Deg-deg! Suldaankii Guud Ee Isaaq Oo Uniikiyay Garaadkii Burmadoow Aabihii Soohelay Xaalna bixiyay..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Deg-deg! Suldaankii Guud Ee Isaaq Oo Uniikiyay Garaadkii Buurmadoow Aabihii Soohelay

Комментарии • 186

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 10 дней назад +2

    war waxaa ilkaha dheerii ciidagale uun buu suldaan u yahay ama harxejiis nooma ahaa anagaa ma aamiinsaniin kan boqortooyadii dhuux baraar baanu aamiinsanahay

  • @AbdiraxmanMohamed506
    @AbdiraxmanMohamed506 10 дней назад +2

    Ninku waa inuu yeeshaa tol qabta
    Boqor buurmadaw jawaab ku haboon ayuu bixiyay suldaankiisa guud inuu qabtana ama ka xaal bixiyo waa sharaf guul u

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 11 дней назад +4

    Suldaan Isaaq maaha waa Suldaan Ciidagale

    • @saynabSr
      @saynabSr 11 дней назад +1

      Suldaanka isaaq weeyeh waayo waa suldaanka salanadiisu ugu dheertahay ma waxaad umalayna sida saldanadaha laba jirka ninkani saldanada 15 ayuu tirsadaa ee haku daalina

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p 10 дней назад +2

    Waxa uu ka mid yahay dadka taageerayaasha huwantu ay istcmaalaan. Nin Saldanadda iyo magaca uu xambaarsan yahay fahamsanna maaha. Alllaw Ceeb Astur.

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 10 дней назад +1

    Wa runta sharif alla ku daawr nolo❤❤❤❤❤

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 10 дней назад +3

    yusra hartii dhamaan gus daarood baa ku jiraa

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 11 дней назад +2

    Waa suldaan Yusra lkn hj ayuu fogeeyey wadani ayuuna god dheer ku riday!!’

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 10 дней назад +2

    HEEGO. NAASDHEER. WAXBA. LAGA QORIMAAYO❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 10 дней назад +3

    Maaha Suldaan Guud. Halkee Isaaq ku Duurtay???? Maaha Qofka in Koofiyad ka wayn la Saaro. Ninkaasi maaha Suldaan Guud. Abihiina Isbiirtoole ayuu ahaa

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 11 дней назад +1

    Acuudubilaah suldaanka beryahanba wadani ayaa Watay 😢

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 10 дней назад +2

    Ninka geesigaa maxaa lagu gartaa boqorbuurmadow xaal wuu diiday inuu bixiyo suldanka guud haljileeca hajoojiyo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 11 дней назад +1

    Guuuuuul somaliland

  • @MahadOsman-vb8ro
    @MahadOsman-vb8ro 10 дней назад +2

    War suldaano kuma hayno waayo aad ayay u jilicsan yihin

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 10 дней назад +2

    Suldaanka ciidagale dhe.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 10 дней назад +1

    War gaaraad Dirawal ayaa sax ah waayo sax ma,aha reer sheekh isaxaaq hada qaar badani

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 10 дней назад +3

    boqor buurmadow geesiga soomaaliland hau jawaabo daauud inaanu aheyn sudaanka guud ee isaaq . daauud reerkooda ayuu uyahay suldaan mana soodhaafo xaafadooda.
    Horta daauud yaa kadhigtay suldaan guud?cida kadhigtaa loo baahan yahay suldaan reero kale

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 11 дней назад +1

    Kan Waa cawaan qabiil ku dhex baqtiyey waana Ciyaalkii reer abaarso qoomu luud waana cabtooy Sakhraan ah

  • @AboudiM
    @AboudiM 10 дней назад +2

    Horta adigo yaa thay mar kasta baa iyo malaan kasta baa xanuun baad sheegta war xanuunka dadka kaa daaf

