Horumarka Muqdisho iyo meelaha loo dalxiis tago oo aan Yurub ka dhicin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Muqdisho waxay samaysay horumar weyn iyadoo meelaha loo dalxiis yihiin kuwo cajiib ah oo ku soo jiidanaya sida dunida horumartay.

Комментарии • 82

  • @aminahaji5223
    @aminahaji5223 9 месяцев назад +15

    Mashalaah moqdisho. Cadawgeeda iyo xaasikeda cagta. Hoosetada. Shiine guul. Iyo gobanimo❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 9 месяцев назад +27

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

    • @axmedxuseen9107
      @axmedxuseen9107 9 месяцев назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @lakialiomar5270
      @lakialiomar5270 9 месяцев назад +2

      Scw ❤❤❤

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 9 месяцев назад +2

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 9 месяцев назад

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 9 месяцев назад

    Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar aamiin welcome muqdisho

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 9 месяцев назад

    Xasan madaale ilaahow dhowr nabada muqdisho aamiin 🎉

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 9 месяцев назад +7

    Ma sha Allah that’s so beautiful

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 9 месяцев назад +3

    Baraka Allah Tabaaraka Allah ❤❤❤

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 9 месяцев назад +5

    shiine salama Caleykum maasha Allah illah ay cadow Allah qabto aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 9 месяцев назад +5

    Thanks for sharing with us brother 🙏 ❤️

  • @Dagan721
    @Dagan721 9 месяцев назад +2

    Mash Allah Shiine Boqorka Muqdisho

  • @mahdiroble9739
    @mahdiroble9739 9 месяцев назад +3

    Mzha alllllh Shiine

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 9 месяцев назад +3

    Somalia 🇸🇴 guul inshallah

  • @ahmedcowsay3245
    @ahmedcowsay3245 9 месяцев назад +3

    ❤❤❤masha allah

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan8470 9 месяцев назад +1

    Shine culay viva ku so dhawow.muqdisho o nabad ah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 9 месяцев назад +3

    Masha allha ❤❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 9 месяцев назад +1

    Maashaa allaah shiine thanks bro dalkii waa najeclaysiisay❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 9 месяцев назад +3

    Manshaallah darusalam iyo shine culay maxaa kala haysta keep going ♥️ odayga somaliyed 😅

  • @nin-geed-saaran
    @nin-geed-saaran 9 месяцев назад

    Shiinee culay👍

  • @medaligire3230
    @medaligire3230 9 месяцев назад

    Ha ujabin cbb Guuleyso

  • @khalidmohammad367
    @khalidmohammad367 9 месяцев назад

    Shine culey ❤❤ raxeyso brother you're the only one from hawiye

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 месяцев назад +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Somalibarbie1
    @Somalibarbie1 9 месяцев назад

    Waa runtaa shiine wadanka nabada allah usiyadiyo we are coming from America 🇺🇸 soon me & my family to visit this beautiful city insha allah 👌💕

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 9 месяцев назад +4

    Shine culey libaaax

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 9 месяцев назад

    FARMAAJO LAGA RAYSAY ALXAMDULILAAH

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 9 месяцев назад +3

    .shiine.geesi.guuleyso

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 9 месяцев назад +1

    Mashallah

  • @medaligire3230
    @medaligire3230 9 месяцев назад +1

    Shine Aadbanku salamey wanaga somalidad kashaqeyneysa

  • @Duuuu583
    @Duuuu583 9 месяцев назад +1

    Masha Allah good 👍 to see ✅❤️🙏

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 месяцев назад

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤😮😮😮😮

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 9 месяцев назад +1

    Masha allah👍

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 9 месяцев назад +2

    Shiine coley aniga ku dhashey mogadisho ku barbaarey ha ii sheegin mogadisho kama soo biixii laheen wadankeyga dad aa ku cayaarey xamar cadey

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 9 месяцев назад

    Mogadisho away quruxdii mogadisho away jubba away curuba away shabbeele away kasa iitaliya wax hada ha no faliinin hadadan hore u arkin

