CUMEER SOO SAAR SAAXIIBKAAGA QAALIGA EE CEYDA | WHO IS YOUR BEST FRIEND EMOTIONAL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 июл 2023

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @xadiis24
    @xadiis24 Год назад +619

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maxamedkl123
    @Maxamedkl123 Год назад +281

    Wax walba waxa ka macaan Quraanka Yaa Igu Raacsan ❤🥰👍

  • @user-uk8nx9en9h
    @user-uk8nx9en9h Год назад +33

    Wax walba waxa kamacaa
    Quraanka
    Yaa LG raacsan❤ and 🥰👍

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +357

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️😥

    • @mohammedhirsiawad1252
      @mohammedhirsiawad1252 Год назад +10

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi

    • @muwahibmuhumed-bw1hf
      @muwahibmuhumed-bw1hf Год назад +7

      scw scw scw scw

    • @ikhlaasawil3558
      @ikhlaasawil3558 Год назад +3

      @@mohammedhirsiawad1252 hhhhhhhhh walan

    • @ikhlaasawil3558
      @ikhlaasawil3558 Год назад +2

      @@muwahibmuhumed-bw1hf hhhhhhhhh hhhhhhhhh off

    • @abdalahicagay7340
      @abdalahicagay7340 Год назад +4

      Scw scw

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Год назад +160

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 Год назад +352

    Caawa waahabeen jimca ah kusaliya rasuulka scw😍🥰😘

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Год назад +145

    Dadka subaxdii daawanaya aan habeenkii u dhafrin 😂👋❤️‍🔥

  • @NimcoMahamad-cb6gv
    @NimcoMahamad-cb6gv Год назад +33

    Hadaad ujeedid nabigeena muxamad scw wll kusaliya nabigeena muxamad scw

    • @ABDIRaxman-sk7bx
      @ABDIRaxman-sk7bx 10 месяцев назад

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

    • @haliimaadaawe2
      @haliimaadaawe2 Месяц назад

      Waajicelahay

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +401

    Next Ceyda soo qabo Asadoow inta igu Raacsan like ISKA SAAR 😂❤❤

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 Год назад +77

    Caawa.waa.habeen
    Jimce kusaliya nebiga.scw❤😊

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 Год назад +78

    Best video Wlh ani Labadan Wiil Wa jeclhy M.a😢 vidoeyada Ee kujiran xita ima dhafo Dhexdiina Ilhy dhibaato Makeno Sxbtinimada Qofkii yaqana Le Garnya 🥺 Ani sxbty 7sano Sxbo ehen hda we iga fogatey😢 ilhy nimakala fogeeyo adinkana Anne Ilhy nabad Haigu tusiyo🤲🏿🥺

    • @abdiqaadir7729
      @abdiqaadir7729 Год назад +3

      Aaamin wllhi anigaba wxn alle uga baryaya inta qof wng iskula socda ineysan wx dhipa la.kulmin i.a🤲

    • @laztqueen7529
      @laztqueen7529 2 месяца назад

      Anigaba kula mid baan ahay abaayo
      Saxbtay lixsano ayaan sxbo aheen lkn sanadkaan sanadkeena ma aheen 😞allaha isku keen soo celiyo markale hadii qorontahy inaan iskusoo laabano🥺😭

  • @abdinasirhussein8152
    @abdinasirhussein8152 Год назад +36

    Inta kufaraxdey marku sheegay isoo raaca❤

  • @Money-Maker942
    @Money-Maker942 Год назад +150

    Waan jeclahay shaqadaada,Waxaana kugu bodaaniyaa dadaalka, iyo halabuurka aad geliso muuqaal kasta, hambalyo ❤waxaad mudantahay malaayiin dhiirigalin 🎉😊

  • @adancumaraadan4329
    @adancumaraadan4329 Год назад +139

    Asad Gabadha Dhar Asturan Soo xidho dheh Alle kacabso wallo Rag ayay ku dhex Jirtaaye 😢😢

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 Год назад +4

      Surwaal dhagan mexe usoo qadaty aydu ma walaty😂

    • @daakirnour9294
      @daakirnour9294 Год назад +4

      ​@@farhiaali8967qufka dhar madoowga manaagbaa😅😅

    • @khaalidabdulahi9091
      @khaalidabdulahi9091 Год назад +4

      Dumarkeena ilaahey ayaa kuwaajibiyey iney is asturaan ee asadow dhar fican soo gasho dheh

