Qalaskii ugu indhaha adkaa oo Hargeisa Lagu xidhay 😂😂😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 51

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 3 часа назад +2

    Meshi somaliland sowtan bahalo galeenka noqotay

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 3 часа назад +1

    Ciro haddaad u haysatay in uu yahay Nin Reer Sheekh Isaxaaq ah maahayn ee waa cadowga Somaliland oo dhan ciddiinaa calool ku jabtay oo inkaar mujaahidiita ay idinku dhacday.

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 5 часов назад +3

    Haa yees awelba wala ogaa maha wax cusub rer somaliland wa ubadhedhen haka macashan war dalkina dafa inta dhiiga somsliland kujirtow walahay meesha dawladi majoogto wahuwan kuliged🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 5 часов назад +3

    Afkiiba juuqda. gabeey Ee laqaabso Isbedeelka

  • @Amalxasan-m6f
    @Amalxasan-m6f 2 часа назад

    Yusra waa faqash intii reer sheikh 7xalaasha waad heysaan faaiidadii 😅😅😅😅😅

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 часа назад

    Sxbyaal Isha ku haya oo Hadii la sii daayo madaxa ka toogta isaga iyo wasiir ku sheega iyo Aabihiiba insh tcaalaa,,, for ever Somaliland republic

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 4 часа назад +1

    Wasiir ku sheega,inoo soo Tahriibiyey cadowga halaqabto,hadii kale xukumada,oo dhanba,eedaysan

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 5 часов назад +2

    Waxa meesha jooga waa noocaas oo miidhan,Habeenkiina halkaas ayay ka soo dagaalamaan,maanta Ina waa kuwa mushaharka doonaya.

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 5 часов назад +3

    Muwadin. Isbedelka. Hakaa
    Hoor imaan. Malaha. Niinku
    Siir buukahaya. Xukuu Made?

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 5 часов назад +4

    Ceebeey tacaaL wadani

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 5 часов назад +2

      WADANI far baa ku fiiqan.
      Somalilandoow. Dalka badbaadiya.
      Dowlada huwan ah baa ina qabsate. Dalkii sodonka sanadood la soo dhisey baad reer Somalilandoow Dowlad huwan ah u dhiibteen. Weey idiin dhamaate.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 5 часов назад +2

    Somaliland huwan baa qabsate.
    Somalilandoow kaca oo kursiga ka tuura odeygan huwantu inoo soo dortey.

    • @hbq6184
      @hbq6184 4 часа назад

      😂😂😂😂 xoog ma haysa aad laga tuurtid

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 4 часа назад

      Kuwii doorty haka tuuraan waligiiba huwanbuu ahaa ciro iyo wixii la socdaa

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 5 часов назад +2

    Hasiidayn ninka huqan baa qabsatay

  • @Axmedcabdilqadir
    @Axmedcabdilqadir 4 часа назад +1

    Waabasaas

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 5 часов назад +2

    Huwantii gudaha ayaa qabasataye fhalinayara hargeisa waa inaa qabataana oo xubi xubi u jartaana dada ma tihidina haduu nabada idina kaga yimaado

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 4 часа назад

    Idinkaa bilaa dhiiga, ragaa aad sheegaysaan Hargeysa dhexdeeda ku toogta. Kaa la xidhay iyo ka u doodayaaba waa isku mid. DILA RAGA OO WAX ISKA DHICIYA!!.

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 5 часов назад +2

    Ma Ali canatar waa munaafaqa kale ee ku dara cantarka lafatiisa

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 5 часов назад +1

    Isbedelka la jaanqada reer sland

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 2 часа назад

    Alaylehe Habarjeclo halkii lala rabey waala gaadhsiiyey ayagaa isgaadhsiiyey

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 5 часов назад +4

    Waa Bartaa Lagu DiLo indho Adagaa ma Dhilaa ?wadani

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 4 часа назад

      Wadeni waa basasin ayag kaa denbeya cerigbo ciro iyo ina dowdare waxi ade isbadel ine dalkina la idinka qado laa idin ibsado

