VLOG_6 ISTANBUL TO SAKARYA WAXAAN AADAY GOBOL KA TIRSAN TURKEY 🇹🇷

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 713

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 3 года назад +18

    Masha allah gawartey illahey haku barakeyo 😍

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 3 года назад +15

    Maasha allaah tabaarakallaah xabiibti 🥰

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  3 года назад +142

    Pls Asxaabteyda Wiilkeyga Ii booqda Subs Usaara Inta xushmada ii heeso🙏❤️
    ruclips.net/video/dPGS4AxAeOA/видео.html

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 года назад +78

    Nasra abdi doon inta jecel like 😍

  • @khadroahmed3606
    @khadroahmed3606 3 года назад +4

    Asc xijaabkii maxaa iskaga dhigtay abayo?

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704 3 года назад +14

    Waaw Masha Allah Qurux badanteydi😘

  • @neemoscreativespace8909
    @neemoscreativespace8909 3 года назад +2

    Masha Allah beautiful view beautiful country Turky one day in shaa Allah😍💞💞

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 3 года назад +30

    TURKEY 🇹🇷 Wlhi Waa Wadan Aad U qurux Bdan Waan Jeclahay inaan imaado ilaahey Ha ii Fududeeyo 🤲 Keep Going Abyo Nasro Waqtigaaga ii Qaado ❤❤

    • @digirey69
      @digirey69 3 года назад

      sumayo Luula 😂😂

    • @fardowsoabdi996
      @fardowsoabdi996 3 года назад

      Waankutageeraaa

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      @@fardowsoabdi996 asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ ♥ 💖 ❤ 🙏 💓 🙏❤♥

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      @@dacwadafidintadiintaislaamka isaar waku saaray wll

  • @drmohamedahmed2355
    @drmohamedahmed2355 2 года назад +2

    Gobolka Sakarya lama yidhaa, Adapazarı ayaa layidhaa waxaa u bari kaxigaa bari İstanbul ılaa 3 saac ayaa loo socdaa marka baska (otobüs) ka la raaco, Sakarya waa magaalo green ah oo ay Ku taalo Harada (lake) layidhaa Sapanca, Sapanca waa meesha ugu Quruxda badan başka waxaad kaga Di meesha layidhaa sakarya yeni terminal. Iyi yolculuklar

  • @zaymolabdullahi4775
    @zaymolabdullahi4775 3 года назад +2

    Hbbti kabaha barafka xiro hadi kale hadhow cagaha ku bararaya ama dhiiig so galaya 🏵🌹aniga waxan ku nolhy turkiga 2 sano

  • @hodanabdikhadar4550
    @hodanabdikhadar4550 3 года назад +7

    Abyo nasro abtidoon
    Iyo team keena nasro qurux
    Iso duceeya culeyska i saaran iga dulqaado amuura heyga ii sahlo wllyl
    Qof walbo oo amuur leh ilhy ha u fududeeyo arimihiisa 🤲🤲🤲🤲

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 3 года назад +16

    Masha Allah wlh Turk wa meel qurux badan mida kale nasraay barafka saidka ma ficnee iska ilaali wadba shegtee qofaan baraf arag wa sidaan adaba dhahay🤣🤣

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Sacdiyo plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥

    • @crronaldo7736
      @crronaldo7736 3 года назад

      🤣🤣🤣🤣

  • @edystudio6501
    @edystudio6501 3 года назад +9

    keep going Nasra 👍✌️😍😎 Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato from eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Gift606
      @Gift606 3 года назад +1

      isar huno subscribe

  • @ubahabdirizak2787
    @ubahabdirizak2787 3 года назад +36

    M.a inta ila aragty inay nasra qruxbadnaty liketa😍🔥❤❤

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Ubah. plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @fardowsoabdi996
      @fardowsoabdi996 3 года назад

      Maaansha allh

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      @@fardowsoabdi996 asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ ♥ 💖 ❤