  • @amun6894
    @amun6894 9 месяцев назад +1

    Mansha allah

  • @mahamed_jama
    @mahamed_jama 9 месяцев назад +2

    War Niyahoow Alaah Ku Amaan sado Nin Caan ah ayaa tahay Cadaw Nola shaada Kaxun Ayaa jira alshabaab Un ha is ka eegin ee is ku badnaaw Somali waxeey Hormar lagaari weyday Wa Xaasidnimo

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 9 месяцев назад

    Mashallah ❤

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 9 месяцев назад

    Weyl fiican waaye

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 9 месяцев назад

    Geesiga wadaniga dhabta ah shiine dalaan gobeed soo dhawooow

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 9 месяцев назад +1

    shiino wuxuu ku biirey Ooriyayaasha Dahiro baahaney calasey. Wuxuu u sheego Uu baahi yira buu dhahaya

  • @wehliye8241
    @wehliye8241 9 месяцев назад +3

    Libaax shiine culey Dalkada ku Dalxiis

  • @RAJO-CUSUB
    @RAJO-CUSUB 9 месяцев назад +1

    DARUSALAAM WAA DHUL ABGAAL, LAKIIN WAXAA XOOG KULA WAREEGAY DUDUBLE OO SHAQEEYAAN ISMACIIL CUMAR GEELE, MADAXWEEYNE JABOUTI AYAA LEH DARUSALAM.ASAGOO ISTICMAALAY JIMCAALE, ABGAALKA LACAGTA FURAHA WADAN AYAA LOOGA IIBSADAY WAANA QIYAANO AAWAY ABGAALKI SIDAA GALMAAX WALI KARAAN AYAA KU GAAJOONAYAAN

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 9 месяцев назад

    Nabad mataalo Hana waalin

  • @fadumoa1254
    @fadumoa1254 9 месяцев назад

    Hay hay hay ha ku waalan.reer baadiye

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 9 месяцев назад +1

      Oo goorma ayaa reer baadiye cay noqotay.
      Reer magaal anigu waxaan u aqaan naagaha xaga danbe laga galiyo sidaada oo kale

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 9 месяцев назад

    Shirkad somali airline inoo keenta ayaa inaka dhimane u sheeg ganacsatada waaweyn somali cid ka duulimaad badan maleh lacag bey ka dhargi lahayen

  • @medaligire3230
    @medaligire3230 9 месяцев назад +1

    Wa shine hadaad wadani Doneysin

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 9 месяцев назад

    Next time Baabuur caadi ah imtaad soo qaadatid ciidamada kamerada ka qarisid hanoo soo duubin we know everything

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 9 месяцев назад

    Miisaal aanan yurub iyo mareykanka aheyn ma jiro
    Xadiiskii nabi maxamed scw muxuu ahaa...god abeeso hadii yuhuud iyo nasaaro galaan waad ka daba galeysaa.
    Yuhuud iyo nasaaro dad badan qalbigeey ka dageene allaha ka kiciyo

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 9 месяцев назад

    Kkk mxaa geesaha u fiirinee oo ka baqeeh; CK ?😅

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 9 месяцев назад

    Adoo wax walba laguu diyaariyay baa Bakaaraha tagtay hal dukaan baad orod ku gashay adoo ciidan kula socdaan horaad 2 daqiiqo ayaa soo duubtay waadna soo carartay😂😂

  • @sali3492
    @sali3492 9 месяцев назад

    Soomaaliya waxaa iska leh Soomaali

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 9 месяцев назад

    SHIINE CULAY MAHADSANID SXP

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel 9 месяцев назад

    Shiine ninkii daahir calasow ma haysaa

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 9 месяцев назад

    Shino taaj ku shubo ku qadi meysidee shiino taaj😂😂 meeqo ayaa lagu siiyay

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 9 месяцев назад +1

    Allaah ha u adkeeyo waa guul

  • @zeynabhajizeynuu5254
    @zeynabhajizeynuu5254 9 месяцев назад +1

    Hada nahe duduble kuraxeyso darusalam

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 9 месяцев назад

    Kolley wax kama taqaanid xamar cadey ha ii sheegin labada blidiin hada lagu dhiisey