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 часа назад

    Dawlada wasiirada iyo baarlamaanka miyaaney kooxdii farmaajo inoo soo doorin in iyaga mooyee aan cid kale la dooran reer somaliland waad hurudaan dowladani waa wakaalad G21 leedahay waadigii arkayey kuwii reer miyigeenii tiknikada ku weeraray in iyoga iyo gaadhigoodiiba la sii daayey maantana waa tan ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 38 минут назад

    Hooyadaa iyo walaashaa ayuu uyimaaday inuu dhalfo ugu buraasho

  • @KaderElmi-u1x
    @KaderElmi-u1x 52 минуты назад

    WAAKAASE CIRRO HASII DAAYO WALAHI ISAGA U XIDHAN NINKA SIIDAAYA

  • @KhadarCaliibraahin
    @KhadarCaliibraahin 5 часов назад +2

    Haa huwan baa qabsaty

  • @FuaadFicane-mz9pz
    @FuaadFicane-mz9pz 4 часа назад

    Arintaas hadii aan laga kicin dee sl ma jirto ee waa laga takhalusay. Yaan waxan la eegan

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 4 часа назад

    Wasiir kuxigeenku waa xaaska ina jirde samsam markaa inaga hubi warka

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 5 часов назад +1

    Indrky huwan ayaa qabsatay

  • @anisayusuf90
    @anisayusuf90 3 часа назад

    Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 5 часов назад +1

    Nainkaa igu sima An wassee ?

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 3 часа назад

    Dadku maxay isla yeel yeelayaan ragan xilka hayaa sow ragay dirsadeen maaha abaal marintiii ayay rabaaàn dagaalka laascanood iyagaa kamasuul ahaa ceerigaababa uus isaciil iyo muuse abokor waxay wax noqdeen markay taladii hargeisa iska joojiyeen

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 Час назад

    Huwan baa qbsatay idinkaana saxan bariisa iyo mijin jaada ah ku doortay, idinka oo u jeeda in Ciro nacas aan somaliland qadiyadeeda aaminsanayeen,hadeerna waaba dowlad goboleed mana hadli karo.

  • @adansamale5613
    @adansamale5613 2 часа назад

    Dadkan in shaqa laga qabto hadi kale inaga isku jesan dona wayo ninkas dhalinjaro isaaq ayu laajay hadana mushahar ayu ka qata somaliland isma qabato

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 2 часа назад

    Wadani waburburki Somaliland

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 3 часа назад

    Gardaradu waa in marka horeba waziiro iyo kuxigeeno lasiiyo cadawgaaga

  • @Faysal-ym2yy
    @Faysal-ym2yy 4 часа назад

    Eyga waa in loo hayaa dadkii uu Moora duugay wuu ilaway mushahar na wuu soo doontay isma oga agoon io nikii aabihii dilay walahay hadii la sii daayo waxa masuuliyada qaadanya wasiir ku xigeenkaa io rag kale oo badan waaba loo joogi

  • @Fzia-l8q
    @Fzia-l8q 2 часа назад

    Ciro iyo intuu wataaba waa huwan kalkaal kuwii aynu u naqaaney iyagana watee waxba ha yaabin

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 4 часа назад

    Adigu is waydii adaa watay faqasha imisaad muuse afka dheer ku caayaysay yaa is gaadhay

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 5 часов назад +1

    Halaga eryo shaqada
    Hana ladhaafiyo dalka

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 часа назад

    Dawladu miyaanay huwanta gudaha ahayn

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 2 часа назад

    waardalka iyo dadka halabadbaadiyo kooxdan yaan lagu halayn dalka ee hala difaaco

  • @FarxanFrxanadan
    @FarxanFrxanadan 5 часов назад +1

    Hadii.lasidayo.ninka.noca.uhadlaya.hdi.lasidayo.cashar.halo.dhigo

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 55 минут назад

    Ninkaa dhakhso haloo qabtey

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 4 часа назад

    Hala xidho si deg dega.

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 5 часов назад +1

    Wu so wase ma tagay

    • @IsmailAhmed-f2l
      @IsmailAhmed-f2l 4 часа назад +1

      @@AbdiGuled-qd4vi Anaa wasiye ii keena