Mansha Allah Hafsa bilan allaha ku xafido walal. Waxaad ku hadashaa lahjada ugu fasiixsan afka Somaliga. Waa lajahda lagu qoray af Somaliga. Nagu filan in aad tahay gabar Soomaaliyeed ❤🎉❤.
Maye waan ku hadal laakiin uma dhalin😂inta askari dhalaye gacanta soo taagta laakiin hooyaded waa reer mudug awoowgey abahey dhalaye waa reer galgaduud abahey waa reer gedo ayeeyday waa reer mudug ayeeyday kale waa reer gedo😂
Asc wll hafsa Horta shurkan waxan ahay dadka jecel qisoyinka siba danbi badhista wayo waxan ahay Askari lkn an africa ku nolayn 8h ka an shaqaynayo waxan dhagysta qisoyinka ad so gudbiso anigo ku qata wakhti onan xasusan ba dhibka iyo qajiska shaqada wayo firqo badan ayan hela marka an ku qoranahay shaqada lkn wanku dhagysta arka un wakhtigi o iga dhacay ad ban runti ugu raxaysta dhagaysiga qisoyinka ad so gudbiso runti 🫡
🎉🎉🎉🎉🎉
Frist one
@@hawadhiiabdullahi4105
congratulations 🙌
Mansh allah magaladeydi aan ku dhashey ayad jogtaa garisso cadeey waxan ka so salamaya magala madaxda muqdisho❤❤❤❤
Horey u soco habsa bilaney 🎉❤🎉❤🎉❤
Maashaa allah. Gabar soomaaliyeed baad tahay. Qabiil macnomaleh. Soomaali qawmiyad kaliya weeye.
Hafsay Mhdsnid qisoyinkaga cajabta❤ nogu dadaal danbi barista iyadana
Ani Rer Muqdisho ahy waligy meel uguma bixin hadane wa fhma lahjadada ❤
❤❤
Mansha Allah Hafsa bilan allaha ku xafido walal. Waxaad ku hadashaa lahjada ugu fasiixsan afka Somaliga. Waa lajahda lagu qoray af Somaliga. Nagu filan in aad tahay gabar Soomaaliyeed ❤🎉❤.
xafsay hadal kagu waa wuu fiicanyahay waxaya ilatahay qofakasta wuu fahamya mahadsanid xabiibti waada naga badisaye 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Mnsha allh inan soomali oo
aadiyo aad soojiidasho
uleh
Waad kibirtay hafsa 2 qiso malin walba kaarBnaa hanaga xanaajin waan kugu haysana qisooyinkaaga 😢😢😢
Waan qaatay rali galin iga hooya 👍
MHDSND IDERTEYNA ❤❤❤❤❤❤❤
quruxey lahjadada runtii waan fahmaa waxay aad ogu egta lahjadaha jubooyinka
salaamo abayo❤
Wahadilay islaanta❤
Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤❤❤
Wcs xafsa quruxay waa ku salaamya
Masha allah jawaab wanaagsan ayaa uga jawaabtey waana mahadsanthy
Lahjadaadu qaa macaan . Baayo.afsoomaligii la qodhay ee Allah SWT ha unaxariistee maxammed Siyaad Barre yidhi qasab lagu qodho.ayaad kuhadashaa .qabiil kaaga ayay goo goo bayaan Soomali weyn xabiibt qaali 😂😂😂😂😂😂
Gabadh Soomaaliyeed meeloodhaafo majidho baayo 100/100❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
Amin kiba la kala jiday ama markiba la kala jiday
Waa qiso fiican wl
Xafsey qali hadalkagu waa faseex 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Noolow hafsa bilan 🎉sanad wanagsan 🇩🇯
Shukran wll qaali
Masha Allah abaayo Somalinimo ayaa kaa badan xafidakalaah Allaha ku ilaalsho janatul firdowsna dhamaanteen Allaha nagu kulmiyo❤
Aaamiin wll qaali ❤
Kkkkkkkkkkkk wax lagu qoslo waaye naag xoolaheeda nin siineyso way ku macdahay walaayaal nimanka xoolo hadii aad siisaan dhibkaas ayaad lakulmidoontaa ❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ogaaden batehe sah❤
😂
😂😂😂 mahan waa mareexan lahajad ahan deegan ahan😂
Wa somali
MY SISTER HAPPY NEW YEAR 👋
Anigo lahjada maayga ku hadlaa ad kuu fahmaa horey usoco hafsoy
Sax huno🎉
ASC❤MAMO🎉
scw scw scw❤❤❤❤
Mahadsanid amin dek gabadh fiican oo qisas wanaagsan gudbisa Ayaad ugu xidhay
Xafso afsomaligada Wu quruxbadan yahay ❤❤❤❤❤❤❤
Somaligaagu huuno top fasiix mashalah
Lahjad miyaa raadi waa Afsoomaali sax.ah Afsoomaali sax ah.keebay u yaqaaniin sida aduunka
Xppti inaad gabadhaanadii soomaaliyeed tahay nagu filan from jigjiga❤
Aniga iyo adiga isku mid 😂dadka saas igu wareeran
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
wlshy qli afka reer bariga maku hadashaa baaye
😂😂😂😂😂. I love aabye and boowe mashaa Allah Tabarakallah.