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b 10 дней назад +2

    Kaasi waakii dhagxaanta sitey waa faqash faqash dhashay mana geyo suldaan guud iyo wax u dhaw toona waa mid bilaa nasabad ah inkastoo ciidagale oo dhami bilaa nasabad yihiin

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 10 дней назад +1

    Suldaan qadar keen iyo suldaan caruur keebu istaahila

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 11 дней назад +2

    Suldaan wuxu u yahay garxajis nama metwlo hadan sh kale nahay

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 10 дней назад +1

    Suldaan caruur

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 11 дней назад +1

    Ninkaa koofiyada isaaq sita waa suldaana maaha dhankoodaa laynaga soo galay

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 10 дней назад

    Dakena way washen inadero wa falayahin waa sax👍

  • @deqaabdi1846
    @deqaabdi1846 11 дней назад +1

    Waaxan maaha suldan maaha wuu inaaga ceebeyay isaaq reeka garxajiis

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 10 дней назад +2

    Waar naguma metelo, ninkaasina waa sidii Boqor Buurmadow ku sheegay ee ina Darawal. Kan suldaanka guud sheeganayaa ma xaal baa laga siiyey wixii uu ku hadlayey ina Darawal (wacalka).

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 10 дней назад +1

    Ninkaas suldaanka reer Sheekh Isaxaaq isku sheegay isagga laftiisa hala baadho cidda shashay intuu Buur madoow wax ka sheegayo maxaayeelay suldaanku wuu khald yahay.

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 10 дней назад +2

    war adiga laftada khaldaan mahaa suldaanka isaaaaaq waa suldaanka garxejiis ama yusra hartii maxaa ka khaldaan yaa doortay waxaan aad suldaanka ku sheegaysiid ee ilkaha dheeer

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 10 дней назад +2

    Reer ki dhamaye ee biila nasabka lagu dheekay miyaanu ku jiiriin ciidgale isaaq maha miiyaA Waa yaabe

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 10 дней назад +2

    ❤HEEGO. NASABIYADA. ISAAQ. WAXA. KAHADLIKARA. OO QUDHA. GERXAJIS POWER ❤ SULDAANKA. GUUD. ❤EE. SULDAAN. DAA UUD. SULDAAN. CABDILQAADIR.

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 11 дней назад +2

    Adeer beenta iska daa wax la yidhaa suldaanka guud ee isaaq ma jiro,dadka beenta ka daaya,inankan uar ee xabagiistaha ah ciidagalaanu u ahayn suldaan cid kale iska daayo.

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 11 дней назад +1

    Suldaanka Guud sharf ayuu iga mudan yahay lakiin waxaan ka jeclaa intuu raligalin sinayo ina G jamac inuu Samroon xaal mariyo hadalkii Jamac shabeel

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 11 дней назад +1

    Habar Awal ayaa ku shaqaysata magaca Isaaq kkkkkkkkk
    Kaligeed cunto,kalidaa celceli.

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 10 дней назад +2

    Waxanoo bahdilah lama eegan karayo ee waa in dawlada somaliland soosaarto xeer qabanaya salaadiinta caaqilada iyo boqoradab

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 11 дней назад +1

    Hala yaabin , suldaanku waxa aw ku biiray xisbiga kaba qaadka huwanta iyo ilma yuusuf harti , waana abuu nijaas laga hayo rikaato.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 10 дней назад +1

    War wuu halaabayaa suldaan sidaasi ayuu cod ka doonayaa ba

  • @Umo580
    @Umo580 10 дней назад +2

    😂😂😂😂😂 CARUURTAA MARKA LAGA ADKAADO WAXAY TIDHAAH DA GARACYOHO BEEN MADWO WAKUQAJILAA

  • @tawofiiqabdullahi3820
    @tawofiiqabdullahi3820 11 дней назад +2

    Fito xaajis xirsi aman ama xirsi yibir baa kugu fiican isna midgaan baa wasay waxan waa boog isaaq ku taala walaahay

