FILM CUSUB DAKANO QABIIL PART1

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 483

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 11 дней назад +3

    Ma Sha Allah horey u socda garabkina nahey ❤❤❤

  • @dr_safa512
    @dr_safa512 14 дней назад +24

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo team 22 ❤️💯❣️❣️❣️❣️

  • @AnisoCali-n3w
    @AnisoCali-n3w 13 дней назад +2

    Walashey sudi kuleso Inader form hg ❤❤❤adiga iyo dumashi qali ah

  • @sabiraden
    @sabiraden 13 дней назад +2

    I’m supporting you guys from USA 😊❤

  • @user-eq4or3rm4c
    @user-eq4or3rm4c 14 дней назад +25

    Mashallah team 22

  • @Ayaanyuusuf-e3o
    @Ayaanyuusuf-e3o 8 дней назад +1

    Masha Allah qali horay usoco

  • @ubahsamatar1080
    @ubahsamatar1080 14 дней назад +13

    Filimka iyo prank sobadiya keep going hapo mcnto love you sucdi qurux badan ❤from USA 🇺🇸

  • @maryanfarax3606
    @maryanfarax3606 13 дней назад +3

    Hmblyo Hmblyo Hmblyo Hmblyo Hmblyo team 22

  • @ubahjama6543
    @ubahjama6543 14 дней назад +6

    Wallee waa dadaasheen la isma xaqiree❤

  • @hindabulqas1379
    @hindabulqas1379 11 дней назад +1

    Cod ma laha ee qurxiya guul 🎉

  • @user-ck3vv1eo5m
    @user-ck3vv1eo5m 11 дней назад +1

    Mansha allah filin iga dheh

  • @Nimco-hussein
    @Nimco-hussein 14 дней назад +4

    Masha Allah hanbalyo team 22❤🥳🎉🎉

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 14 дней назад +3

    Asc wallalaha team 22 Filmka amusnan bu ku dhamadey xalqada 1 aad❤❤❤❤

  • @SahroQaasim-vc4ht
    @SahroQaasim-vc4ht 13 дней назад +4

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo inta ku Faraxday filimka ee team 22❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lovelyia4121
    @lovelyia4121 12 дней назад

    Waaw Filinkan wa ku haysta😍

  • @user-wt9gh4zo7e
    @user-wt9gh4zo7e 14 дней назад +6

    Kistoo buuqa iyo sawaxan ayaa kufuran ee cod nadiif ah nosoo daaya

  • @anzalkofi1437
    @anzalkofi1437 10 дней назад +1

    Team 22 wan idin salamay filinka codkiisa wuw gaban yahay ❤❤❤❤

  • @ruqiyamuse3162
    @ruqiyamuse3162 14 дней назад +5

    Maa shaa Allah Hanbalyo ❤🎉🎉🎉

  • @user-vu8uy1fd9g
    @user-vu8uy1fd9g 13 дней назад +1

    www m a horey usoocda tim 22

  • @Munocalihassan-8061
    @Munocalihassan-8061 14 дней назад +6

    Masha allh saan wx uso Gali ano mashquul so raadiyay intaas Ina views heshan wa idin jclhy team😢❤❤❤

  • @FarxiyoCaliXoosh
    @FarxiyoCaliXoosh 14 дней назад +6

    team 22 horay usocda Eekeyna caagadaha halalaqaado😢😢

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7q 7 дней назад +1

    Mahadsanidin, kooxda22❤❤❤

  • @dahabomohamed3110
    @dahabomohamed3110 13 дней назад +1

    Waa film wada buuq ah

  • @user-ho6cn7kw5f
    @user-ho6cn7kw5f 14 дней назад +2

    Wow waa kahelay soo badiya qaytakale❤🎉

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 13 дней назад

    Waa sidan idinka filayay. Waa filim tayo lee horee usocda

  • @QadroClaahi-b2p
    @QadroClaahi-b2p 14 дней назад

    Masha allah team 22

  • @SaharoSacid
    @SaharoSacid 14 дней назад +5

    Soo Badiya wliyaal

  • @caishafaarax7136
    @caishafaarax7136 13 дней назад

    Anga ahmed waan ka baqaaa wlh

  • @fatxilady638
    @fatxilady638 14 дней назад +1

    Ay ay ay, adeer axmed ahaa, keep going team 22 cadowgiin u noolada waa idiin wadanaa👏👏👏👏👏

