“Dalkayaga dhiigaanu u shubaynaa “ Banaan bax galabta Hargeysa ruxay

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 7

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 месяца назад +1

    Guul qaranka somaaliland

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 3 месяца назад

    Allow daa Somaliland

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 месяца назад

    League qaldi maayo maantarayiga heego iyo kulmiye ee dadka beenta loogu sheegayo oo koox yar ay oo heego soo ururisey dadka la khaldayo ee xaqoda lagu dulmiyey

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 месяца назад

    Daqonta waa lagu dayaa haday fahmiwaydada goshaa loo galiyaa lakin waad soo jeedaan waxana ugu wayn ee Djibouti cabsigaliyay Eretrea oo donaysay waligeed inay somaliland saldhig ka siiso Canfarta Agabar ama Cabdi Geedi

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 месяца назад

    war muse u ka badiyay !!!!! mise waa calankan aw tawxidka ku qoray ayuu ilaahay galka sefta ugalasoo baxay ? war gartu ilahaybay taqanaye Adunkiyo dhan ayaa ka cabadaya somaliland waliba iyadoon la aqonsanayn maxaad u malayn hadii ay aqonsi haysani lahayd ????

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 3 месяца назад

    Maxaa been la idinka buuxiyey caruurey baroorta ama ooya dhibtu waa beentii la idinku koriyey