FAHAN WAXAY SAWIRTAY GABDHAHA OO XISHOODAY TARTAN GABDHA iyo WIILASHA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025

Комментарии • 903

  • @Fatumina2
    @Fatumina2 10 месяцев назад +426

    Masoo Marin ruux ka qeyr badan dunidaaan nabi Mohammad scw

  • @AbaasqaasinAxmed-ex3by
    @AbaasqaasinAxmed-ex3by 10 месяцев назад +178

    Waligiis masoo matin qof ka dulqaad badan kana samir badan nabigeena muhamed scw like ii saara fariintaan

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 10 месяцев назад +131

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😢☪️❤️

  • @khadroabdulle7662
    @khadroabdulle7662 10 месяцев назад +33

    Gabdhaha Markey wada xijaabanyihiin wey wada qurux badanyihiin😊❤

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 10 месяцев назад +289

    Team yasir one like ❤Amiro iyo cayda aya maqan 😢

  • @cristiano.ronaldo-x5l
    @cristiano.ronaldo-x5l 10 месяцев назад +689

    Team yaasir 1k like❤😊

  • @AnisoAbdirizak-o6s
    @AnisoAbdirizak-o6s 10 месяцев назад +45

    Barnamijkan xiso gooni oo leyahay lkn asadow saburada lee ha laisku fahan siiyo markas dab ayu noqona i aamin😂😂😂

  • @Tushleey
    @Tushleey 10 месяцев назад +98

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙

  • @SiicModel
    @SiicModel 10 месяцев назад +64

    NABI MAXAMED KU SALI SCW SCW ❤

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 10 месяцев назад +61

    Team 27 kusliya nbigena muxmed scw ❤ kusliya ☪️

  • @sahraali5195
    @sahraali5195 10 месяцев назад +18

    hal mar nabiga igula saliya scw🎉

  • @FarxiyoMaclin-k3k
    @FarxiyoMaclin-k3k 10 месяцев назад +23

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @husniali1604
    @husniali1604 10 месяцев назад +68

    team yaasir is mujiya💪

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 10 месяцев назад +37

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕

  • @CimroMohamad-uy8lx
    @CimroMohamad-uy8lx 10 месяцев назад +8

    Kusaliya Nabigena Muhammed sallalahu Calayhi wasallam ❤️🥺😊

  • @abiibadan7685
    @abiibadan7685 10 месяцев назад +16

    smart women ugbaad m.a waan wataa gabdhaha, ragguna makala dhacaan waa barnaamij qrux badan xamasadiisu wataa runtii dhalinyaro faraxsan mashallah waa wax lagu farxo we can't wait part two inshallah last go guys one love team 27

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 10 месяцев назад +55

    Waa rafteyy😂😂gabdhaha qosol igu dileen😂

    • @OkOk-wy2qw
      @OkOk-wy2qw 10 месяцев назад

      😂 gbdhha ya wxs baray iyaga

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 10 месяцев назад

      Yaa waxas baray kulaha caruur miya 13 jirka aya yaqaano se usawirtay aya cajiib ah 😷😷😷😜😜😜

    • @oraahsameadanhassan2363
      @oraahsameadanhassan2363 7 месяцев назад

      Afka loo giliyey

  • @Asadhaag
    @Asadhaag 10 месяцев назад +64

    Yasir big laggend mar kale. Soo qabta
    Team Yasir like 👍

  • @saredomoussa2236
    @saredomoussa2236 10 месяцев назад +64

    Team yasir on like ❤

  • @Zackcade-c8z
    @Zackcade-c8z 10 месяцев назад +58

    Aaway dadkii jeclaa nabigeena Muhammad scw scw ❤😢🎉

  • @MabsuudXasan-xp2ys
    @MabsuudXasan-xp2ys 10 месяцев назад +16

    Tiim samiyo guul insha alah❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 10 месяцев назад +43

