Mr. Coldoon waa halgamaa Soomaaliyeed walalaheen Soomaali galbeedna gacan weyn buu ka gaystay inuu codkooda u soo gudbiyo shacabka Soomaaliyeed. Alla mahad leh idinka soo badbaadiyey jeelkaas daran.
@@najmoalihussein4813 SAYID alcoholic buu aha asaga afkiisa ka qirtay WAH MARKAAN KA SIIYAAN QAMRADA INDHA WAHAAB KA DULAANE MANA WAREERO MANA WAASHO NAXARIISTA NEH WAAN KALA WAREEGNAA
Hadaan aado aakhiro dhibku ma uga harayaa mise waa halaag kale tolow dadka yaa u legdey axmaaro urtooy ma ingiriis buuryoweynaa mis waa halaag kale yaa gaalka ii ridey sowtaan tumaatiyey aawey geesiyaashii gumaadkiyo guryohooda gubi jirey 💛🌿🌹🧡
Wax la dhegeysa kara maha wan ka ilmeyaa in bdn maxey tahy xiriirka nagala dhexeya dadka sidaan wll leheena soomli ugelaya yaa rabi wll rabi ajar hakuu xisabiyo dhibkas walida ey ku mariyen arxan lawa yasha inti ku hartane rabi haka soo saro
MOHAMED INDHO Ala Somaliyeeey goormaaad Qabyalad Iyo Qudhun Ka BIxi Waar Habaryoonis Lahaynee #coldoon Waa Nin Qaran Oo Nin qabiil Maahaa Sheeekhow Dagdaga Jooji😠😡
Subxanallah wale meshas wa cadab wllyal ninkan mel an kala xiriro ayan raba wayo a tigey aya ana maqan muda dhan 8 waxa lodhigay tacsi lkn mar dambe waxa naso garte anu ku xiranyahay jel ogaden marka warkisa war aya iga baxay waxu dhahay dadkaso jeda gobolka hiiran plz igu cawiyan wan ka wareysanaya inu xog badan kahaya dhici karta
Allaha kunaxariisto kuwii diiday gumaysiga waxana Alle karajaynayaa inu idinku karaameeyo inad aragtan ayadoo laga aargudanayo kuwa dabadhilifka u ah cadowga ee jooga 18ka gobol ee Somaliya iyo Somali galbeedba
Runti magac ogadenia wa wax laga fano wayo wa bila sumad yad tahay somali dil wan ku qanacsanahay raga ma qato waxow ogadenia qatay eg nknka axmarka ah markad tirahdo yad tahay axmari bow ku oranaya lamana dilo oromia sido kale tigre iyo ganbela ugargo lkn somali?????????? Ha shegin sumadada hadadse shegtana dil
Mr. Coldoon waa halgamaa Soomaaliyeed walalaheen Soomaali galbeedna gacan weyn buu ka gaystay inuu codkooda u soo gudbiyo shacabka Soomaaliyeed. Alla mahad leh idinka soo badbaadiyey jeelkaas daran.