    • @nasrokhalif8633
      @nasrokhalif8633 3 года назад

      Mansha allha hadan dhimani waan ii ma naa insha allha Turkish

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 года назад +23

    Nasraay abaayo adigoo raaliya oh my god intee kakeentay dhul gal dagaba matagine. Carruurta westareenka kunool baa gaalo ka copy gareeya
    Lakin YAALLAAH baakafiican xataa markay so islaamaan oo Allaah bartaan way iskadaayaan waa iga talo Allaah baa saxa cafwan
    Maha luqada kaliya lakin Dr zakir mar uu kahadlayo isagoo gaalo ladoodaya waan kamaqlay Allaah baasaxa

    • @PeakLifeformCell
      @PeakLifeformCell 3 года назад

      Yes, Allah ayaa haboon waayo markaad dhahdid oh my God lama fahmayo ilahayga aad ka hadlaysid. Lkn waad ku qaldantahay inaad dhahdo caruurta westernka ku nool ayaa gaalada copy gareeyo. Gaalo ma copy gareeyaan ee afka ayaa la qabsaday. Wixii malin kasta hortaada lagu dhahayo afka wuu la qabsan.🙏

  • @asmaapdiqani9024
    @asmaapdiqani9024 3 года назад +1

    nasra wll gabadh wayno sharaf lehbaad ahyde turki markad tagtay waad fududatee is astur

  • @laylaqurux9224
    @laylaqurux9224 3 года назад +7

    Walhi hadayban niyad kugu heyey waxan is dhahay nasra maxey vedio nogu soo gelin weysey masha allh tabarka raxman nasray

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥ 💓 🙏❤♥ 💖

  • @jjabdulle7347
    @jjabdulle7347 3 года назад +2

    Nasra abtidoon masha allah switzerland ka soo salamay

  • @sumayomaxmed2440
    @sumayomaxmed2440 3 года назад +3

    Wllo adunyo been leey haira cinin mey xijabkii allaah asturadkisa maxa jirkaga usodhikeysa quruxda waxijaab allaah wuxuku siyay qurux waxad aheed kawar asturan xibkeda wadato allaah adunkaan wuxu nokenay ina jirkena asturno hada dumar nahay naftaan meel majirto allaah cadabta hanaka xureeyo

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Sumayo plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 3 года назад +1

      Wey wadata xijaabkeed si fiican u fiiri wax hubso kadibna waani

    • @shiikhulkulitube1788
      @shiikhulkulitube1788 3 года назад

      @@omaamir1444 goono kugu dhagan xijaab ma aha shuruudaha xijaabkana kuma jito soo aqriso shuruudaha xijaabk.marqaati beenallaha iska daa.Anagaa yurub joogna waxana maxirano gabdhaha yar ee xijaaka diida ayaa xirta noocaas.marka nasra xijaab wey taqanaa wuxuu yahay.ma ogi waa ibnu aadem ayadaba wax wey ka qaldami karaan.mana qaawana lakiin saan ma fiicno raali iga noqda comentsk fasax ayaan u heysanaa ina soo qorno

  • @caliguutaale9425
    @caliguutaale9425 3 года назад +15

    Maasha allaah aniguna caawa intaan warshada aaday ayaan barafkasoowaayay adiguna waadba kudabaalanaysaa war iskuma hayno laba aduunyo ayaan kalajoognaa 😂😂😂😂horay usoco wllshy

    • @aliguled6384
      @aliguled6384 3 года назад +1

      Waxa walaba markadan agjoogin ayeey fiican jihi baraf dhibkiisa mayara hadaad ku dhex nooshay waa imtixaan aduunyo

  • @rayaanruuxi7962
    @rayaanruuxi7962 3 года назад +2

    m.a nasra nalka horay usoco macanto wd qurux badnaty m.a lkn abayo ashahadada dhamestir لا إله bas ha dhihin الا الله kudar waa waliba macanto🥰🥰لا اله الا الله محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم

  • @safamehmood6787
    @safamehmood6787 3 года назад +11

    Waa mar kale io walshiin Nasra hadalkaga ka helaa nasro gulayso mel kas tood joogtid Abyo

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 3 года назад +24

    Dhulkeena nimcaa fadhiso marki lagu dhaayo been maaha runti hadaa nahay dadka qurbaha joogo waxa jugta naga tumay qabow iyo baraf ee dalkeena allah inoo nabadeeyo

  • @matsunochifuyu4794
    @matsunochifuyu4794 3 года назад +2

    Aaway xijaab yadi isku deyska ahaa?

