Ww odaygii bir jeex wacdaruu dhigayaa erayo ximadaysan iga dheh Waxan arkay dhaanto hore oo uu ku gubadinayay bulshada ku nool ee ku dhaqan deegan somalida itoobiya Taas oo uu erayo hal xidhale ah oo aad u adag oo aan qaar kood laba fahmayn ay ku jireen sida saaka dhaankii la raray dhishii miyaa lagala hadhay oo kale markaa Wuxuu hayaa erayo xigmadaysan alle caqliga ha u siyaadiyo ee
wa run horta somalida Ethiopia anigo ah aqon yahan ka so jeda Doolo lkn waxa moda ina ilay aha nin horumar weyn so jiday lkn ina caq jar yahay mid an Han weyn lkn noqday Bashu leh
Caku ciil badana oo bahashu khadhadha marki laysla garan wayo laba nin oo shaqo isku afgaran wayay in Ay isu gobyan kama xumi lakin wuxu ciil iga haya magaca JWXO ee la bahdilayo ee nin kasta uu rabo in uu tiisa ku meel marsado 🛑🛑🛑🛑🛑
Dadkuu uu ugdanbeeyay hido iyo dhaqankii waan iniwataa reer adag oo ku tayasho mudan ogadeen
From hargaysa
Mashallh Nio ninkan Birjeex yaa dhantoyinka usameeya waa Xikmad miiran wlhy keep going
manshaa allah guulaysta walaalayaal from oagaadeeniya🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
Waa qayla dhaan jajabka joxo ee insha allaah guul ayey ku dhamaan waxi dhedhan don ah wey hari
Ma godayba jigjiga laga goynayaa soomali galbeed one lov❤
First comment Ali dhaanto sxb wkuslmy
😓😓😓😓runtii erayada meel fog bay taabanayaan
War soomaliyeey fadhiga halaga kaco
Khasatan soomali galbeed
Intii wax garada
Hala kaco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐
Insha allh weynu guulaysanay
Halganka wuu soconaya 🙏🖐🇸🇴
allaahu akhabar allaha unaxariisto owowyaasheenii halyeey yadii
Mash allah dhaantiyo badh iga dheh ciyaartaa idishay dadax ❤
👍 good this best dhanto garmacateh we unity Somali
Waxan ahay qofkii 9 to comment am happy....guuleysta walikin. Godey gacal dalat ayan aahay🙏🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲❣❣❣❣❣💪💪
I love godey gacalo
Macaan waaye dhaantadan waxaa ku xusuustaa jacaylkaygii raxma qaali abaayo macaan
M.a ciyaarta kahelay❤❤🇬🇲🇬🇲
Wan ka qiroday dhantaadan 😭💚💙❤️
Gobanimo Gunimo lagu so gatay 💵 !!
Msha allh Muuqalkeeda wuu quruxbadan yahay 👌👌🔥😘
Masha Allah keep going
Team cali dhaanto nolada best dhaanto in 2021 like ta ha ila dhaafina
Ma godey Baa jigjiga laga goynayaa 😪😪-
God in ay galeen way isla garanayaan gumas iyo gondher haday jecel yahiin 😢😢Dhaanto qalbigayga taabatay
Aad ayay itabatay waxeyna tabne somaliwayn erayadan
Allow is kaa bulnimada
Naga saar gabdhaha
Ogadeena calaf nooga dar
Masha allh best dhanto👌❣❣
Allow dadkad igabertay qalbiyadoda isku sodhawee guul in sha allah
Meeday dhaantadii aad xaalada maanta kaga hadli lahayd, Ali
Ali dhanto Boqorka dhantada wa lagu Tabay Big Respec🙏🙏🙏🙏🙏
Dhaanto ereyo
MugleH xambarzan runtii
Murti maalka ayunba fahmaya.