    • @nastehasheikh8454
      @nastehasheikh8454 Год назад +1

      Subhanallah

    • @jackmoha9247
      @jackmoha9247 Год назад +1

      Wxa umaleyna inee gbadh cadaan ah tahay aaysan somali eheen

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj Год назад +24

    The best person over the most knowledge able and the most shine created prophet mohammed scw

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 Год назад +11

    Dadka kale yaa waaye ani waa yaabeee qofka la sheego wajigiis waa la argaaa inta kale anaga xitaa wee naga dhuunteen😂😂😂😂

  • @Ayanyusuf-mh8nm
    @Ayanyusuf-mh8nm Год назад +107

    Next video ceyda ka dhig bro ❤❤😂😂inshallah wan sugayaa 😊😅❤❤😂😊

  • @SafaNatasha
    @SafaNatasha Год назад +93

    Naagta sax iyo qalad wey qawantahay ee waxan leyahay is astur jeans 👖 Aya soxiratay mesha neh willal Aya buxan xasbunallah kusali nabigena Mohamed scw😮😮

    • @ashkirahmed7111
      @ashkirahmed7111 Год назад +2

      Waa kugu raacsanahy byo

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 Год назад +5

      الله اكبر 😔 صلي الله عليه وسلم ♥️ اللهم أجرني من نار 🤲 الحمدلله على كل حال

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 Год назад +4

      Marka xigta saliga nabiga haso gaabin

    • @shakibabdi6330
      @shakibabdi6330 Год назад +1

      Walahi wan kula ariinkas

  • @kinghilac
    @kinghilac Год назад +8

    Kusali xabiibkeena muxamed scw wll kusali xabiibkeena muxamed scw ❤

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 Год назад +5

    Masha allah asad xajiyo wiilka kaliya RUclipska fikirkisa lagu daydo waxa kasta u sameyo hadana iska faraxsan masha allah allow adow socota natusi ❤❤

  • @ismailbashiir2525
    @ismailbashiir2525 Год назад +277

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @Mohamed-Dhiblaawe1
    @Mohamed-Dhiblaawe1 Год назад +109

    Aawey dadkii jeclaa nabiga ❤❤

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Год назад +8

    Asad hagi maasha alaa ilaahay hakuu barakeeyo maskaxda wllhi edia cusub ayaad la timiday wan ku taageraa wll wan ku jecelahay Asad guulaszoh♥️♥️

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Год назад +7

    Mashaallah Hormar wacaan walalkey Asad Hagio guuleyso wll qalbi wanagasan 2M coming soon 🎉🎉❤❤iinashaallah 🥰🥰🥰💯💯💯👍

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Год назад +195

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤❤

  • @ibrahimmohamed9491
    @ibrahimmohamed9491 Год назад +56

    Saxipnimda waa shey qali ah oo qof wlbo uu San heysan wlhi xita walaltinimado ay dhantaa 😊

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Год назад +4

    Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.5 million comin soon pro

  • @FowziyaFoos-jn3wd
    @FowziyaFoos-jn3wd Год назад +8

    Wow maasha Allah guulesta ceyda and cumeer asad adigane sigaaran kuu salaame wall.may team 27 guul insha Allah 😊

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Год назад +130

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤🎉❤🎉

  • @happyqaali9653
    @happyqaali9653 Год назад +91

    the best person ever the most knowledge able and the most shine all allah created is prophet scw❤

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Год назад +20

    Keep it up brother ❤❤

  • @nimayusuf3579
    @nimayusuf3579 Год назад +5

    Walaahi waa iska kiin jecelahay mansha allah ceyda iyo cumeer walalshiin from hargeisa hadhwanaag

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Год назад +161

    The best person ever 💕 The most knowledgeable ever ❤ Ankusalino Nabigena Mohammed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Год назад +181

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤ 🕋🕋📿📿🕋🕋📿🕋❤❤

  • @Abdulrahman_mamuleh65
    @Abdulrahman_mamuleh65 Год назад +6

    Waxan kula talin lahaa inaad gabadh kula wada barmaamijka ee soo saaraysa jawaabtada saxda ah inaad ka saarto meesha amase wll ay is soo asturto ❤

