Wlhi waa nin libaax doqada qac ka yartahay doqada waba naag jilicisan mixi u ka batahay raga ka badan waba naag doqon mee tashado wuu ka tashaday ninka ma sawiirkin maba quruxoinin mixi ku jeceltahay waba yaabi
@@najma8198 Somali ayaa ka jirta naag ninkii qabay dhaqan weeyday inuu nin kale horay ka guursado oo waxiiba isku qiima noqdeen gabari waxeey ku qurxoon tahay aqalkeey koow dhisato ineey cimrigeeda ku dhameeysato maalin waliba nin cusub haku kala gediyo sow ceeb maaha ee dariiqaad martaba mid hakaaga hor yimaado yaanan la dhiiri galin furiin ceeb beey ka tahay dunida inteeda kale gaal iyo Muslim ba India Indonesia Pakistan iyo carabaha haba ugu badnaadaane maadaama galbeedka kii kasoo gaaraa iska gashto oo faasuqu xargaha goostay dhanka Asia lama guursado inta badan naagaha laga dhintay iyo kuwa la furay intaba
Gabadhan dhaqasho ma rabto ee 200,000$ caqle ma aha ee dhaqasho hadey Rabin iska sidaa.hadad waxaas yesho xaska kalena waad. In aad sii saa oo 2da xaas aad sintaa diinta AYAA qabta.Dahir calasow diin waxba kama yaqaano ee is ka erya.
subxaanallaah subxaanallaah dahar masideesu ku yahay maxkabad uu eexnayo wiilka why maxad ku waydinaysa noolshad kasoo burtay iyo lamas barkicinayo nink why waxi qabligeed ku ku dagayo waa in lasiiyo gabadh uur lee ee laguursaday dhawac ka xun majira wayay u dhaysan mataqan😮😮😮😮😮😮😮
Walaaloow ku dheh mudo haleeysiiyo.
Maxkamadu waa waalatay jawaabo cajiib ah ayuu Dahir ku garaacay inanta baarqabta ah
Wlhi waa nin libaax doqada qac ka yartahay doqada waba naag jilicisan mixi u ka batahay raga ka badan waba naag doqon mee tashado wuu ka tashaday ninka ma sawiirkin maba quruxoinin mixi ku jeceltahay waba yaabi
@@najma8198 Somali ayaa ka jirta naag ninkii qabay dhaqan weeyday inuu nin kale horay ka guursado oo waxiiba isku qiima noqdeen gabari waxeey ku qurxoon tahay aqalkeey koow dhisato ineey cimrigeeda ku dhameeysato maalin waliba nin cusub haku kala gediyo sow ceeb maaha ee dariiqaad martaba mid hakaaga hor yimaado yaanan la dhiiri galin furiin ceeb beey ka tahay dunida inteeda kale gaal iyo Muslim ba India Indonesia Pakistan iyo carabaha haba ugu badnaadaane maadaama galbeedka kii kasoo gaaraa iska gashto oo faasuqu xargaha goostay dhanka Asia lama guursado inta badan naagaha laga dhintay iyo kuwa la furay intaba
Candho calasow iyo maxkamad😂😂😂😂😂
Naagtu waalanaa dahab 100k iyo guri kulahaa
Wow mashaAllah🌹🌹🌹❤️❤️❤️😘😘😘👏🏻👏🏻👏🏻
Sheekh Abdiraxman
Kkkkk qosol wallahi
WA YAAB NAGTA FUR HADI KALE WA IS DILA😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maxkamadaan ciyaar ciyaar waaye kkkk
Waa doqon kani kullaah naag ayaan naag ufarayaa
Subxaana Laah waa waali meeshii ugu dambeyso social media maxkamada lagu qaaday
Hooyadaa iyo aabahaa ayaa ugu mudan in hadalkooda lamaqlo haday dhahaan reerkaaga dumi diintu ma ogola naag aad qabtana hadalkeeda daa
waa hadal fiican
naagtan leh xaaskakle fur ee ninka amriisa tiin ioy dhaqn midana malaha mana miyir qabto
Fariit
Majeerteen maxaa lacagtooda ka galay naagtaan maxaa ka khaldan qoftaan.
War iska fur naagtaan waalan ,yeyna kaa furin naagtaada .
Wiilkaan taraagyuu leeyahay taraag yada ayaa uga fiican xaaska afrika joogta wuxuu isleeyahay naagtaan armey kuxirtaa waanaag waalan
$ 100,000 he’ll no hayelin warya iyada fudud e fur xaskaga weyn how furin dahira calasey maxa dhexdina dhigay
Gabadhan dhaqasho ma rabto ee 200,000$ caqle ma aha ee dhaqasho hadey Rabin iska sidaa.hadad waxaas yesho xaska kalena waad. In aad sii saa oo 2da xaas aad sintaa diinta AYAA qabta.Dahir calasow diin waxba kama yaqaano ee is ka erya.
MAXKAMADAN WAXAN RABA INAN SARO DAD YURUB AMERIKA KA SHAQEYSTA O WAX BARTEY O WALIDKI DHALEY MUQDISHO KU BAHAN YIHIIN O 35 EYSAN WICIN WALIDKI
Tan saddexdeed dalaaqood halkan ha lagu siiyo dahab iyo Masaryk tir ma istaahisho
War kan isagaa naaga hala waso baaca baacu dhalay hada qabxa tan waa qabxa naag maha
Kkkkkkk Hada Dadkaan ma dad is qabo oo caadi ah baa??
War yahe yey ku xirin ciyal suqadan
gabadhan ninka wey xiraysaa haduu san maseertir siin
gabadhan waxay rabtaa in dahab loo gado
😂😂😂😢😢😢
5 QOF O FAMILKEGA AYAN RABA INAN SARO MAXKAMADAN
Waxan maxkamad maha wa diin iyo dhaqan ku cayar
Nagtan warya yey ku dhicin maxa xolihisa daba dhigay wa warey ma ado garonb ah ayey is wali get lost dhehw😊
subxaanallaah kan sheekh la ‘dhahoo
waa maxay dhasbaryinadan haysa
naagu dhulka kawar muu kadayo ceebta
isee maynay ciidlaadhan
miyaa laway ciidkareeb oo uu soo garkuda😮😮😮😮😮
WIILKAN NAGTAN WALAN UMA QALMO
ADKATEY MASO LABO KACLEYEY
waad bahadiishayay gabadh wayo maxkaa galay gooroobteed😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
subxaanallaah subxaanallaah dahar masideesu ku yahay maxkabad uu eexnayo wiilka
why maxad ku waydinaysa noolshad kasoo burtay iyo lamas barkicinayo nink
why waxi qabligeed ku ku dagayo waa in lasiiyo gabadh uur lee ee laguursaday
dhawac ka xun majira wayay u dhaysan mataqan😮😮😮😮😮😮😮
Maxkamadaan ciyaar ciyaar waaye kkkk