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 11 дней назад +2

    garacu maanu odhan isaaq asal maaha

  • @husseinsuleyman
    @husseinsuleyman 10 дней назад +1

    Sulduun guud , Yuu u tahay ma xuumkani naga xishood

  • @calisaleebaan9219
    @calisaleebaan9219 10 дней назад +1

    Suldaanku waa nin aan la aqoon abkii dhaafsade

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 11 дней назад +1

    Waa huwantaa ee buuufi xaarmajo ushaqeesa buuuufi

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 11 дней назад

      Hhhh ina sahra hoosta ka halgan waankusoo qabsan sidii maxaa biistenee eeyad.yahay hhh ina.abaarso😘🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamudrage111
    @mohamudrage111 10 дней назад +1

    Suldaan maaha waa ciyaala suuq

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o 11 дней назад

    Waa. Dhalinyaro Suldaanku.

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 11 дней назад +1

    Garaadku kii lahaa maha reer isaaq maha dad goba

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 10 дней назад +2

    dee ciidagale waxma ogine waa kuwa isaaq daarood u jebiyeyi habaryoonsna iyagaa lugaha iskaga maryi oo xitaa xusbigii ciro bursh xaarle kala daalayi

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 10 дней назад

    Reer sheekh isaxaaq iyagaa is xaal mariyay...ciidagale Harti ka hadhiwaaye magaca isaaq Ha noodaayo..maaha isaaq

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 11 дней назад +1

    Dadba wada yaaabye- toloooow siday wax u jiraan waa yaabe????? Waar todobaatan kun oo baylahood oo suldaanka guud ee reer sheekh isaxaaq qabyo u ahbaa jiree maxaa waxaan shaqadiisaba ahayn galiyay waa yaabe????? For ever Somaliland rep,,

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 10 дней назад

    Maaha suldaankii somaliland ee waa suldaan garxajis iyo suldaan huwan ..waanu diidnau

  • @AliAhmed-pl8jr
    @AliAhmed-pl8jr 10 дней назад +1

    Nin walbaa wuxuu yahay buu ku moodaa isaaq iyagaa garacya ah bucur baceyr baa idin dhalay

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 10 дней назад +1

    Waar Isaaq tulli foqool tulli beey noqdden sidaad huwaan loraali geliya

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 10 дней назад +1

    Ninka waa inan yar oo ku milmay siyaasad cidna uma aha suldaan guud waxuu ku hadlayna kuma metelo isaaq ee isagaay ku koobantahay shacabka somaliland maraban dad u naageeya huwan

  • @calicumartaraarcumar7115
    @calicumartaraarcumar7115 10 дней назад +2

    Nacdalkugudhacday

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 11 дней назад +1

    Bisinka bal natus😮

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 9 дней назад +1

    KHANIIS MAXAAD LAYAABTAY ANAGU KHANI8S N8MADAADAANU LAYAABNEE OO WEL8BA DAD ISA SOO HORTAAGAYA.

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 11 дней назад +1

    garaad garac garac dhalay aabihii oo u eeg lama soo dhigin

  • @SleepyDesk-mn9lk
    @SleepyDesk-mn9lk 11 дней назад +1

    Yusra nadh yar halayaabina daarood baa qaba ilayne

  • @burco688
    @burco688 10 дней назад

    Waa hadal meel kaga dhaca reer shiikh isixaq hadalkii uu suldan ku dhawaqay😮

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 10 дней назад +1

    Wa nacaas wanu losya saldanda ilma sheekh isaxaaq waxni kunqunisa ba xabushu sida ha ugaadu inga ilma sheekh isaxaaq wa imdquda lakin iska lacagti G21 durti uu kan yara najasta ee layadhu libaan

  • @MohamedAxmed-b4b
    @MohamedAxmed-b4b 11 дней назад +1

    Suldaaka.Cidagale. waahuwanta..ladagaalamaysa..somaalilaand..

