

    Iswaaq ama haboon fire nice yaa tahay sis

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 8 месяцев назад +2

    War yaadha gabadha dhanba wada marten garsoore fican maha kuwan

  • @casiisaapdalle4447
    @casiisaapdalle4447 8 месяцев назад

    Cali wa rer badiye wlhi cunona ma yaqano xoolo😂😂😂😂

    • @mohansayid7233
      @mohansayid7233 8 месяцев назад

      dumarland nimo miyaa xanaaqu cunto ma yaqaanaan dumark soomalida badankood 😂😂😂

  • @user-rp8by2zn2r
    @user-rp8by2zn2r 8 месяцев назад +1

    Dirsle maad malesiya tagtid oo dadka you tube da soo baratid inteeyn kala tagin

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 8 месяцев назад +4

    Wa ceriin cuntada lkn dhadhanka maxuma kuqoslay😂

  • @cumarabdullhi3118
    @cumarabdullhi3118 8 месяцев назад +2

    Checking ka waa ceerin. Bariskana waa ceeriiin kkkkkkkk

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l 8 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍👍😱😱😱😱

  • @ramadandayib5004
    @ramadandayib5004 8 месяцев назад +1

    First cmnt like saaar

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 месяцев назад +1

      Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 8 месяцев назад +1

    Mr9 intee ka baxay Ayaantaan Hada lee ba arkooyaa bee

  • @abdullahijelle9420
    @abdullahijelle9420 8 месяцев назад +1

    Gabadhan asturkay ebar katahay eewll asturka kudadal

  • @user-ur3rd1fp8y
    @user-ur3rd1fp8y 8 месяцев назад

    Légende

  • @barkhadhassan3797
    @barkhadhassan3797 8 месяцев назад

    Aree dirisle youtube waad ka caajistay miyaa laguma arkee

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 8 месяцев назад

    Ishwaaq abaayo waxa mataqaano waa guusha barkeed anigu waan jeclahay qofka guuldarada qaata horu markaa kujira

  • @MrLiibaane
    @MrLiibaane 8 месяцев назад

    Waa dad aan pasta Masakotto waligood cunin.

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l 8 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍👍

  • @fahmahayir202
    @fahmahayir202 8 месяцев назад

    Gril Power❤🎉