    Team Qabqab to qalbiga Amiira qurux and king ceyda ❤ wan u xiisay away ❤❤

  • @Sacdiyamaxamuud-x6z
    @Sacdiyamaxamuud-x6z 10 месяцев назад +51

    Alla gabdhaha maskaxdoda isn't easy 😂😂😂😂

    • @someyharet9307
      @someyharet9307 10 месяцев назад

      Haye wa yarenaa 😂😂😂😂😂😂 Walhi cawa wan qoslay

  • @jimcalejirdeasmarka
    @jimcalejirdeasmarka 10 месяцев назад +17

    15 days left Ramadan AlhamdullilaH❤

  • @xanaanabdirisaq1702
    @xanaanabdirisaq1702 10 месяцев назад +10

    Team gabdhaha qosol iku dilen😂😂

  • @nadarqurux-w9x
    @nadarqurux-w9x 10 месяцев назад +2

    Inta jecel nabi muxamad one like

  • @XasandaauudXaaji-sd5lm
    @XasandaauudXaaji-sd5lm 10 месяцев назад +14

    Saamiya qurux badan sundus hagardeeda iska ilaali filimka calaf iyo caashaq run runaan umaleynooya adiga iyo ceyda ayaana idiin wataa❤❤❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 10 месяцев назад +4

      Niyow mayla aragtay saamiya wexeeda qurux waa dhaafay habeen ba habeenka ka danbaysa way kasoo daraysaa 😂😂😂
      Awal koko ucimaamaday hadase waan kala laabtay teamka gabadha ugu shidan saamiya siiyay 😢

    • @abdiqaadir7729
      @abdiqaadir7729 10 месяцев назад

      nio hadanba islaha gabdha m.a wee sii qurux bdnanysaa😂❤❤​@@wehelashaq3368

  • @fatmina08
    @fatmina08 10 месяцев назад +6

    Maalmahan amiiro koko iyo ceyda maheyno waa rabnaa😭

  • @SamiroMaxamed-zl3qw
    @SamiroMaxamed-zl3qw 10 месяцев назад +3

    Team qab qab Amira iyo ceyda maqan❤

  • @Yaana0k
    @Yaana0k 10 месяцев назад +13

    Asadow habeen danbe ceyda iyo amiira iyo koko soo badi saamiyo iyo ugbaad waan rabnaa😂😂😂

  • @rahoabdi3773
    @rahoabdi3773 10 месяцев назад +23

    Team yasir ❤ hada laga bilaawo yasir ahy welcome yasir cadey

    • @Janno66
      @Janno66 10 месяцев назад +1

      Cadey aaaa😂😂ano arkaayo wiilkii gabar iiga dhigteyyy😂

  • @IsmaciilMoha-z4u
    @IsmaciilMoha-z4u 10 месяцев назад +54

    Team Yasir marnaba noo hoos

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh 10 месяцев назад +5

    Kuni waa qosol soco wlhi Asad noso badi plz thnkz u so much❤❤

  • @Mohommt
    @Mohommt 10 месяцев назад +13

    Ku sali nabiga scw scw ❤❤❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 10 месяцев назад +10

    Asad iyo asxabtisa team 27 waa nisalamay🙌 masha allah marnamijka kusoco wll
    Ramadan Mubarag mel walba aad jogtaan iyo cafimad qab🌙❤️👏

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 10 месяцев назад +11

    Nabiga ku sali scw 🥰

  • @ZeynabBuulle
    @ZeynabBuulle 10 месяцев назад +4

    Team asad hagio one like❤

  • @MR.DADAyare
    @MR.DADAyare 10 месяцев назад +3

    Team yasir wlhi meshan la raway wa jogaa😢❤❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 10 месяцев назад +8

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @CabdiraqiibAhmed
    @CabdiraqiibAhmed 10 месяцев назад +14

    iLahay dartiis love isar ❤

  • @SamatarMaxamett
    @SamatarMaxamett 10 месяцев назад +1

    Soo samee hadaa awoodo the best yoituber somali number 1

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi8529 10 месяцев назад +6

    Illhow soon ka Naga aqbal
    Yaaa allH illahow nacafi danbi noockasta oo aan galnay 😢amin amin Amin amin amin Amin yaa allh