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 10 дней назад +1

    Waa khalad may ahan inuu gala dagaalka la hadlo

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 10 дней назад +1

    Waalataagay

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 10 дней назад +1

    Iidoor iyagaa sheegtay oromo iyo xabashi.. iyagaa nasabiyada iska saaray.

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 10 дней назад

      Xabashiga kaa wacan oo nasaba oramana ma gaartid Xanuun ii forma dawo male

  • @unitedtube1595
    @unitedtube1595 11 дней назад +2

    Pop madew waa Baanlow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @goldennature3129
    @goldennature3129 11 дней назад +1

    Waar yaakadhigay suldaanguud beenweeyi

  • @ahmedhussein1777
    @ahmedhussein1777 10 дней назад

    Suldaan xaal ka bixiyay garaad garac lagu tilmaamay.. waa gobanimo ee ceeb ma aha.
    Qabyaalada iyo nacaybka ku haya ma hayo suldaanka reer sh isaxaaq.

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 11 дней назад

    Waaqalad waayo jawaabay ahayd waaqalad

  • @CabdixakiincabdiGiire
    @CabdixakiincabdiGiire 10 дней назад

    Meel aan laga rabiin indhaha lalamaa sii raaco yusra dhabadhilifnimo ciidi ugaa taag heelimayso

  • @AbdiraxmanMohamed506
    @AbdiraxmanMohamed506 10 дней назад +1

    In lays qabtaa waa gobanimo haba lagaa qaldanaadee

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 10 дней назад +1

    Horta maxaad ukala saartaam darood isaaqba isma kala saaartaan waleee waaa yaaaaab inta aad saas tihiin waaaaa lakala dheer yahay ilaaa aaaqiiiro

  • @CumarXuseen-u9b
    @CumarXuseen-u9b 11 дней назад

    Garaadkii alla hunaxariistee wuxu kuwareejiyay saldanada walaalkii galadagaalkuna 40kjirbuu ahaa

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 11 дней назад

    Suldaan xafadoda ayuu uyahay reerkaana wuu kala anbaday waana dameer malablasaaray ee isaaqna mametelo

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 10 дней назад

    Adeer Waxarkan Yari Maaha Suldaanka Guud Ee Beelaha Isaaq, Waana Waxyaalaha Been Abuurka Ah Ee Ay Reer Dunbuluq Soo Kordhiyeen, Waana Suldaanka Ciidagale Oo Keliya

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 10 дней назад +1

    ibnu furaaash uun baa ibnu furaash raalii geliyaa marka suldaanka ciidagale ee ilkaha dheere isagaba ibnu furaash ah

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 10 дней назад +1

    Horta mataqaana micnaha niinko ? hadii xaala bixiyana ma diinta laga baxay 55jir caytamayaad tahay adigaana u baahan wax ku wacdita reer sheikh isaxaaqna adiga iyo wax la mida ayaa cay ugu filan reerka aad sheeganeyso hadaba saxiib xanuunkaga waa kukeligaa

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 11 дней назад

    HADUU SULDAAKU KU CADEEYO WAXAA SOO BAXAYASA FARA KU GODANA Garaxajisa ISaaqa nimadooda???????????

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 10 дней назад

    Sudaan guidance maaha yaa doorty

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL 11 дней назад

    😂😂😂
    Suldaanku wuu degdegay, ina darawal uumiyaha yaqaana oo dhan baa og

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 11 дней назад +1

    SULADAANKU WAA YUSAR DAAROODA HA ILAAWI NA GARADA ÌBANU FURAASA IYO SULDAAKA CIIDA GELA WAA ILAMAADEERA😅😅😅😅😅

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 10 дней назад

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Waar sheekandan jilecsan iska daaya wax layidhaahdo Suldaan guud majirto…Waa sheeko xariireed….Salaadiin ku sheega manta jirtaa waa Dilaaliin…..
    Waa Khayran katiiran