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 3 года назад +7

    Nin ka ku qabo wuu dulqaad badan yahay . .naag caruur leh .single ku ah Turkey ga .
    Inuu kula guursado. Ayaa fiican . Naag Iska wareegayso Guri iyo caruur waxna ka ogayn

    • @xaawosaciid6273
      @xaawosaciid6273 3 года назад +1

      yaahuu taasi wax sheeg kama ahn ee wakuu xasidnimo qof ka wll kaa ah lagama xumaado nimcadow eebe siyay wall wadba ujedaa iney farxad ku kala maqan yihiin fimly geede maasha allaah soo dheh 🙏

    • @hodanaxmad1440
      @hodanaxmad1440 3 года назад

      Ina kaxuntahy wa macqul farxateda masha allah dheh

    • @hgh6577
      @hgh6577 3 года назад

      Wxay u baxday ma taqana mise kula tahay gbdh iney iska baxdo ninkedu ogolanayo iney jirto koley dan bey u baxday

    • @salebanabdilah4294
      @salebanabdilah4294 3 года назад

      Wiilow gaagabso nasra iyo xajigeda kalsooni buuxday iskuqabaane talaabo kastayqadana raalibuu.ugayahaye adi komenti xumada meesha kadaa

    • @Adam-ig9sb
      @Adam-ig9sb 3 года назад

      Maser ma ka haayo bro #Alhamdulillah dheh waa isku faraxsan yihiin lagana yabe in u xajiga so fasaxay si ay uso dalxisto #macsalama

  • @cookingfatmachannel2287
    @cookingfatmachannel2287 3 года назад +5

    Team nasro abtidoon Hadii awoodin like iyo subscribe iso sara somalinimo 🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @xurmobadanofficial1700
    @xurmobadanofficial1700 3 года назад

    Waxn layaby nagaha maalintii eey katagaan mexeey islasoo qawiyaan turaxd gabn iuo gono kudhagan bismilaah

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri 3 года назад +29

    Woooow! Masha Allah, ii baashaal Nasra Abtidoon, Xamar_caddeey amaa lagugu celini waayaa?😂😂😂

  • @anisocoofle4013
    @anisocoofle4013 3 года назад +1

    safar 8 saac ah anaa maray anoo kaliky ah wax caajis ahna madareemin nairobi to mambasa.alx hadaa heesato mobel iyo internate wax dareemi meesid

  • @sagalharysa6131
    @sagalharysa6131 3 года назад +5

    Ma ciirtodiba ksheshay aniga ima cajibin cuntoodu laakiin waa wadan quruxbadan mar kale iman

  • @dhahraanabdulahi5165
    @dhahraanabdulahi5165 3 года назад +1

    Masha alha abyo wa mel aad uqurxu badan oo indhaha uroon alle haku barkeyo

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Dhahraan plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @nimcocismaan5792
    @nimcocismaan5792 3 года назад +1

    Nasra abayo asxbtad haiso doceyano ilahey awlad hisiy isha allh

  • @Bc24Tv1
    @Bc24Tv1 3 года назад

    masha allah

  • @roodaabdirahmanchannel4210
    @roodaabdirahmanchannel4210 3 года назад

    Masha Allah keeb going macnto qali dumar

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 3 года назад +4

    Masha allh hppt turkey wn jecelhy wn rajyna ina mardhow tagi doono isha allh ilahay hai rumeeyo dreamskyga 🤲🤲

  • @drsmuxdarosaidali8413
    @drsmuxdarosaidali8413 3 года назад +2

    Masha'allah xapipti keep going illahey haku xifdiyo

  • @zahraali3971
    @zahraali3971 3 года назад +2

    Masha Allah ilahey ha ku xafido waxa ka si ficnalehed in oo odaygaga iyo ilmahaga kula soco lahayen.

