''Dalku jar ayuu ka laa'laada ana waan soo taabtay gunta '' Wasir hore

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 29

  • @nastexocumarsiciid8430
    @nastexocumarsiciid8430 2 часа назад +1

    Kuuma baahna wadani qofkiii ugu liitay ee wasiir noqda Abid

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 2 часа назад

    Waa wasiirkii maaliyada ee ugu haboonaa, wa ninkii dhaqaalaha maaliyada kor u qaaday

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 29 минут назад

    Mahadsanid wasiiir

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 2 часа назад

    Todoba sano ayaan wasiir ahaa waxaana waan ku hadlayaa dawladu ma madxweynAha oo qudhabaa adiga iyo khyrkaa ayuu udoortay in ay wax qabtaan iminka adaa is caayaya mxaad hore isgu casiliwedey hadad hore wax ugu aragty waa dhuuni raac sidaas ayaanu u argany.

  • @saeedali6699
    @saeedali6699 Час назад

    Nin rag ah warkaagu waa cad yahay

  • @aymanxcabdi
    @aymanxcabdi Час назад

    Guuul

  • @HassanAli-z6o3z
    @HassanAli-z6o3z 39 минут назад

    Ka dhaadhac ka dhaadhac mujaahid

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 Час назад

    Maxuu uga hadli waayay markuu wasiirka ahaa?

  • @abdiqadirhusseinmuhumed9918
    @abdiqadirhusseinmuhumed9918 2 часа назад +1

    Tuugii u waynaa, hayn kari waayay xilkii maaliyada 9bilood. Walee afmool waa hadlaa tuugna damac ma daayo

  • @xudayfayare5406
    @xudayfayare5406 50 минут назад

    meeshi Waa LagasooYaacay hhhhhhh

  • @AAYA23
    @AAYA23 Час назад

    Waa Aqoonyahan Ninkani

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 33 минуты назад

    Wadani waxa iskugu tagay inaan laawayaashi muuse ka xidhay xaraanti ay hantida dadka rabeen inay boowan aye xisbiga faqashta iskugu tagen laakin waa baabacada oo timo kasoo baxan ina wadanka madax ka noqdaan xaaranta xaarantu dhashay ey cadowga u adeegaya ciro waa faqash hadhankii afweyne

  • @mohameddaauud9101
    @mohameddaauud9101 Час назад

    Tusbax furtay😂😂

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 2 часа назад

    Waxba kama xuma dalka habaarka ka daaya.

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 58 минут назад

    Hadii uu ciro soobaxo caayi mayno sidaa muuse loocaayaayo laakiin manihin dad wax ilaaba cashuurtayada ayaanu haysanaynaa markaas ayaa la arki quruxda ay yeelato

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 Час назад

    Nin xanuusanaya😂😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 8 минут назад

    Hal hal loo soo hoobana aftaag 7 sano oo hanjabaad iyo fataadhaq ah hodhodho

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 2 часа назад

    Waar jar cidbaa ka tuuraysa ayadoo reerku hadlaysa

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 часа назад

    Iswada raaca sidaasay noogu badisaa.

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 2 часа назад

    Hungur ayaa lala wada cararayaa, Yaahoo, haddaad wax ogayd maxaad todobadaa sano u sheegi weydey waxaad maanta sheegayso.

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 часа назад

    Waxaa aad akhriyeysaa waa wiixii aad ina biixi ku lug goysay

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 56 минут назад

    Meesha waa laysku dul noolyahay reer aan cashuur bixin ayaa raba reeraha kale inay cashuurtooda cunaan xamar inaga geeya reerkii lacag haystaa hil haka qabtee

  • @trikabdi7554
    @trikabdi7554 Час назад

    Waxmatere siida meela waxkubiirinmaysid

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 часа назад

    Maxaa waa cidii idin rumaysanaysa u warama

  • @Toon1984-s8s
    @Toon1984-s8s 2 часа назад

    You sound like an opportunist. We need full transparency and honesty in what’s going on in our country. Fear none but Allah. Detail investigation of all the corruption and information that you have.

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 2 часа назад

    Wadani kuuma baahna ha nagu soo lug,gin

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 2 часа назад

    Wadani kuuma baahna ha nagu soo lug,gin