  • @user-uc5qf2tt5u
    @user-uc5qf2tt5u Год назад +8

    Asadow gabadhan saan ma raali uga tahay ine 10 rag ah surweel ku hor wadato saan wa dhaqan xumo family Hajio io team 27 saan wa idin sharaf daro wax halaga badalo😢

  • @azlihaan1183
    @azlihaan1183 Год назад +12

    Maashallah asad intaa dadka kuugu faanayo mashalh hore u soco abowe ❤🎉❤❤

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid Год назад +15

    Ku saliya nabigeena muxamed❤😊

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Год назад +21

    Asc🎉 Team 27
    Waxaan ka codsanyaa hadaad aragtid fariintan in aad ku soo biirto janaalkan aad iyo aad ayaad u mahadsan thy❤
    Guul iyo gobonimo insha Allah

  • @fareyofficial5419
    @fareyofficial5419 Год назад +3

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Год назад +26

    Boqorka RUclipsrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥

  • @boojadheere
    @boojadheere Год назад +37

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @sacdiyomaxamed7578
    @sacdiyomaxamed7578 Год назад +7

    Wallhi siday hug 🫂 isku sinayaan zxptey soo xasuustay oo aan 2 bil is arkin wallhi 😢😢

  • @mushtaaqbashiir
    @mushtaaqbashiir Год назад +6

    Aan kusalino xabeebkeena muxamed salalaahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤

  • @hanadcade322
    @hanadcade322 Год назад +25

    kusaliya nabiga scw

  • @AmiiraAb
    @AmiiraAb Год назад +20

    Runtii labo qofoon jecelahay weeye allah hanoo daayo asadna sido kle❤

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi8346 Год назад +9

    war qoftan maxaa dharkii dumarka u diiday 😡😡 asad gabadhan waa walasheaye si walalnimo ah wax ugu sheeg wll

  • @halimasaadia155
    @halimasaadia155 Год назад +32

    Jumca Mubarak to All Muslims around the world 🌍

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Год назад +12

    Qofta albitarka heeeso yaaa ilanacay 🤔😭😃

  • @cabdirisaaqmaxamed5010
    @cabdirisaaqmaxamed5010 Год назад +28

    Raga is fahmay ka maseerayaan cayda iyo cumeer❤❤

  • @aminaabdulkadir1080
    @aminaabdulkadir1080 5 месяцев назад

    The best person ever The most knowledae able and the most shine all created prophet Muhammad

  • @SamiiroQurux-ig4wz
    @SamiiroQurux-ig4wz Год назад +4

    Walaal hamigeyga kabay walal hadafkeyga dhabey walal hiil iyo hooban walal aan lawada heysan hodaalo adiga weeye wllhi aad ayaan u farxay markuu aqoon saday saxiptinimada hawaarto ceyda iyo cumeer waxaa tihiin walalaha qalpiga😢😢😢😢❤❤❤❤❤ team asad waa idiin salaamay❤❤❤

  • @enowadan2999
    @enowadan2999 Год назад +10

    Jah mant qof iga horey malaha commentiga allahamdulilah ❤❤❤❤❤keep going team 27

  • @DHENIS77ZIIZBOY
    @DHENIS77ZIIZBOY Год назад +31

    Cimeer big fan wllhi qosol igu ma harin 😂😅😅😂

  • @FardowsaMohamedmohamud-mk3ro
    @FardowsaMohamedmohamud-mk3ro Год назад +2

    Walalky asad horay usoco waxa jeceshy oo jano uhorayso alle haku siiyo gabdha soomaliyed oo walashen ah waxn jeclnlaha inad ku dhahdo is astur❤❤❤❤

  • @MurayoadowMurayoadow
    @MurayoadowMurayoadow 2 месяца назад +1

    Wll 40 qof ducodooda waa la aqbaa ii soo duceeya wll muraad ayaan keeyahy ilaahy ha ii siiyo cuda baari ah waan idin jacelahy ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-ly4yg
    @MohamedAhmed-ly4yg Год назад +26

    Asad nio.qoftn is astur ama dhar fiicn soo xiro.dheh nio adba maad jeeclaan lahyn inay walashaa iyadoo saan ah dadka soo hor istaagto ❤