  • @CABDIFILMS-fb3sx
    @CABDIFILMS-fb3sx 10 месяцев назад +2

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALLAMM ❤❤

  • @NasradaahirNasriin
    @NasradaahirNasriin 10 месяцев назад +10

    Asad waa ani qofkii ugu horeeyay oo ku daawado😊❤

  • @MamaSacdiyo-q1e
    @MamaSacdiyo-q1e 2 месяца назад

    M,a samia jalbaabka ee ku qorxantahay wllhi❤❤

  • @Sukhracali48
    @Sukhracali48 10 месяцев назад +15

    One like team Assad hajio ❤🎉😊

  • @MrmuxudiinMaxamed
    @MrmuxudiinMaxamed 10 месяцев назад +1

    RAMADAN MUBARIK❤❤❤❤

  • @asiyoAbdulahi-w9s
    @asiyoAbdulahi-w9s 10 месяцев назад +3

    Woww yaasir is here 😍 🙌

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 10 месяцев назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @umuubax1671
    @umuubax1671 10 месяцев назад +12

    Asadoo wlhi caawa saaide iga qosolsiyeen sawirka ee gabdhaha sawireen 😂😂😂

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 10 месяцев назад

      Lkn maxaa waaye maxaa sawirka markii lasawiray waxaas idiinku soo dhacay ragga waxaas kuma soo dhicine ?
      Ilaahay baad leedihiin niyadiina ish 😂

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 10 месяцев назад +1

    Yasir welcome to team 27❤🎉geesi iska dhig oo ha cabsan wllka

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 10 месяцев назад +11

    اللهم رحمة لكل مؤمن، وشفاء لكل مريض، وتفريج لكل هم، وغفران لكل ذنب، ورزق لكل محتاج، واستجابة لكل دعاء🤍
    وكل عام وانتم بخير🤍

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 10 месяцев назад +1

    Welcome yasir taliye azad hagio number one somali youtuber keep going 2m coming soon I.n

  • @Zaaraomer-j6r
    @Zaaraomer-j6r 10 месяцев назад +5

    Away dadkii ila jecla ugbad like 👍❤

  • @maxamedcabdinuur7341
    @maxamedcabdinuur7341 8 месяцев назад

    gabadha jalbabaka bik ah xidhan qosolkeda yaan ka helay wlh❤❤❤❤❤

  • @EglanHussein
    @EglanHussein 10 месяцев назад +8

    Alweys dumarland ayan lajira walal asad❤❤

  • @LuqmaanAhmedsaciid
    @LuqmaanAhmedsaciid 10 месяцев назад +3

    Again soo dheh marlabad 😂😂😂 waa funny caadi ah wllah

  • @A-shakur358
    @A-shakur358 10 месяцев назад +4

    Yaasir waan ku taagernaa❤
    GUULEYSO SXP❤❤❤

  • @ZuheipFaysaL
    @ZuheipFaysaL 10 месяцев назад +6

    Asc abtio asad hagio I love you ♥️ so much wllhi 😢 ilaahay lugahaaga ha kugu istaajiyo maalin uun abtio keep going 2m is here aptio bye 👋 😘 ❤.