  • @lizkook8194
    @lizkook8194 3 года назад +2

    Dal aadan laheyn waxba ma aha ma huran waa dalkaga 🤪

  • @xasanqeyr4798
    @xasanqeyr4798 3 года назад +5

    Walashiis Istanbul qabow ma ahan walashiis hadii aad arki laheyd qabowga Norway sorry ilaah ha ku xifdiyo Istanbul is ka jir walashey kabaha takada leh waa qatar

    • @Gift606
      @Gift606 3 года назад

      isar huno subscribe

  • @ruweidoismacil114
    @ruweidoismacil114 3 года назад +1

    aabaa filaan imaau adaa layaa beesid barfka 🤣🤣🤣🤣😉💟💟💟💟💖💖💖💖💖❤❤❤💓💞💞💞💖💖💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚love

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 года назад +1

    alxamdulilaah ilaahay nicmo ayaa inna siiyay waddankeennu malaha baraf iyo hawo qabaw allaw nabad buuxda nagu arsaaq🙏🙏🙏

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 3 года назад +1

    MashaAllaah says 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 года назад

    Waaaaaaw masha Allah tabrikllha cadi matihi meesha joogtin 👌👌Aabyo nasra ilahey haku xafido Aabyo macan keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 3 года назад +1

    Masha Allah Xbbti Qali Dalxiis Qurux Badan Inaba Caadi Aheyn Bashaalka Haku Wacnaado Quruxeey 💯❤

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Samuuna plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @nimcakitchen6903
    @nimcakitchen6903 3 года назад +4

    Masha allah

  • @safiyosaafi7667
    @safiyosaafi7667 3 года назад +3

    Nasra alle dartiyaa ku jeclahay markasta oo ku arko wan iska farxaa farxad kunolow melkasta oo aad tagto 🙏❤️❤️❤️❤️

  • @saeedhasan7147
    @saeedhasan7147 3 года назад

    Mansha allah Nasro caadi maaha muuqaladaa soo duubtay.

  • @منقهإبراهيم-خ8ج
    @منقهإبراهيم-خ8ج 3 года назад +2

    Ilaahey dhoolcadeenta kama qaado quruxeey ii farax intey faxad jirto احبك احبك احبك احبك

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Munaga plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 года назад +4

    Masha allaah jecliyaa turkey 🇹🇷

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥ 💓 🙏❤♥ 💖

  • @asmaamfaarax4915
    @asmaamfaarax4915 3 года назад +2

    🇹🇷 wadan keyga labad insha allah wan ku so laban dona ano nabad ah

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Asma plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤

  • @zuuzaanmacalin5729
    @zuuzaanmacalin5729 3 года назад +2

    WAW MASHA ALLAH SAKARYA ...jawi Cusub...

  • @samdacusmaan183
    @samdacusmaan183 3 года назад +2

    ماشاءلله تبارك الله

  • @hamdikasim
    @hamdikasim 3 года назад +1

    Alla maxaan nimco Illahey noku deqaay kuleel malahaan qaboownee malahaan ALX . Alx dhahaa intaa soomaalia ku nool.