  • @user-ho6cn7kw5f
    @user-ho6cn7kw5f 14 дней назад +3

    Ezraa beautiful jilin my queen kep going ❤💖

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 14 дней назад +3

    Masha.Allah. hambalyo. Guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Leyloqurux05
    @Leyloqurux05 14 дней назад +2

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo keep going

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 14 дней назад +7

    Ak iyo sakaadha hooyadooda iyo aabohod waxa dilay xaaji Axmed eky wa dhuuntay sakaadha wa soo watay

    • @anabellarobleh1077
      @anabellarobleh1077 14 дней назад

      Ad oo weyn Inta wan kula fahmay

    • @Nimco-hussein
      @Nimco-hussein 14 дней назад

      Lkn gabadhan sakaadha walashii ah iyo gabadha ak wlshiiya xagay ka yimadeen 😅

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 14 дней назад

      Labadan wiil.Ak iyo sakaadha miyaa laga wadaa

    • @Nimco-hussein
      @Nimco-hussein 13 дней назад

      @@afnaanmohamed9765 haa

  • @sahradaahir5204
    @sahradaahir5204 14 дней назад +1

    mashalllah habalyo walalahy allah ha idiiin xiftiyo

  • @UmulkheirIbrahimNoor
    @UmulkheirIbrahimNoor 10 дней назад

    Keep going hooyo karti leh aniga gardarada majecli

  • @rass898
    @rass898 14 дней назад +1

    Mashallah GULAYSTA TEAM 22 love you from ❤️🇺🇸

  • @samiralululuul1856
    @samiralululuul1856 13 дней назад +1

    The best films

  • @qajo9403
    @qajo9403 6 дней назад

    Sucdi quruxbdan new subcriber ku ahay abaayo hori u soco atiga iyo dhamaan team 22❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰❤❤

  • @ilhanxaragotube3060
    @ilhanxaragotube3060 14 дней назад +4

    Mashallah Allah weeeeeeew 👍👍👍

  • @amaldiriye7606
    @amaldiriye7606 14 дней назад +1

    Masha alaah mat walba and part 1-100 nogusoo qora please si markuu idhaafo aan ula socdo

  • @ismahanosman
    @ismahanosman 12 дней назад +1

    Mashaalah keep going

  • @Enisa626
    @Enisa626 14 дней назад +3

    Ezrea gabar walanimada wax ka taqano😭😩❤️

  • @SacdiyoDeeq-pf5pr
    @SacdiyoDeeq-pf5pr 14 дней назад +4

    Abaayo filimka wuu fcnyhy laakiin xogaa meesha lagu duubaayo buuq miiran ah isku day in aad hagaajisaan

    • @fowsiyodaahir4819
      @fowsiyodaahir4819 14 дней назад +3

      Dadku wa bilow ha loo dulqaato qaladka duubista inay wado haysan laga yaaba edited buuqa looga saaar filayaa

    • @anabellarobleh1077
      @anabellarobleh1077 14 дней назад

      ​@@fowsiyodaahir4819ad oo weyn ha lo dulqato wa qaybtii Ugu horaysay inchallah gadal wu ka hagagi