Af aan dhaafay male wllo❤😂
@Hafsabilanchannel6337 waxaan kawaada gobalada dhexe, waqooyi,
Mudug, nugaal, galgaduud, bari ,kilinka 5aad iyo dhaamaan afsoomaligii layidhi dhamaan Soomali weyn way lada fahmi kadhaa ayaa huuno meesha lagu qoray saasaan kawadaa qaali.
Waa xaqiiq inaad kuhadashid afsoomaligii ugu wanaagsaa runti kula midbaan ahay.
@@Aaliyah-2t5 waan kufahan sanaa inaad saka wado waan ku sogabinayay wll qaali mahadsanid
@@Hafsabilanchannel6337 adaa mudan walaashay qaali ah🫶🫶🫶
hafsa sharaf sobadi qisoyinka danbi barista
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
🎉🎉❤
❤❤
Maasha'allaah Tabaarakallaah aniga dambiilaha waxaan umaleynaayay naagta uu furey marna kama shakinin naagtii waayeelka aheyd😂
Sanad wacan oo wanagsan
❤❤❤❤❤❤❤❤
Wsc
Nabsigii rajaa baa ku dhacay tii jacayl xaasidka ahaydna wakaa ka dhintay
Odagii gabadha wuu furay ayaa dilaya
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Thanks queen 👸🏻 😘 💓
M.a
Waan shegay lahjdada inay gobolada dhexe u egthy al muhim anu wn fahmaa lahjadada si fiicnba
Or Soomaali garbeed sideed saac ayaan unaqaanaa
🎉🎉🎉 waa reee mudug Ithink
wad kumahdsanathy sxbty😊 sacada wa runta rer koofor hada nhy sad shegty ayn unaqanaa 😂
Mahadsanid abaayo caawa dhan waa sugaayay
Allah haku sharfo wll
WAXA AAD KU HADLEYSO WAA AFSOOMAALI FASIIX AH WAANA LA FAH MAAYAA EE HORAY U SOCO
Maye waan ku hadal laakiin uma dhalin😂inta askari dhalaye gacanta soo taagta laakiin hooyaded waa reer mudug awoowgey abahey dhalaye waa reer galgaduud abahey waa reer gedo ayeeyday waa reer mudug ayeeyday kale waa reer gedo😂
Mr ahay maiska dhahdid 🤣🤣
ABAAYO LASANOD BAAN KU DHASHAY HADANA XAMAR BAAN KU SOO KOREY AFWAQOOYI IYO AFKOONFUR WAAN KU HADLAA WAAD SAXAN TAHAY HORE U SOCO
Reer Koonfur hadaa nahay waaku fahanaa
Asc wll hafsa
Horta shurkan waxan ahay dadka jecel qisoyinka siba danbi badhista wayo waxan ahay Askari lkn an africa ku nolayn 8h ka an shaqaynayo waxan dhagysta qisoyinka ad so gudbiso anigo ku qata wakhti onan xasusan ba dhibka iyo qajiska shaqada wayo firqo badan ayan hela marka an ku qoranahay shaqada lkn wanku dhagysta arka un wakhtigi o iga dhacay ad ban runti ugu raxaysta dhagaysiga qisoyinka ad so gudbiso runti 🫡
@@sahalsahal1288 shukran wll qaali 🫡🫡🫡
Lahjada xafsa anigoo reer waqooyi ah weliba reer hargeysa isku mid baanu nahay waxase aan fahmayn dadka afsoomaaligu ka lumay
Waa run wll
ma.lagu.qabaa.
Asc xabsay qabiilkaaga ayeyraban ee afsomali lagaran wayo kama hadashid
Lahjad ma ahee qabiil jacayl ayey ka tahay
Aniga Hafsaay walwal ayayba igu heysaa 1000kun maxaan ugaariwayney Subxaanallaah walaalayaal share ka aan badino inshaAllaah 😢
Dhibmale wll waan gaari doonaa
❤❤