Ugu danbeen safarada 🇨🇦 oomar lakulmay iyo amiish oo ficil dad badan eey sameey waayeen sameysay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 13

  • @farhiyaadow2468
    @farhiyaadow2468 2 месяца назад +2

    Asc somalida waa qiiro jabaan dadka kaleya ka waalo allah ka baqa oo u duceeya walaal kana cumaar in ilaah cafiiyo amiin amiin❤❤❤❤

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 2 месяца назад

    Alloow cafimad sariic sii oo u saqir halka uu ku qanacsan yahay🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AbdullahiMohmaed-k1h
    @AbdullahiMohmaed-k1h 2 месяца назад

    Omaar alla haa cafiyo wu dumenyah illah halagayab oo haa lassacido

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +1

    Amiish abayo quraan hala saaro wiilka oo albaqara,faatiha,qulhuwale,qul acuudu birabilfalaq,io qul acuudu birabil naas,hq lagu celceliyo.insha allah hurdadana ha loogu dadaalo

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 2 месяца назад +1

    insha alah wuu caafimaadi HADUU hurdo fiican helo biyona Cabo.......

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +2

    Muhiim waaye in la ogaado cida jeexjeexday passbortigisa maxa lo qarinaa hala cadeeyo

  • @deeqo123
    @deeqo123 2 месяца назад +1

    Allaha caafiyo
    Lkn wiilkan waa runtii lama baaro labadaa wadan dhexdooda

  • @HERSIGROUP
    @HERSIGROUP 2 месяца назад

    She's making the situation worse. They are making him look crazy they should hire a lawyer.

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 2 месяца назад +2

    WAA KU WII SHIRQOOLAY EE IN AY WAALAAN KA DANBEEYEY ILLAAHAY U GARGAAR WIILKAA SOOMAALIYEED. XAASIDIINTANA KA QABO WAY CIILEEN OO CADAABEEN
    ILLAAHAYOOW. U HIILI AAMIIN AAMIIN😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😒😒😒😒😒

    • @HalimaCumar-kk9cw
      @HalimaCumar-kk9cw 2 месяца назад +1

      Waan kugu raacsanahay way qosqoslaayaan waa ayaga kuwa oomaar ku maqanyahay

  • @user-so8yj8dh8zmuunacabdi
    @user-so8yj8dh8zmuunacabdi 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 месяца назад +1

    Beena waas waa laa baadha o weeliba laawiidiiya inta baadan