  • @SundusChamac
    @SundusChamac 11 дней назад

    M.a team kan jiro jooga alah qbyalda hanga madobeyo

  • @fathiqalanjo571
    @fathiqalanjo571 14 дней назад

    Mashallah Team 22 horey usocda❤

  • @asharuun625
    @asharuun625 14 дней назад

    Masha allah horey u soco sucdi watching from 🇬🇧 ❤❤❤

  • @Salma-gj4oj
    @Salma-gj4oj 14 дней назад

    Wllo sugdiyeey haniyad jabin waligaa wlh😢❤

  • @hibaadxuseen7013
    @hibaadxuseen7013 11 дней назад

    Woow maasha Allah filmku waa top lkn waxoga codka clear ka dhiga buuq aya maqlayna

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 14 дней назад +2

    Waaw so dhaacyeey dheeyda ki siiday🎉

  • @ShukriCumar-qe5cd
    @ShukriCumar-qe5cd 14 дней назад

    Masha allh hor mara wacan ❤🥰🥰🥰🥰

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan 14 дней назад

    Maalintaan gabadhaan Ak wllshii ah ahaa hadii wiilashayadu saas igu so dadaali lahaa yeen
    Abaal ayaan uga heyn lahaa
    Lkn Alhamdulillah waan kaso gudbay hada
    Waxaanse ku dadaali doon ciyaalkeyga insha Allah

  • @SafiyocaliAxmed
    @SafiyocaliAxmed 12 дней назад +1

    Waaaw mash allha

  • @abdikarimadawe500
    @abdikarimadawe500 13 дней назад

    Waad mahadsantihiin laakiin filinka warkiisa ayaa yar

  • @Mariyomohamed1
    @Mariyomohamed1 14 дней назад

    Tiimkeeniii.waan.idin.jecelahay❤

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 14 дней назад +3

    Mashallah tabaarakallah ❤️ ♥️ 💖 😍

  • @user-ev3jt6cb9t
    @user-ev3jt6cb9t 13 дней назад +1

    Perfect movie

  • @geelqaadgeelqaad7719
    @geelqaadgeelqaad7719 14 дней назад

    Maansha allah Maansha allah hore u socda

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial6923 14 дней назад

    Camerada in cut la dhahayo caadi lo dareemayaa team22 shaqa wacan lkn camerada iska hagaajiya sida kle masha allah

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n 14 дней назад

    Waaaaow ma soo dhacay teem 22 ❤❤❤❤

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y 14 дней назад

    Masha Allah welcome team kena❤

  • @sacdiyakuuloow4370
    @sacdiyakuuloow4370 14 дней назад +3

    Masha allah keep going on 22

  • @Suuraomar143
    @Suuraomar143 14 дней назад

    Masha aallah guleysta my team 22❤❤❤🎉🎉🎉

  • @nagaadjamaal2778
    @nagaadjamaal2778 14 дней назад

    Masha allah congratulations keep going team 22❤

  • @user-ub1ju3st6d
    @user-ub1ju3st6d 14 дней назад +1

    Waw Horay usocda tiim 22 ❤❤

  • @madiinoShariif-gh7oe
    @madiinoShariif-gh7oe 14 дней назад

    Masha alaha alaha idin bara keyo team 22❤❤❤

  • @QueenXilkas-z1p
    @QueenXilkas-z1p 13 дней назад

    Nag nool iga dheh horay usoco❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 14 дней назад

    Mashallah team 22 horey uu socda ❤ From djabuti

  • @FarhiyoAhmed-g3t
    @FarhiyoAhmed-g3t 14 дней назад +2

    Masha allah watching from USA 🇺🇸 keep it up ❤❤❤❤❤ sucdi

  • @sumayomaxamed45
    @sumayomaxamed45 14 дней назад +2

    m.a team isku kalsoon keep goinig habo sucdi xayaat brank kuso same dabeecadeed tijaabi

  • @IfraahIndho
    @IfraahIndho 5 дней назад

    Ficilba idinkuso biiray horay y socda❤

  • @imrantahlil2276
    @imrantahlil2276 14 дней назад +14

    Masha Allah sa u sugaye channel ka intaas Mar so boqan jiry team 22 hambalyo

  • @muxubosuule2833
    @muxubosuule2833 14 дней назад +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuuuul

  • @sagalismacil9328
    @sagalismacil9328 14 дней назад +8

    Waan so dhawaynayaa filimka cusub waan rajaynayaa inu noqdo mid na xiisa galiya balse hal talo idin siinaya haku raajinina labada qof ee wada hadlaya kolba kamaradu hakuso noqoto waao xiisaha filimka ka ridaysa arinkaa

  • @user-kv3qy8jv8b
    @user-kv3qy8jv8b 13 дней назад

    Msha allh ❤❤❤❤

  • @user-vp7ke8sx6b
    @user-vp7ke8sx6b 14 дней назад

    M a waan sugayay ani

  • @user-cr7mv1pp2f
    @user-cr7mv1pp2f 14 дней назад +2

    Voice nadiif ma aha please sifcn u editing gareya sida kale Filim waa ok

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 14 дней назад

    Guryihi baba shirandula ku jili jiray baad Ak gayseen 😂😂😂😂

  • @xumburufcumar9222
    @xumburufcumar9222 14 дней назад

    Hambalyo tii cusub ee imika isutegay guul baan idiin rajeynayaa inshaa allaah

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 14 дней назад +1

    Waw best film waye .wale

  • @AnizaAli-w
    @AnizaAli-w 13 дней назад

    Keep going ❤

  • @prettyub2311
    @prettyub2311 14 дней назад

    Manshallah horay usocdha 😊❤

  • @AnuushMaxamed-gl5dg
    @AnuushMaxamed-gl5dg 13 дней назад

    Masha allah abayo hormar wacan ❤

  • @sadiakiin9688
    @sadiakiin9688 14 дней назад

    Masha alh keep going team 22 guul idin rajeynaa

  • @salahabdullahi7433
    @salahabdullahi7433 14 дней назад +2

    Masha allah waqti badan team 22

  • @aminasahal5180
    @aminasahal5180 14 дней назад +1

    Wwww inaba caadi ma ahan good

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 14 дней назад

    Hambalyo maasha allaah teem 22 guulleysta ❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hafzaabdirahmannor4476
    @hafzaabdirahmannor4476 14 дней назад

    Wow horey u socda❤😊

  • @QadaroCabdule
    @QadaroCabdule 14 дней назад

    Horay usocoda tiim 22

  • @fadumopalifarax7526
    @fadumopalifarax7526 13 дней назад

    ManshaAllah my team guulayzta ❤❤

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 14 дней назад

    Waaaw Masha Allah hormar wacan

  • @AxmedSalmen
    @AxmedSalmen 14 дней назад +2

    Mansha allah

  • @farxiyomohamud8753
    @farxiyomohamud8753 14 дней назад

    Waan bogaadinayaa team22

  • @umufoziyaumufoziya2655
    @umufoziyaumufoziya2655 14 дней назад

    Team22 xogaa codka naga soosaxa waan idin wadanaa walalayaal

  • @hiboumuamin4891
    @hiboumuamin4891 14 дней назад +2

    Woow very Best 👌

  • @rodamahamoud9949
    @rodamahamoud9949 14 дней назад +2

    Machallah hambalyo team 22

  • @user-zs8vm9xo8d
    @user-zs8vm9xo8d 14 дней назад +3

    Wow all the best ❤❤❤❤❤

  • @Niimca
    @Niimca 14 дней назад

    Mansh allh film qurux badn Barton 2 sugenaa sodhoqsada team 22❤

  • @nasroabdirahman7494
    @nasroabdirahman7494 14 дней назад

    Mansha allaah no hos mar naba team22❤

  • @____0934
    @____0934 14 дней назад

    Mashallah ❤❤❤❤ horay usocda wllyal

  • @fatimomohamed8300
    @fatimomohamed8300 13 дней назад

    Masha allaah Horay usocda team 22