Filmkii | AXMED SAXIIB KII | Prt 3

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024

Комментарии • 226

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Год назад +52

    Ahmed sxbkis waa ninka Somali ugu dulqadka badan 😂😂😂

  • @abdirahmanismail9614
    @abdirahmanismail9614 Год назад +11

    Muna faysal aadban ku taagera qof ku taageeran ahay wllo inoolow nololi intay jirto❤❤❤

  • @nassiribraahim2584
    @nassiribraahim2584 Год назад +7

    Gabadhaa Halaa wanajiyo raagow sii hablahaa kale ugu daydaan inaanta bilaad Halaa siiyo 🫡🫡

  • @safaabdirahmanahmed32
    @safaabdirahmanahmed32 Год назад +6

    Walalo waan ku salamay wiilkaga Ahmed layidhaa waad naga qoslisay❤❤❤❤

  • @sumayacusman9081
    @sumayacusman9081 Год назад +5

    Jah reer sh, izaaq nimo ❤🎉😂

  • @hamdayar3912
    @hamdayar3912 Год назад +7

    Axmed zaxipkii weyaan magicisu😂😂😂 qalibgisan ilaaliyah axmedee

  • @Kokokayf
    @Kokokayf 10 месяцев назад +4

    Ahmed filmka dhan baa uncay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bakarfariidofficial
    @bakarfariidofficial Год назад +18

    Waan idin salaamy walalhena reer hargeysa ❤

    • @asmasaed
      @asmasaed Год назад

      Waan kaa qaadnay walakey

    • @izraclaahi1824
      @izraclaahi1824 Год назад

      Wankaa qaadnay wllky

    • @zaxarla
      @zaxarla Год назад

      Waan kaa qaadnay walaalo

  • @QuruxAisha
    @QuruxAisha Год назад +9

    Ahmed isn't easy Ahmed, Ahmed, Ahmed ❤Ahmed, Ahmed 😂Ahmed &Ahmed 😮❤

  • @jakuurageelemuniir8466
    @jakuurageelemuniir8466 Год назад +4

    Qypta ugu danbaysa ahmed inuu dhintay ka dhig kadib ninkan saxiipka ahmed ha guursado kadip waxaad tiraahdaa ahmed oo kle miyaad haafahaysaa

  • @ZamzamXuseen-hf6zi
    @ZamzamXuseen-hf6zi Год назад +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ahmed zxpkii kkkkkk wlhi waad iga qoslisay naa naga daba hadh kulahaaa😂😂😂😂