Sayid Mohamed haa wlh alxm hadu ilahay haa so saroo
waa idoor iyo cagdheer iska dhal
@@najmoalihussein4813
SAYID alcoholic buu aha asaga afkiisa ka qirtay WAH MARKAAN KA SIIYAAN QAMRADA INDHA WAHAAB KA DULAANE MANA WAREERO MANA WAASHO NAXARIISTA NEH WAAN KALA WAREEGNAA
Hargeysa way ceebeeyeen Kuwa dhiibay dadka somaliyeed illaahayna ma mooga
Allahi ka soo badbaadiyey ayaan ku mahadsan. Cabdi iley halagu dhex rido fuusto ay ku jirto saliid karkarsan
Intay is wada basaasaaan ayey hada kuleeyiin somalibaan nahay iyo beer laxawsi waaar gunimada marka horeba waaad udhalateeen
Maxa niin dheer oo quruxbadan itoobiya bahdishay ilahayow raga no badbaadi
Fatxiya Ladan raggu hadii ayna wax iska dhicin ayaa ka dhicinaya dee
fatxiya Ladan
@@mohamedcaraaleugaazmohamed4722 itoobiya waa yuhuuda geska Afrika
Fatxiya Ladan امین
Amiin wllo
Ilaahow Cabdimalik
Caqligiisa, Cimrigiisa, Caafimaadkiisa, Carruurtiisa & Cilmigiisaba u barakee
آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين آمين
Mujrim cabdi ileY qaarbaa qabYaalad ku sii taageeraYa wali dadkani dhibtu soo gaadhaYna ciYaar u arkaaYa
Ilaheygii kasoo bad baadshaa ku mahadsan ya rabi ku inqaab cabdi ileeyow
Alla necbiyaa xabashi .Alaa lacnatullaahi caladaalimiin
Somali allah hanabadbadiyo
Nas Moha quf jecal malahn xabsi lakin abyo but adunkan qarkiisa san iska ah alxm hadu ilahay kaa so saraa
Nas Moha anaa kuguracsn
Kkkkkkkkkk
Subxaana maanta ayuu garanyaa ina iilay inkaar Allah ha kuridee ciduu yahay ciduu ushaqayn jiray iyo cuqubadii soomaalida uu ka kalay
😢😢😢😢💚💙♥️
Walalo xaqii ayaa dilaacay
Wallahi geesi yaadatahay 😢😢😢
Vilsan A- haa wlh😢😢😢😢😭😭
qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqAAAAAAAQQQQQQQQQQQQQQQAQQQQQQQQQAAAAQQQQ111
Cabdimaalik geesi aan illah mooyee aadane Ka haybaysan
Hore usoco ustaad sare
Kuwah tplf difacayah bal kah waran
Cabdi iley hadey heysataa
Oo mantuu jeeelkii ku jiraa
Geesiyaaasha ogaadeenia
Guuleysta wlhi waa Somali dhaba
Dadkaan Damiirkoodii ma dhiman
Waa dadka kaliya Ee ilaa iyo hda dagaal ku jidha guuleysta inzhllh xabashida hoog Ba wa udanbeeyaa.
Allow umada u. Sakhir Ameeen. 😭😭😭😭😭
Hadaan aado aakhiro dhibku ma uga harayaa mise waa halaag kale tolow dadka yaa u legdey axmaaro urtooy ma ingiriis buuryoweynaa mis waa halaag kale yaa gaalka ii ridey sowtaan tumaatiyey aawey geesiyaashii gumaadkiyo guryohooda gubi jirey 💛🌿🌹🧡
Subxaanallah illaahayow xaakim wanaaagsan ugu deeq mumada soomaaliyeed adigaa xaqsoorahe
Wax la dhegeysa kara maha wan ka ilmeyaa in bdn maxey tahy xiriirka nagala dhexeya dadka sidaan wll leheena soomli ugelaya yaa rabi wll rabi ajar hakuu xisabiyo dhibkas walida ey ku mariyen arxan lawa yasha inti ku hartane rabi haka soo saro
waqti inuu cajiib yahay max buus ciilan baa garan 😭😭😭😭
Axey ax hoogtoy aduunyoy nin raga dhibato mageyo yaaa Rabi kuwii sidaa ugalay abaalkooda sii😭😭😭😭😭