  • @saaraciise1237
    @saaraciise1237 10 месяцев назад +5

    Inta dhabdha la jirta like saara

  • @Roukiaabdillahi
    @Roukiaabdillahi 10 месяцев назад +1

    Team GABDHAHA is not easy❤❤

  • @ZuheipFaysaL
    @ZuheipFaysaL 10 месяцев назад +8

    Aptio in aan kula soo xidhiidho waan jeclaan lahaa wllhi 😢❤

  • @ahmedrachid-pw6ql
    @ahmedrachid-pw6ql 10 месяцев назад +5

    ONLY Team Asad hajiyo❤❤

  • @SafaAxmed-tw9rv
    @SafaAxmed-tw9rv 10 месяцев назад +3

    Yaasir wx badan la soo jil plz codsigeyga aqbal ❤❤❤

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 10 месяцев назад +1

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @cumarcali1023
    @cumarcali1023 10 месяцев назад +8

    Wll plz igu la sali xabiibkena muxamad scw

  • @يوسفحسن-ت7ق
    @يوسفحسن-ت7ق 10 месяцев назад +2

    Asad xajiyow ❤cawa xamaasada miyaa kuqaaday hordhaca qeysii iyo codsiga dad weenha Leeg wad ilooday ❤❤❤

  • @SahalSalahAli
    @SahalSalahAli 10 месяцев назад +5

    Team wilasha one like

  • @abdirizakawil9058
    @abdirizakawil9058 10 месяцев назад +1

    Yaasir wlhi nin kaas waa wiil qatara waayo armahiina ayaa soo saaray waa nin xushmad badan ee soo saara anoo shaqada fasax ka ah oo kaamirada wareegta daawanaya ayaanba arkay asaga oo leh meeshaan ayaan kugu sugayy ee saaxiipayaal aan isku ducayno zxpkey yaasirna aan caan ka dhigno i.a m a

  • @Shukrimidnimo
    @Shukrimidnimo 10 месяцев назад +6

    Gabdhaha cadi mahan walhi way iga kkkk❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 10 месяцев назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @Monacreates2
    @Monacreates2 10 месяцев назад +5

    Gabdhaha niyadooda wasaq waaye 😂😂😂😂 aacuudu billah

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 10 месяцев назад

      Haa niyow wiilashu qoodhaha ragga inuu yahay waxan ay gabadhu sawirayso mayna niyadooda kusoo dhicin way sugayeen wuxuu yahay ayay ka fikirayeen si ay uguulaystaan lkn dumarka maxaa waaye 😂
      Midakale maxaa baray halkaa calaamad su,aal baa saarane raggii uu kuyaalay ba mayna waxaas umalayne maxaa waxa baas baray waaba gabdho yar yare 😂😂😂😂🙈

    • @oraahsameadanhassan2363
      @oraahsameadanhassan2363 7 месяцев назад

      ​@wehelashaq3368 dee inay garoob yihin laga yaaba

  • @sucaadosuusuu1066
    @sucaadosuusuu1066 10 месяцев назад +1

    Yasiir welcome to team 27 dad qalbi wangasan 🎉❤

  • @KheertoSiidcali-il3ik
    @KheertoSiidcali-il3ik 10 месяцев назад +4

    Taeam asad like

  • @XafsoAbdi-go3sp
    @XafsoAbdi-go3sp 10 месяцев назад +2

    Asad caawa qosolkaa igadhamaaday wallahi soobadi aboowe 😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @Farhiyaabdiismail-h6t
    @Farhiyaabdiismail-h6t 10 месяцев назад +6

    War gabdhaha la socde cwa berka ixanune wllhi ❤ shactiro

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 10 месяцев назад +1

    Sundus Amiira koko iyo ceyda inta uxisty malmahan ☝😢

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 10 месяцев назад +3

    Gabdhaha ayaan la jiray ❤

  • @1eokxkesm9
    @1eokxkesm9 10 месяцев назад

    😢kamifnoqo Barnaamijkeena Taxanaha kaas oo aan kusoo gudbino Qisooyinka Faldambiyeedka Dhacdooyinka iyo Sheekooyinka xiisaha badan ee adduunka oo ❤🎉❤❤🎉🎉❤

