Deg Deg Villa Somalia Oo Aqoonsiga U Diiday SSC-Khatumo, Itoobiya Oo Dakada Somalia Xoogeysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 39

  • @TheBoy-x4h
    @TheBoy-x4h Месяц назад +16

    Hadii was joogto xilliga salaada fadlan soon gufo waajibaadka Alle . Halkaas weedh waan idimkigu jeclaadey ❤❤ kusii wada insha Allah

  • @ibrahimalisdmn
    @ibrahimalisdmn Месяц назад +12

    Allah ha u naxriisto Ismail Hanni

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 Месяц назад +4

    rabbi haw naxariisto ismaaciil haniye😢😢😢😢

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 Месяц назад +2

    ABIY SIDUU KU JOOGO AYUU RAADINA LKN MA HELI DOONO INSHA ALLAH

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Месяц назад +3

    Alle ha u naxaariisto ismaaciil haniya

  • @HusseinMohamoudali
    @HusseinMohamoudali Месяц назад +1

    Ciidamada SSC KHAATUMO HA WAREERAN VIL SOMALIA 🇸🇴 KOOXADA DALMUJADIIDA GACANTA HA KU SOO QABTANA?

  • @user-hx6jb2rh2e
    @user-hx6jb2rh2e Месяц назад

    الله يرحمه ويغفر له يارب العالمين

  • @HusseinMohamoudali
    @HusseinMohamoudali Месяц назад +1

    Kooxada dalmujadiid alleh dalka ka qabto Hasan Qosolaye iyo kooxdiisa?

  • @HusseinMohamoudali
    @HusseinMohamoudali Месяц назад

    Alleh unxriisto geesiga Muslim ☪️ ismaciil haniya alow janooyinkiisa ha ku macsuumo

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 Месяц назад

    Inna lilaahi wa inna ilaahi raajacun ilaahow u naxariiso 😢 qof kasta waqtigiisa ma dhaafayo way u qorneyd in lagu dilo Iran 🇮🇷 😢 balse kufaarta ayaa jecel adunka Haniya wuxuu ku dhintey waysa qab iyo arkaarta wa nin aminsanaa inuu dhimandona one day

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад

    Villa Somalia farba Ku godan😢dalka inay kala qaybisey tabta allow kaqabo uu Mada xasan dhiqo

  • @jilab893
    @jilab893 Месяц назад

    Garaad tv warka sida uu yahay u sheega fadlan, mw Xasan wuxuu yiri la imaada ugu yaraan gobol iyo badh

  • @Calimahad-r3t
    @Calimahad-r3t Месяц назад

    Beesha daarood waa qoomiyada soomaaliya isku haysa ugu faraha badan codkooda haday mideeyaan toodaytegasaa

  • @caisholulu9910
    @caisholulu9910 Месяц назад +1

    😅😅😊😊😊

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 Месяц назад

    SSC Aqoonsi cidba ugama baahna quwad aan caadi ahayn bay haysataa iyo Jamaahiir aan daalin

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 Месяц назад

    villa somaliya wax la dhaha kama jirto somaliya ee guriga
    xasan gur gurte hala
    dhoho oo yan lagu hafrin umada somaliyed meshas
    Waxan dhib ahayn
    kuma qabane...

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Месяц назад

    AyatuLlah khomeyni sow waa hore ma dhiman?

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Месяц назад

    Xasan gurguurte wuxuu qabaa xanuun qabiil neceyb oo aan dawa lahayn

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Месяц назад

    Abiy oo bad ku waashay, waa in bada laga cuudiyaa

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj Месяц назад

    Kanaalkaan waa beenloow runta waligiis masheego yaan la aaminin SSC KHAATUMO waa la aqoonsanyahay

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Месяц назад

    Eeraan kollay lug way ku leedahay ha aaminin Sheeco

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 Месяц назад +1

    GARAAD TV. BEENAALE
    WAR. XISHOO. QAATUMO
    MA TAQAANIDE

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale Месяц назад +1

    GUUL IYO GOBANIMO GARAAD TV MHDSNDIIN

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Месяц назад

    Ismaciil haniya waxa dilay Yuhuudda cid kale oo loo maleyn karo malaha

  • @user-gw7tq6zv7m
    @user-gw7tq6zv7m Месяц назад

    Kkkkkk😂😂😂😂😂

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Месяц назад

    Nihiinihii iyo bakhuukh bakhaakhdii wali miyaad waddaa.

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂maad aqoonsataan yaa u baahan huuwanta soomalilnd uma bahna sool ee qata iidiinku hadey wax tareyso sool😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Месяц назад

    waar bada ma hoyadabaleh waar qasiis yahaw bada caas soomalilnd baa iskaleh ee ka dhamow waxas 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hoyadaa iiyo daaroodba was

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d Месяц назад

    Imaanka beelaa dheh badas ma wabigii niilka eey xidheen bay moodeen gaajo idin madhisay sharkiin waakhayr

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Месяц назад

    😅😅😅😅😅😅 oo markaa sow dagaal kusooqaadi maayaan soomaliand xagay ka keenayaan gobol iyo badh😮😮😮

  • @fahadmawel8110
    @fahadmawel8110 Месяц назад

    😂😂😂

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 Месяц назад

    WAA BEEN UU RABO INUU KU JAHWATERRIYO ETHOPIA

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Месяц назад

    Beenta jooji kataab badda maadaa leh tuug

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 Месяц назад

    FUTO TIFII BEENAALAHA LOO AQOONSADAY INUU YAHAY NINKA QAADAY KOOBKAKA BEENTA ADUUNKA EE UGU BADAN WUXUUNA HAYSTAA. 4 . KOOB ADUUN OO XIDHIIDHA GARAAD TV. ILAA HADA XATAA LAMA YAQAAN NINKA KAQAADI DOONA 2025 KA NINKA UGU DHAW EE LATARTAMI DOONAA WAA 75. JIRKA JAAMAC GALAN