Waxan filaya ina aakhiro lagucadabin ood xisab la aan noqoto insha allah
❤
wlhi dadkaan waa adag yihiin ani wn walan lahaaba ilahy ayaa idin la jirah walalahay ogadeenia
Wlhy waa xanuun hadaad maqli jirtay xabsiyadii hurerya ee ciraaq kanaa ka daran
Salma Mohammed haa wlh xanun wayaa waa dad adaag ilahay haa dhworoo hadaay gacaantas kaso baxaan adunka lagu cadaaba wlh
Allahii idiinka soodaa yaay ayaa mahaadaale ilaahay kuwii dhibaatada gaystaayna cuqubo allaha kurido iyo halaag
Waa wax laga murugoodo itoobiyanka dadkeena nolosha ku silcinaya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ogaden isaga isdilay o xabashida u sheqeynayan Somalia o Dhan gumeysiga bey hails ugu jiran hadan ilaahey badbadin ilaahow dadkeyga Somaliyed badbadi
In shaa allh soomaali gal beed mar uun bay ka xoroobi doonaan cadqoga noloshoodii godka dheer kuriday
Shaydaanka loyaqaan cabdi ilay waamurtad gaal ah , meel kasta oolagu arko halagu dilo , daliilkuna waa iska cadyahay tusaale , xadiiskaan eega oarka
قال رسول الله صلّى الله عليه وسلّم :( من بدّل دينه فاقتلوه ) حديث صحيح . Qofkii diintiisa badala(dooriya/ dila
Waana xadiis saxiix ah
😥😥😥😥😥 ilaahay kuwaa haka jaseeyo masaaliintaasna alaha ka badbaadiyo 😥
Ilahay ma moga mabul goboledki sas sameyana ale u ogyahay wuna rogaya aqir ee u eganayaaa
Wayka muuqataa dhibaatadu misgiin allaha ugargaaro umada soomaaliyeed gumaysigana hakasoo furto
soomaaliyeey waxaan ahay majeerteen waliba ciise maxamuud wlhi waan ooyay magaranaayo soomaali nin uu kayahay 11 sano waqti baakadhumay tiif ayaa kamuuqto korkiisa iyo nafaqo daro waa wax laga xumaado walaahi waan ooyay maxaad moodaa ehelkii ooka dhashay
hooyada. u sheeg. cidaa. tahay. khanis yahow
+SH Ib liindhanaan warankiilo cuusbo saliid macsaro biyo qaboow cab maxajiimootay oo waan ahay yes hooyadaada baarada leh dhagta ugusheeg😔
@@princessputland6043 anagaa. hano. sheegin. urtayaahay. qurunka. la. joog. dhiiqada. qurunkaad. la. jogtay. hadad. dad. tahay. sayiid. ba. idiiin. amani. laha. fulayiinta. caqliga xun. orod. tii. bariida. dhecanku. ka da. ayaay. ula taag. quruun yahay
somali baan ahay maxaa kuu diiday intaas kuma deeqdo miyaa
magaca soomali waxad ku waydo reer hebel kuma helaysid
INA ILEEY WAALEE WAA INLA DAALDALO O XAANUNKA LAA TUSO SIIDU UMAADA U NABIYAY XASIDKA DULIGA AH HAALA GALIYO GEEL OGDEEN HAANALA GAARACO
abaalkaga akhiraad heli inshallaha wllo yaabi
calol xuumo walalo khadar shukri muuse allah hakuu gargaroo
Dhibta ugu wayn oo Nahsysato Naxarislaanta keenya waa diinta aanaan Aqoon u lahayn WAA in Aan barano diinteena waxay nabaraysaa naxaris ta is jacayl qaraabada iyo ehelk xaqa uu isku leeyahay aqlaaqda wanaagsan sida dadka loo la dhaqmo gaal iyo islaam
ilaaheyga kaa soo saaray aa mahadda
Nacalatulahi INA cabdi ilay
Walee waa arin naxdin leh inan maqlo qofba la xirey oo Somalia ah