  • @xamdaabdi7889
    @xamdaabdi7889 Год назад +15

    Munayy wad iga qosalisay wn ku jeclhy mcnto 😂😂❤

  • @user-ll4ov9vn4d
    @user-ll4ov9vn4d Год назад +2

    Magac khatara axmed zxp kii wllhi qosol😂😂😂

  • @Nimcoabdiqani
    @Nimcoabdiqani Год назад +4

    Wlhy wey dhibten muniyo axmedow😀😀😀😀😀😀😀

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Год назад +2

    Waaw waa kehela runtii waa jecelahay nosoo badiya

  • @zamzamahmed208
    @zamzamahmed208 Год назад +12

    Ar filmku macanaa soo badiya bal wax 😂

  • @elmichannel8611
    @elmichannel8611 Год назад +5

    axmed saaxiibafiina meeday molto ayay joigtaaye

  • @CabdirisaaqKhadar
    @CabdirisaaqKhadar Год назад +8

    Axmad saxiibkii dhibta ka daa muuna faysaleey🎉😂❤

  • @laylaxuseen-uc4sn
    @laylaxuseen-uc4sn Год назад +3

    Axmed sxbki wa madaxa dulqadka😂😂

  • @HamdaaliTayasiirdheeman-ww8hg
    @HamdaaliTayasiirdheeman-ww8hg Год назад +1

    Wllhi waa fani😅😅😅😂

  • @bestyoungercr7
    @bestyoungercr7 Год назад +5

    Ahmed zxpkiis😂😂

  • @ayanessa1004
    @ayanessa1004 Год назад +4

    Axmed sxbkii waaan ka naxay aniga maad qalbiga ii ilaalisid ku lahaa😂😂😂😂

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Год назад +1

    Axmed saaxibkii waa khaayinka filimka

  • @zakiyacarabfaaarax
    @zakiyacarabfaaarax Год назад +8

    Quraacna kuman dhigineyy😭😂😂

  • @cawaalemawliid6375
    @cawaalemawliid6375 Год назад +5

    Ahmed saxipkii dulqaad Badanaaa😂😂

  • @axmedofficial4607
    @axmedofficial4607 Год назад +12

    Inta axmed la dhaho😂❤

  • @AmaalEpraahim-jb6dv
    @AmaalEpraahim-jb6dv Год назад +1

    Munayyy axmed zhpkii izka daa waa dhipte🥺😂

  • @oumalkaireomar8642
    @oumalkaireomar8642 Год назад +4

    Please send 😂😂 partie 4 vraiment vous cette bonne actrice mouna ❤❤

  • @iNaHAhMethFarduuz
    @iNaHAhMethFarduuz Год назад +5

    Axmed saxiipkii xaasidsanidaa😂

  • @bureeqaabdirsaak-hi9fq
    @bureeqaabdirsaak-hi9fq Год назад +3

    Axmed xalay xili hore muu seexan detana😅😅😅😅😅😅😂😂😂

  • @cabdiyare8727
    @cabdiyare8727 Год назад +3

    Axmed iyo saxibtis halakala furo😂

  • @AsmaAsma-gy4rp
    @AsmaAsma-gy4rp Год назад +5

    Ala kan ahmed la la daba galay baa iska hadhay😂😂😂😂

  • @cabdaleyare2518
    @cabdaleyare2518 Год назад +9

    Reer Sh.isaxaaq kulaha 😂😂

    • @muunasacad1294
      @muunasacad1294 Год назад

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AyaanCadhoole-is4ji
    @AyaanCadhoole-is4ji Год назад +1

    Keep going pro iyo sister muuna

  • @aliyayacquub8317
    @aliyayacquub8317 Год назад +3

    Ahmed zhpkii waa ninka ugu duLqaadka bdan leh somali🤣🤣🤣🤣

  • @siciiddixiin7321
    @siciiddixiin7321 Год назад +3

    wllshay aan jeclhy

  • @salmaawil4090
    @salmaawil4090 Год назад +1

    Oof dad baa is helay Muuna faysal Husen Xidig io abdirisaaq akon Dad wada muxibaa aan jeclahay Jilitaankooda 🥰🥰😍💕💕👑🙏😊

  • @Argsana
    @Argsana Год назад +2

    Magaca Axmed fanny 😂

  • @ssm3933
    @ssm3933 Год назад

    Ahmed sxbki waxba Kuma Nole wale halaga so Gadhooo 🤣🤣🤣🤣🥱

  • @badraabshir6993
    @badraabshir6993 Год назад +2

    Walahay kuwani way iga qoso liyeen 😂 axmed saxibki

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 Год назад +4

    Ahmed Saaxiib kii baa ba ay😂😂😂

  • @BusharomohamedBusharomoh-hi1mt
    @BusharomohamedBusharomoh-hi1mt Год назад +2

