Xildhibaan Mustaf Dhuxulow “Waxaa lagu jiraa markii ugu xumeed Siyaasada Soomaaliya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Xildhibaan Mustaf Dhuxulow “Waxaa lagu jiraa markii ugu xumeed Siyaasada Soomaaliya,waa Maamul Gobaleedyadii oo ogol doorasho iyo Madaxdii Qaranka oo diidan doorasho”

Комментарии • 28

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 месяца назад +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by
    @JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by 2 месяца назад

    Xil dhuxul waa raga odayaasha ah ee soomaaliya jecel wanaageeda waxuuna ka hadlay hab dhaqan xumada xasan dhiiqo oo ku socota bur burkii laga soo kabanaayey

  • @CabdifitaaxCali-z8j
    @CabdifitaaxCali-z8j 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад +1

    Wa fikirka geel ee maxad karabtaa libaaxa africa

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 месяца назад

    Dalkaan wuxuu galay dad yar gacantooda galay oo ganacasato ah inta kale shacabkana qori io kaligiis tali aa lagu xukumooya.

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 2 месяца назад +1

    Efewerki iyo eretareeya iska daaye maxaad u qabatay dadkii kusoo.doortay ee.murusade

  • @BashirDhere
    @BashirDhere 2 месяца назад +1

    Waakii lahaa shabaab in lala dagaalamo mahan. Waxaa tahay waa kunaqaanaa. Dowlad gobbled xasan ayaa dhisay. Farmaajo miyaa kuqaldeysaa

  • @IsmailMohammed-v5w
    @IsmailMohammed-v5w 2 месяца назад

    Waxba Nagama Quseeyo Calmaniyiinta Sanamyada Cabudayo Garguurte Hugaminayo Warkoooda

  • @baxsan698
    @baxsan698 2 месяца назад

    Adna waa roonan jirtee beerta qar iska tuurka maku soobiir tay

  • @AbucarNoor
    @AbucarNoor 2 месяца назад

    Bac-bac,

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 2 месяца назад

    Dad sidaa oo kale u dhiiran kara ban loo bahanyh guulaysta

  • @alimohamud16
    @alimohamud16 2 месяца назад

    Kkkkkkkkkkk and dhuwaa rabaayad ma galo Kkkkkkkkkkk

  • @saja9892
    @saja9892 2 месяца назад

    Xildhibaano hadhihine xoolaha xasan u xaraysan dheh hadaa iswaashaan maalinba mid buu qalanayaa

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад

    Afkiisa xun ee bakhtiga jahlin yahay bilaa damiirka ah hawasakhaynina halyayga africa afwarki xitaa saxaradiisa aya din dhaama bilaa damiir uf

  • @KhadijaAbdalla-i2s
    @KhadijaAbdalla-i2s 2 месяца назад

    Soo adinki shalay Xasan Sheekh dabada ku watay, oo doortay ka xaxaabiya, kuligiinaba madaxa ha idinka wada jaro, way idinku Macdahay yaa is gaaray. Wada cawaadaa, qabyaaladi aaway, aad isku wada daba sacoteen idinkoo 20 nin oo reer qura ahaydeen, xageebaad dalki gayseen? Dhulboob, bililiqo, musuqmaasuq, hub la tahriibinaayo, bad iyo berri oo shisheeye cado ah laga iibinayo, iyo intaas oo kale oo fara badan. JOOJIYA OOHINTA . ORDAYA SOO BARTA SIYAASADA IYO SIDA LOO MAAMULO DAL IYO DAD JAAHILIINYE AAN XOOLAHA WAXBA DHAAMIN.

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 2 месяца назад

    Sow dowlada waa tuugsi tagtaa miyaad ledahay

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y 2 месяца назад

    Farxaanow dhiiqo ayaa lugaha kula jirtaa, waxaadna tahay wiil yar oo mustaqbal leh.
    Anigu waxaan leeyahay Maxamed Caliyoow waxaa yahay nin oday ah ee yey kugu dhicin aduun iyo aakhiro xumo waa iga talo.

  • @yanyuur
    @yanyuur 2 месяца назад

    Murusade waa al shabaab

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 2 месяца назад

      Qabiiliste' abgaal ayaan u dhashay waana ka soo horjeeda sida dalka gacanta koox yar ugu jiro oo jaranjar mooye wax dan noo hayen oo nagu daneusato.

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад

      Adna Daacish ayaa tahay, Red Brigadesna xidhiidh la leh. Salbaloshe waa inuu ku xiraa maxaa yeelay amniga mandiqada ayaa halis ku tahay adiga iyo qabiilkaa

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 2 месяца назад

      @@MohamedSharif-bn3rr Doqan ayaad thy dalka shaqsi ma laha dadkuna ari carbeed la iska xiro ma aha ee fikaradaada si cilamiyeesan ku soo gudabi adigo cidana ku xadgudabin.

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад

      ​@@faisalmohamedabdulla3600somali ma xishooto waase cabsataa. Waa in madaxa laga garaacaa. Aaway salbaloshe, waryaa shaqadaada qabo oo ha u naxin kuwan red brigade ah.

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад

      @@faisalmohamedabdulla3600 dameer lee la caqli aheydee goormaa ilbaxday? Qadaad weyne. Abgaal ma jareer baa mase ma aha? Haddiis jareer ahayn laakin jareer ma ekoo? Ka soo mooryaan yahoo nacas ugaandheeska ah

  • @AbdullahiAbdulle-u1c
    @AbdullahiAbdulle-u1c 2 месяца назад

    Arinboo musharax miyaa tahay xaa qaldan

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 2 месяца назад

      Run sheeg waa ceeb sheeg

    • @AbdullahiAbdulle-u1c
      @AbdullahiAbdulle-u1c 2 месяца назад

      @@faisalmohamedabdulla3600 xildhibaan banaanka ka qaylinaa maxay tahay isagoo heli kara in uu baarlamaanka dhexdiisa ku saxo haddii uu khalad jiro

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 2 месяца назад

      @@AbdullahiAbdulle-u1c Faizo waa qofka kaliya oo dareenka reer muqadisho heysato waa na u mahdnaqeyna