  • @yahyelaam6955
    @yahyelaam6955 10 месяцев назад +20

    Team 27 haduu yaasir ka so muuqdo shekadu way isku dhan tahy

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 10 месяцев назад

      Yasirkan waa maxey horta nio dadka dhan ku hayan

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 10 месяцев назад

      @@king______diini2777niyow wlhi anaa xataa yaabay team 27 dadkii uhoreeyay ayaan ahaa asad ilaa 100k asagoon gaadhin bilawgii soo raacay ilaa maanta qofkasta oo teamka kusoo biira waa aqaanaa markaa caawa waxaan is waydiinayaa yaasirkan xuu ahaay xaguu ka shaqeeyaa 😂😂😂
      Comment ga dhan welocome yaasir muuqaalka yaasir dartii udaawanayay iwm qorayaane bal nafahansiiya

    • @azuupea568
      @azuupea568 10 месяцев назад

      Kkk Marki lguu sheego isoo sheeg

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 10 месяцев назад

    Ladan iyo samiyo caawa xijaab bay xirteen😂sida ugbaad m.a❤

  • @barwaqofarax-ce9xr
    @barwaqofarax-ce9xr 10 месяцев назад +3

    Wa iga qosliseen Wlhi
    Samiya sawirkeeda funny waaye

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 10 месяцев назад +1

    Aan ku wada salino nebiga s.c.w❤❤

  • @NawaalSheekhnuur
    @NawaalSheekhnuur 10 месяцев назад +3

    Gabdhaha guul l.a🎉

  • @CaishacuudCaki
    @CaishacuudCaki 10 месяцев назад +2

    team yasir one like ❤

  • @Abdinho_18
    @Abdinho_18 10 месяцев назад +8

    Koko is soo beautiful ❤❤

  • @HousseinabdiKadrahoussei-su7ff
    @HousseinabdiKadrahoussei-su7ff 10 месяцев назад +2

    Partir to asad in koko amira sundus in king cayda cumeer salax arimerana❤❤❤

  • @Laylacabdi-g1o
    @Laylacabdi-g1o 10 месяцев назад +5

    Asad geesi baatahay waan ku tagera walhi wll hore usoco wll mcn ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @QadroDahir-v9u
    @QadroDahir-v9u 10 месяцев назад

    Gabdhahaan lajirnaa lkn aad ayeey u asturanyihiin saasaa lafadee❤❤❤❤

  • @NuurtoJaamac-d6t
    @NuurtoJaamac-d6t 10 месяцев назад +3

    Gabdhaha ❤❤❤❤is not easy 😊😊😊

  • @nagadabdilahinage3662
    @nagadabdilahinage3662 10 месяцев назад +2

    Lailaha ilala muhamedu rasulal maxa waye😂😢❤sis

  • @Cusmaanraageahmeth
    @Cusmaanraageahmeth 10 месяцев назад +3

    Wllkei Asad Hagio Allè dartiis ayaa ku Tagera Kaliya hadii i awoodi dhar ciid salada Ku dugto ii gad 😢😢

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 10 месяцев назад +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @milhaanosmanmaahi5153
    @milhaanosmanmaahi5153 10 месяцев назад +3

    Asad aad ayaan kujeclahay aboowe alaah kucaafiyo aboowe❤❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 10 месяцев назад +1

    Ceyda 🤴 amiiro qurux koko aaawen😂

  • @LeeyloMaxamed-v1x
    @LeeyloMaxamed-v1x 10 месяцев назад +6

    Asad abowe ale haku xafido insha allah

  • @Asad27gggggg
    @Asad27gggggg 10 месяцев назад

    Nabiga an kusalino scw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ina_adam
    @ina_adam 10 месяцев назад +7

    Yasir ujedaa😍😊

  • @XamdiQasiin
    @XamdiQasiin 10 месяцев назад +1

    Teem 27 wan idin wata wlhi Asad o kow kayahy ❤❤❤M.a allh Asad haajiw wlhi wan ku wata waxn ku leyahy hori u soco in sha allh 🎉🎉🎉😂😂😂😂

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 10 месяцев назад +5

    Team gabdha lajira guulaysta❤❤❤