CIILLL BAADANA. WAAR CABDI ILEEY HAALA DAALDALO QUURUNKA XAASIIDKA AH UMADA AYU XAASUQAAY
Yaa Rabiiì😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Subaxxannah Allah qabanaya inshaa Allah. Caloolxumo
Cabdimaalik Muuse coldoon sacad yoonis ,habaryoonis noolow Ethiopia anagaa kula necebee
MOHAMED INDHO
Ala Somaliyeeey goormaaad Qabyalad Iyo Qudhun Ka BIxi
Waar Habaryoonis Lahaynee #coldoon Waa Nin Qaran Oo Nin qabiil Maahaa Sheeekhow Dagdaga Jooji😠😡
Abdulrahman lsmael ala soomaaliyi goormay kala baran qabiil iyo qabyaalad waar ka waramayaa sawka leh reer ogaadeeniya ma qabyaalad buu wadaa
Qabiilku ceeb maahee qabyaaladaa xun
Walal Gobolka Ayaaa Ogadeeniya LA Yidhaa Wana Suuragal In uu Yahay
Abdulrahman lsmael hadaba ninkan qabiilkiisaa la yidhaahdaa habaryoonis waana REER fiican
Haddaad Reer miyi Ahayd Sidee Magacyadooda U Xafidday ,
Soomaali oo dhan waydhiban tahay alle haynoo hiilyo
Insha allah Ogadenia will be free
maskin walalo samir kuu wii sida idin galay allah ayaa xisabinaya
Indhihiisay wallee kamuuqataa ceqaabtii lamarsiiyey
Subxanallah wale meshas wa cadab wllyal ninkan mel an kala xiriro ayan raba wayo a tigey aya ana maqan muda dhan 8 waxa lodhigay tacsi lkn mar dambe waxa naso garte anu ku xiranyahay jel ogaden marka warkisa war aya iga baxay waxu dhahay dadkaso jeda gobolka hiiran plz igu cawiyan wan ka wareysanaya inu xog badan kahaya dhici karta
Abdi ileY daaliMkii dulMinAYeY dadka shacabkaaYe ku nooL magalada jigjiga ALLE waaa qabtaY maaNtaNa godkiisaY biYo ugu galeen xabsi daaiN halagu xukuMo tii alleNa waY hadhzaNtahaY allaHu akbar
Allaha kunaxariisto kuwii diiday gumaysiga waxana Alle karajaynayaa inu idinku karaameeyo inad aragtan ayadoo laga aargudanayo kuwa dabadhilifka u ah cadowga ee jooga 18ka gobol ee Somaliya iyo Somali galbeedba
wan ooyay wll ilahe haniga qabto cadowga
God bless ogadina
Ilaahayaw umadaada bad baadi
ilaahay Cadaabta Ha Geeyo Kuwii Waxaas -
Sameeyey ,Dulmi dulmi saaran ,
Alla Dilaa dhinta ,?
ilahay xornimadina haydinsiyo
Abdi ilayga la sheegayo ma la hubaa in uu muslim yahay
Horta qof islaam ah umadiisa sidaas uma ciqaabee
Somali sharkeeda illahay kamagangal anaga aragnaye
taas aniga is weydiyay
Layla Mohamed kaas galaa dhamaa wacelka ilahay adunka haa ku cadaboo
Allahayow nagadulqaad dulmiga inailay iyomooryaanta dhaqanka xumayd eeina ilayand his mafia family.
Cadowga Somalia wa Ethiopia, manta kabilaabato Ethiopia wa inaan ka argosanaa
Subxaanallaah
CABDI ILEEY SIIDU UMAADA MASKINTA AH U GAALAYE KAA DAARN WAA IN LOO GAALO
Alla xabashi nacay nacalaa kuyaalee xabashi ey ey dhashay
😢😢😢😢😢😢😢allaah wuu daalacana yaa dulmigaa
hargysa inan ku noolado aman
somali dan inala dhashyna xabashi ha guumaysato maaha wax caqliga galaya wa in somali isugu tgta
XUSKA ALLE TV thanks wllo Somali dhig ku jiro baa tahy
subxaan arintii barma ookalaa kadhacday meesha.