    • @___-sg8yh
      @___-sg8yh Год назад +6

      qofka asaa juus leh wana asturantahy meel ka qawantahay sheeg

    • @MohamedAhmed-ly4yg
      @MohamedAhmed-ly4yg Год назад +6

      @@___-sg8yh l know that lkn iyadoo gabar ah miyey diintu u banysy inaay iyadoo xirn dhar ku dhagn inay raga soo dhexgasho

    • @mandekmanka
      @mandekmanka Год назад +7

      Qof wayn oo go aansty ine isqawiso qof tosin karo mlhn illhy hasohanunio

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Год назад +72

    Barnaamijka markuu bilaabanaayey lambar 3 uu ahaa😂habeenkii kowaad barnaamijkaan bilowday niyada waxaan kashtay in cumeer iyo ceyda lagu xijiyo ugu danbeen waa keentay waxaasaa kaa saaxiibtinimo ah❤🥰

  • @shugrishacaniaxmed6394
    @shugrishacaniaxmed6394 Год назад +7

    Waaaaaaaaw oh my God 😂😂😂😂😂😂😂 👏 👏 👏 👏 👏 😂🎉🎉cumayr ubaxaan iga gudoon wlhi waan wada guulaysaney m.a 😂😂😂😂🎉

  • @Nejabdull8955
    @Nejabdull8955 Год назад +2

    Aniga xitaa wanshegay Wanka shikikiyay Number three yes ❤❤🎉🎉👌🤙 keep going wallakey Asad legend

  • @user-sc7pu9ro4o
    @user-sc7pu9ro4o Год назад +3

    Walal Asad bro cafmd taam ah alle ha ku siiyo,adigo lugahaaga ku socda illaahey Hana tuso walal asad.aamiin aamiin aamiin

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Год назад +64

    next video ceyda cumeer soo saar dheh😂

    • @SaynabCalicraxmaan
      @SaynabCalicraxmaan Год назад +1

      Isku barafuun waaye way is ursanayaa se cml dheesha ciyaarta kadaa🤣🤣😅

    • @abdiqaadir7729
      @abdiqaadir7729 Год назад

      ​@@SaynabCalicraxmaanhabta laga deynayaa😂😂

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Год назад +14

    Keep going prophet ❤️❤️❤️

  • @ikraanxeyle5182
    @ikraanxeyle5182 Год назад +4

    Ceyta iyo cumar saxib isjacel allah idin xafido wllo🥰🥰🥰🥰

  • @user-pd1dh9wt9k
    @user-pd1dh9wt9k Год назад +5

    Wllhi barmamujkani wa kuwan ugujecelaha asad adiyo asxabtadaba wan idin salamaya 🙌🏻🙏

  • @hamdisbali8479
    @hamdisbali8479 Год назад +52

    😂😂😂😂cumeer waa funny qofkan Robert cml usocdo maxawaye kulahaa 😂😂😂

  • @NimcoMahamad-cb6gv
    @NimcoMahamad-cb6gv Год назад +8

    Allah is one❤

  • @salmosahalsalmocabdi8031
    @salmosahalsalmocabdi8031 Год назад +4

    Asad abeera teamka kuso celi qosolkiisa uxiise inta igu racsan like❤😊

  • @soss1854
    @soss1854 Год назад +51

    Ugu horeyn number 4 ceyda uga shikiney ani io cumeerba waa garan weydey❤😂😂 Team 27 guul wllkay asad hajio aadban ku jecelhy wll mcn❤

    • @wilkiidahirow3885
      @wilkiidahirow3885 Год назад +2

      Waryaa yaa yaqano qofta jeniska xiran raga soomali romantic ma ahan 😂😂

    • @abdiqaadir7729
      @abdiqaadir7729 Год назад +1

      ​@@wilkiidahirow3885sundus wye😂😂

    • @caziizaahmed8383
      @caziizaahmed8383 Год назад

      @@abdiqaadir7729mhn 😂

  • @mohamednabiil6443
    @mohamednabiil6443 Год назад +27

    Number one Somali RUclips Asad Hagio🙌

  • @sofiyacarabsofiyacarab
    @sofiyacarabsofiyacarab Год назад +2

    Cayda iyo cumer sahibo walikina ahada mashallah 4years asahibatihin ,🫂🫂🫂🫂🫂

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Год назад +5

    Saaxibtinimo lagaa dhahaa m.a 🎉❤

  • @manomohamd4280
    @manomohamd4280 Год назад +14

    I’m the first person watching this video now😂😂😂😂❤

  • @user-kz9ok3zs6u
    @user-kz9ok3zs6u Год назад +17

    Maashu allahu akbar allahu akbar salalalaahu calyeehi wasalaam salalalaahu calyeehi wasalaam ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qurxanqaaliqurxan9476
    @qurxanqaaliqurxan9476 Год назад +3