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 10 дней назад

    Waa sax nacam

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 11 дней назад +2

    Gala dagalka wa GARAC😂😂😂😂

  • @NimcoAbdisalan-gs8nf
    @NimcoAbdisalan-gs8nf 10 дней назад +1

    Adeer cuqdada idinhysa noo sheega dhilaa idin dhashee waxn lahadlaya sacad muuse

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 10 дней назад

    Ciidagale meel baa u go'day Harti jacayl ..illaahay waxay ka baryayaan inay daarood noqdaan ...jacayl dartii ..iasaaq aad bay u neceb yihiin

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 10 дней назад

    Suldaanka dhaxtuurka 😂😂😂 cumamada noo dhig ya dayuus!

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 10 дней назад

    ABA waanyaaanahay nasi daro

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 11 дней назад

    Maya maya

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 11 дней назад +1

    raaligalintaa yuu kala tashaday inan kan yar ee la lumaya heeryada eenu abtiga unahay hayna ceebayn abti xishoo ku xumayn haw hadlin isaaq ayuu nasab cayay

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 10 дней назад

    Waar kani waa Suldaan jiitamayee inoo maha Suldaan guud

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 10 дней назад

    Waar waz ka uu sida wanaagsan uugu jawaabey mujaahid Cali duul-duul.

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 10 дней назад +1

    Suudankasi waa yuusra darood oo waa harti darood sadanadasi ii sagaa isa sheegay ciida uu yahay inka gala dagalka xaal ka siiyay waa inadeerkii waa woofwaneekii labaad

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 10 дней назад

    Maaha duldaanka guud waa suldaanka garxajis kani ma matalo suldaanka xataa ma kala muurnayo nat kaliya

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 11 дней назад

    Sheeko caruureedkii abaarso buu inoo keenay 😅😅😅😅😅

  • @mrbaashebaashe1493
    @mrbaashebaashe1493 10 дней назад

    Yaa yidhi waa suldaan Guud waar Ciidagale buu u yahay Suldaan. Suuqa ayay gashadeen suldaan ka Guud. Waxaas bmwaa been faaftay. Gadhxajis baanuu suldaan u ahayn iska daaye.

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 11 дней назад

    Doqoniimada hiday ulahaayeen miyaanad maqal doqoniimada cimri dhererkuu kaga daray yay ku baxday halaga soo jawaabo suaashaa

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 11 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v 10 дней назад

    WAAR CIDGALE KA QAADA SANDALADA OO U DHIIBA AYUUB SHEEKH SAXAAQ WAAYO CIDAGALA WAAY KA DHAMAATAY.😂😂😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 11 дней назад +1

    Isaaq waaa ummado ku midoobay magaca Isaaq e maba ahaa dad wada dhashay.
    Adiga qudhaada yaa yaqaana in Aabbahaa ku dhalay?

    • @mustafexasancalikaabanka4332
      @mustafexasancalikaabanka4332 11 дней назад +1

      soomali oo dhan ayaa og in daarood dir geed dushi laga so qaaday isago bada lagu soo tuuray anaga sheekha nadhalay waaka sanaag ku aasan ciise samaroon gabi sanag ku àasan daarood haku ku aasan yahay lakain mavac daarood muxu yahay xaaramin kac is wasne kkkkkkkk

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 10 дней назад +1

      Qabiil wada dhashay ama jilib wada dhashay ma jiro.
      Cidda ay doonto ha ahaadaane beel wada dhalatay ma jirto.
      Waxa jira meelo lagu midoobay.

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 11 дней назад

    𝐊𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐥𝐞𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐚 𝐠𝐨𝐨 𝐚𝐲𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐜𝐚𝐠𝐭𝐞 𝐤𝐚𝐧𝐢 𝐬𝐮𝐮𝐥𝐝𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐚 𝐡𝐞𝐞 𝐡𝐮𝐮 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐭𝐚𝐠𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