Boqolaal shacaba oo dhoolatus cajiiba ka sameeyay duleedka Hargeysa

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 10

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 6 дней назад +1

    Isxaaq carre guul iyo gobanimo

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 6 дней назад +4

    Isaxaaq care hadad maqasho wa sharafta Isaaq o dhan war xun kama so yedho alow barakee ❤❤❤

  • @khalidmataan
    @khalidmataan 5 дней назад

    Allah ha u fududeeyo xilkaa mugga leh ee loo caleemo saaray.
    Waxaa ii farxadda in aan ku arko madasha aabahay mataan awnuur faarax iyo wiilkii walaashay qiima badan dhashay Caaqil maxamuud caaqil xasan xaaqil ibraahim allah ha idin barakeeyo dhammaan idinka tolkaa sharafta badan.

  • @G.M820
    @G.M820 6 дней назад +1

    Waa soo dhawaynayaa caaqilka cusub Alle xilka muga iyo misaanka leh ee uu qaaday ha u fududeeyo hanna ku asturo.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 6 дней назад +2

    mashallah umadaydii allow barakeh !!!!!! from saylac

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 6 дней назад

    Maansha allah caaqil guuleyso

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 6 дней назад +1

    Allaylehe isxaaq carre ayaa maanta simugle udoortay caaqilkaa

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 5 дней назад

    Algarxajisiya qaasim waa cududa xisbiga waddani.

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 6 дней назад

    Waa inaad Fahamtaan Xafiid laga soo afduubtay Labada reer Ogaadeen iyo muuse garanwaa bari 2018 ayaan ka guurban wixii safaad ku lahaa ayuunba sii joogi kara waayo waa xaafada safaarada marka raali ahaad tol iyo gacal dhulkiina jooga nimcaa fadhida

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 6 дней назад

    Farxaan waa kee Ma zaynab Adan wiil darood ismail ee ay kala baxeen