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥ 😊 💓 🙏❤♥

  • @fahanonline8981
    @fahanonline8981 3 года назад +1

    Hanfi iyo kuleel baraf maleh dhulkeenuye allow noo nabadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayanfarah9935
    @ayanfarah9935 3 года назад +2

    Nasray kabaha ad barafka kudhex mareysay haso qadan markale luga xanun aya laga qada brfka kabihisa so xiro sigsana sidklee

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Ayaan plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 3 года назад +3

    Mansha allah Nasroy dadka intee kaa jafin adaa iska jafay Fariid Qofan waligis barf arkin kulaha😂😂😂😂

  • @ducaysanapdi9365
    @ducaysanapdi9365 3 года назад +1

    Maasha Allah Aabayo farxad ku waaar

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Ducaysan plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖

  • @deeqaaragsan3381
    @deeqaaragsan3381 3 года назад

    Wll nasra ezmir gobolkaasa shidane udalxiistag inkasto turkiyo dhan wadan nimcaysan yahay iyo daraabzoon

  • @anirahaji7617
    @anirahaji7617 3 года назад +1

    Qoftaanaa ilmo kasoo tagtay yaa dhahaayo

  • @bushramuuse935
    @bushramuuse935 3 года назад +1

    Ala maxaan buskaas raacey hhhhh Wlhi waqti xasuus mudan

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 3 года назад +1

    Masha'Allah tabaarakallah allahuma bareek alle haku barakeeyo wllo

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

  • @mohzenn77
    @mohzenn77 3 года назад +1

    Team nasra qalbiga idinka salamay

  • @naimaibrahim5270
    @naimaibrahim5270 3 года назад +1

    Masha allah wlshy come back safely 🙏

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 3 года назад

    Masha alllah bashal wacan qurux bdn allah ku siyaadiyo nasroy

  • @adontialle673
    @adontialle673 3 года назад

    Masha Allah nasro abyo horay usoco adunka iska 2 malina ifarhsanaw inta adunka jogto 💕 aqirane janadii macneed isha Allah 👩‍❤️‍👩

  • @aaminobarreaamiinbarre4679
    @aaminobarreaamiinbarre4679 3 года назад +1

    Walaahi anoo Somali jooga aya hami isoo galisay

  • @bilanomar9989
    @bilanomar9989 3 года назад +1

    Abaayo program ka video yada ku editing gareeso ma i sheegi gartaa qaali

  • @مختاراوخ
    @مختاراوخ 3 года назад +1

    Mancha Allah safar Qurxoon🥰

  • @mohamedabukar3575
    @mohamedabukar3575 3 года назад

    Hhhhhhhh adigoo Istanbul joogo Sparta in laguu diro eheed safar sharaftiisa meeshaas waaye 12 saac complete ah.....

  • @najmomahmud1662
    @najmomahmud1662 3 года назад

    Masha Allah mcnto illhy haku xafido illhy wxan kaga baryaya inad frxd kunolato aqarana janatul firdos ♥️ illahy dartis ku jeclhy mcnto

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥ 💓 🙏❤♥

  • @المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا

    ماشاء الله أختي نصره .الله يبارك فيكم.

  • @halimaelmi5742
    @halimaelmi5742 3 года назад +1

    Masha aIIah abayo Nasro aIIaha kudayo qaaii 💙♥️💕💓💜🖤💚👍👍😂😂

  • @hamidaabdi5680
    @hamidaabdi5680 3 года назад +1

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @tjsoccer7989
    @tjsoccer7989 3 года назад +1

    Mansha allha wlshey mcn 💜💖💝❤️💔♥️💙💗💗🙏🙏🙏💯💯💯✅✅✅

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 года назад

    M.a nasra abtidoon waa vlog qurux badan keep going my sister turkeygana waa wadan qurux badan m.a allaha haku amaansado noo sobadi vlogyada ❤👍

  • @xubixubi229
    @xubixubi229 3 года назад +1

    Asc nasra soomaaliya marke kusoonoqone soo mamacaanka noosoogaliny

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Xubi plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @xubixubi229
      @xubixubi229 3 года назад

      official anika miyaa

  • @Filsan2020
    @Filsan2020 3 года назад +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتي 😍😘

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Filsan plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥ 8