    Anu wan fiicanay axmed na wu fiicanay 😂

  • @HaboonOsman-lv5uv
    @HaboonOsman-lv5uv Год назад +1

    Axmed sxbkiis😂😂😂😂 ala munaay😂😂😂 ale ha ku sharfo

  • @sunduscadey-yg6bx
    @sunduscadey-yg6bx Год назад +2

    Axamed saxiibkiy is not easy😂😂😂😂😂

  • @sahidasaleeban8394
    @sahidasaleeban8394 Год назад

    Ahmed Saaxibkiyoow kaca 😅😅😅😅😅 muna faysal waa qosol

  • @sammyuploding5981
    @sammyuploding5981 Год назад +2

    😂😂😂 munay wlhi wd iga qoslisaa khaamahaba laga yabay

  • @jamaalj_zon9886
    @jamaalj_zon9886 Год назад +1

    Axmed xaskisi kudhakhso 4 wansugilahe

  • @naciimamohamed-lp6tx
    @naciimamohamed-lp6tx Год назад +5

    Noo soo badiya😅❤️

  • @liilbaliil5001
    @liilbaliil5001 Год назад +1

    Axamad saaxiibkii waa waaleen

  • @sahuurahmed5146
    @sahuurahmed5146 Год назад +3

    Ahmed zaxibkii wuu ba ay😂😂😂

  • @hodanahmed9461
    @hodanahmed9461 Год назад +1

    Muna waa ku wataa wlhi 😂😂

  • @saxafideeqsan1105
    @saxafideeqsan1105 Год назад +4

    Inankiba axmed bay dabka kaga riday😂😂😂😂

  • @mustafeomeraadan1728
    @mustafeomeraadan1728 Год назад +4

    kkk muuni funny wllhi

  • @salmafaysal4542
    @salmafaysal4542 Год назад +1

    Ala ba ayeyy ahmed zxiibkii dulqaad badanaa kow🙈😭😂😂😂

  • @salmacalibintucali3615
    @salmacalibintucali3615 Год назад +2

    Ahmed baa lagaa taa ay 😂😂

  • @ibtisaam1086
    @ibtisaam1086 Год назад +4

    Muuna zxpadeed baa timi😂

  • @gabdhsomaliyed5989
    @gabdhsomaliyed5989 Год назад

    Axmed waba wiil shidan jeestu inagu diley😂😂bilash axmed axmed loma laha
    Axmed saxibki u qaldan yahy hadi eebe ku idmahyo nin bu gurigisa raba inu ayar iskaga nafiso film kani wa farine nimano reeraha islamed culeyska halaga qado meelha seexda iyo arbeekoyinka jaceyl xasidkana jojiya

  • @umuaymanandaysar8158
    @umuaymanandaysar8158 Год назад +4

    Axmed sxpkii isla joog guriga ha tagine 😂😂

  • @badraabshir6993
    @badraabshir6993 Год назад

    Shaaha kiligi lagu cabaya idilay

  • @sahramaxamed181
    @sahramaxamed181 Год назад +1

    Axmed saaxibkiyow reeraha hadumin😅😅😅 shaahana koobka kucab kildhiga iska dhig afku yuu ku cadaane😅😅😅😅😅

  • @iqraaniicali9783
    @iqraaniicali9783 Год назад +1

    Dulqadki oo qofa waye axmed sxbkii 😅

  • @SumayaXasan-j8w
    @SumayaXasan-j8w 10 месяцев назад +1

    AhMed zpkiiisa nin ka dulqd bdn miYa jira😢😂😂

  • @huzeinqarka1458
    @huzeinqarka1458 Год назад +4

    Mee kii kula shewkyaan jiray ee Mustafa aniga taas uun ivasoo jawaab xagu kadhacay

  • @salmosaalax
    @salmosaalax Год назад +2

    Wayo gabadha axmadow😂😂😂😂😂😂😮

  • @khadanabdi2146
    @khadanabdi2146 Год назад

    Axmed sxpkii wlllhi waa miskiin Hano sheegin

  • @maxamuudcabdi6818
    @maxamuudcabdi6818 Год назад +2

    😁😁😉😉😬

  • @user-fy1su2gv8f
    @user-fy1su2gv8f 10 месяцев назад

    Axmed zxpkii dulqadki o qof ah walhi😂

  • @mawliethibraahim
    @mawliethibraahim Год назад +1

    Wllhie anon jileyn ban ciil is cuncunaya😂😂😂😂😂

  • @hamzaaaaa916
    @hamzaaaaa916 Год назад +3

    Zxipka ahmed inay u dhaftay raptaye wx fahan deee 😂😂😂😂

  • @niyadsame790
    @niyadsame790 Год назад +3

    plz part 4 soo dhigadee ❤ xuseen is not essy 😂😂😂

  • @hodanmaryacase9505
    @hodanmaryacase9505 Год назад +2

    Adigo san uu eeg yaanu Axmed imanee is hagaji 😂😂😂

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 Год назад

    Kkkkk rer sheekh isxaaqow so bdiya

  • @user-wc2zf1gc7c
    @user-wc2zf1gc7c Год назад +2

    Hhhhhhh😂😂😂

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 Год назад

    Axmed saxibkii kulahaa reer sheekh isaxaaq 😂😂😂

  • @ciid-xuseyn
    @ciid-xuseyn Год назад +6

    😂😂😂....Can't wait next episode...keep going wlshy muna

  • @pricess1772
    @pricess1772 Год назад +2

    Ahmed goormuu imanyaah😂😂😂

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Год назад +3

    Walaahay waa dhiman gaarey sidaan uu qoslayey 😂😂😂😂😂

  • @YurubCsalaan
    @YurubCsalaan 10 месяцев назад

    Axmed saxiipkii wixii helaa layabay😅😅😅

  • @amatarahmanmahamoud1240
    @amatarahmanmahamoud1240 Год назад +4

    Keep going my favourite atress @munafaysal ❤
    Ahmed saxiibkii is a amazing actor too 🎉

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 Год назад

    Woow ninku waa jecl xasiid

  • @NabiihaHassan-u7n
    @NabiihaHassan-u7n Год назад +1

    Naa igadaba haadh kulaha alaa manoli😂😂😂😅

  • @salmosaalax
    @salmosaalax Год назад +3

    Beerka icasaday❤😂😂😂😂😂

  • @user-jx8eq2og1t
    @user-jx8eq2og1t Год назад +1

    Axmed saxibki dulqaad badanaa

  • @baxsan
    @baxsan Год назад +3

    Axmed saaxiibkiiyow😂😂😂

  • @sacdiyohassan12
    @sacdiyohassan12 Год назад +1

    Keep going munaaay 😘

  • @superFaysalofficial
    @superFaysalofficial Год назад +1

    Sanadka dambe waxa soo socda abdi yoo kale
    Axmed oo kale

  • @yasminibrahim7524
    @yasminibrahim7524 Год назад +2

    😆😆😆waaahi waa xaraabo waa axmade

  • @mafsuudmahdi1064
    @mafsuudmahdi1064 Год назад +1

    Muuna faysal is not easy

  • @user-tv1cs7dj2p
    @user-tv1cs7dj2p Год назад +1

    Dulqaadki oo qof ah😂😂

  • @ugbaadquule5076
    @ugbaadquule5076 Год назад

    Munay axmed zaxpki kw xishud 😢

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Год назад +1

    Asc qosolkiibaad Naga dhamayseen esh calaa filin

  • @niciimacaliclaahi7788
    @niciimacaliclaahi7788 Год назад

    Axmed saxiibkii

  • @abwanadhodanmohamed-gx5up
    @abwanadhodanmohamed-gx5up Год назад +3

    Wey waashay wilki faruhu tagtaagay walahi sorry ibraahim 🙏🙏😥😥😘😘

  • @abwanadhodanmohamed-gx5up
    @abwanadhodanmohamed-gx5up Год назад +5

    Intey qoriga baas geysatey bey rasas axmed ladhaho u cabeysatay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Год назад +1

    Ahmed sxbki dhib ayaa haysata 😂

  • @nuuramohamed1735
    @nuuramohamed1735 Год назад +1

    axmed saaxiibki😂

  • @hodanxaaji9454
    @hodanxaaji9454 Год назад +2

    wlhi barkad na cadysy uuhhmm

  • @user-pw3gu2ug2c
    @user-pw3gu2ug2c Год назад

    Axmed zxpkii xqiisiii meeee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @engrabdihassanlodoon6840
    @engrabdihassanlodoon6840 Год назад +1

    Axmed Saxiibkii waa nin balaayo ka dhacday kkkkk La is hel Kalaha

  • @rothamohamett2099
    @rothamohamett2099 Год назад +1

    Wuxu riwaayad way dhaafty wlhy😂😂😂