Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
👏🏽👏🏽👏🏽🌷🌹👍❤️👏🏽🇬🇧Fariid Suldan Mustafe Yaxfidkuma Allah Allah ha ku xafido Inaader ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Waa runtaa way dawakheen oo hees waan waalanay bay qaadayaan arinta ina moogena hantida dawlada ay sii dhacayaan ayay ku qarinayaan ilayn cashuurta ay bixiyaan iyaga ayuunbaa dib ucuni jiraye
asc Suldaan Mustafe waa sidaas maaha allah maayir mooge waxeynu udooraneynaa mx weyne mustaqbalka in sha allaah Waad mahadsantahay
Inshallaahu Tacaala mustaqbalka Mayor Abdikariim Axmed Moogee M/weyne Somaliland wey u dooran Taaggeero buuxda reer Burco Ceerigaabo Berbera Gar-Adag Ceelafweyn Codka waanu Siin..
Hadal jilicsani waa liid
Idinku maad markiini fadhiisataan oo aamustaan sawdinkii dawakhaada nala soo galay
Malaha waa fanaaniinta
Yaadooranaya
Somaliland ayaa dooran
Kan malaa yaacni muxuu ahaa maa mid kale oo cuqdad habarawal kuujirta baa ??
H.Awal oo dhan maaha ee inta cuqdada qabta ee xoolaha umada sii cunaya ayuu lahadlayaa fahan
Xasan yare iyo intii Doqonta ahyd ee awalba idinla joogay baad ujeedaa ku wasaa kuu codayn lkn inta nasabka ah walay kaaataha Dameeeeeraw
Nasab waxaa ah ninka awoodiisa kursiga ku saaray cirro kolay waxba lamaydaan hadhine
Wuu tagayaa wuuna fasaqay
Imisu ku hadal ku yidhi
Ilaa kuwii culimada sheeganayey may difaacayaan maayor qiiro illeyn hasha geela cuntee cabaada Waar adkaysta intaa gaysateen ka bdn ayaa la idiin gaysanayaa
Oo hadii aanuu idinkana wado idiin dhisin muxuu qabtay hadaa
Hargeisa ayuu wax u qabtay oo dhan
Waar maxaa cid waliba nagu af baratay kkkkkk waar guusha xejista dadku waa idin sugayaan
gacmo madhan ninkii gole layimid guulma hàybsado,e odaygii galaalnaa maxaa gaajo daba yaacday
Ninka isagoo aan wali ka gaadhin gaajadu u muuqato kawaran
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
👏🏽👏🏽👏🏽🌷🌹👍❤️👏🏽🇬🇧Fariid Suldan Mustafe
Yaxfidkuma Allah
Allah ha ku xafido Inaader
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Waa runtaa way dawakheen oo hees waan waalanay bay qaadayaan arinta ina moogena hantida dawlada ay sii dhacayaan ayay ku qarinayaan ilayn cashuurta ay bixiyaan iyaga ayuunbaa dib ucuni jiraye
asc Suldaan Mustafe waa sidaas maaha allah maayir mooge waxeynu udooraneynaa mx weyne mustaqbalka in sha allaah Waad mahadsantahay
Inshallaahu Tacaala mustaqbalka Mayor Abdikariim Axmed Moogee M/weyne Somaliland wey u dooran Taaggeero buuxda reer Burco Ceerigaabo Berbera Gar-Adag Ceelafweyn Codka waanu Siin..
Hadal jilicsani waa liid
Idinku maad markiini fadhiisataan oo aamustaan sawdinkii dawakhaada nala soo galay
Malaha waa fanaaniinta
Yaadooranaya
Somaliland ayaa dooran
Kan malaa yaacni muxuu ahaa maa mid kale oo cuqdad habarawal kuujirta baa ??
H.Awal oo dhan maaha ee inta cuqdada qabta ee xoolaha umada sii cunaya ayuu lahadlayaa fahan
Xasan yare iyo intii Doqonta ahyd ee awalba idinla joogay baad ujeedaa ku wasaa kuu codayn lkn inta nasabka ah walay kaaataha Dameeeeeraw
Nasab waxaa ah ninka awoodiisa kursiga ku saaray cirro kolay waxba lamaydaan hadhine
Wuu tagayaa wuuna fasaqay
Imisu ku hadal ku yidhi
Ilaa kuwii culimada sheeganayey may difaacayaan maayor qiiro illeyn hasha geela cuntee cabaada
Waar adkaysta intaa gaysateen ka bdn ayaa la idiin gaysanayaa