BAAL RAAGAN MASKINTA AH SIDU U GAALAY AYABO CALOL XUMO AH CIIL BAADANA
Thank you #coldoon
WAH MARKAAN KA SIIYAAN QAMRADA INDHA WAHAAB KA DULAANE MANA WAREERO MANA WAASHO NAXARIISTA NEH WAAN KALA WAREEGNAA
Illahay iinaa ilay iyo wixi lasocada illahay hacadabo waay waay
Laaailaaha illalaah subxaaanaka yaa allaaah
Kolayba mid familkiina un ba ku wan jalay sidii rer falastiin bad cadawgiin isu jabiseen
ileyska islamka : wa ina nabi adam ana ina nabi adam ban ahy adiga mx rabta
@@osmanali4696 waryaa qabiil wax ma taro ee garacda ethiopia uu shaqaysa ayaa umaddan gumadaya
Yarabii ninka xasisana
cabdi iley madaxweynihii kanhoreeyey cikhaab ayay marsiiyeen dhacabka somaliyeed ku noolaa somali state lkn cabdi iley isaga kaliya yaan la cikhaabine dad badanaa jiro hala.cukhaabo ..laami karsan madaxa haloogu shubo ka dibne lug iyo gacan is dhaafane halaga jaro
CABDI ILEEY HAALGU DAALDALO GEEL OGADEEN DHEEXDISA UMAADI AYU BABIYAY XAASIDKA CALOOSHA WEYN HAALAA JAARJAARO
Ninka sifiican haloo quudiyo oo hilib iyo caano geel haloo shubo.
Wale wan qosley malaha c . ileey ayusan ka seexan waa nin fakara cabsi aya jiro
Allaa Mahad le
sheekadani waa sdii isaaqa dawoladii siyaadbare ku samiinjirtyi
Waa yaab walee aqiro wax baa jirs
Runti magac ogadenia wa wax laga fano wayo wa bila sumad yad tahay somali dil wan ku qanacsanahay raga ma qato waxow ogadenia qatay eg nknka axmarka ah markad tirahdo yad tahay axmari bow ku oranaya lamana dilo oromia sido kale tigre iyo ganbela ugargo lkn somali?????????? Ha shegin sumadada hadadse shegtana dil
Soomaali galbeedow ha ka hararina nimanka Tigreega ah oo ka dambeeyay sheekada lagu bahdilay soomaalida waxay doonto ha idin ku qaataan
Walee ogaadeen wuubaabiyey cabdi eleei nacaalaa kutaalaa
Alla Dilaa dhinta
Ax ax ax ma somali baa taasi haysataa waxay ilaween 77 alshabab may xabshida qarxiyaan intay maalin kasta dadka masakiinta ah qarxinayaan
ugaden iyaga isdhameyey dhibata idinhaysata
2019😭
ilaah ha Ku gargaro
Dadkii dhihi jiray ithopia wadalkena calol adakaa
Ax ax😭😭😭😭😭😭
Nin soomali ah uun ba ka dambeeya arinkaan
walee akhiro waraaa jira
Wlhi wxii ku lug lahayo dhan jeel ogaden amapa dadka sida xaqdarada Ah loo Hayztay Alle idiinma danpi dhaafo
Subxaan
Samraa sad keed hela walee soomaali mar uun ayay danteed garan doontaa
Oh my gad
😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😭😭😭😭😭
سبحان الله العظيم رب العرش الكريم 😦😧😨😲😱😰😟😷😭😖🙏🙏🙏
princes wad abtirsatay majerten cise maxamuud landhere batahay
laangab. waxas. ba lagu. yaqan. akhis ma. wus. wustaan.
Somali ayay kamidyiin
Waaaan kaxumahay ogaanen
DHAKHTAR Somaliland ah oo Takhasus Sare leh ayaa Imtixaanka Shahaadada Takhasus siinta Dhakhaatiir Ingiriis Uk ah ka qaaday isaga oo Jooga Dalkii Hooyo .. Arin lagu farxi Masha ALLAH, Horumar dalka u soo kordhay Karo ruclips.net/video/bFN9tjyt3kk/видео.html
In a Lilah
Dad LA odhan jiray UBA laysay oo ilay wan samaxay dhihi jiray tollow ma isaga jarjaray