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 года назад

    Masha Allah wlshy qaali keep going 😍😍❤❤❤

  • @داعيةإلىالله-ت9ش
    @داعيةإلىالله-ت9ش 3 года назад

    Maasha Allaah xbbt nasra Quruxeey Alle Haku barakeeyo kujeclay mcnti

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 3 года назад

    Wow Masha Allah abyo nasra Abtidoon wa ku xiisey runtii 😘😘😘

  • @TeamSamia27
    @TeamSamia27 8 месяцев назад

    والله الوظن جميل أقسم بالله العظيم ان يحب الوطن الترك❤❤❤❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷😥😥😥🥰🥰💯💯🎈🎈😍😍😍🇹🇷🇹🇷

  • @ibrahimabukar5145
    @ibrahimabukar5145 3 года назад

    masha allah wlll iska qalpi wangasn ayaa thy alllh drtii baan ku jeclahay wlasgey mcn 1 love guleyso ❣❣❣

  • @jamalmohamed4911
    @jamalmohamed4911 3 года назад

    Rasra abti doon Masha Allah dalxiis wacan abyo runti marka arko daldhisan dalkayga xasusutah Allah nabad hanoga dhigo dalkena 💕👏

  • @XaliimoYarey-c2w
    @XaliimoYarey-c2w 11 месяцев назад

    Asc abaayo nasro waxaatay qof wanavsan oo aankutayano guuleyso inshaa allah

  • @djmohayare5383
    @djmohayare5383 3 года назад +1

    mash a Allah

  • @mariamaosman9915
    @mariamaosman9915 3 года назад +1

    Masha allah ❤️ ♥ 🙏 ❤

  • @safiyahussein7663
    @safiyahussein7663 3 года назад +1

    Subxaanallaah waa cdaabta qaar kmid ah illaahow hnugu hlaagin

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 3 года назад +2

    Nasro sas ma ujab yartahy maluuq cadiya tahy 🙄🙄🙄🙄

  • @mounameecaad2982
    @mounameecaad2982 3 года назад +1

    Mncha allah tabarakallah vlog best my sister

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥ 😊 💓 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥

  • @sacdiyoxassan6153
    @sacdiyoxassan6153 3 года назад +1

    Masha allaah abaayo
    Noosoobadi muuqaalada nuucaan ah
    Hore usoco

  • @zahraaazahraaa3717
    @zahraaazahraaa3717 3 года назад

    Masha allah my queen allah ha ku xafido meel kasto aad joogtid nasra abaayo qaaliya

  • @faahinx4241
    @faahinx4241 3 года назад +2

    Msha allah Payo keep it up ❤️👌

  • @khadijaabdirahman1404
    @khadijaabdirahman1404 3 года назад

    Wow Turkey is beutiful country 🤩

  • @Raabica7961
    @Raabica7961 3 года назад +2

    sory wlhi anagana Qabiw yar ayan u adkeysan lanahay allh haidin dhibyareeyo walalaheyga

  • @malyuunxasan5475
    @malyuunxasan5475 3 года назад +1

    Wooow masha allah ❤❤

  • @caasholadan1881
    @caasholadan1881 2 года назад

    Masha laha dalheeskaka ayabaxaya

  • @ruweydoruunruweydoruun6383
    @ruweydoruunruweydoruun6383 3 года назад +1

    Waaw maasha allh abaayo damaca aanagalisay ilaah kuubarakeeyo

  • @7kimhagu
    @7kimhagu 3 года назад +2

    Nasro waxan baraf maba ahan yan laga daremin bahasha bisinka 😂😂😂😂

  • @saabiriinofficial1374
    @saabiriinofficial1374 3 года назад

    Abaayo masri waxan ahay gabar aad kuu taageerto lamberkaaga comentiga rebley iigusoodheh magneto qaali

  • @fartuunali6291
    @fartuunali6291 3 года назад +4

    M.a my queen nasra happy ❤❤❤ love you nasra qurux ❤❤❤

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 3 года назад

      Fartuun plz wlltinimo igu saar subsribe plz wll wa codsi 🙏

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 года назад

      Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖 ❤ ♥