Wareysiga Todobaadka Prof Axmed Ismaaciil Samatar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • www.universalsomalitv.com

Комментарии •

  • @ilhaamcarab6359
    @ilhaamcarab6359 10 лет назад +1

    mansha allah nolow prof samatar

  • @abdikadiraye926
    @abdikadiraye926 10 лет назад +2

    Asc wuu iska celiyey Pro. Ahmed

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four 10 лет назад +1

    Good job xamdi, suaalo qiimo leh ayad waydisay, laakin the professor handled well, ilahay ha u siyadiyo aqoonta mashallah. Somaliland xaaq ayey u ledaahay inay xornimaadedi laso noqooto. Good job prof Samatar!

  • @hajiali5480
    @hajiali5480 9 лет назад +3

    He's welcome to run for the President of the Republic of Somaliland in the future

  • @thefearlesskibaarka9642
    @thefearlesskibaarka9642 10 лет назад +7

    Next president of somaliland

  • @ahmedcilmi684
    @ahmedcilmi684 9 лет назад +1

    Well done samatar tayar waadka yabisay

  • @fathihassan8271
    @fathihassan8271 10 лет назад +2

    Muqdisho xashiish iyo cudur iyo qabyaalad ugu kaalay

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 9 лет назад

      ader muqdisho qabyaalad mataal yaanlagaaga sheekayne adigu soo arag.

  • @maseexato1
    @maseexato1 10 лет назад +1

    well done samatar masha allah walee si wanagsan baad u i dhigtay

  • @FikirMaalTv
    @FikirMaalTv 10 лет назад +1

    aftahan walee

  • @dangarad334
    @dangarad334 10 лет назад +2

    Prof Axmed Ismaaciil Samatar Iihay been umaad sheegin in aynu nahay dad leh Qab iyo Han iyo waliba sharaf iyo karaamo mansha,alalh noolow

  • @adenibra6999
    @adenibra6999 10 лет назад +1

    Aqonyahan axmed ismacil samatar alle ha ku siyadiyo Libaax libax dhalay halkeda ayad dhigatay inantuna alle ha garadsiyo

  • @warsamemohamed9711
    @warsamemohamed9711 8 лет назад

    CAJIIIB

  • @awdal26
    @awdal26 10 лет назад +1

    Hawiyoow car yaa gaadhaaya ood haysaan , bal halkaas soodhiga hadaad umad tiin. Walahi koonfurtii uu wasey, good job professor.

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 9 лет назад

      hhhhh oo ninkaan ma malagbuu kuula ekaadey, ader dad katayo wanaagsan baan leenahay haddaad labawajiilahaan dad moodey.

  • @akramidiriaofficial7692
    @akramidiriaofficial7692 10 лет назад +2

    h0rta prf: waxad aq00ntiisa muujinaysa sida uu u tixgalinay0 gabadhnimada xamda kidiye lkn marka taa laga tag0 anigu hal suaal ayaan u arkay inay macalinka kaga badisay xamdi inta kaleba wuu iska celiyay taasina waxay tahay maxad u qabatay dalkaaga iy0 dhulkaaga xataa hal labareeri sax sax

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 10 лет назад +2

    waa aqoon yahan somaliland oo inbadan ku majara habaab sana siyaasada somaliwayn lkn wuu toosay

  • @abdirahmanfarah1568
    @abdirahmanfarah1568 10 лет назад +1

    Cajiib ninku aqoonbadanaa ilaahay ha u siyaadiyo,waa nin aftahana aftahanimdadana aqoon iyo daganaan ku darsaday.
    Bal u Fiisada sida wuu inantaa u qancinaayo iyo kalsoonida ka muuqata!

  • @khadarjama2770
    @khadarjama2770 10 лет назад +1

    AXYAA COD KAR WEEYE
    GOOOD JOB
    HADALKAAGA OO QUDHA AYAAN TAGEERAA
    IYO RUNTA FIICAN

  • @Asmaasluub
    @Asmaasluub 10 лет назад +1

    Ismaaciil samatar ani sificn baa kuu tageersanahay noolaaw aa kidhihi

  • @thefearlesskibaarka9642
    @thefearlesskibaarka9642 10 лет назад +2

    Walee runta ayu u sheegay somaliland waa dadan la mida somalia hadaanu kaba horayn

  • @zakigafane4833
    @zakigafane4833 4 года назад +1

    Waraysi Noocana yaa imika kaqaada bal wuxuu ku jawaabo hhh Ilayn waxbuu soo arkay imikeee

  • @socdaal35
    @socdaal35 10 лет назад +2

    NINKAAN SIDA AAN UGU QOSLAAYAY WAAN FUURAY NIN AAN ASAGABA WAX UU YAHAY AAN LA AQOON OO JAGO RAADIS AH AYAA DAD WAX KA SHEEGAAYA MAREYKANKA AYAAN KU ARKAY ASAGA OO SSI WAX LA DHAHAAYO QAATA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @monajiib8100
    @monajiib8100 9 лет назад +1

    WARYAA NAAGTAN PROF WARAYSANAYAA WALAAHI CADHO IYO XANAAQ BAY JIQ TAHAY WARIYAD TANI MAAHEE SOMALIYA WAXAAD MOODA SAFIIR XAMAR UFADHIYA MEESHA OO LA DOODAYA SAFIIR KALE,,,, PROF WUXUU KU SHEEEGAY WUXUU MESHA KUSOO ARAY YAQYAQSI

  • @tallaziz7804
    @tallaziz7804 8 лет назад

    isaaq good job mnta kii ugu caqli fiicanaan ee samaroon gacanta baa ku soo dhigtee dadkaga gummeysi bay ku jiraan adigun gummeysiga baad ku jirtaa bal eega dad kaligood dawlad isku soo ururiya ee isaaq nacas adr waad iga dhimatay

  • @socdaal35
    @socdaal35 10 лет назад

    HAMDI KADIYE CAADI MAAHAN ODAYGA WEEY KA OOYSIISAAY KU LAHAA WAXAA DUMISA MAAHANE WAXAAD DHISTO LAMA ARAG BEENTAA MAAHAN WAA QARAN DUMIS MIDKAAN

    • @awdal26
      @awdal26 10 лет назад

      Waar wax soo baro horta.

    • @seylacking2517
      @seylacking2517 10 лет назад

      maxad ka baqeysa?? maad tidhahdiid reer konfur iya qaran dumis iyo mafia iyo isbaro iyo budhcad badeed iyo wax kalee oo badaan aah. deganku kaso jeedo intaa miid ku sheeg bal

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 10 лет назад +3

    Waxa o ku hungoobay siyasada xamar ka jirta waxa oo dabada la galay qabiil iyo quron wa kaxamuhy isaga oo ah prof dhan in oo ku hadlo waxyabo qarkood.... I feel sorry for u

  • @seylacking2517
    @seylacking2517 10 лет назад

    NINKAN WUXU RABO INU QABTO IYO REER KONFUR WAXEY RABAN WAA KAAF IYO KALA DHEERII.

  • @socdaal35
    @socdaal35 10 лет назад +1

    @ HAMDI KADIYE AAD IYO ADA AYAAN KUUGU HAMBALYEEYNAYAA SIDA AAD U GASHAY LABO WAJIILAHAAN WAA NINKII GABAR SOOMAALI AH OO XIJAAB WADATA OO COMPANY WEYN ILLAAH AYAA WEETYNE KA AH MINNEGER AYAA U TAGATAY NINKAAN WAXEEY KU DHADAY WAXAAN RABAA IN AAN HEER FIICAN SII GAARO EE BAL II WARAN @ KULAHAA HADAA RABTO IN AAD WAX SII FAHANTO XIJAABKAAN WEYN ISKA DHIG OO IS QAAWI CAMAL AYADIINA INTA KA CUUDUBILLEYSATAY AYEEY ISKA BAXADAY MARKA NINKAAS AYAA WUXUU ISKA DHIGAYAA NIN WAX AH SOOMAALI KABAHEEDA KAAMA TAQAAN YAA U SHEEGA KOONFUR AMA MUQDISHANA WAA MIDAA U TUUGSI TAGATAY WAAN KUGU SOO DAADIYEEN WAXAAN MAR KALE U HAMBALYEEYNAYAA @ HAMDI KADIYE SU,AALIHII MACAANAA OO EEY BEERKA UGA GARAACADAYA KKK

    • @awdal26
      @awdal26 10 лет назад +1

      suaal. Maad gaadhaa professorka adigu horta? waa maya. He went to Moogdisho to help them turn into human being and as they are uncivilized they could understand him. What a great lost.

    • @noradinmohamedmohamud9855
      @noradinmohamedmohamud9855 10 лет назад +1

      Wll Axmed Ismael Samater waa nin aqoonyahana oo aqoontiisaa iyo sida uu hadalkiisu u cadcadyahay aanuu jirin nin Soomaaliya oo gaadhaya aftahanimo iyo aqoonba lkn waxa Muqdisho kasoo eryay waa urta muqdisho iyo qudhunka Hawiyaha. Soomaalida Koonfurtu waa dadka maanta Soomaali halkaa dhigay. Waa dadka ugu xummaan badan ee ugu badawsan Soomaali.Qabiil kasta oo Somaliyi maanta dawlad ayuu samaystay oo ammaan ayay ku noolyihiin dhalintooda iyo caruurtoodu lkn waxan qoxootiga ku dhimana ee nafaqo daradu ay laynayso ee Somali magicii ka bahdilay Waa Hawiye Qudhun.

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 9 лет назад

      +Nuradin Mohamed ader dadka qaxootiga maanta ugu badan somalida waa rer somaliland waa kuwaan ciyaalkoodi waxbartey bada iskugurayaan dowlada cidaacaha aad ku haysaan aawa waxqabad keedi somaliland waa dawlad idaacadaha lagabaabuuniyo.

  • @mohamedomar9152
    @mohamedomar9152 8 лет назад

    marka aad maqashaan
    axmed ismail samatar
    ayaa dhuul kise hoyo
    ayuu tagay ayaad
    moda in geri inolo so
    shegaay reer xamaroow wax
    miidnimo daan be o
    somaliyed marki hore baa somaliland iyaada
    ino timiid maan taana
    iya daa cagehega diib u
    noqotay somali 5 shaan
    ayey ahaayeeen jabuti
    hargeisa jigjiga muqdisha badhera
    maantana miid kaas
    taaaa baaaaa sidisaaa
    ayu isku mamula ee xamar sheegeya

  • @khadarjama2770
    @khadarjama2770 10 лет назад +1

    AXYAA COD KAR WEEYE
    GOOOD JOB
    HADALKAAGA OO QUDHA AYAAN TAGEERAA
    IYO RUNTA FIICAN