    Walal gabadha soo astur Allah kacabsa waan kujecelnahay Nolasha weey gaabata ahay

  • @rahmam781
    @rahmam781 Год назад +4

    Labada wiil aan jecljy videoyada ay kujiraan xata ima dhafaan dhexdiina alle dhib haka hayo allena inimakala fogeeyo ❤😊

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 Год назад +8

    Wlhi dadka codsanaye ku jiraa wn ku faraxsanhy cwa inan dawanayo mhdsanid asad🙏🙏❤

  • @ZimanApdirihmaan
    @ZimanApdirihmaan Год назад +6

    Zoo Badi asad wll Walia gabdho iso soo saaraya ka dhig macaan weey😊

  • @user-od4vt3zu5z
    @user-od4vt3zu5z Год назад +3

    Ased obeera soo qabo wll

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +31

    Two legends always asad hajio and cumeer big fan another's levels program's hard work best friends 📤📤👍💯😄⚽️❤

  • @Sihaam-Atham
    @Sihaam-Atham Год назад +8

    Next ceyda pls Asadoow ❤🎉

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh Год назад +109

    Cumer and cayda legends❤

  • @cwaliali5193
    @cwaliali5193 Год назад +7

    Legend alwes legend asad hagio🥰👏

  • @BarwaaQoUpdirahmaan-yz5zn
    @BarwaaQoUpdirahmaan-yz5zn Год назад +2

    ALLE hakuu daayo ceyda❤

  • @bisharoabdullahi5777
    @bisharoabdullahi5777 Год назад +3

    Wakugu xirantahy caawa qofka u horeeya ahy❤❤

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 Год назад +4

    Jah Walalnimo cumeer iyo ceyda🎉❤❤❤

  • @user-hi9mo4wd3r
    @user-hi9mo4wd3r 2 месяца назад +1

    Kusali nabigeena [nnkh] scw

  • @hamdiahmed3219
    @hamdiahmed3219 Год назад +9

    Best feeling wlhi sxbtinimada😢😢😢

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 Год назад +6

    Cumer iyo cayda zan u jecelhye😢amrka illhye

  • @xamdaharuun1577
    @xamdaharuun1577 Год назад +5

    صلى الله عليه وسلم❤ صلى الله عليه وسلم❤

  • @user-dh1qe8ye1w
    @user-dh1qe8ye1w Год назад +8

    صلى الله عليه وسلم❤

  • @baakaytube
    @baakaytube Год назад +5

    Asad waa kusalaamay wllkey caawo anaa usoo hormaray❤

  • @bandhigehistory979
    @bandhigehistory979 Год назад +8

    Gabadha dhar fiican xidho ,,,model nimo ilaahay hawga cadhasiin oo waajibkiisa hawga tagin

  • @sundusducaale4050
    @sundusducaale4050 Год назад +10

    WLhi ani xitaa marki ugu dambeysey le gartay inuu cadeyda number 3 yahay Omg😂😂geep going my brother Asad❤

  • @user-ze4ye5ir8w
    @user-ze4ye5ir8w Год назад +6

    Next Saxaaf iyo adnahena wllka❤❤

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Год назад +65

    Allah is one ☝️ 😢

  • @xaliyeyoutube5794
    @xaliyeyoutube5794 Год назад +5

    Hada anoo kusugaya ba soo dhigtay waab daahday xogaa ❤❤❤❤

  • @maryanibrahim7313
    @maryanibrahim7313 Год назад +1

    Asad barnaamijkan waa jeclahy wllhi👏🥰

  • @najmocabdi8743
    @najmocabdi8743 Год назад +6

    Saaxiibtinimado waa wax qaaliya ah😢😢

  • @daadirmaxamedbarqatle533
    @daadirmaxamedbarqatle533 Год назад +17

    Hadani soo qabo ceyda dheh soo saar saxibgaaga cumeer❤❤ wll asad hori usaco🎉