Yuufis barjeex
Dhaanto igadheh muna$ yuusufcod halalaaasi ah
Aptiyo codka illahay haku barakeeyo
dhaantoo yinkii hore wallhi hada kuwa jiraaa dhaanto ma ahan
Ayaan halgan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhaanto macno ka hadleysa onlf in la kala dhex gali karo uma maleyn jirin wayyyy oo wayyyy
I'm first view
Walhi dhanto lala jidhidhcyoodo waaye
Masha Allah yusuf
Marakan agon maqlo Wan xanunsata caku rabi ha u gar garo umada qasatan ilmaha agonta rabi ha wacieyo
Ww odaygii bir jeex wacdaruu dhigayaa erayo ximadaysan iga dheh
Waxan arkay dhaanto hore oo uu ku gubadinayay bulshada ku nool ee ku dhaqan deegan somalida itoobiya
Taas oo uu erayo hal xidhale ah oo aad u adag oo aan qaar kood laba fahmayn ay ku jireen sida saaka dhaankii la raray dhishii miyaa lagala hadhay oo kale markaa
Wuxuu hayaa erayo xigmadaysan alle caqliga ha u siyaadiyo ee
alloow naga qabo garmaqaate
Wllkay Yusuf iyo wllshay munaa aaad ayan idin tageeraa waxad tihiin cududa yada inoolaada intay noolal jirto gowanimo gunima lagusogatay xalal lagu gamiyo gul kasugahayan cajiiib
Heestani itoopiya ayay tilmaamaysaa
muna bilan ***** ♡♡♡♡♡ ♤♤♤♤♤ Intaa iyo inka badan ayaa iga istaahishaa ma godeyba jigjiga laga gooynayaa……?
Kuwa godobta galay lamagaran laaa eeee walagarab maraa
Heestan weey igu socotaa
Erayo nuxur iyo milge iyo maamuus xambaarsan. 🥲🥰🥰🥰
Meshan ana low ka aah so yaca
Ali dhaanto waxaad gashay shaqadii ABDI ASKARI TOYOUBE
Waajibaad
Mashaalah Dhaanto macaan
Viva 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Subscribe waa xagiina
ruclips.net/video/kbDyH1it6FQ/видео.html
Keep going my abtii yousuf❤️💯🙏
wa run horta somalida Ethiopia anigo ah aqon yahan ka so jeda Doolo lkn waxa moda ina ilay aha nin horumar weyn so jiday lkn ina caq jar yahay mid an Han weyn lkn noqday Bashu leh
Aqoonta kaa caawin wayday inaad isugu yeedho ‘ Soomaalida Ethiopia’ waa tii Meles ku baray ee Fadlan aqoon kale ood eray bixinta guumaysiga ku fahanto raadso.
Yussuf birjex
wargabadhu codmacaanaa
Ana kii afraad ahay caloow
Mansha allaah
wlloQaali qalbi furan ku sodhawwo channel kayga cusub fardawsa hasan
war waxaan waxaan o arkaa adeegsigii hore wa laga so godbee
Keep
woow ♥️♥️👌👍🙏
Wow.
waxaan o arkaaa mariiin habaabin e dhalin yarada o dhalatay gobaalka waxaa o wanaagsan in ay is abaabulaan
Dhaanto miro culus leh osiyasada kusocoto cajiib 2021
❤❤❤😂❤
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Dhaanto qiiro leh
Wadaniyad iyo gymaysi diid
isku dartasatay
Gumas iyo gondher waa Halkee?
Dhulka axmaarada
This reliaty fact matter speaking
Waaaaw
baba bob marley
Fhdksjajfkfkzhvklpdmcja
Dhanata quurxabdan
Ma.
Caku ciil badana oo bahashu khadhadha marki laysla garan wayo laba nin oo shaqo isku afgaran wayay in Ay isu gobyan kama xumi lakin wuxu ciil iga haya magaca JWXO ee la bahdilayo ee nin kasta uu rabo in uu tiisa ku meel marsado 🛑🛑🛑🛑🛑
Jwxo
Wax kle
Ma GodeeyBaa JigjiGa Laga
GooyNayaa Somali Galbed Ayey Quseysaa Lkn DhibKa Waxa Kuhaya YawaaYe Ma Ethopia ayey KusocoTa Mise
M a
😭🤟✌🤞
Ajbs
*Qamar suugaani iyo Ugbaad Aragsan oo isku noqday, arin sir ah halkan ka daawo 👉**ruclips.net/video/IL06DO5r-ks/видео.html*
Y
Cadado waa garabkaga gar iyo gardaba
Iyo kuwokale anan sokobokarin
❤❤❤❤❤
M a