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 9 месяцев назад

    War shiinow magaalada waa magaaladadii kusoo dhowow flog noo soo badi

  • @abshirhassan6353
    @abshirhassan6353 9 месяцев назад

    Abti xppi nimanku beerta kuma jiraane jooji baala daymoodka 😂😂😂😂😂

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 9 месяцев назад

    Wiilkaga rer xaaji ma jiigtid caasimadaadi buraan ee afkaga ilaali shabaab wa wadaniyiin xamar degen ee isu tur ina adeer somalidu ha ku sinaato marka sas leyahay maahi qof shababa ama jecel lkn amaan ma jiro inaad qolana amaanto qola dhalisho oo dhibi ku so gaarta diidaya ee inta xamar jogto tartiibso dadkana hakala saarin wa wada muwaadine

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 9 месяцев назад

    Reply zxp anaa kugu hordaawanayee

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 9 месяцев назад

    Shiinow beenta daa kaliga ma imaninee😂😂😂

  • @abdirahmanyassin9494
    @abdirahmanyassin9494 9 месяцев назад

    meeqa lagu siiyey sxb

  • @IsmailIsmail-sk4ox
    @IsmailIsmail-sk4ox 9 месяцев назад

    50 sane jir hadana baahane oo ciyaal iska dhigaayo

  • @user-ot2kz2qk8k
    @user-ot2kz2qk8k 9 месяцев назад

    Libax waligay ma arag

  • @Isko790
    @Isko790 9 месяцев назад +1

    Waxan jooga somaliand Somali dhan ayaa Ku dawata markaa noo kaalay Somaliland kugu so dhawaynaynaa

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 9 месяцев назад

    Beenta umada ka daa ciidan baa ku wardiyeenaaya baabuur aan xabada karina waa lagu siiyay RUclips baa soo dhigtay baabuur police adoo lagugu wado reysal wasaaraha markaa u socotay

  • @abdisaid6069
    @abdisaid6069 9 месяцев назад

    Dadka dhibaateysan meelaha ay ku noolyihiin iyo sida ay u noolyihiin waa la iska indha tiraa lamana tago . Nacamleeye in aad tahay waxaa lagu garanaayaa beenta aad soo duubeysid. Cid walboo waxaas iyo meshaas ayey soo duubtaa maxaad soo kordhisay .nothing. don't fool people and yourself.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 9 месяцев назад +1

    MUQDISHO WAA NAARTA CADDUUNKA WAXAA KU NOOL DAD XAYAWAN MUFTARIS AH OO U EG BANI,AADAMKA. SHINOW YAAN LAGU AF DUBAN AMA YAHUDIGA SHABAB YAA MADAXDA KAA TOIGAN.

    • @osmankhalifsheikhh1609
      @osmankhalifsheikhh1609 9 месяцев назад +6

      Sheeydaaan

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 9 месяцев назад +4

      War isku xishoo ma soomaali ayaad cadaw ku tahay , maxaa kuu diiday inaad dhanka wanaagsan aad ka fiiriso

    • @maxamedaxamed1270
      @maxamedaxamed1270 9 месяцев назад +3

      Hooyada iyo dhiladii kudhashayba usheg muqdisho cadawgeda waa adiga wana laguso qabanayaa adiga iyo shababna waxba isma dhantan yahudna waa adiga

    • @abdiweli7269
      @abdiweli7269 9 месяцев назад +4

      Mangaab argagixiso waqtigii cadiwga somaliyed uu ka dhax kalumeysa jiray somali waa ka gudubtey xabash afsomaliga bartey adigaa daali doona from jubbalan somali fadareshon guul dowlada somaliyed

    • @adarosman1420
      @adarosman1420 9 месяцев назад +4

      Qofkiisharwada alahanagaqabto qofkasaa uhadlaawaduli khawarijta ushaqeeyahalasooqabto shaydaanka.